КОМЕНТАРІ •

  • @bby6
    @bby6 8 днів тому +3

    Khaatumo state marwalba way guuleystan adan adiga quraafad ha aminin xildhibaanada ad shegi yey kacaqli badan xogaagi ba ka so dhamaday Hassan dhiqo waxba mahayo

  • @labatanjirowibrahim8367
    @labatanjirowibrahim8367 8 днів тому +1

    😂😂😂😂😂😂😂😂 walaahi nin rag ah ayaa soo baxay thank you waan kuu duceeynaynaa

  • @user-fr8kw7vy9m
    @user-fr8kw7vy9m 8 днів тому +3

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk ruwaayad baad hasysaa adeer somalind wax ladhaho manaqaan anagu muusana anagaa wasna

  • @abdidegan8452
    @abdidegan8452 7 днів тому

    Haa waa khalad uuno tego djib outi waayo Ismaël amiin maha walahi

  • @dahirnurjama4293
    @dahirnurjama4293 8 днів тому +1

    Kulli shaki ! Sheekh rusheeye ha loo yeero bay mareysaa.
    Waa xaqiiqada dhabta ah in Baarlamaanka Soomaaliya fadhiid yahay islamarkaana uu Ka gaabiyey waajibaadkii loo dhaariyey, waana Nasiib darro weyn.

  • @Ahmed-ki3tb
    @Ahmed-ki3tb 8 днів тому

    Nin marexan ah bay dilen macalin weyne sidaa ayay gawaaweyn u soo raaceen

  • @Hugeii-sr4iv
    @Hugeii-sr4iv 8 днів тому +2

    Xasan shekh waa ceydiid koobi ah😂😂😂😂😂 xasan mujrim

    • @saja9892
      @saja9892 8 днів тому

      Caydiid baa roonaa wixiisu way cadaayeey inkastoo isaaqu adeegsadey oo ay aayaameen xasan waa tuug munaafaq ah oo xaasid ah cuqdad qaba kun wajiile ah haduu doono saaxir ah nacas ah ilaahay shartiisa umada ha dhaafiyo

  • @user-fr8kw7vy9m
    @user-fr8kw7vy9m 8 днів тому +1

    kkkkkk firdhiye hadaba waa taajir adeer waa ganacsade

  • @alfagrtrading-tg9oc
    @alfagrtrading-tg9oc 8 днів тому +5

    Maanta ayay u DHAMAATAY KHAATUMO state game over ismail geele he is man of match

    • @Xxc-zu2xm
      @Xxc-zu2xm 8 днів тому +1

      Kaalayadiga u dhameey firdhiyo WAA la tuuri ssc khtdhiig AYAA LAGU xoreeyey IIDOOR WALAA GEELE CALOOLEEY ssc khaatumo waligood IIDOOR ma hoos tagayaan Ssc khaatumo SIDAA OGOOW Ssc khaatumo waxaa KA taliya Garaad jaamac xafidulaah iyo jamaahiirta Harti u sheeg XASAN dhiiqo

  • @mahamedcade6982
    @mahamedcade6982 8 днів тому +3

    macalin saburada wan kutaxanahy 😂😂sxbyty nadifo qaran halkan ayan kasalamaya

  • @adanbile4237
    @adanbile4237 8 днів тому +1

    Firdhiye annagaa dooranay,
    Wuxuu la tegayo, annagaa u igmanay,
    Nin laaluush qaatana maaha,
    Ciidamadayada annagaa ku filan,annagaa isku tashanay, isku filan,
    Deegaankayana annagaa ka talina, kana talin doona
    Warkaagu waa Ri'yo
    Ku seexoo ku soo toos.
    Darwiish

  • @Xxc-zu2xm
    @Xxc-zu2xm 8 днів тому

    Gedo luuq waa dhul mareexaan kismaayo harti majeerteen ayaa leh oo laga soo doortaa juboland waa dhul Harti Daarood ma dhul Daarood ayaa raadineysaa waa lagu jabaa

  • @Hugeii-sr4iv
    @Hugeii-sr4iv 8 днів тому +2

    Asc macalin adan

  • @User3405-t7n
    @User3405-t7n 8 днів тому

    Munafuq hortada maba jirin wale.

  • @haaboali1198
    @haaboali1198 8 днів тому +1

    Asc. Gasargudey ayaa Boqortoyo waxaa ah Gasargudey.

