CASHO AYUU GACANTIISA IIKU SAMEYAY MY LOVEKEYGA

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 5 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 378

  • @xamdamaxamed2099
    @xamdamaxamed2099 2 роки тому +20

    Inta aragtay qoraalkaygan wxn leeyahay like ta ha iga ilaawin anigaa ugu horeeya wax views ahe iyo comments ah

  • @Saam143
    @Saam143 2 роки тому +65

    Dumashi digir ma cunow welcome to our family 🥰

  • @saynabahmed1032
    @saynabahmed1032 2 роки тому +8

    Maansha allaah ifraax xabad quruxloowa kugu fakaday waliba baarinimana kudarsaday alle haaysukiinbarakeeyo isha xun illaahay haadinka hayo

  • @hafsamohd4594
    @hafsamohd4594 2 роки тому +13

    Wow❤️ Romantic🥰 casho and it's beautiful song ❤️

  • @maxamadcabdicali9064
    @maxamadcabdicali9064 2 роки тому +16

    Ninkan Hotel makushaqnjiraay just as a joke ninka raga waki shaqesta by the way keep going sister

  • @naftauron5203
    @naftauron5203 2 роки тому +15

    Masha Allah Allah lamano qurux badan guuleysta abid ✊💓

  • @axmedcisman100
    @axmedcisman100 2 роки тому +1

    Masha’s allah wlhi Abaayo Macn ❤❤❤❤

  • @ugbadfarhan7822
    @ugbadfarhan7822 2 роки тому +5

    Mash allah ilaahey ha isku kiin daayo isha cadowga ilaahey ha idinka hayo ku soo dhawoow dad ku jecel dumaashi from SOOMAALIND💚🤍❤🌹❤

  • @saabiriinshiiqow486
    @saabiriinshiiqow486 2 роки тому +10

    Masha Allah ku xafido dumashigeen digir ma cunoow wuu shidan yahay casho kala kacsan ayuu kukariye il cadaw Allah ka ilaaliyo lkn waxaa arki jiray gabar laqatiyee xeetahay hee kkkk

  • @umunahida5926
    @umunahida5926 2 роки тому +5

    ya Allah ana isahal mid san ikuriyo ino ikariyo gacantisa igu siiyo 🥰🥰edinkana Allah edin barakeyo noloshina farxad warta

  • @ليلهمحمد-ظ7ي
    @ليلهمحمد-ظ7ي 2 роки тому +9

    ماشاء الله ربنا يبارك 🥺💍🥺

  • @aruushahussein702
    @aruushahussein702 2 роки тому +10

    Iskuwaara abayo guuleyso 😘😘

  • @fardowsofardowso2535
    @fardowsofardowso2535 2 роки тому +7

    Mashall tabarakala keep going my sister

  • @fatmadahirashkir7235
    @fatmadahirashkir7235 2 роки тому +5

    Mashalah dumashi digar maa cun wel come family qurxo badan❤❤❤❤❤❤

  • @amiiraismail2402
    @amiiraismail2402 2 роки тому +3

    masha Allah ifrax willka miyh reer Somaliland ah duryadii form Somaliland ❤💋

  • @abdirisaqgicle2127
    @abdirisaqgicle2127 2 роки тому +1

    Walal ifrah hore usocu ana kujogno dadka xun uma jawabno anaga marka ilahi haku barakeyo dumashi wawadana

  • @umusuunaa
    @umusuunaa 2 роки тому +2

    asxaabey qiso aad ka heli doontaan soo dhigay plz wall isoo daawo adiga i arkaa ii muhiim ah ha i dhaafin plz plz plz

  • @amaalhassan2253
    @amaalhassan2253 2 роки тому +1

    Jaabir ayuuba u eg yahy wilkan is xidh xidhay,😍 mashallah Allah ha idin barakeyo

  • @fazzuomar156
    @fazzuomar156 2 роки тому +13

    Msha allah tabarakallah alle haydin barakeeyo abaayo ifrah khalev adiyo dum 🙏❤️

  • @faizaofficial6147
    @faizaofficial6147 2 роки тому

    Dumaashi digir cunow welcome to our family 🥰🤴💖👩‍❤️‍💋‍👩

  • @asmadaahiramare2639
    @asmadaahiramare2639 Рік тому

    Waaaw wllky muuse io dumashiday ifraax caday isu wara dumo alle hasu kiin daayo jacayl xaasidna alle hayniga fogeeyo noloshu waa malmee ku midoopa macaankeeda aloow frxda inii diyaadi wllhay❤❤❤

