Mashallah dhalinyaradaan soomaaliyeed ee runta ayey sheegeen waan dhibaato haysata shicbka soomaaliyeed ee dalkoodi ka raray caruurtoodi Allah dadka soomaaliyeed ha jeclaysiiyo dalkood
caruurta soomaaliyeed ee ku nool dalkood ayaa dad wanagsan noqonay laakiin Kuwa la geeyey dhul shisheeye ama ku dhashay yaan lagu xisaabtamin inay noqdaan dad dalkood iyo dalkood waxa taraan marka soomaaliyey dalkiin ku noolaad oo ku shugriya nimcad Allah idin siiyey Somalia PEACE
Mashallah dhalinyaradaan soomaaliyeed ee runta ayey sheegeen waan dhibaato haysata shicbka soomaaliyeed ee dalkoodi ka raray caruurtoodi Allah dadka soomaaliyeed ha jeclaysiiyo dalkood
😀😀😀😀😀😀😀😀😀😀😀😀 waaan Qoslay xaqiiq ragaan waan jeclhy markaste intaa iska Daa wado
Pro bono
Wlhi Durba waxa ku yimid hoos udhac wayn intay qaraxland qabteen yaa ila arkay
inanta yar siday u jilayso waan ka yaabay. fariid yar 😂
Xaram waa Ramadan
Social media ayaga ayaa qabsadeen walaahi Wadaninimo ayaa ku jirto dadkan
caruurta soomaaliyeed ee ku nool dalkood ayaa dad wanagsan noqonay laakiin Kuwa la geeyey dhul shisheeye ama ku dhashay yaan lagu xisaabtamin inay noqdaan dad dalkood iyo dalkood waxa taraan marka soomaaliyey dalkiin ku noolaad oo ku shugriya nimcad Allah idin siiyey Somalia PEACE
Fadumo Abdi saxiiix cunug dal shisheeye ku dhashay ha isku heleenin waligaa dal iyo dhaqan maheesto diintana haaaf taas saxiix ah
Kkkkkkkkk somalinimo ayaan kufaan
Raggan xageeby joogaan hrgysa or muqdisho waan wareery somali national na wan Ka arkaaye jwaab wcn dee
Burco
Marka Ma Lmpar afarba kaso laabanayna kulahaa😂😅😂😂😂😂
Midka macalinka ah sow midkii KALAMAAN ushaqeynjiry!!!!!!!!?
Adooñyo inlaqaybayo ayaasheegteen siiwada tusaalaha
M.jeex ba ku sosalamy deeqow
Dhac bi dhac
Soomaali iyo tahriib maxaa Kala haysta
😄😄😄😄