Ubad Aabbe leh balse aan awoowe lahayn: Hoo hadiyad | xalqada 4-aad.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 11 вер 2024
  • Welcome to Astaan TV channel! Make sure to SUBSCRIBE and turn on the notifications. Astaan tv is local Television Across Somalia, It Promotes local Entertainment Programs included Drams, Music, Sports, Education and Various Social Programs. This is #astaantv
    For More:
    Website: www.astaantv.com
    Facebook: / astaantv
    Instagram: / astaantv
    Twitter: / astaan_tv
    TikTok: / astaan_tv

КОМЕНТАРІ • 111

  • @Lifesytle-hb2cu
    @Lifesytle-hb2cu 6 місяців тому +23

    Yuusuf islaam Ma noolyahay😢 Wan uxiisnee 10 danbe halo dhiibo

    • @Ramlo713
      @Ramlo713 5 місяців тому

      Yusuf Islam intuu kabxay waa u xiisnay wanna dawan jiray markata manool yahay noosoo sheega Ramadankan waa tabnay wariye qali ah but ahaa

  • @OmarAli-db5wn
    @OmarAli-db5wn 6 місяців тому +6

    Yusufu we need him back

  • @user-hp5sl4bs4c
    @user-hp5sl4bs4c 6 місяців тому +8

    Yuuusuf noga dhiiiba plss rer astan😢❤❤❤❤❤

  • @Ibnubjr
    @Ibnubjr 6 місяців тому +12

    Yussuf islam udiiba plz

  • @Kiki_afcad-m7c
    @Kiki_afcad-m7c 6 місяців тому +12

    Kusali nabiga the best person ever the most knowledge able and the most shine all created Mohamed scw 🌙🕋🤗

  • @fouziajibril3294
    @fouziajibril3294 5 місяців тому

    Ramadaam mubaarik ♥️♥️Maansha allaah alle ha idinka aqbalo sadaqada iyo hadyada 🎁🎁🎁🎁🧁🧁🎁🎁🎁🎁🤲🤲🤲🤲🤲

  • @suadfamily522
    @suadfamily522 6 місяців тому +5

    Wariyahan dhagolka naga badala wixi baxay kuso celinayo wuu baahsan yahay 😂😂😂😂

  • @user-qj4sp6qd6i
    @user-qj4sp6qd6i 6 місяців тому +6

    Yuusuf islaam aa way😢😢

  • @namelos2963
    @namelos2963 6 місяців тому +8

    Ninkaan ma xaga dhegaha....maskax yar. .. war ninki hore maxaa loga bedelay😮😢

  • @user-rx5rl4qh6j
    @user-rx5rl4qh6j 6 місяців тому +4

    Waxa wariye maahan number 4 wa baxay see uu ugu soo celiyay wax mayaqaano

  • @fatimamoe3401
    @fatimamoe3401 6 місяців тому +7

    Yaahu number 4 already waa laga jawaabay 😮😂

    • @baismail7521
      @baismail7521 6 місяців тому

      Waa run waa laga jawaabay miyuu khalkhalay kkkk

    • @user-xh9fk4xf1c
      @user-xh9fk4xf1c 6 місяців тому

      Kan dabaal waye wllhi😂😂😂

  • @ilyasjacob9480
    @ilyasjacob9480 5 місяців тому +1

    Yuusuf islam yan rabana 🙏

  • @shoobare460
    @shoobare460 6 місяців тому +2

    yuusuf away xarfaney

  • @somali.liibaan6059
    @somali.liibaan6059 6 місяців тому +6

    Hello astaan TV ma la i maqlaa. Yusuf islaam soo celiya fadlan

  • @nasraali8311
    @nasraali8311 6 місяців тому +2

    Sanadkan xiisa male midakale wiilku waa cadceed ayuu dhehee isagaa usaxay oo yidhi dayax we need yusuf please 🙏

  • @cilmixikmaawiofficial5272
    @cilmixikmaawiofficial5272 6 місяців тому +2

    Waraa najiib Wa eber caadi 😂 number.4 wuu baxay hadane qofkaluu waydiina 😂 Subxanaalah Qofka Wa Gasac

  • @idirisamoore161
    @idirisamoore161 6 місяців тому +6

    Axsan yusuf islaam aya ku leh ya igu raacsan fikirkas

  • @aamirmaxamed
    @aamirmaxamed 6 місяців тому +1

    Astaan waa inaa dhageysatan codsiga daawadayaasha
    Yuusuf Islaam Soo celsha

  • @bintuaden5223
    @bintuaden5223 6 місяців тому +2

    Qofkaan naka badala plz 🙏🏾 aaway yuusuf islaam.

