WAY QARAXDAY (3910)

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 24 чер 2024

КОМЕНТАРІ • 39

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 12 днів тому +9

    Garguurte inkaarti aduunka allaha kurido

  • @KamalAbukar
    @KamalAbukar 11 днів тому +3

    Waxaa ka mid noqon kara dawladda maamusha gobolkan waxay magacaabi doontaa maamul hoose oo leh cisbitaalkeeda caafimaadka ee bilayska waddooyinka dab-demiska waxaan ku gaari karnaa yoolka lagu dhisayo walxahaas.

  • @khadarciidle1706
    @khadarciidle1706 11 днів тому +2

    Imaaraadkaa lacagtii goostay

  • @MohamuudaadanShariif
    @MohamuudaadanShariif 11 днів тому

    Senior adan ingiriis❤

  • @SabriyeadanSabriye2024
    @SabriyeadanSabriye2024 11 днів тому

    Waxaas. Waa. Baadil. Insha. Allah. Mana. Shaqeynayaan.

  • @KamalAbukar
    @KamalAbukar 11 днів тому +1

    Ku marti qaadka reer galbeedku waxa ay soo saari karaan uranium-ka waa in aan ka faa'iidaysannaa 100% saliidda Soomaaliya ee kheyraadka ugu wanagsan si ay Soomaaliya u horumarto dhaqaale ahaan si aad u wanaagsan ayayna xaaladdu ku sii jiri kartaa.

    • @Fowzia69
      @Fowzia69 11 днів тому

      Waxba ka heli maysid Uranium malaha gaalo dhulka waa dhulkayga Somali soo saaro diidaan Muslim in uu soo saaro ayaan jecelahay Qof walba oo somali ahna uu ku faraxsan yahay qof wax ku siin ma jirto tuugta wadanka haysata ayaa dhuuni dhaqaale kuu cobci maaayo ha ka yaabin

  • @luqmanalxakiim4170
    @luqmanalxakiim4170 11 днів тому

    Guuleyso mcalin Adan

  • @farhiyosaid5300
    @farhiyosaid5300 11 днів тому

    Waaba cadaalad

  • @ibrahimshanfool
    @ibrahimshanfool 11 днів тому +3

    Ciidamada dameeruhu ku ciyaarayaan ee mushaarkoodii loo diiday waxaan kula talinayaa inay sharciga ku qaataan gacantooda oo ay madaxaa ka wada jaraan kana horyimaadaan wixii ka socda xasan shiikh hadii aadan isticmaalin gacantiina dhibka kama bixivdoontaan dalka nimanku idin kama laha hadii nabada aysan Dan ugu jirin maxaa adinka u dhowreysaan raga subaga ku qabeysanaya oo mushaarkiinii jeebabka ku shubtay waayo waxaad ku jirteen dagaal xiligii mushaarka la qaadanayey sharcigee bay idinku diideenileyn adinkaa shaqeystaye ugu danbeyn anigu talo waan idin siiyey

    • @zeinabsaidsalah2678
      @zeinabsaidsalah2678 11 днів тому

      Xasandhiiqo maad guriga ugu dhahdaan maad iskacellisaan xassan ayax maadbuufisaan dhamaan damujadiid iskaceliya

  • @maxamed6344
    @maxamed6344 11 днів тому +1

    Asc.jana.gale

  • @farhiyosaid5300
    @farhiyosaid5300 11 днів тому

    Somali adduunka dhiig waxaan ahayn kuma hayaan ha la kala diro intey fir go in

  • @user-oz1em7ox4m
    @user-oz1em7ox4m 12 днів тому +3

    Saana raba ani saana raba Kacdoon shacab waa waynay ee kacdoon military ayay soomaaliya u baahan tahay waqtigaan

    • @Fowzia69
      @Fowzia69 11 днів тому

      NIN 4 xiniinyo leh iska soo raadiya waxa hada jooga anagaa dhaana maba ah Rag

  • @Hugeii-sr4iv
    @Hugeii-sr4iv 11 днів тому

    Alshabaab mahad karatay waa tuugo macaxan alshaab rasmi ah shabeelada hoose Dadkooda ayey leynayaan dee
    Macalin adan

