“ Madaxweynuhu Ciidankii qaranka ayaanu dhex tagi karin Muxuu ku faani ” Siyaasi Baashe Gaboobe

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 25 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 31

  • @ahmedgaileh
    @ahmedgaileh 2 місяці тому +2

    XAASID BAAD TAHAY XAASIDKANA INDHIHIISU MA ARKAAN WANAAGGA IYO GUUSHA !!!!!!!!

  • @IsxaaqHassan-z9c
    @IsxaaqHassan-z9c 2 місяці тому

    Siyaasii Bashe cabdi gaboobee

  • @ahmedismail201
    @ahmedismail201 2 місяці тому +1

    Kkkk. Doqonsanaa!

  • @SomaliLandViews
    @SomaliLandViews 2 місяці тому +1

    Muse Bixi ayuu ku eedaynayaa ciidan ayuu jabiyey. Xisbi looga shakisanyahay inuu Somalilandba aaminsanyahana wuu taageerayaa. Waaba waali.

  • @MaxamuudCabdilahi-gb3sl
    @MaxamuudCabdilahi-gb3sl 2 місяці тому +1

    Oo maada ku diray

  • @Keysek
    @Keysek 2 місяці тому

    Muuse bixi uma tegi karo cidanka haduu utagana wuxu utegi kuwa beeshisa 😅😅😅😅

  • @SaakinSalebaan
    @SaakinSalebaan 2 місяці тому +2

    Aĺle kacabso awooddii ciidanka qaranka waxa dhabar jabiyay mucaaradka walaal

    • @saiddaud-m5t
      @saiddaud-m5t 2 місяці тому

      Kkkkk habar dhali wayday aleelo kuwaalatay

    • @MohamedAhmed-bd4ug
      @MohamedAhmed-bd4ug 2 місяці тому +1

      Dalka yaa madaxweyne ka ah., talada cidii haysa ayaa guul iyo guuldaroba leh. Jabkii ugu weynaa abid iyo taariikh xumadii ugu weyneyd ayaa uu soo hooyey Muuse.

    • @ahmedgaileh
      @ahmedgaileh 2 місяці тому

      @@MohamedAhmed-bd4ug
      HUWAN IBNA FAQASH

    • @Keysek
      @Keysek 2 місяці тому

      Maroodigu Takarta saran Ma arkee ka kale ta saaranbu arka. Kulmoyow wuu soo dhamadey waqtigi munaafaqadda iyo beenta la gu ashahato si loo wiiqo sharafta karamada shakhsi uuu leeyahay si uu ugu bedesho xoolihii ummada wax loogu qaban laha .
      Madaxweyne ma tegi karo cidanka faysal cabdi bootan iyo cidamadii kale ee xirna kama hadlin. Fikir laguso dayn karo ma keenin sidu u tagi karaa

    • @MABDI-nj4pz
      @MABDI-nj4pz 2 місяці тому

      Adeer ciidanka Madaxweynahaa u sareeya isaga iyo Taliyahaana lagala xisaabtamayaa sidii ay u maamuleen.
      Kuwii buurta galay iyagu waxay laayeen Booliskii RRu da.ee lagu yidhi buurta ka saara oo soo laaya ee Ina Kaahin u diray. Weliba intaan loo dirin Salaadiin ay ka midyihiin suld.Xasan iyo qaar kale baa ina Kaahin ugu tegey xafiiskiisa oo ku yiri anagaa buurta ka soo dejinayna ee RRU da. Ha u dirin, laakiin wuu ka diiday. Ciidanka milateriga ee Goojacade joogay iyo kuwii buurta ismay arag.
      Dhabarkana kamay toogan.
      Iyaga waxay ka cadhoodeen doorashadii uu diiday Muse iyo 2 sanadood ee u ku darsaday. Markii doorashadii laga heshiiyayna waa kuwii suuqa galay.
      Markaa ciidanka waxaa soo saaray
      Oo jebiyay oo si xun u maamulay Muuse oo ilaa maantadaa aan ka hadal.Guddi been ah baanu u saaray oo soo baadha sidii ciidanka u jabay.

