DHABAR XANUUNKA WAX BADAN AYAA USABAB AH, FEYTAMIINADA IYO MACDANTA U FIICAN!

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 жов 2024
  • #adigaisahaaw

КОМЕНТАРІ • 97

  • @KayseDh
    @KayseDh 3 місяці тому +5

    Maansha alaa waxaan jooga magaalada shiikh waxaan dhegaystay dhakhatarada xanuunka dhabar xanuunka waxaan istic maalay faytamiin b kombalos ilaahay idankii waan kucaafimaaday ilaahay ayaa awooda iskale adigana ala hakubarakeeyo

  • @f.mohamed4638
    @f.mohamed4638 10 місяців тому +3

    Mahadsanid walashey macaan illahey haku barakeyo adun iyo akhiraba adiga familkaga iyo walidinteyda. Hoyoo macaan illahey janatul firdows AL aclaa hoygeda haka digo ya Rabi Rahman. Ameen thuma Ameen ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @fadumoguleed8825
    @fadumoguleed8825 10 місяців тому +8

    Jasaa kalaahul khayr wa khayrul jasaa naciimo ilaahay haku barakeeyo macaaneey aad ayaan kaaga faaiiday

  • @istahilyassin6772
    @istahilyassin6772 2 місяці тому +2

    Aniga arinktaasi meel dheerbay ila maraysaa 😢 waan ka daalay xanuun carjawda aya meesha ka baxday ka Dib laftiba cadaadinaysa nerfaha ayaa la dhahay 2 sano ayaan u bukaa 😢😢

  • @AdaromarAbdi-uw4uq
    @AdaromarAbdi-uw4uq 2 місяці тому

    M.a jazaakalahu khyr abyo

  • @Dekayoyo
    @Dekayoyo Місяць тому

    Jazaaka allaah niciimo. Noolow

  • @sakariyaaden7309
    @sakariyaaden7309 10 місяців тому +2

    Asc wr wb xbt maasha allaah alaha ku barakeeyo jizaaka laahu khayr walaal qaaliya tahay xaqiiqdii ❤❤❤❤❤👍👍👍👆👆👆👌👌👌❤️❤️❤️

  • @rahmbillan9886
    @rahmbillan9886 10 місяців тому +1

    Jizakumu Allah ❤❤❤❤kheir

  • @zamzamzamzam7915
    @zamzamzamzam7915 10 місяців тому

    Xabiibti jizakalahu. Qeyran Wajazaa. Naciimo walal Qaali

  • @ladanmohamed4515
    @ladanmohamed4515 10 місяців тому +2

    masha allaah abaayo naciimo kheyr alaha kusiiyo waxaa umalee saa in aad ila joogtit inta aad sheeg tayba waan isku arkay wallaahay soomaaliyaan joogaa illaahay haku barakeeyo guuleyso macaanto il iyo ishaarobo allaaha kaa xijaabo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AhmedHassan-g7g
    @AhmedHassan-g7g 24 дні тому +1

    Anaa Cuna waxppa Iima tarin

  • @Hamdaosman3344
    @Hamdaosman3344 10 місяців тому

    Abyo mcnto shukran illhy haka ajar siiyo iminkatas ayuun dremin nosobadi qof wxbaraty ayad thy masha allah

  • @rodaabdile2730
    @rodaabdile2730 10 місяців тому

    Masha Allaah inad no ogtahay moodaa illaahayoow aduun io aakhiro ku darajeey Abaayo Naciimo jisaakallaah qeyr ❤❤❤❤

  • @nooranoora722
    @nooranoora722 3 місяці тому +1

    Jasakumlahi qeyr

  • @ismahansharma2372
    @ismahansharma2372 10 місяців тому +2

    Asc maashaa allaaah ilaaheey ku barakeeyo abayo jazaakallaahu. Qeer

    • @adigaisahaaw
      @adigaisahaaw  10 місяців тому +1

      Aamiin mahadsanid walaal!