  • @Mrrred2023
    @Mrrred2023 8 днів тому

    Dhulbahantaha odayasha aad shegeeyso waligood jabuuti ayey daganayen qudhada hadalka sas udhig

  • @user-lq4dk7lg1i
    @user-lq4dk7lg1i 8 днів тому

    Waa la laaluushaa rusheeyeyaasha ama waa la taagaa

  • @maarmaar6136
    @maarmaar6136 8 днів тому +1

    Al xaqiiq aduunyo waxanba kaga qquistay markan maanta arkay hogaamiye firdhiye oo jabuuti u socda hadii arinta SSC aqbasho waxad arki doonta sharafta iyo karamada gabdhaha SSC leeyahiin inayna lahaan doonin waliba waliba lagu sameeyn doono waxana waligood kaso kabanin brainwashing 😭😭😭😭

    • @user-fr8kw7vy9m
      @user-fr8kw7vy9m 8 днів тому

      adeer firdhiye waxba kama badali karo arinka ssc haduu xataa wax qaldan qaato adeet tani waa tashatay

  • @mohammedabdul5923
    @mohammedabdul5923 8 днів тому

    Firdhiye siyasi mah 100 kiiba 100

  • @labatanjirowibrahim8367
    @labatanjirowibrahim8367 8 днів тому

    Kkkkkkkk waa wixii aad noo sheegi jiray suxufi Adam walaahi xildhibaanku wuu noo cadeeyay

  • @Ahmed-ki3tb
    @Ahmed-ki3tb 8 днів тому

    Xataa hadii ay firdhiye dilaan khaatumo state ga,aankeedu waa meel.
    Marnaba suuro gal ma aha in isaaq aanu hoos tagno dila firdhiye aanu burco duminee ta ka dhacda hadaan dhegaha faraha la gelin.

  • @Bagagac
    @Bagagac 8 днів тому +6

    xildhibnada waa lacag raadis haday cadaalad yihiin farmajo ayey doran.lahaayen

  • @user-lq4dk7lg1i
    @user-lq4dk7lg1i 8 днів тому

    KKKKKKKKKKK ARMAA LA DILAA SH/ RUSHEEYE INTA UUSAN SOO GAARIN BARTA LAGA RABO

  • @mohamedmuse3892
    @mohamedmuse3892 8 днів тому

    Buuni waa runtaa waa ciisihii borame badhasaab buu ahaa jabuuti ayuu degen yahay maxamed jaamac waa ilaalada madaxtooyada

  • @Yeyle1234Kaleexo
    @Yeyle1234Kaleexo 8 днів тому

    NINKAN WAA SIRDOON ETHIOPIAN AH SHAQADIISU WA FASHILINTA VILLA SOMALIA KALIYA.WAQOOYINA XOG BADAN KAMA HAYO WALIGIINA ETHIOPIA SIR KAMA SHEEGO HADUU KA HADLANA WUU BUUNBUUNIYAA EE WX XUN KAMA SHEEGO✅️

  • @jammane3880
    @jammane3880 8 днів тому +1

    Dhulbahante iyagaa hada laga wada cabsadaa seecml Raxaweyn miyay noqdeen?

  • @user-ee8cl4bs5u
    @user-ee8cl4bs5u 8 днів тому

    Asc Laas canood bây Snm ba kể tay từ gabobey sixir widhamad

  • @maxamuudmaxamed7581
    @maxamuudmaxamed7581 8 днів тому +1

    😂😂

  • @yusufhaji7059
    @yusufhaji7059 8 днів тому +1

    Warkaada wuxu u muuqda
    waa sax, waayo?cumar Geele
    waa nin dhagar badan,sixirka
    na (fal-gal) aad ayuu u isticma
    laa si uu madaxa looga qabsado.

  • @saja9892
    @saja9892 8 днів тому

    Waa runtaa sadedaas tuug waa is ogyihiin Dagaalkaasina waa been inay sixraan firdhiye sida baarlamaanka baa daran

  • @user-iq9zr3xc8f
    @user-iq9zr3xc8f 8 днів тому

    Asc maliu

  • @User3405-t7n
    @User3405-t7n 8 днів тому

    Kan waa mid iska ciyaarayo ama waa mid waali cad ah.
    Mar dhowna war kan ka bedelan ayaa lagu sugaa.
    Aan ka war dhowrno

  • @husseinxyz
    @husseinxyz 8 днів тому

    Buuni

  • @user-ov9st6ui7v
    @user-ov9st6ui7v 8 днів тому

    Isagaaba uh uraago

  • @dilara-jj5yj
    @dilara-jj5yj 8 днів тому

    Dhulbahante miskiiin😂😂😂

  • @user-ft9zr8dk4t
    @user-ft9zr8dk4t 8 днів тому +1

    BISINKA😂. WAR SSC UMA BAQAYNO FIRDHIYANA KELIGII UMA TALIYO SSC😂. MANA QAADAN KARO WAX AY ISIMADA IYO SHACABKA SSC KA RAALI AHAYN.