  • @jiyaamaxamed2180
    @jiyaamaxamed2180 2 роки тому

    Masha Allah Dumashiii Gabadheeena Noo Ilaali Waa Boqoraad Qalpi Furaan Marka Wxn Ka Codsanayaa Inaadan Qalpigeeda Dhawiciin Dumaashii Ifraax Aniga Wan JecLahay Runtiii🥰🥰🥰🥰🙏🙏🙏🙏🙏🙏🔐🔐🔐🔐🔐🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @ikraammohamed289
    @ikraammohamed289 2 роки тому +6

    M.a allh kuu daayo ❣wajigiisana na Tusi😆🥴

  • @ladanuk2920
    @ladanuk2920 2 роки тому +1

    MashaAllah Abaayo dadkas Waa dad aan nolol haysan hala qabsan

  • @muxudiinmaxamed5713
    @muxudiinmaxamed5713 2 роки тому +1

    Woow

  • @aishaabdiwili4090
    @aishaabdiwili4090 2 роки тому +7

    Masha Allah ❤🥰🥰💕💕👍

  • @xafsonuur224
    @xafsonuur224 2 роки тому

    M.a marka hore wa sodhaweyneynaa marka gormee nabarehe anagana madama aanahy familkada cmll
    Inaa nabarta kasugeyna madama youtubkentay somali hada nahy wa warjecelnahy hana mudeynin marka dee💜🙏💋wlshy mcn hormar wcn 👑👏💜

  • @salwaxasan2594
    @salwaxasan2594 2 роки тому +3

    Aniga waxan la yabay saxiib oo afka wax isku soo gelinayo war ilaahey ka cabso hadadan is qabin wa qalad waxad sameyneysan

  • @hindisac7758
    @hindisac7758 2 роки тому +15

    Mash Allah beautiful romantic couple fabulous keep going one love beautiful 😘😘🇸🇴🇬🇧

    • @somalishow5922
      @somalishow5922 2 роки тому

      Waxaas ruun mode oo ku dheh zxpka gijada gal

  • @fartunabdullahi9804
    @fartunabdullahi9804 2 роки тому +1

    Masha Allaha welcome Dumashi we love you sister and brother 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🤝

  • @bisharoahmed2218
    @bisharoahmed2218 2 роки тому +1

    Dumaashi digir macunoow ku soo dhowoow

  • @fartuunqaliindhodeerofartu3330
    @fartuunqaliindhodeerofartu3330 2 роки тому

    Masha Allha abyo hormar ku rajena abyo marwaliba UA-cam haa ka cajisin wlhi hormarkada jacalahay abyo faraxd ku rajena murgo iyo dhibto ilahay kuma tuso wixi kuwadan ilahay ka lexjiyo love you abyo🥰🥰🥰

  • @hassanreally8305
    @hassanreally8305 2 роки тому +6

    Aniga waan shaki sanahay koley waan baxay jaaaaaw

  • @bahjaahmet5964
    @bahjaahmet5964 2 роки тому +11

    Ifraxeey saxbkaa wa diyarsan yhay haduuba saan wax u jarjaraayo walalkii ma jogaa qrxy igusoo xir😂😂