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 10 місяців тому +2

    Manshaallah 😍 mahadsanid nacimo❤❤

  • @sagalmire952
    @sagalmire952 10 місяців тому +1

    Maasha Alaa Waal walaahi dhabarka ayaa xanuun badan iiga hayaa waan qaadanaayaa lakiin soomaaliyo daawadeeda waxaba matareeso dhibaatadaas ayaa naheesato

  • @farxiyamalin
    @farxiyamalin 10 місяців тому +1

    Naciima jizaakallaahu khayran xbbti

  • @zamzamzamzam7915
    @zamzamzamzam7915 10 місяців тому

    A s c w xabibti Alaha Ku Barakeyo Towinta. Kawaran. Aniga xanunka waan qabaa Waan istoway. Alxd waanka ficnaday waan cunaa. Alxd. Sokorna. Waan qabaa. Oo I dawadisa. Ayan cunaa

  • @Aragsan-o5f
    @Aragsan-o5f 10 місяців тому

    masha allah xabiibtii shukran ❤❤❤❤❤❤

  • @nasraabdilaahi9371
    @nasraabdilaahi9371 10 місяців тому

    Mash allah wllshey qaali mar walibo wad inoo faaiideysaa alle ha ku barakeyo qaali❤❤❤❤

  • @fartuunsiidcali-ks2qh
    @fartuunsiidcali-ks2qh 10 місяців тому +2

    Masha allah abaay naciimo setihiin idinka anaga alxm

    • @adigaisahaaw
      @adigaisahaaw  10 місяців тому +1

      Waan fiicannahay walaal shukran!

  • @saaladkaaf8044
    @saaladkaaf8044 10 місяців тому

    Masha allah nicimo jizakallah khayr xanun kaas wa qabay khayr alaha kusiyo badal khayr qabo allaha kugu badalo❤❤❤❤❤❤❤

  • @Dekayoyo
    @Dekayoyo Місяць тому

    Allah Ku xfd

  • @annaahmed2564
    @annaahmed2564 10 місяців тому

    Masha Allah wax fican weeye vitamins waa very important weeye xabiibtii jzklq special dumarka soomiyeed that is great video loved thanks for sharing qaaliyeey keep it up good work xabiibtii.

  • @shukriamohamedali7196
    @shukriamohamedali7196 4 місяці тому +1

    intaas oo vitamin halmar mawada qaataa mise vitamin b complex kaliya qaataa

  • @AmbiaTakoy
    @AmbiaTakoy 21 день тому

    Allah dabar xanun zaid ii hayo

  • @HalimaAlinur-v9w
    @HalimaAlinur-v9w 10 місяців тому

    Masha ALLAAH abaayo nacimo kheyr ALLAHA kusiyo murqa xanuunka aada uladhibanaa insha ALLAAH wan raadsanaa

  • @ElifDenizer-q6x
    @ElifDenizer-q6x 10 місяців тому

    Mahdsandi walshey ❤❤❤ allha ku barkeyo

  • @safiaabukar7561
    @safiaabukar7561 10 місяців тому

    Shukrn qaali jizaakilaahu kheyrn

  • @aminaabukar3972
    @aminaabukar3972 10 місяців тому

    Asc walaal Naciima jzkilaahu kheiran waana kaa faaiidnaa maasha Allah

  • @fartunqxttrrmohamevvaad
    @fartunqxttrrmohamevvaad 10 місяців тому

    Anaa kamid ah xabiibti shukran

  • @Anisahussein-r6d
    @Anisahussein-r6d 8 місяців тому

    MashaAllaah

  • @IdilHasan-h5f
    @IdilHasan-h5f 9 місяців тому

    Masha Allah masha Allah

  • @rahmbillan9886
    @rahmbillan9886 10 місяців тому

    Insha Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @dulmarxaaji7191
    @dulmarxaaji7191 10 місяців тому

    Khayr alaah hakusiiyo xabiibti❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @talaseyabdi3503
    @talaseyabdi3503 10 місяців тому

    Masha Allah jazakallahu khair abaayo ❤❤❤❤❤❤❤

  • @hamdijimale6333
    @hamdijimale6333 10 місяців тому

    Asc wr wbr.
    JIZAAKALAAH Abaayo

  • @FarxiyoXaaji-ed8dd
    @FarxiyoXaaji-ed8dd 10 місяців тому

    Maansha allh naciima ilaahay Haku barakeeyo wax weeyn aa umada somali aad u heeysaaa❤❤❤❤😂❤

