Розмір відео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показувати елементи керування програвачем
Автоматичне відтворення
Автоповтор
Allaya raxma abwan yussuf Dheere Maxamed sugaal waxan haysna xasuustadi iyo gobabintadi iyo halgankagii xaq baadna kudhimatay cidii kadambaysay dilkaga Ilaah waxan kabaryayna inuu xaqaagii kamuujiyo halgankagiina waan siiwadeyna ilaahna waxan karajaynaya riyadeenii inuu ilaah noo rumeeyo Somali oo mid noqota
I love my dad god bless him🤲🤲🤲🤲❤
Maanta ayaaban daawnayey xuskiisa waana markii iigu horaysay ee aan maqlo Aabahaa Halyey Yuusuf Dheere Alla hawnaxariisto.Aamiin
deeno yuusuf ilahay haw naxariisto geesiga-ku dhalay iyo dhaman asxabtii kula jirtay halganka xoreynta somali-galbeed jab-weyn baa gaadhay bariga xabashida waxana horseed u ahaa guusha jabhadii abahaa hogaamin jiray ee W.S.L.F
Aqoon ciidan oo awod badan buu leetahy ilaaahay haw naxariisto
Mujaahidkan 2014kii ayuu shil ugu dhintay ayaan maqlay Jigjiga agagaarkeeda.Waxaan qabaa in Ethiopia shirqool ku dishay loona eekaysiiyey shil gaadhi.
fikrada waan kula qaba oo Ethiopianku cadawgooda somalida ah ma ilawaan wariye AXMED XASAN CAWKE xataa dawlada Ethiopia sumeysay
Qaybtii 3aad halkee laga helayaa
Raggii soomaaliyeed raggaas ayey ahaayeen maanta rag lamood Xabashida u sujuuda oo habeen iyo maalinba ku hadraya Itoobiya waa walaalaheen ayaa nasiib darada jirta gadhwadeen noo ah.Walee goor ay ahaataba insha Allaah waxa iman xili aan fogayn oo la wada daldalo daaquuda soomaali maanta hortaagan ayaa Alle Swt keeno ayaa iman doona.
Allaya raxma abwan yussuf Dheere Maxamed sugaal waxan haysna xasuustadi iyo gobabintadi iyo halgankagii xaq baadna kudhimatay cidii kadambaysay dilkaga Ilaah waxan kabaryayna inuu xaqaagii kamuujiyo halgankagiina waan siiwadeyna ilaahna waxan karajaynaya riyadeenii inuu ilaah noo rumeeyo Somali oo mid noqota
I love my dad god bless him🤲🤲🤲🤲❤
Maanta ayaaban daawnayey xuskiisa waana markii iigu horaysay ee aan maqlo Aabahaa Halyey Yuusuf Dheere Alla hawnaxariisto.Aamiin
deeno yuusuf
ilahay haw naxariisto geesiga-ku dhalay iyo dhaman asxabtii kula jirtay halganka xoreynta somali-galbeed jab-weyn baa gaadhay bariga xabashida waxana horseed u ahaa guusha jabhadii abahaa hogaamin jiray ee
W.S.L.F
Aqoon ciidan oo awod badan buu leetahy ilaaahay haw naxariisto
Mujaahidkan 2014kii ayuu shil ugu dhintay ayaan maqlay Jigjiga agagaarkeeda.Waxaan qabaa
in Ethiopia shirqool ku dishay loona eekaysiiyey shil gaadhi.
fikrada waan kula qaba oo Ethiopianku cadawgooda somalida ah ma ilawaan
wariye AXMED XASAN CAWKE xataa dawlada Ethiopia sumeysay