  • @haniaadan5685
    @haniaadan5685 2 роки тому

    Mash allh Duma Digir macunow iĺlhay haku xiftiyo xbbti ifrah

  • @queenoftheworld5791
    @queenoftheworld5791 2 роки тому

    Masha Allah dumaashi soo dhowoow my sister alle hakuu daayo 😘😘😘😍😍😍

  • @kingmoha7271
    @kingmoha7271 2 роки тому +1

    M.a wallayal alaha idin xifdiyo

  • @fathumocali1143
    @fathumocali1143 2 роки тому +2

    MasahAllah waye runtii Allah scwt ku xafido wlalalal walalalash

  • @nurtonalka8010
    @nurtonalka8010 2 роки тому +1

    MashaAllah best family kuwi iskuwaroo noqada yaq ithin jcla dumashiii

  • @lamahelaan27
    @lamahelaan27 2 роки тому

    Mashaa isku waar abdi🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @RahmoHaashi-td6dd
    @RahmoHaashi-td6dd Рік тому

    waxaad tahay gabar qalbi wanaagsan ❤❤❤

  • @maryamoruun1532
    @maryamoruun1532 2 роки тому +1

    Mashalah tabaarakalah

  • @tufaahofficial4878
    @tufaahofficial4878 2 роки тому +4

    Xabad diyarsan buu u eg yhy koley jclku ha waro 🥰

  • @sacdiyadheeman9848
    @sacdiyadheeman9848 2 роки тому +1

    Masha allah duma

  • @5minutecrafttools346
    @5minutecrafttools346 2 роки тому +4

    Ala waa muuse hargeisaawi waan garanayaa 😂😂😂😂😂

  • @ليلهمحمد-ظ7ي
    @ليلهمحمد-ظ7ي 2 роки тому +2

    الله يحفظكم يارب

  • @فتحيهمحمد-ط3ش
    @فتحيهمحمد-ط3ش 9 днів тому

    Masha allaha

  • @ruya3523
    @ruya3523 2 роки тому

    Abaayo is ale aan kujeclahay noolaaw🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @suraleda5810
    @suraleda5810 2 роки тому +1

    Wwww masha Allah 👸🤴❤💯🔥

  • @فتوحمحمود-ز7ث
    @فتوحمحمود-ز7ث 2 роки тому +17

    Ifraax abaayo xaasit nimada iskadaa natus wajigiisa😍🤣

    • @queenhanuush715
      @queenhanuush715 2 роки тому +2

      Kaxishoo dumashigaa😂😂

    • @fazzuomar156
      @fazzuomar156 2 роки тому +1

      Ayyy fudeed ahaaa 🤣🤣🤣

    • @Hodanisha
      @Hodanisha 2 роки тому

      Jaabir wye😂😂

    • @queen5026
      @queen5026 2 роки тому

      @@Hodanisha jaabir kee abyo

    • @Hodanisha
      @Hodanisha 2 роки тому

      @@queen5026 wiil hada kahor wa isjecelnahy ee dhahese wye abyo

  • @saynabciise7485
    @saynabciise7485 2 роки тому

    Anina walalkis iso radi adna dumaashi galay ma cunow aa kuu samena keap Going sisster

  • @rinaalabdallaali5064
    @rinaalabdallaali5064 2 роки тому

    Masha allh masha allh ❤♥😍abyo mcn illh waxa idinkabarya in aad isku wartaan🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏❤❤❤❤❤

  • @Deeqaluul721
    @Deeqaluul721 2 роки тому

    Mshaalaah Jacaylku hanoolaado Plz is guursada Wll

  • @Hana-ii7rd
    @Hana-ii7rd 2 роки тому +1

    Masha Allah walashey io duma iskuwaara inta digirta cunin ani cml farta sotaaga

  • @xafsafatxi6171
    @xafsafatxi6171 2 роки тому +1

    Mashallah ilaahay hakuu dayo wllo jiimaystahan

  • @raxmonuur4574
    @raxmonuur4574 Рік тому

    M.a sha Allah mcnto

  • @ahmedhajjihassan8195
    @ahmedhajjihassan8195 2 роки тому

    dumaashi digir macunow welcome

  • @queendegan7781
    @queendegan7781 2 роки тому +1

    Masha allh idixafido keep going allaha idin sidadiyo falxada inoolada

  • @suzanabdi4964
    @suzanabdi4964 2 роки тому

    Abayo wlhi farxadada iskajeclhy ilahy amarkii 🌍🌍🌍🥰👑adiyo dumashi iskuwaara ubad khyrqabana kla hela 🥰🥰🙏👑

  • @amalsamatar5054
    @amalsamatar5054 2 роки тому +3

    Walaly horta Mansha Allah, Ilahay hayskukin barakeyo🤲 lkn NIn managadayso fankiisa😏NIn waa nine!