  • @xalimokhadar1162
    @xalimokhadar1162 4 місяці тому

    Kaniiniga wll qaali magaciisu waaxay xbbti iso sheeg adoo raaliy

  • @sharifomar6356
    @sharifomar6356 10 місяців тому +1

    Jisaa ka allah

  • @Aragsan-o5f
    @Aragsan-o5f 10 місяців тому +1

    B1,B6, B12,and B complex halmar miyaan islan qaadanaa xabiibtii iiga soo jawaab

    • @hamdixiischannel1482
      @hamdixiischannel1482 10 місяців тому

      B complex ayey ku wada jiraan walaal

    • @Aragsan-o5f
      @Aragsan-o5f 10 місяців тому

      @@hamdixiischannel1482 waad mahadsantahay walaalo ❤

  • @yurubhersi6495
    @yurubhersi6495 10 місяців тому

    Mahasanid wallaashay

  • @samirasahra1747
    @samirasahra1747 10 місяців тому +1

    AMIIN

  • @abdi1943
    @abdi1943 5 місяців тому

    Runtii gabadhaan wax badan baan ka faaiiday thanks

  • @piixez7425
    @piixez7425 10 місяців тому

    Masham always Walsall jasakalaahu khwyr gaaska maxaa Kena maxaa ufocan gaska

  • @nadifomohamed4095
    @nadifomohamed4095 10 місяців тому

    Asc naciima guuleyso horay usoco

  • @ashaherow139
    @ashaherow139 10 місяців тому

    Asc nacima waa ku salmye jimco mubrack habo macan dhaber kur iyo hoos waa xunuya maxa igu la talanysa inshah allahii doctors waa uh sheghye jimcey sameye 30 bare heada jirka dikanka iyo xununka waa iga yartaye

  • @fouziajibril3294
    @fouziajibril3294 10 місяців тому

    Asc walaaleey waxaan tegey dukaanka natureka daawooyinkan aad sheegayso dhan waxaan ku arkey in ay ku jiraan lugn medicine kuwaasna waxaan dareemayaa in aan dareemo inaan la aantood joogi karin.
    Mida kale aniga vitD table iyo dhamaan caano oo dhan ellerji baan ku ahay maxaan sameeyaa

  • @sahrasunshine8038
    @sahrasunshine8038 10 місяців тому

    Shugran qaali ❤

  • @famaily5884
    @famaily5884 10 місяців тому +1

    Asc naciimo abaayo waxaan rabaa inaan ku weydiiyo 2022 bishii 12 ayaan caruur matano ayaan ku dhalah Finland waa la igu qalay ilaa hada dhabarka aad ayuu i xanuun 21 ayaan jiraa Vitamiinadeyda waa laga i baaray Marka maxaa sabab karo? Ha ila yaabin afsomaligey kuma fiicin hadii aad fahmiweydo

    • @abdi1943
      @abdi1943 5 місяців тому

      Masage tag iyo exercise af soomaligaaga waa uu fiican yahay

  • @mmm-tl6gq
    @mmm-tl6gq 10 місяців тому

    Asc drs waxan ahay nin dhalinyaro ah oo aafada siigada mudo waday wxn isku arkay tabardaro lafaha oo jilic noqoday xitaaarka qaar markan salaada uu istaago lugtadayda way gariirta iso jawab

  • @QasimNour-u9c
    @QasimNour-u9c 5 місяців тому

    Intee lagu kada wll

  • @safiyacige3198
    @safiyacige3198 2 місяці тому

    Haye sawir kiisa sosara walala mcn

  • @NaghmaAli-o7u
    @NaghmaAli-o7u 10 місяців тому

    Mahatma alh wllo❤

  • @abdi1943
    @abdi1943 5 місяців тому +1

    Vitamine B Complex waan haystaa saakaan bilaabay anoon daawan muuqaalkaan vitamine D3 aad iyo aad buu ii anfacay vitamine A iyo B complex ma isla qaadan karaa

    • @adigaisahaaw
      @adigaisahaaw  5 місяців тому +1

      Dhaxdooda dhib malahan waad isla qaadan kartaa, lkn V A waxuu u baaahan yahay inaad laqaadatid saliid nadiif ah!

