Hawgalka gaani lagu dilirabay hawgal sifiican loo diyaariyay muu ahayn balse hawgalkii kornaylkii Nssta haystay lagu dilay ayaa sifiican loo qorsheeyay oo guulaystay.
Hawlkan odaygu ka sheekaynayaa waa wax lagu qoslo. Dad aan tababarrayn, qorshe cad lahayn, taliye aqoon lihi uuna la socon. Wax SNM abaabulaysay uma eka.
Waa run sheekadu waa sidaa uu sheegay waxaan ka mid ahaa ardaydii maalintaa joogay skuulka Mohamoud Ahmed Ali waxaanan ka mid ahaa dhalinyaradii markii uu Ahmed beeraha galay daba rooraysay ee kolba nin abooya oo beer dhex joogta lahaa waa kan wakhtigaa shacabka hargaysa may aqoon SNM laakiin waxaa la yaqaanay Jabhadii Qudhmis dadku kuwaas ayay moodayee waan ag taagnaa markii ninka laga soo qabtay Albeerkada cabdi fingar ee xidigta ninka nabarka wajiga kaga dhuftay waxa uu ahaa nin booliis ah oo saddex xidigle ah baastoolad dabadeed ayuu wajiga kaga dhuftay isagoo gaadhi land loobar ah saaran markii ay arintu fashilantay wakhti aan ku tilmaamo 15 daqiiqo ka dib ayuu Gaanina soo maray meesha inta uu istaagay ayuu nin sarkaal ah oo Bolis ah la hadlay oo yidhi maxaa dhacay markaasuu ugu jawaabay taliye waxa meesha soo galay kooxdii Qudhmis isna markuu hadalkaa maqlay hore ayuu uga cararay laakiin runtii waxa uu ahaa isku day aan si wanaagsan oo aqoon meletarinimo ku dheehantahay aan loo soo qorshayn rag jibo ay waday uun bay ahaayeen runtii waxaan ahaa arday 16 waktigaa oo dhigta dugsigaa ay sheekadu ka dhacday waxaanan ahaa fasalka 3 ee dugsiga sare hadana hadii maalintaa wax layga waydiin lahaa qaabkii ay wax u qorsheeyee maan yeeleen anigoon waxba ka garanahayn aqoonta meletariga waayo waxay soo galeen dugsi caruuri dhigato iyadoo ay awoodayeen inay fadhiistaan makhaayadaha aanu ka shaahayn jirnay sheekadna badhbuu ka tagay ama uu ilaabay iskuulku muu lahayn Telefoon wakhtigaa Maamula Abdi Cabaade wuu u tagay nimanka halkii ay wax kale ka sheegi lahaayeen ama ay si kale u qancin lahaayeen ayaa mid raga ka mid ahaa ku yidhi waar orodoo dhiig qadhmuunkaaga nagala tag taas ayaa keentay inuu maamuluhu sii shakiyo dabadeed huteelkii If iyo aakhiro ee u dhawaa iskuulka ayuu maamuluhu ka wacay saldhigii booliiska ee Dunbuluq intaa waxii ka danbeeyeyna talo faraha ayay ka baxday waa arin aan goob joog ka ahaa
Masha allah tabarakallah Ahmed haji omer abdale wllo illahay cafimadka iyo cimriga ha ku barakeyo Wxd thy geesi naftiisa u huray dalkiisa iyo dadkiisa somaliland
Wlhy waa aadke mujahid cumar waa dada siilanyo iyo cumar cartiihi geriyodayo caqligsu waa taam kan hor fadhiya ee aad modo inu hurdo isaga ka energy badan waxn filya waligii balwad mu istcmaalin waana salad sax hawlgalka gaani si fican layskulma lafo guriin waa lagu dag dagay lkn ma ahay in qori ak47 iyo bkm gidaar lasoo galene waxay ahyeed in gadhigiisa waa layqany mar qudha uun lagu dhufto 5 xabo oo 7 iyo qoriga lawga layidha ee garbka lagu riido isago nool ayuu shilmi laha
Kaysee axmed diagaale horta wan kusalamay lkn wlahi wan ka cadhoday markan dawaday waray sigan isla wayni baa ka muqta inader dadkii hore sidan ugamadd qaban jirin barnaamijka lkn ninkan waxad hadlaka uga gurysa ama waraysiga ka muqda niyad la aan kolay dhacday tasi lkn kayse barnamij yadan hadad awodo noso badi iga cod si wayo inta snm ta kawaran ta waxam dawado adiga ayaa ugu waraysi wacak kan aan ka xumaday cawa moye marka khalad hay fah min hadad aragto comtiga
Hore uma arag ninkan nin ka run sheeg badanay, SNM tu talaabaday ay qaadanba waanu guulaysanahy bay odhan jireen laakin in aanay wada guul ahayn waanu ogayn
KAN WARIYAHAA MA RAASHIN KALA NOOCA AYUU CUNAY,,OO CILADBAA KU KACSAN,, WARAYSIGA INAAD DIB U DHIGATO AYAY AHAYD INTAY DACARTU KAA DAGAYSO...................