  • @africa1683
    @africa1683 6 місяців тому +2

    Number 3 Maja jawaabin wuxuu dhahay qoraxda agaana usaxay oo dhahay dayaxa 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
    Yusuf please

  • @Maryam55
    @Maryam55 6 місяців тому +4

    Degmada xataa magaceeda qofkan ma sheegin

    • @Mss_Najuu.
      @Mss_Najuu. 6 місяців тому +1

      Wa hoolwadaag mcnto ❤😊

  • @fartunhussein4893
    @fartunhussein4893 5 місяців тому

    Yusuf Islam waan u xiisnay haloo dhiibo Hoo hadiyad 15 ka dambe ee ramadan please

  • @fartunhussein4893
    @fartunhussein4893 5 місяців тому

    We need Yusuf Islam come back please from minnesota 🇺🇸

  • @waayelkaxaafada6964
    @waayelkaxaafada6964 6 місяців тому +1

    Fadlan yusuf soo celiiya hadii kale iska dhaafa barnaamijka dhan

  • @user-xi6ho4nu7u
    @user-xi6ho4nu7u 5 місяців тому

    Yuusuf Awey zxp waan uxiisay 😢😢😢😮😮

  • @user-xi6ho4nu7u
    @user-xi6ho4nu7u 5 місяців тому

    Zxp aaye yuusuf barnaamijla taabakalinaaye nikaas in wanaaksan waaye😢😢😢😮😮😮

  • @user-vn7wk7bv7f
    @user-vn7wk7bv7f 5 місяців тому

    Najiib aadan Maxuma lkn Yuusuf ayaa lala qabsaday ❤❤❤

  • @aliibrahimsheikh8195
    @aliibrahimsheikh8195 6 місяців тому +6

    ninkaaan Yusuf ayaaa ka leh number baxay ayuu kusooceliyaaa ee kuma heysano

    • @halane31official17
      @halane31official17 6 місяців тому

      Yᴜᴜsᴜғ ɪsʟᴀᴍ sᴏᴏ ᴄᴇʟɪʏᴀ ʜᴀᴅᴅɪɪ ᴋʟᴇ Asᴛᴀᴀɴ ᴡᴀᴀʟᴀɢᴀ ɢᴜᴜʀᴀᴀ

  • @rahmaaballa
    @rahmaaballa 6 місяців тому +3

    Yuusuf buu ku fiicnaa barnaamujku

  • @Ramlo713
    @Ramlo713 5 місяців тому

    Yusuf islam inuu ka baxday wariye aad u fican buu ahaa waa u xiisnay intuu ka baxay Ramadankan noosoo sheega xaladiisa wariye aad u fican ahaa waa u xiisnay Yusuf Islam come back my brother

  • @Kingyow1837
    @Kingyow1837 6 місяців тому +2

    Yusuf islaam noo so ceeliya pls

  • @fartunmalia1393
    @fartunmalia1393 6 місяців тому +1

    Yusuf hala soo celiyo kan waxa ma yaqaano su aal laga jawabay ayuu weeydiiye 😂

  • @munam5051
    @munam5051 6 місяців тому +2

    Yusuf awey😢😢😢😢

  • @user-xi6ho4nu7u
    @user-xi6ho4nu7u 5 місяців тому

    Yuusuf Awey zxp waan uxiisay 😢😢😢😮😮 4:51 l

  • @xasaninhodestevano820
    @xasaninhodestevano820 6 місяців тому +1

    Number 4 labo Mar lagusoo celiye yaa ila arkay😮

  • @cabdilaahiiidle6454
    @cabdilaahiiidle6454 6 місяців тому +2

    Weriye sare najiib.
    Shirkadu iyadaa xor u ah kolba qofka ay noogu dhiibayaan barnaamijyada.
    Yuusuf islaam salaan baan u dirayaa isaguna waa weriye ruug caddaa.

  • @nasraraage
    @nasraraage 5 місяців тому

    Sanadkasto waan dawan jiray lkn sanadkaan wllhi halmar ma fiirsan yuusuf ayaan rabnaa😢