  • @nimcoawil-gr3mk
    @nimcoawil-gr3mk 2 місяці тому

    MADAX WAYNUHU. HADA. GABILAY KALIYA. MADAGEE. GABILAY. WAXAY KAMID. TAHAY. B 40 KA REER EE. UU KA KOOBAN YAHAY. SUBEER AWAL AYUUNBAY KAMID YIHIIN

  • @nimcoawil-gr3mk
    @nimcoawil-gr3mk 2 місяці тому +2

    KKKK. DADKA CIIDANKA KASHEEKAYNAYAA. MUXUU LEEYAHAY. CIIDANKU. MIYAANU KII UU. LAAYAY WADANI AHAYN MA LABA CIIDANBAA. JIRA. 9 BILOOD CIIDANKII LA MARI WAAYAY. WAXAA LAGA ADKAADAY. MARKUU. SULDAANKII WADANI EE KHIYAAMAY. TOLKII UU YIDHI HAKASOO BAXAAN CIIDANKII AAN REERKA U AHAA HAKASOOBAXO. CIIDANKA. KUWII KASOOBAXAY QAAR KOOD WAXAY LAAYEEN CIIDANKII

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 2 місяці тому +1

      Dhulbahante kaa dhigay oromo

    • @Cajabo
      @Cajabo 2 місяці тому +1

      Irbad dhuub magelisaan afkun wayden dheeryahay heego waa fuley fuleyaal

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 2 місяці тому

      @@Cajabo lol

    • @ahmedgaileh
      @ahmedgaileh 2 місяці тому

      @@hassan-mp1pk
      HUWAN IBNA FAQASH

    • @ahmedgaileh
      @ahmedgaileh 2 місяці тому

      @@Cajabo
      GABAYGA SOO BAADH CIDDA TIRISAY IYO CIDDA LOO TIRIYEY !!!!!!!!!
      WAXAA LOO TIRIYEY YSRA HARTI !!!!!!!!!

  • @1962yusuf
    @1962yusuf 2 місяці тому +1

    Si fiican ayuu hadalka u dhigay.

    • @ahmedgaileh
      @ahmedgaileh 2 місяці тому

      WAA DUQ JAAHIL AH OO KALA GARAN LA’ TARTANKA GUDAHA EE KA DHEXEEYA SIYAASIYIINTA REER SOMALILAND
      IYO
      CADAWGA INAGU SOO DUULAY EE KA XUN JIRITAANKA IYO NABADDA JAMHURIYADDA SOMALILAND !!!!!!!!!
      MUCAARIDKA WAXAA LA MOODAA INAY QAARKOOD KU SOO GABANAYAAN MUCAARIDNIMO IYAGA OO LA SHAQAYNAYA CADAWG!!!

  • @mohamedowjama8447
    @mohamedowjama8447 2 місяці тому +1

    Beenaale benaale dhalay oo laalush qate yusuf beenale

  • @shiobyoussuf3415
    @shiobyoussuf3415 2 місяці тому

    Ninku been waynaa waxa socdaa ma arkayo miyaaa

  • @nimcoawil-gr3mk
    @nimcoawil-gr3mk 2 місяці тому

    BEENAALE. WUXUU OGAADAY. MARKII. MUUSE. LĹGU SOODHAWEEYAYAY. AYUUU. SI QABYAALAD UGA UGU SOONOQDAAN. REER. OOD WAYNE AYAY BEEN. USHEEGAYAAN. WAAR YAA KA CELIN KARA. GABILAY. DURBA MARKAY. KASHIKIYEEN. GARXAJIS. ANAY MUUSE UCODEEYAAN AYAYY TAA YIDHAAHDEEN SAWKII. CIRO. YIMIDAY. AYAA VUDIIDAY DADKA. MUNAAFAQAD AYAY. WADAAN WALAAHI. WAAR WAALLA IDIN FAHMAY. INTAA. GABILAY. KU XUMEE BAAD WADAANE. COD. CIDAAD KA HESHAAN

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 2 місяці тому

      Adiga munaafaq ahaa dhadiga isaaq garxaajis waaa dadkii hooydaa kaa reebay buule

  • @azmedcabdilaahi4529
    @azmedcabdilaahi4529 2 місяці тому +1

    Xukuumada Muuse waxay caan ku tahay fashil dhankasta ah

  • @Adnan-bc1vk
    @Adnan-bc1vk 2 місяці тому +1

    MUUSE IN LOO DOORTO HOGAAMINTA DALKA AYAA AHAYD KHALAD WEYN OO LAGA GALAY DALKA

    • @ahmedgaileh
      @ahmedgaileh 2 місяці тому

      YUSUR HARTI
      HUWAN IBNA FAQASH

    • @MABDI-nj4pz
      @MABDI-nj4pz 2 місяці тому

      ​@@ahmedgaileh
      HEEGO NAAS DHEER (ABAARSO)
      edeb yeelo.

  • @maxamedcabdi3351
    @maxamedcabdi3351 2 місяці тому

    Eed iyo guuldaro inuu sameeyay mooyee waxqabad iyo horumar male muuse biixi iyo xukuumadiisa iyo xisbiga kulmiye waa uun wax la wada ogyahay oo miidhan qodob qodob imika u sheegi maayee 7 sanadood ee uu xilka hayay ilaa 2017 kii ilaa 2017 kii