Biixi wuu mucaaradi karaa si caadi ah. Laakiin hub u qaadanmaayo oo dee biixi codna waa lagu soo doortay cidna awood kuma muquuniyo. Midda kale dee waddanka Somaliland buuba u soo halgamey oo waa mujaahid. Dabcan laakiin kuwii faqashta ahaa xabbad buu kala daali jirey iyaga iyo aabohood ba faqsh doofaaroow kkkk
General Caydiid ayaa taarikhda iska leh reer waqooyi 4nin meesha ay ku joogaan ma heshiiyan qabyaalad baa timaha ka xiirtay maaha dad aragti leh hargeisa xaafadi xaafad uma wareegto maxay ka faaideen bila biyo bila wado .bila dhakhtar bilaa tacliin BiLAAASHA iyo jeelasha oo buuxa markaasay faanayaan uun war bax waryaha zero baad tihiin
Warsame osman Walaalo waxani waa wax bari hore dhacay in laga sheekeeyo ayaa qalad ah. Dadku waxaa iyo wax ka badan way sameeyeen wali cid ka sheekaynaysa miyaad aragteen Idinku dad sir leh miyaydaan ahayn Maxaa wixiina dariiqa wadhay Umadu way isa soo wada cuneen Cid ka hadlaysa ma jirto. Idinkaaba shicibka badbaadiyay oo aan dilin.
Iidoorka wlh sheeko gacan ku rimis ah iyo been ayeey isku ma weeliyan meel ay kula dagalamen ama ka qabsaden ma jirto snm hadana anaga ridnay siyaad ayey ku oran dowladi marka ay diciftay ayey xaduuda ethiopia kaso xarooden snm oo caruurti mingistu
Sawtii aaye abaha kuu waashan ee ged waalba kaa saaran ee afweyne Iyo faaqash ti ee jaabiyn ee idiin baacsadan ee intii kaalan eeye niiqabka xiiran ciidankii uugu fraha baadna ee faaqash waatan kaa safaynye dhulkyaga ee kuwa dharafyda ee caadhowga noo ahaa
SNM meel ay qabsatay ma jirto iidoorka been ayey isku seexiyan gashaamo darood oo dowlad degaanka ah ayeey dhexmeraysan jireen waxayna ahayen caruurti mingistu dowladi marka Spm usc Ssdf Jilbaha u dhigen ayey ka so xarooden xaduuda ethiopia snm meel ay so gaadhay bal ha la sheego
Ciyaalkii xamar joogay weeye ma warbay hayaan radio mugdisho iyo heesaha kacaanka waalaye. Faqash anaga cunay ciyaalow
Xundhur Gaasha waa Degaan. Ka Muse cabdale Xaga buurta.Xundhur gaasha Afgarasho.muj lixle. Libaax Allah yarxma
Hawgalka gaani lagu dilirabay hawgal sifiican loo diyaariyay muu ahayn balse hawgalkii kornaylkii Nssta haystay lagu dilay ayaa sifiican loo qorsheeyay oo guulaystay.
Hawlkan odaygu ka sheekaynayaa waa wax lagu qoslo. Dad aan tababarrayn, qorshe cad lahayn, taliye aqoon lihi uuna la socon. Wax SNM abaabulaysay uma eka.
Waanu dhimanayay gani
Hadii ay SNM qorshahaas dhigi lahayd gaani wuu dhiman lahaa
Muj Ahmed mxamed Halac.1980 Hawlgalada dalka gudihiisa Dhamaan xga koonfureed ninkii Muj lixle u qaabilsanaa Bambooyinkii Muj xayd garbadh 2 goor isagu kasooqaadey Gaashanle Dhexe Mr halac Allah yarxma muj hjclo ah waa runtii
Thank you for your bravery.