  • @safiyoali3361
    @safiyoali3361 6 місяців тому +1

    Yusuf makatagay meesha asagaa dadihinnyaqanee bar namujkee

  • @yurubxuudcabdiraxman9782
    @yurubxuudcabdiraxman9782 6 місяців тому

    Aawey yuusuf islam aawey

  • @learnhenna1987
    @learnhenna1987 6 місяців тому +2

    Yusuf rabna😂

  • @sadaqwadanioffchiyal8394
    @sadaqwadanioffchiyal8394 6 місяців тому +1

    quraxda iyo dayaxa waxey kala yihiin lawa shey

  • @dahabodumar6906
    @dahabodumar6906 6 місяців тому +1

    3aad aa ahay❤❤

  • @baxsanxaaji1411
    @baxsanxaaji1411 6 місяців тому +1

    Yusuf islam haloo dhiibo barnaamijka ninkaa ma rabno astaan mala I maqlooyaa

  • @Maxamud-zl4pr
    @Maxamud-zl4pr 6 місяців тому +1

    War meeshaan Yusuf Islam

  • @AdnanAdm-ls9xv
    @AdnanAdm-ls9xv 6 місяців тому +2

    Yusuf Islam baa Kak wacan najiibow 😂😂

  • @nafisamohamed7876
    @nafisamohamed7876 6 місяців тому +2

    Kan barnaamijka caadi ii nacsiiyay. Barnaamijka dhan marax ka dhigay. 😒

  • @aminayusuf-l5g
    @aminayusuf-l5g 6 місяців тому +1

    Yusuf noogu dhiiba

  • @mustafawarsame3377
    @mustafawarsame3377 6 місяців тому

    Najiib sxb fashil waye barmamijka suasha ubad aabe moyee awoowe lahayn labo mar miyaa dadka waydine Waa laga jawabay

  • @hafsamohamed6208
    @hafsamohamed6208 6 місяців тому +1

    absolutely not i’ve had enough bring yusuf back, he asked the same question which was already answered!!😡😡😡

  • @sayid5352
    @sayid5352 6 місяців тому

    najib aadan najib hadu wax khaladay waa soonke ku qaata😂

  • @suadali4246
    @suadali4246 6 місяців тому

    Please bring back Yussuf Islam

  • @hodanomar5951
    @hodanomar5951 6 місяців тому

    Yusuf noo soceliye😊

  • @hafsamohamed6208
    @hafsamohamed6208 6 місяців тому +1

    yusuf islam noo soo celiya ya ilahi ya qaano

  • @hodanwahbi3328
    @hodanwahbi3328 6 місяців тому +2

    WAXAAN MAQLAY YUUSUF ISLAM, FILM UU ATOORE KA, YAHAY UU, SOO WADAAA,

  • @shamsahirsi1163
    @shamsahirsi1163 6 місяців тому

    War heedhe Nombarkaaga 4 waa baxey maxaa ugu soo celinee

  • @samirshow22
    @samirshow22 5 місяців тому

    Madaxweyne Abdiqasim wuxu Ku dhashay Degmada Galdogob

  • @user-qp8se4km4p
    @user-qp8se4km4p 6 місяців тому +1

    Yusuf islam noso celiya 😢😢😢

  • @mahbuubali8396
    @mahbuubali8396 6 місяців тому

    Sxib isa so ad kee nambar baxey haku celinin khaladadka iska ilaali sida qoraxda iyo dayaxa

  • @sofieguleed2447
    @sofieguleed2447 5 місяців тому

    hoo hadiyad waxeey xiiso fiicneed markuu joogay yuusuf islam, xaasidiin waad na xumeeseen,plz yusuf islam u celiya biraamijka hoo hadiyad,

  • @user-ex6jv5eh7m
    @user-ex6jv5eh7m 6 місяців тому

    Mansh Allah

  • @halimojibril7917
    @halimojibril7917 5 місяців тому

    💚💚💚💚💚💚👍

  • @habibaibrahim3328
    @habibaibrahim3328 5 місяців тому

    Bisha

  • @safiyoali3361
    @safiyoali3361 6 місяців тому

    Xitaa number dad kuu waydinayaa ma uu laha xifrad dadahin maskiin kaan haloo dayo meeshiisii iyo xayeeysinta only

  • @user-ps2xt1eo1p
    @user-ps2xt1eo1p 6 місяців тому

    Kaaaraan keeen pro🎉🎉🎉🎉❤🎉❤🎉❤❤🎉🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤

  • @mariammahamed4016
    @mariammahamed4016 5 місяців тому

    Yusuf 😢

  • @muniiroali4552
    @muniiroali4552 6 місяців тому

    Yusuf away ma nool yahay Wan u xiisnay

  • @maxamedcumar3739
    @maxamedcumar3739 5 місяців тому

    Yuuuuuusuf noogu dhiiba

  • @ben-de-baas4077
    @ben-de-baas4077 6 місяців тому

    Waar is eigenlijk Yuusuf islaam We want him back pls Soo celi adoo mahadsan.