    • @abdi1943
      @abdi1943 5 місяців тому

      @@adigaisahaaw waa sax saliida waxaan isticmaalaa olive oil kaniimadana organic store baan ka soo gataaa thanks

  • @QasimNour-u9c
    @QasimNour-u9c 5 місяців тому

    Hda ayu ixanuunaya wll ee I caawi

  • @sadiyamohamed5737
    @sadiyamohamed5737 10 місяців тому

    Nacimo qer alaha ku siiyo sa nogu faai deynso dheber aad i xauun

  • @mansaneboukoul3147
    @mansaneboukoul3147 10 місяців тому +1

    Walalo labarkaga maa heelikara

  • @Fartunxalwa
    @Fartunxalwa 9 місяців тому +1

    Isoduceyo dabar xanun zaaaid ihayo

  • @sharifomar6356
    @sharifomar6356 10 місяців тому +1

    Tuulada ilaahey ha idinku xafido dris fican ilaahey ha idin kaga dhigo

    • @adigaisahaaw
      @adigaisahaaw  10 місяців тому +1

      Aamiin walaal mahadsanid!

  • @Nafisa-queen8501
    @Nafisa-queen8501 8 місяців тому

    Wll dhabarka ayaa ixanuunaya waana carjawda meel walba waan umaray waxba iimaqaban dhakhtarka waamurqaha ayay dheheen maxan sameeyaa

  • @sacdiyaibrahimali2348
    @sacdiyaibrahimali2348 3 місяці тому

    Aniga ihayaa

  • @SacadaCabdi-vi8eo
    @SacadaCabdi-vi8eo 9 місяців тому

    B12 miyaa mise B1

  • @shaakir222cabdirahmaan2
    @shaakir222cabdirahmaan2 Місяць тому

    Dr xanuuunka sida uu i hayo ayaad u sheegtay wad mahdsinthy

  • @LibaanMacalinxasan
    @LibaanMacalinxasan 10 місяців тому

    Walaalay naciimooy halkaas anaaleega haayaa mudo afarsno sinan tartar ugu socday wandaalay🎉❤❤😅😅😊😢🎉❤😂😅

  • @samirasahra1747
    @samirasahra1747 10 місяців тому +1

    ANiga.Waa.iXaNuuNa.WeLiba.Dhinaca..Midigta.AH

  • @SaacidColaad-u2w
    @SaacidColaad-u2w 9 місяців тому

    Mxakamid

  • @farhiahaile2203
    @farhiahaile2203 10 місяців тому +1

    Plz nicimo kasoo hadal remotoid arthritis,marar badan aan kaa codsadey,gacmihii ka shaqeyn Lahey

    • @adigaisahaaw
      @adigaisahaaw  10 місяців тому +1

      Horay ayaann uga soo hadlay walaal!

    • @f.mohamed4638
      @f.mohamed4638 10 місяців тому

      Asaalam Aleikum walashey. Waan kusalamaya.

    • @f.mohamed4638
      @f.mohamed4638 10 місяців тому

      Walashey xanunkan aniga ee marka ani hader waxa aad ee caweyay funnel seed Mira ladaha

    • @f.mohamed4638
      @f.mohamed4638 10 місяців тому

      Side shaha camal uistecmal. Macmacankana iska ilali inshaAllah. Illahey hanawada cafiyo damanten iyo inte muslim ahba beithnillahi bari ❤❤

  • @ismahansharma2372
    @ismahansharma2372 10 місяців тому +1

    Abayo cudurkan mitabulism ayan rabaa inaa wax kaa weydiiya cudurkan mitabolism inten kaalasoo xiriiraa abayo adoo mahadsan

  • @BintiMahamud
    @BintiMahamud 10 місяців тому

    ❤❤❤❤❤

  • @Adenabdullahi-j4q
    @Adenabdullahi-j4q 6 місяців тому

    Asc

  • @AxmedMaxamed-mr2fl
    @AxmedMaxamed-mr2fl 10 місяців тому

    apyo watibakaage maheli karaa aadkuugu baahaneheye

  • @AbdisamadCumar-x9c
    @AbdisamadCumar-x9c 2 місяці тому

    Mahad sanidi

  • @sadiyamohamed5737
    @sadiyamohamed5737 10 місяців тому

    Lkn waxey dhehen lafaha yer yer mer mer hoos galeyso maxa vitimin u roon

  • @hamdixiischannel1482
    @hamdixiischannel1482 10 місяців тому

    Glucosamine ka waran walaal Naima dhabarka ma caawiyaa.

    • @hawayassin7172
      @hawayassin7172 8 місяців тому

      Haa atractiska ayu cawiya
      Habeenki xabad iyo maalinti xabad .

  • @rahmbillan9886
    @rahmbillan9886 10 місяців тому

    ❤❤❤❤❤❤❤