Gaani markuu dhimanayay Nairobi baan joogay musqul buu ku dhax dhintay
viva rageedii....somaliland forever
Noo soo badiya barnaamijyada snm
Waa run sheekadu waa sidaa uu sheegay waxaan ka mid ahaa ardaydii maalintaa joogay skuulka Mohamoud Ahmed Ali waxaanan ka mid ahaa dhalinyaradii markii uu Ahmed beeraha galay daba rooraysay ee kolba nin abooya oo beer dhex joogta lahaa waa kan wakhtigaa shacabka hargaysa may aqoon SNM laakiin waxaa la yaqaanay Jabhadii Qudhmis dadku kuwaas ayay moodayee waan ag taagnaa markii ninka laga soo qabtay Albeerkada cabdi fingar ee xidigta ninka nabarka wajiga kaga dhuftay waxa uu ahaa nin booliis ah oo saddex xidigle ah baastoolad dabadeed ayuu wajiga kaga dhuftay isagoo gaadhi land loobar ah saaran markii ay arintu fashilantay wakhti aan ku tilmaamo 15 daqiiqo ka dib ayuu Gaanina soo maray meesha inta uu istaagay ayuu nin sarkaal ah oo Bolis ah la hadlay oo yidhi maxaa dhacay markaasuu ugu jawaabay taliye waxa meesha soo galay kooxdii Qudhmis isna markuu hadalkaa maqlay hore ayuu uga cararay laakiin runtii waxa uu ahaa isku day aan si wanaagsan oo aqoon meletarinimo ku dheehantahay aan loo soo qorshayn rag jibo ay waday uun bay ahaayeen runtii waxaan ahaa arday 16 waktigaa oo dhigta dugsigaa ay sheekadu ka dhacday waxaanan ahaa fasalka 3 ee dugsiga sare hadana hadii maalintaa wax layga waydiin lahaa qaabkii ay wax u qorsheeyee maan yeeleen anigoon waxba ka garanahayn aqoonta meletariga waayo waxay soo galeen dugsi caruuri dhigato iyadoo ay awoodayeen inay fadhiistaan makhaayadaha aanu ka shaahayn jirnay sheekadna badhbuu ka tagay ama uu ilaabay iskuulku muu lahayn Telefoon wakhtigaa Maamula Abdi Cabaade wuu u tagay nimanka halkii ay wax kale ka sheegi lahaayeen ama ay si kale u qancin lahaayeen ayaa mid raga ka mid ahaa ku yidhi waar orodoo dhiig qadhmuunkaaga nagala tag taas ayaa keentay inuu maamuluhu sii shakiyo dabadeed huteelkii If iyo aakhiro ee u dhawaa iskuulka ayuu maamuluhu ka wacay saldhigii booliiska ee Dunbuluq intaa waxii ka danbeeyeyna talo faraha ayay ka baxday waa arin aan goob joog ka ahaa
Raga fashiliyay baad ka mid ahayd show
SXB SI FCN AYAAD U SHARAXDAY MAGACAA HA JIRO
Waar inaadeer fadlan hadda xaggee joogtaa
Aswrwb inaadeer waxaan ku noolahay Hargeisa
@@hassanibrahim2142 oky walal
Axmed xaaji cumar waa nin baha ismaciil oo idaraysa
Maxamed Cali ka duub taariikhdiisa
Odayga sheekadiiisa badhbaan dhaliilay shandad qoryo ku jiraan ayaanu gaadhi la raacaynay muftaax qaldana waanu ku furaynay xageenu joognaa
halgankii xaalaasha ahaa
Wallet maalinta waan taagna halkii lagu diley ninka ogafeen ee sadex xafhiglaha aha goobtuna waxay ahayd xaafada qudhacdheer
Masha allah tabarakallah
Ahmed haji omer abdale wllo illahay cafimadka iyo cimriga ha ku barakeyo
Wxd thy geesi naftiisa u huray dalkiisa iyo dadkiisa somaliland
Kaysow kuma fiicanid waraysiyada ee qof kale u dhiib.