  • @osmanyussuf7069
    @osmanyussuf7069 8 днів тому

    Wa muhiim warkani bal an dhowro macallin

  • @husseinxyz
    @husseinxyz 8 днів тому

    Sheekada sida aad wax u dhigeyso hadii ay tahay, geeska afrika dowlad kama jirto

  • @Xxc-zu2xm
    @Xxc-zu2xm 8 днів тому

    SSC KHAATUMO WAA HARTI DAAROOD HARTI NA IIDOOR MA HOOSTAGAYAAN GEELE CALOOLEEY WALAA FIRDHIYE WALAA IIDOOR SSC KHAATUMO DHIIG AYAA LAGU XOREEYEY MARKA GARAADADA GARAAD JAAMAC GALA DAGAALKA AYAGAA KA TALIYA IIDOOR INEEY HOOS TAGAAN SSC KHAATUMO HA SUGIN HABAARJAAGA ADIGUU KU HOOS JOOGAA SSC KHAATUMO JAMAAHIIRTA AYAA KA TALIYA FIRDHIYE NA WAA LA TUURI HADII LA FAHMIWAAYO GEELE CALOOLEEY IYO MUUSE ABAGAADHA XASAN DHIIQO DHUL DAAROOD MA FARA GASHAN KARAAN WARAABAHAA LA CUNSIIN INSHAALAAH

  • @farhanwarsame7623
    @farhanwarsame7623 8 днів тому

    Kuli fidnocindigeel aadan madobe horta kaas rida

  • @nimodiriye6260
    @nimodiriye6260 8 днів тому

    Kow waxan dhacayn baad ka sheekaynaysaa

  • @shukri114mohammed2
    @shukri114mohammed2 8 днів тому

    HAWIYE IYO WALAALADIIN SASABTA😂OO DHULKA KASOO GOOSTA😂!! DAAROOD🌹♥️💕QORI U QAATA😂KISMAAYO🎉WAA DHULKINIYE XOOG UGA SOO SAARA!! MUNAAFAQU ISMA QARIYO!! WAXAN AYAA DAD SOO HOR FADHISANAYA!!!

  • @user-so1hl4km9o
    @user-so1hl4km9o 8 днів тому

    Kkkkkkkkkkkkkk cilimiga alle hakuu siyaadiyo macalin adan wax kasata sidaad usheegto ayey usocdaan amar alle

  • @saja9892
    @saja9892 8 днів тому

    Muuse wuxuu ku doodayaa aan itoobiyaanka ka noqdee ileyn bada wuxuu dhaafsaday khaatumo inay xasan iyo muuse u soo celiyaan ilaahay haku celiyo waxay gunguntayaan guntaani waxay samayn karaanba way samaynayaan

  • @saja9892
    @saja9892 8 днів тому

    Raxanweyn miyey degtaa jubada hoose degmadee ka degaan Xataa waxaan u malaynayaa jubada dhexe dhul badan kama degaan kuunya barow iyo bu’aale xaga koonfurta miyey ka xigaan Iga jaahil bixiya hadaan qaldanahay

  • @Ahmed-ki3tb
    @Ahmed-ki3tb 8 днів тому

    Khaatumo ma aha firdhiye ee firdhiye ayaa khaatumo ah xataa haday dilaan mawqifkeenu waa mid cid wax ka badalaysaa ma jirto

  • @user-so1hl4km9o
    @user-so1hl4km9o 8 днів тому

    Asc ustaad ninkan ninraga ayaa warkiisa fahmikara doqona loosheegi maayo waligiinba caytama kusoco smc

  • @Mrrred2023
    @Mrrred2023 8 днів тому +1

    Mamodaa adnoow ineey riyoonayaan dhulbahante kala shakin mayoo wayo waxan ucuntamin maqadanayo ninku waa daarood ismacile madoqon ayaad moody waxaas oodhan waaruwaayad larabo in shaki lagu kalagaliyo dhicina meeyso

  • @mahamedcade6982
    @mahamedcade6982 8 днів тому

    😂😂😂shekada way igusocotaa😂😂habeqleyso

  • @User3405-t7n
    @User3405-t7n 8 днів тому

    Micnaha haawiye naceybka ma intaas ayuu kaa maraya.
    Marixanka murku raxweyn dhamey waad ka amuse lkn hawiye marku hal hadal dhaho waad ooyne waad burure.
    Wale qofki waeriye ku maleynayo ayaa ah b qabo.😂😂😂😂😂😂