    • @ruwaydacqanih8988
      @ruwaydacqanih8988 2 роки тому

      Anba intsan nacay
      Qaybta qararka sonalama dhihi karo😂😹

    • @nimcaaliwaceys8484
      @nimcaaliwaceys8484 2 роки тому

      @@ruwaydacqanih8988 haa wlhi waka xuntihiin nala dhahaa any way masha allah inkasto nin wax la faaniyo ahyn

    • @ruwaydacqanih8988
      @ruwaydacqanih8988 2 роки тому

      @@nimcaaliwaceys8484 haa walhy Anu nibanka waxba uma aqanoh😂😂😂😃✌️

  • @foosiyadiomand3557
    @foosiyadiomand3557 2 роки тому

    masha allah alle hadin isku kiin dayo

  • @natashshaur9928
    @natashshaur9928 2 роки тому +14

    😂😂Wlhi funny dumashi digir ma cunow Masha Allah

  • @abdalleosmaan1856
    @abdalleosmaan1856 2 роки тому

    Maasha alaah
    Ifraax qaliif
    Nin waali ayaaheesataa

  • @faizaipraahim3517
    @faizaipraahim3517 2 роки тому

    Mash allha isku waara abyoh io dumashigy waa ku farxsnhy wlhi

  • @xamdaabdi7889
    @xamdaabdi7889 2 роки тому +2

    Msha allah 🥰

  • @sabiriincabdi2515
    @sabiriincabdi2515 2 роки тому

    Masha,allaah ifraax io dumaashi waa I diin salaamay keep going family

  • @sulthanatips89
    @sulthanatips89 2 роки тому +3

    Bismillah waa wan aqaan wiilkan yar oo aad soo xaraysaty allaah naagtan ma walaty waa wiil iska yar oo miskiin ah

  • @abdikadirjama9505
    @abdikadirjama9505 2 роки тому

    Ok abayo qali

  • @nuurocaruush5845
    @nuurocaruush5845 2 роки тому +1

    Lkn abayo ado gabar ah waji gada qawan aso nin ah ba qarsa day koley qof ku dan kale sas uma dhaqmo qiimahaga garo gabat bathy wa iga talllo wllnimo😳🥺

    • @rahmoruun2641
      @rahmoruun2641 2 роки тому

      Runta wye @nuuro wlhi ayadii ayaaba wejigeeda la arkaa asigina isqarin koley wax uunbaa jiraa

    • @nuurocaruush5845
      @nuurocaruush5845 2 роки тому

      @@rahmoruun2641 🥰🥰🥰🥰🧖

  • @kawsarclaahimed9128
    @kawsarclaahimed9128 2 роки тому

    Mansha allah

  • @hodanhassan976
    @hodanhassan976 2 роки тому +1

    Masha allah waaa isku nuuraysaan ♥️

  • @fardowsaosman5519
    @fardowsaosman5519 2 роки тому

    M.a apyo allh isku kiin parakeyo maxaa kafiicn hajigaga cunto haku karyo kadipna gcntiiza haku ku siiyo jah ❤🥰🤲🤴

  • @de____jong4
    @de____jong4 2 роки тому +1

    M.a ilahey ha idin xafido

  • @maxamedismaaciilofficial1674
    @maxamedismaaciilofficial1674 2 роки тому

    Wow masha Allah dumashi digir ma cunow wellcome lkn baasto liqow Allaha idin daayo

  • @adenamiiroali303
    @adenamiiroali303 2 роки тому

    Maasha-Allaah tabaaraka-Allaah.
    Baarakalaahu lakumaa wabaaraka Calaykumaa wajamaca baynakumaa fii khyar.