Wlhy waa aadke mujahid cumar waa dada siilanyo iyo cumar cartiihi geriyodayo caqligsu waa taam kan hor fadhiya ee aad modo inu hurdo isaga ka energy badan waxn filya waligii balwad mu istcmaalin waana salad sax hawlgalka gaani si fican layskulma lafo guriin waa lagu dag dagay lkn ma ahay in qori ak47 iyo bkm gidaar lasoo galene waxay ahyeed in gadhigiisa waa layqany mar qudha uun lagu dhufto 5 xabo oo 7 iyo qoriga lawga layidha ee garbka lagu riido isago nool ayuu shilmi laha
Si degdeg ah u samey wareygsiga maxamed cali
Geesi geesi dhalay ayaad tahay indeer ilahay waxan kuu waydiiyay cimri dharar iyo caafimaad wanagsan
Geesi somalilander waxaynu iskunahay ayaa ka weyn waxaynu isku hasano si qofkii aduunka ugu jeclaa maxamed cali oonxarshin la joogay
Masha Allah Masha Allah ilaahay hadiini barakaayo alle ha iidiini hiilyo Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin yaa raabi. Ax ax subaxanallah snm allow u gargaar inta nool Aamiin Aamiin yaa raabi
Khadray isoo wac
@@ugaasraage4178 waan ku salaamaya indeer waakuma
@@ugaasraage4178 asc wlo ugaas raage miyaan ku garanayaa, because I can't remember qof kaad tahay isukaye sheege horta
@@khadraabdullahi1112 adigu isoo wac dee
@@ugaasraage4178 ascwrwb. Walaalo I never call someone I don't know. Markaa waxan karabaa inaad isukaya sheegtid horta I am sorry Walaalo laakiin waxaan jeceylaan lahaa inaad isukaye sheegtiid adigo oo mahadasan walaalo.
Waaw
Dalkeenan somaliland waxa losomaray halgan qadhaadh snm ayaa usobob ahayd manta waa ilaahay mahadii mar hadii ilaahay guushii inasiiyey guuuuuul snm guuuul SLAND
Kaysee axmed diagaale horta wan kusalamay lkn wlahi wan ka cadhoday markan dawaday waray sigan isla wayni baa ka muqta inader dadkii hore sidan ugamadd qaban jirin barnaamijka lkn ninkan waxad hadlaka uga gurysa ama waraysiga ka muqda niyad la aan kolay dhacday tasi lkn kayse barnamij yadan hadad awodo noso badi iga cod si wayo inta snm ta kawaran ta waxam dawado adiga ayaa ugu waraysi wacak kan aan ka xumaday cawa moye marka khalad hay fah min hadad aragto comtiga
Wuu ku haftay keyse muxuu waraystaa nin badwayn ah ayuu isku doontay e
Kayse ayaa haftay duqsigu caano ayuu ku dabaal bartaa fuudna wuu ku gubtaa
Ina kirix waa muj yuusuf kirrix
WAAR NIYAW GAANI RAG YAQAAN AYUU AHAA,,MUXUU YIDHI CUNO FIICANA SIIYA CAWNA SIIYA,, WUU CABANAYAA EE,, MID KALE SIDII MORGAN AYUU HAASH KU BAKHTIIN LAHAA,, GAANI WAA RAG YAQAAN UU AHAA
War kii hashka wax ku bakhtiiyay gani buu ahaa
Hore uma arag ninkan nin ka run sheeg badanay, SNM tu talaabaday ay qaadanba waanu guulaysanahy bay odhan jireen laakin in aanay wada guul ahayn waanu ogayn
Geesiyadii somaliland
Wariye hadalka ka sug Odayga bila aqoon ayad tahy
Nolow adeer
Keyse cunsuri magacyo ayuu ka jaray
Waa Geesi Reyal Somallander Ah
Ka Hor Kac Waxmagardyoow
Somalida oo dhan cadan ayeey kaso aflaxeen
Waar Waxan Hurda Ka Hor Kac
Waau Khuurinayaae
Waar Ninkan Aad U Waramaysaa
Wuu Hurdaa.
Kolba Sheeko La Soo Dhaafay buu
Ku Waydeenaya.
Sharaf iyo cisi ku noolow
KAN WARIYAHAA MA RAASHIN KALA NOOCA AYUU CUNAY,,OO CILADBAA KU KACSAN,, WARAYSIGA INAAD DIB U DHIGATO AYAY AHAYD INTAY DACARTU KAA DAGAYSO...................