  • @abisinianancientsomalia2536
    @abisinianancientsomalia2536 11 днів тому

    Gaalo iyo muslimba waxba uma ogola Soomaali 😂

  • @bureeqamaxamad25
    @bureeqamaxamad25 11 днів тому +1

    Soomaali godka loo qodaayo ma ogee laan dheere iyo laangaab inteey ku haayaan dhulkooda ayaa la qaatey ilaaheey hanaga qabto

    • @Fowzia69
      @Fowzia69 11 днів тому

      Dhalinyaradu waa in ay shahiiday oo gaal oo fhan wadanka laga saaraaa

  • @farhiyosaid5300
    @farhiyosaid5300 11 днів тому

    illhow i tus somaliya nin jareer weyne ah ka yahay madax weyne

  • @luqmanalxakiim4170
    @luqmanalxakiim4170 11 днів тому

    Nin Ka Run badan ma jirro

  • @tusmoaadil1825
    @tusmoaadil1825 11 днів тому

    Ciddaan Maryland taxliilkoodz siyaasada xoogaa filim hindi camal waaye....war itobiya weligeed lama kala jaraayo iyadoo is wadata in China laga dhacsado ayuu maraykan falkinayaa...hadii itobiya la kala jar jaro China ayaa fursad ka helaysa kala qaybsanaanta itobiya

  • @KamalAbukar
    @KamalAbukar 11 днів тому

    Waa in aan xididada ka saarno reer galbeedka si ay ugu isticmaalaan 100% saliid waa in la kaydiyaa si loo soo saaro yuraaniyamku waxay leeyihiin iswaafajin Soomaaliya waxay u horumari kartaa sida Botswana oo kale way is maamuli kartaa ma aha in reer Galbeedka ku tiirsanaano inay hawl noo qabtaan ee anaga ayaa go'aansan inaan diyaar u nahay inaan wada qabsano.

  • @abisinianancientsomalia2536
    @abisinianancientsomalia2536 11 днів тому

    Xasan Shiikh mareykanka baa wata😅

    • @Fowzia69
      @Fowzia69 11 днів тому

      Gaal oo dhan ayaa wato oo aan Somali wax u rabin

  • @user-gc9pg4dh4w
    @user-gc9pg4dh4w 12 днів тому

    Dawlada muqdisho xasan maamulo kala isku bedelka taliyayaasha muqdisho waa xilka uu dadka muqdisho u hayo

    • @Fowzia69
      @Fowzia69 11 днів тому

      Xilka ma Mogadishu kaliyuu u hayaa mise waa madaxweyne Somali oo dhan

  • @user-oz1em7ox4m
    @user-oz1em7ox4m 12 днів тому

    Warkaasa i maraya

  • @farhiyosaid5300
    @farhiyosaid5300 11 днів тому

    Bari geeley ma wada aha qaar baa xeebley ah oo xadarad fog leh kana ilbxsan dadka

  • @abdirahmanmirre5836
    @abdirahmanmirre5836 11 днів тому

    Ilaahayoow u ziyaadi dowladu shaqo wanaagsan ayey haysaa waanu ku taageersanahay.

    • @casalasal6466
      @casalasal6466 11 днів тому

      Dawlada shaqada ay hayso ma tuuganimo dhulbob qabri fagasho miyaa shaqo ah shanshada ka jabe mooryan xaaraan kunaax ah

  • @user-fr8kw7vy9m
    @user-fr8kw7vy9m 11 днів тому

    hala kufsado laftigareen isagaa halkaa isdhigay oo mooryaan laheshiiyay kaxaaxaabihee

  • @abdirizakhassan2572
    @abdirizakhassan2572 12 днів тому +1

    Sheydhaan madoobe muxuu baydhabo ka doonayaa.daba dhilif maxaa u yaal.

  • @leylanur3645
    @leylanur3645 12 днів тому

    Dadkii tashawaayo waa lootaliyaa.Soomaaliyeey doontaa waa helaa🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