  • @sagalcumarcali7783
    @sagalcumarcali7783 2 роки тому

    Masha Allah aniga xata waan hestaa jclkan cml Allah calaf igu dare

  • @biwakotalayantimohamed6716
    @biwakotalayantimohamed6716 2 роки тому +1

    So nice beautiful family😋😋😋😋😋😋👍👍👍👍👍

  • @salmozuuzuh8202
    @salmozuuzuh8202 2 роки тому

    M.a Dumashi digir macunow welcome family ifrax khaliif

  • @drszahrasocial6672
    @drszahrasocial6672 2 роки тому +1

    Anthor level abyo ifraax wnku jeclhy

  • @siciidomacalin5628
    @siciidomacalin5628 2 роки тому

    Dumashi. Welcome 👍

  • @cayuushmaxamed273
    @cayuushmaxamed273 2 роки тому

    Dumashi quruxow welcome 😘 tqy

  • @shukriabdikariin6362
    @shukriabdikariin6362 2 роки тому

    Alle ha idin barakeeyo 🥺💋💉❤️💍💝 kuweyga noolada wax qeer qabo alle ha idin siiyo aamin yaarab 💝🤲🤲🤲🤲

  • @faadumoabdiqaadir6696
    @faadumoabdiqaadir6696 2 роки тому

    Masha Allah kuwii calaf isku yeesha alle haydin ka dhigo isha Allah

  • @achrafsulaiman8478
    @achrafsulaiman8478 2 роки тому +1

    Masha Allah ha waaro jacaylku 💕

  • @deeqaahmed7916
    @deeqaahmed7916 2 роки тому

    Allah Ku berkeyo abayo mcn 🥰🥰♥️♥️

  • @ibrahim-qb5zz
    @ibrahim-qb5zz 2 роки тому +1

    M,sh bye hooray usoco🤩😍💋💟💘💝

  • @samiiraahmed7522
    @samiiraahmed7522 2 роки тому

    Abyo mcn dumaashi is guursada🌷🎀

  • @mahadcabdi2783
    @mahadcabdi2783 2 роки тому +2

    Moxoo wajiga uqarinayaa waabanin

  • @boojadheere
    @boojadheere 2 роки тому

    Keep going

  • @zamzamahmed9889
    @zamzamahmed9889 2 роки тому

    Walaaley Naga wada qarzo ma wajigiizaa na tus naguu sticker ma ku jiri karanee🤣🤣🤣🤣

  • @khadanmohamoud3679
    @khadanmohamoud3679 2 роки тому

    Xbbti quruxeey gacmo la.aan maajirtaadee adna maxaakudhigay soowta lagaabadiyay adana inaga adkee qaybta romance alle hayskukiin barakeeyo xbbti

  • @istarfarax9876
    @istarfarax9876 2 роки тому

    Waa brnk ifrax sxbked canada ayu jira😁mrka so ogotan🤙😅

  • @bewhoyouare6003
    @bewhoyouare6003 2 роки тому

    Qofka idinka duubaya wax ureeba wllo😒😭😭😂😂😂

  • @nasroaxmad9439
    @nasroaxmad9439 2 роки тому

    Dumaashi welcome midkoo guriga noo joogo wuu dhaamaa xogaa cuntada wuu kari yaqaan kaftan lee🤣😘

  • @shaamumuktaradan
    @shaamumuktaradan 2 роки тому

    Wasmo waun wasmo

  • @Araamabdi2345
    @Araamabdi2345 2 роки тому +1

    Ifraxey walaaley odayga usheg in u hilibka awal kariyo yaayada gadal ayaa loga daraa mahsanid

  • @faadumomacalim4148
    @faadumomacalim4148 2 роки тому +1

    Oo maska maxo wajiga ugashte ninka ma fara ugodan nimankan sirtoda lama fahmi karo wallahi

  • @mohaqoslaaye3398
    @mohaqoslaaye3398 2 роки тому +2

    Haduu guugu sameeyay maxaa naga tusaysaa marka

  • @zaamqalbi7163
    @zaamqalbi7163 2 роки тому

    Cabdigaaga digir ma cunow waa legend sistery hawaaro jcylku 💏❤

  • @fowsiyaismacil7043
    @fowsiyaismacil7043 2 роки тому

    Haduu yahy reer digir macunow anaa dumashi kuu ah ifraxey😂😂