Sigis
Nacalad idinku dhacday taariikhdii issaq waxay ku soo koobeen nin kaneeco u dhintay oo la lee yhy waa mujaahid iyo snm
Qabiil ahaan ayuu ugu qanacsanyahay ee wakaase ha mucaarado biixi hadaan xabsi horray loog tuurin
Biixi wuu mucaaradi karaa si caadi ah. Laakiin hub u qaadanmaayo oo dee biixi codna waa lagu soo doortay cidna awood kuma muquuniyo. Midda kale dee waddanka Somaliland buuba u soo halgamey oo waa mujaahid. Dabcan laakiin kuwii faqashta ahaa xabbad buu kala daali jirey iyaga iyo aabohood ba faqsh doofaaroow kkkk
@@kandarabi927 Faqash bal fasir macnaheeda
@@yusufahmed-re9vh Inader Yusufow maanta waa oday wayn mujahidkani, wakhtigiisiina inaga ayuu inoo huray. Professoro aduunka ka caan ah ayuu noqonkarayay, haddana waadigaa arkaya oo alhamdulilah buu leeyahay. Nin ka qalbi wanaagsan miyaad helaysaa? Raga qayrkii ah ee aduunka kale ka dhashay way waashaan markay xaaladan oo kale la kulmaan, markaa walaal maanta haddii aanu aduun inaga helayn aynu ixtiraam iyo duco la daba joogno intay noolyihiin.
@@yusufahmed-re9vh faqash waa daaroodkii wasakhda ahaa ee dadka laynayey
@@kandarabi927 iyo aydii ay wateen, kuwii Daaroodka addoonta u ahaa sida Hawiye, Raxanwayn, Gudabuursi iwm
CAR DIGAALE ARKA OO CID AN HABAR YONIS AHAYN BUUM BUUNI NAYA.ALA QOFKU XUMAA OALOSHA TAAGAN WALAHAY
Kkkk Tv Cadho Ururtay Hinaase HCtv Baa Loo Furtay Kayse wuxuu copy gareeyay Barnaajimka Ducaale , Lkn Ducaale Gaadhi Maayoo Ducaale Dadka Uu Waraysno qudh iyo maan u yaqaana markaas yarkankani xin iyo xaasidimo ayii buu wadaaye mesha waxaba kuma hayo
Wuxuu Hayaa Wuxuu Udagaalamayay Oo Dhamays Tiran
Iyo Ehelkiisii Oo Nabad Ku Seexda.
Adigu Xageed Joogtay Markii
Halgamayaashu Hawsha Wadeen?
Imika Se Maxasd Tartaa Hordooy?
Hadimaabad Taye!
Waar xaarka meesha kala tag dhakhyahay.
Waligiinba hawl gal aad hogaaminayseen ma ma guulaysan dir cuno
Xagee ka tidhi ma afka mise
Shaqsi kastah qayb faan ah iyo kabadbadin ah baa ku jirtaj reer waqooyi waa u sii gooni faanku
Waxay SNM qabatay baaba iska yar diwladii afweyne waxa Riday general caydiid oo afweyne xamar ka baxsaday taarikhdu way qorantahay.laakin reer waqooyi waxay ka faaideen dagaal sokeeye oo iyagu isku madhiyeen
Caqli yare. Markii SNM dagaalamaysay ee ciidankii ugu adkaa burburinaysay Caydiid xaguu joogay?waad foorartaaye markii ciidankii quwadalahaa SNM burburisay ayaa Siyaad Barre oo bilaa ciidan ah oo Xamar iska fadhiya Caydiid SNM ku tidhi hadaba ka erya Xamar. Tusaale haddii iminka Oromadu qabsato Adis Ababa ma Oromaa Adis Ababa la odhanayaa way qabsatay mise Tigree ayaa burburiyey ciidankii Federaalka Ethiopia?.adeer lib rag leeyahay ha sheegan Caydiid lahaane raggana ayagaa xiniinyaha kuu yeelee.
Yaa ciidankii somalia ragii cunay yay ahaayeen dalku ma muqdishoo kaliyaa
General Caydiid ayaa taarikhda iska leh reer waqooyi 4nin meesha ay ku joogaan ma heshiiyan qabyaalad baa timaha ka xiirtay maaha dad aragti leh hargeisa xaafadi xaafad uma wareegto maxay ka faaideen bila biyo bila wado .bila dhakhtar bilaa tacliin BiLAAASHA iyo jeelasha oo buuxa markaasay faanayaan uun war bax waryaha zero baad tihiin
Qaraxland kawaran
Reer waqooyi wa dad nool sidna mha caydiidn cidi hubka siisay ee ninka kasoo dhgky waa layqna adeer
Iidoorka been weyna wlh meel ay kula dagalamen ma jirto dowladi maxamed siyaad burco iyo hargaysa ma ay so dhaafin meel ay qabsaden ma jirto
Midgaanow hadaa yaa afweyne iyo faqashtii eryaday
Markaas ma faataxo ayuunu ku saaranay , makhnuud fooqal makhnuud iska aamus ciil qabeyow
@@odaymediachannel hadaa ma shaydan ba kufsaday dowladi qowdaha africa la tartamaysay hadan jabhadi dhagaha ka qaracin
Bulsho tv. waxaad noo cadayseen inaad cadawga somaliland la safantihiin.
sawirkii wali maydun badalin. waxaanad noogu darteen inaad comments'kaayagana delete'garaysaa.
waxaan anaguna idiin balan qaadaynaa inaanu report'garayno channel'keena silaydinka xidho.
