"Dalka Colaadihii ayaa batay,Nidaamka Fedaraalka ee xalka loo arkaayay dhib ayuu noqday,

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 7 січ 2025

КОМЕНТАРІ •

  • @Wrd-x8h
    @Wrd-x8h День тому

    Inshallah Farmaajo a saxi dona Xasan qabileyste marka u tago

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv 2 дні тому +1

    Warbahinta waa qeybo argagixisada uhadlayo oo didan dagaalka iyo qeeb tagyeersan oo warar been ah sheegayo dowlad da fadaralka ka iyadiibaa Ciidanka dumeyso hadana marabto toos inlooso afjero oo siyaasad bey gelisaa Dhankakale Vila somaliya waxa yalo ajende cafis joogto ah oo aan dhaceynin shurud laheen kii manta kubiro barina kun qof dilo haduu isdhiibo waa ceebkasalin Mumin ah warbal ibtiladan intee loracaa
    Argagixisada Bank dalka iyo isgaar siinta adeega network ga ayey la isticmaashaa dowlad da marka mesha sow qiyali lagama wado iyo in dhiiga umada lagu shaqesto

  • @MohammedBare-b3h
    @MohammedBare-b3h День тому

    Federalka ay noo keeneen puntaland iyo itoobiya waa dhaawac dowladnimada somaliya soo gaarey.

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv 2 дні тому +1

    Somaliland kaalin muhiim ah bey ugu jirtaa argagixisada Al Shabab ka iyo daacish ta ba somaliland bey kutiirsan tihiin siiba daacish hadeysan somaliland cawiney nin habeen uma hoyan Karan wadashaqenta iyo abaabulka somaliland la ledahey argagixisada dowlad da fadaralka somaliya wey ogtahey mamul goboleed yada oo Putland ugu horeyso na wey ogyihiin arinkas majirto golayasha amniga qaranka lama keno maxay tahey sababta hada Putland maxay uga war waregeysaa jawaabta. Kawar wareegayo arinkasta oo dhaman weydo waxbaa dheerad ku ah fadaralka lacag bey kuqadatey dhiiga shacabka