  • @alipaapa
    @alipaapa 8 днів тому +2

    Cod malahan sxb

  • @user-fr8kw7vy9m
    @user-fr8kw7vy9m 8 днів тому

    iska hadle adeer firdhiye xasan iyo geele mifna wax ugama baahna lacagtaad sheegaayso ma anagaa ubaahanba xayawaan baad tahaye anagaa isku filan adeer laangaab miyaad namooday laandheere daarood ismaaciil baanu nahay

  • @Yeyle1234Kaleexo
    @Yeyle1234Kaleexo 8 днів тому

    WARAR HORE OO BEEN AHNA WUU KA SHEEGI JIRAY SSC MAR UU DHAHO WA LA ISKU DHEX DILAA IYO PLAND BAA LAGU JABINAYAA😅 HARTI WALIGOOD ISMA DILIN IRIR SAMAAELNA ISKUMA DIRI KARO MAAMULKA SCC IN LA DHISANA HARTI OODHAN BAA UDHINTAY

  • @fouzeyahyousef3082
    @fouzeyahyousef3082 8 днів тому +1

    NO Lidrooooo No Lidroooo

  • @user-so1hl4km9o
    @user-so1hl4km9o 8 днів тому

    Kkkkkkkkkkkkk waa filayey adayaasha samaroon in la ciyaalaynayo ciise umadeena maaha adeeraday way kayaabiyeen kasoobaxa samaroon meesha ceeb alle ha asturo

  • @Sumadeena
    @Sumadeena 8 днів тому

    Ninyahaw warkale ma haysaa aan kutiri kuteen ahayn?

    • @saja9892
      @saja9892 8 днів тому

      Gangi wax kastaa laga fishas geele waa madaxda gangiga soomaalida xukuma aadan waa indheergarad

  • @siradhersi2273
    @siradhersi2273 8 днів тому

    Macalinka lugeeya, rabbi afkaga noma qaado, inshlh ma dhici doonto, wa calaacasha oo tima kaso baxeen! Maya Maya Maya

    • @user-lq9vu3jn2y
      @user-lq9vu3jn2y 8 днів тому

      Adeer dhulbahanrte waa pgaa in aysan aheyn dad wax xasuusta oo gowan laheyn dhiigii reer harti oo aan uheysaney ismacil gelled maantay waxaa meyray firdhiye iyo kooxdiisa waxaa dacwadiisu waxay tapley maxkamada aduunka waa la iskusawirayaah firdhiyey taas oo la tusaayo aduunka

  • @abdirisakahmed9101
    @abdirisakahmed9101 8 днів тому

    Beryahan afkaaga darood waa ka reebi la dahay balan baa a kuugu qadayaa in la yiraahdo raxanwayn ma jiraa mise waa jiraa in lagu murmi doono waana lagu edeb barayaa

    • @Hugeii-sr4iv
      @Hugeii-sr4iv 8 днів тому

      Darood wax kamaskiinsan majodho rahweyn geesi geesi dhalay weye dee
      Rag matihid dee Alshabaab soo adeegsada dee
      Marna dowlada wax natiijo maxeysaan madhihikartaa anoo ah daarood iskaa dhici dhex dee hadaa run heyso dee
      Booto looma baahano dee
      Xada mugdisho hawiyo ayaa kuu diidey xada waxa kuu fudud Rahweyn miyaa dee
      Aabo midka yar iga ali dee
      Midka weyn anaa iska dhicinaa
      Warkaa waa saas weye dee

    • @Hugeii-sr4iv
      @Hugeii-sr4iv 8 днів тому

      Rahweyn ganiis yurub america lagu fuulo miyaa umaleysaa
      Hub soo gaado dee wax natus

  • @abdirisakahmed9101
    @abdirisakahmed9101 8 днів тому

    War dadkani masaakiinta ah ha waalina darood iska dhaafee mare xaan kaliya ayaa idinku filan

  • @cqaadirmaxamed3492
    @cqaadirmaxamed3492 8 днів тому

    Eelaay caqli meesha kuma hayo war SSC khatumo maahan tii aad mooday
    Eelaay waligaaba been iyo quraafaad ayaad ku haysaa inan gumeed yahoow beenta badan
    Xagee Dhulbahante joogaan

  • @abdirisakahmed9101
    @abdirisakahmed9101 8 днів тому

    Ay ay dhalay baad tahay oo qabiilayste ah darood waa boqortooyo adiga a in ay kuu jawabaan ceeb bay nagu tahay waxaad a rabtaa in aad nagu soo shaa baxdo daanyeeryahoow monkey