  • @naimasheikh3712
    @naimasheikh3712 6 місяців тому

    Yusuf halaso celiyo waa codsi

  • @safiyoali3361
    @safiyoali3361 6 місяців тому

    Najib sualaha waa uu wada qalday mid la sheegay buu number kale galiyay war waa na waalay kan barnamujkan this year waa fashilmay

  • @farduusHamble
    @farduusHamble 6 місяців тому

    Najiib hebaloow Najiib taba bar buuxa hala siiyo waa iga talo

  • @AnwarSiyad-d3g
    @AnwarSiyad-d3g 5 місяців тому

    Bring back Yusuf Islam 2:16 2:18

  • @aminayusuf-l5g
    @aminayusuf-l5g 6 місяців тому

    Suaalah maa labaa qofa ayaad waadiidn

  • @abtidoonfry737
    @abtidoonfry737 6 місяців тому

    Cabdiqasim waxaa uu ku dhashay gal gaduud

  • @abdinasirbered1753
    @abdinasirbered1753 6 місяців тому

    4 laba jeer ayuu isticmaaley

  • @hodanwahbi3328
    @hodanwahbi3328 6 місяців тому

    Xaafada naguma presatareyn?

  • @ilyasjacob9480
    @ilyasjacob9480 5 місяців тому

    Yuusuf islam Mee

  • @Maaidaqurux3008
    @Maaidaqurux3008 6 місяців тому

    ❤❤❤❤

  • @user-rx5rl4qh6j
    @user-rx5rl4qh6j 6 місяців тому

    Yuusuf islam mxa ku dhacay

  • @sadaqwadanioffchiyal8394
    @sadaqwadanioffchiyal8394 6 місяців тому

    Yusuf islaam aa rabna wana codsigii igu dambeyay waxa filaa in laga so jawaabo

  • @khaledhussein4326
    @khaledhussein4326 6 місяців тому

    Qofkan qli waye ku washaay tukanka xayeysin gara ha u sameyo waan u jedna aney mal galisaay xayaat wana ogeyn halmarna nagu filaan faldan yusuf so celiya

  • @salmaanyarrepro3924
    @salmaanyarrepro3924 5 місяців тому

    Xiisa malahan barnaamijka War yussuf keeena Oromo tv 😊😅

  • @hawamohamed2953
    @hawamohamed2953 5 місяців тому

    😮

  • @abdirahmanibrahim7074
    @abdirahmanibrahim7074 6 місяців тому

    Ninkan murqaansan ee aan Kala garanaynin qoraxsa iyo dayaxa

  • @Ossylb
    @Ossylb 6 місяців тому

    Yusuf islaam nooso celiya najib filimaantaada kunoqo sxb

  • @ben-de-baas4077
    @ben-de-baas4077 6 місяців тому

    Hoezo vroeg hij vraag 4 eens aan iemand ander?
    Daarom hebben we Yusuf Islaam nodig. Hij is de best
    Noo soo celsha adinkoo mahadsan bahda astaaney

  • @zamzamahmed1298
    @zamzamahmed1298 6 місяців тому

    Yusuf İslam nugu dhiiba

  • @deqamohamed3931
    @deqamohamed3931 5 місяців тому

    Asc aaway yurub Islam??

  • @madinomaanka7435
    @madinomaanka7435 6 місяців тому

    Yusuf waye

  • @Aminaseben-vu6jg
    @Aminaseben-vu6jg 6 місяців тому

    🎉❤🎉❤🎉❤❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉

  • @gtownfcclassicmemories5948
    @gtownfcclassicmemories5948 6 місяців тому

    ASTAAN TV DADKA MAQLA YUSUF ISLAM AAN RABNAAA WAX NOO SHEEG!!!

  • @suadfamily522
    @suadfamily522 6 місяців тому

    Ninkan naga badala astan tv waa Hadaa rabtan in barnamijkan ladawado codkaa u barana rabnaa free yusuf islam butaci noso celiya 😂😂

  • @unknownperson3532
    @unknownperson3532 6 місяців тому

    War ninkan barnaamijka dahdihinayo ma fadhiyo ee hala badalo

  • @babasheeq
    @babasheeq 6 місяців тому

    Yusuf Islam SOO CELIYA 😡

  • @ugaasqablan3564
    @ugaasqablan3564 6 місяців тому

    Yuusuf islaam ninkaas halooso celsho barnaamijkan

  • @Ossylb
    @Ossylb 6 місяців тому

    qof walibo dislike haku qabto program kaan ilaa yussuf islaam noloso celinaayo

  • @user-xi6ho4nu7u
    @user-xi6ho4nu7u 5 місяців тому

    Yuusuf Awey zxp waan uxiisay 😢😢😢😮😮 4:51 l

  • @user-xi6ho4nu7u
    @user-xi6ho4nu7u 5 місяців тому

    Yuusuf Awey zxp waan uxiisay 😢😢😢😮😮 4:51 l