War somaliland iska daaye intii wada socotay ayaa sii kala go.aya mida kale xasan sheekh muxuu u hayaa somaliland shalay waan ogayn in uu Jubba land ciidan ku weeraray hadii uu awood u helilahaa puntland ma dhaafeen
Kkkkk dowlada somalia ayadaa la hoos imaanayaa tan kale reer sheekh isxaaq maa dowlad madax banaan loo aqoonsanayaa ayaga laftooda ayaba heshiis aheyn riyada ka toos wiilka yaroow
Turkey waakatashtay caalamka ikubaxshay west maanta heerka ee maraayaan fiiriya somaliyeey look Indonesia and China mar hadaa katashato so call west heer ayaa gaareesaa iyo joojiya tuugsiga malaysian waa diiday cawinaada western beera heeda lasobaxday madaxweene ilaah aa ubaa hantahay ee ilaah tala saaro dhamantin somaliyeey
Maxaa ugu baahantahey marakeena somaliya shacab iyo doolada war iskutashta ee ilaah talasaarta somaliya shala weenooleed maanta waanoo laanaysaa isha allah allaha barakeeyo somaliya iyo shacabka iyo ciidanka
XASAN asagaa raba in la aqoonsado Soomaaliland.
Soomaalilaan waxay ogaatay in aanay jirin cid soomaaliya aanay ku noolayn oo ku faraxsan in nala aqoonsado taasina waxay keeni doontaa inaanu ka xanaaqno magaca soomaalida oo dhan
Dhulbahante wa in ay aygana wa in ay safarda marekanka ku hormudahiradsn aniga weqye ayan ka so horjedna
Waa arin fiican lkn qabiil walba oo somali wuxuu ku dhawaaqayaa dawlad ilayn somaliland ba waa isaq ee noo bilaaba isaqow qabiil walba dawladnimo haku dhawaaqo
Somalilanad..ilahaaay..hsguleyo
Wixi somalia laa odhan jiiray way ku daysay
Wa in afti laga qaada dadka Reer waqoye Qabil dowlad ma shegankara dhulbahante samroon Qabilkasta ma wuxu noqnaya dowlad
Been Badbaa wiikkan yar bismilaahi
War somaliland iska daaye intii wada socotay ayaa sii kala go.aya mida kale xasan sheekh muxuu u hayaa somaliland shalay waan ogayn in uu Jubba land ciidan ku weeraray hadii uu awood u helilahaa puntland ma dhaafeen
Illahey aya ilaalinayo somaliya madaama an nahay umadi nabi maxamed dad muslin ah gaal xun waxba ma sameyn karo
Kkkkk dowlada somalia ayadaa la hoos imaanayaa tan kale reer sheekh isxaaq maa dowlad madax banaan loo aqoonsanayaa ayaga laftooda ayaba heshiis aheyn riyada ka toos wiilka yaroow
Turkey waakatashtay caalamka ikubaxshay west maanta heerka ee maraayaan fiiriya somaliyeey look Indonesia and China mar hadaa katashato so call west heer ayaa gaareesaa iyo joojiya tuugsiga malaysian waa diiday cawinaada western beera heeda lasobaxday madaxweene ilaah aa ubaa hantahay ee ilaah tala saaro dhamantin somaliyeey
😂😂😂😂😂😂😂kkkkkkkkkk ina diloo
Fakashey hagu mereysan jamuriyada somaliland
SOOMALILAND WAA DAL 30 KA HOR GO"AY GUUL IYO GOBONIMO.😊
Waa runtaa isaq land noo bilaaba qabiil walba haku dhwaaqo dawlad