Warsame osman
Walaalo waxani waa wax bari hore dhacay in laga sheekeeyo ayaa qalad ah.
Dadku waxaa iyo wax ka badan way sameeyeen wali cid ka sheekaynaysa miyaad aragteen
Idinku dad sir leh miyaydaan ahayn
Maxaa wixiina dariiqa wadhay
Umadu way isa soo wada cuneen
Cid ka hadlaysa ma jirto.
Idinkaaba shicibka badbaadiyay oo aan dilin.
@@ilhanhassan9813 cidaad badbaadiseen xageeyjoogtaa walibawaad ciilqabtaane midgoyohow
kkkkk gaani miyaad dili karten waaga waa sheeko quuqin laagu seexin raabo ciyaalka new SNM washeey
Iidoorka wlh sheeko gacan ku rimis ah iyo been ayeey isku ma weeliyan meel ay kula dagalamen ama ka qabsaden ma jirto snm hadana anaga ridnay siyaad ayey ku oran dowladi marka ay diciftay ayey xaduuda ethiopia kaso xarooden snm oo caruurti mingistu
@@rock_diamond9475 kkkkkk waa khiyaali waar dee jamhuriyada waa tagteey ictrafki baa inyar kaa dhiman kkkkkk
Sawtii aaye abaha kuu waashan ee ged waalba kaa saaran ee afweyne Iyo faaqash ti ee jaabiyn ee idiin baacsadan ee intii kaalan eeye niiqabka xiiran ciidankii uugu fraha baadna ee faaqash waatan kaa safaynye dhulkyaga ee kuwa dharafyda ee caadhowga noo ahaa
@@safiajama5565 Haween meeshan hadal ugama furna orodo caruurtadha koorso
Iidoor dawlad ayey cuneen baaqiga a hawiye ayaan u daynay
War beenaalayaal baadtihiine gaaninin lahawaysankaro maahayne iskadaaya benita idooroow
Gaani waa kaa maa sikkhranku 6 baabura ee dhiiga lacagta ahaa laa guu wardyn jeerye taalabada qaadyo baa Akhaas fuuleye buu ahaa
Daaquudkii Afwayne barre wado mareexaan ayuu qaaday xadka iyo xawaaraha
SNM meel ay qabsatay ma jirto iidoorka been ayey isku seexiyan gashaamo darood oo dowlad degaanka ah ayeey dhexmeraysan jireen waxayna ahayen caruurti mingistu dowladi marka Spm usc Ssdf Jilbaha u dhigen ayey ka so xarooden xaduuda ethiopia snm meel ay so gaadhay bal ha la sheego
Snaagan kuu raxaysanyna dhulkayagi SNM Somaliland beeye dhaasheye beenta Iyo xasidnmo waata xiryaha qaxontigi kaa buuxdan 30 saano
Aabahaa warayso oo waxaan ku tidhaahdaa snm iiga sheekee haduu noolyahay haduu gacanta snm ku baxayna waxaad doonto ku hadal
Haddaa yaa Rogay Somalia dib danbaysa miyaa loo arkay faqash
Spm iyo usc xilima la aasaasay xooloyahow maalinti snm qaybt 26 ee ciidanka somalia ugu awood badnayd so jiidhay spm iyo usc manay jirin marki mingiste iyo siyad bare heshiyen ssdf waati is dhiibtay 88 jabhadi kaliye siyad la dagalantay yay ahayd faqashtana waxan ku nacay taariikh la aanta
@@cabdirisaaqmaxamed3145 1988 maxad ka dheeften dumarki iyo caruurti baad hoosta ka gasheen oo aad dhufays ka dhigaten aakhirkina wax dhintay iyo wax cararay bay noqden snm ti magaloyinka kuso dhuntay 1991 dawladi marki xamar laga saaray kadib baad soo labaten oo ciidiki kaso baxay waqooyi, siyad barre marki xamar laga saray 91 hargaya iyo burcaba wuu haystay, taarikhda lagama been abuuri karo.