MUSALSALKA WACDI IYO WAANO XALQADA 28AAD

Поділитися
Вставка

КОМЕНТАРІ • 879

  • @thelion4423
    @thelion4423 5 років тому +171

    Janatul Firdaws Allah ku Kulmiyo Hooyo Walba Amen Hooyo Waa Lama Huraan

  • @zaynabmohamed3079
    @zaynabmohamed3079 5 років тому +47

    Best musalsal in the Ramadan thank u universal tv❤🍁

    • @Dayaxtv
      @Dayaxtv 5 років тому

      Zaynab wll subscreibe igu qaabo khyr allaha ku siiyo

    • @umalmahmed6115
      @umalmahmed6115 5 років тому

      Kkkkkk

  • @fartundubow3530
    @fartundubow3530 5 років тому +132

    Filim IGA dheh ceegaaag iyo iskufilan iyo hibaaaq caadi maaaha like isaaara inta nabiga jecel

  • @ilkacadeqays4323
    @ilkacadeqays4323 5 років тому +133

    Ala Mxa dad Aan iyaguba Aan kusalin Nabiga like ku raadsanaya War nabiga csw wxa lagu talagalay in meel fcn lagu xuso ee saliga Nabiga kadaaya ciyaarta

    • @togdheer-boy4111
      @togdheer-boy4111 5 років тому +1

      Ilkacade qays isha ayaad tuurtay waan yaabanahay oo waxay maraysaa in lagu baryootamo nabigeenii suubanaa (nnkh )

    • @Dayaxtv
      @Dayaxtv 5 років тому

      Ugaaas subscreibe igu qaabo

    • @ilkacadeqays4323
      @ilkacadeqays4323 5 років тому +2

      @@togdheer-boy4111 bro somalida iska beer jilacaysan Oo like usaaraysa layaab maleh😎

    • @bcjaylani1949
      @bcjaylani1949 5 років тому

      Wllo subscriber igu caawi ilaahy dartii

    • @aminbintubashir5853
      @aminbintubashir5853 5 років тому

      ilkacaDe Qays vnnmnbnbm

  • @FOOTBALLPLANETYT
    @FOOTBALLPLANETYT 5 років тому +237

    Eid Muabarka Dhammtiin
    Nabad Ku Ciid Hadaa Commentigan Argtid like Munasbada cida owgeed.

  • @barwaaqoosman9482
    @barwaaqoosman9482 5 років тому +31

    Intaan soosoonay kuwii laga aqbalo alle hanaga dhigo danbigeena hore iyo kuweena danbe allehadhaafo cimrigeena allehaynoodheereeyo aameen yaa rabi

  • @jamam.6153
    @jamam.6153 5 років тому +129

    inta musasalkaan jcl inuu isiii socdo ilaaa soonka dambe like ta igu qabta no xaasidnimo 😍😍😍

  • @arimaheenashorts2225
    @arimaheenashorts2225 5 років тому +24

    Alx cala kuli xaal ramadaaan is end musalsal is end inta ila aragtay inu gabagabo yahy like saar

  • @xujaale33
    @xujaale33 5 років тому +361

    Yaa dawanayo 2021

  • @zamiyazweet2783
    @zamiyazweet2783 5 років тому +77

    Film dhamaca bilow ilaa dhamaad inta lasocotay
    Farta taaga 👆

  • @abdikaniali6720
    @abdikaniali6720 5 років тому +87

    Yaa isaga oo faraxsan hooyadii la qaadanaya farxda ciida 💖💖allow hooyo noo daa liketa

  • @zureer5014
    @zureer5014 5 років тому +34

    waxa farxaD weYn ii aH inaaN anigiYo hoYaDaY❤ maTa dharkii ciiDka ka zo waDa iiBzaneY
    HooYo❤ la aanTeeD Waa apaaar😢

    • @princessahlaam3669
      @princessahlaam3669 5 років тому +1

      ayna Yar 😭😭😭😭😭😭💔4 sano khr paa igu dnbezy wlhi frxdaadz oo kle allw dip igu celi

    • @zureer5014
      @zureer5014 5 років тому +1

      @@princessahlaam3669 aMiiin wllo😢😭😭

    • @ahmedfaisalabdillahi6461
      @ahmedfaisalabdillahi6461 5 років тому

      Mzha Allh Allh haku barakeeyo wlloh

  • @Anas-ti7kq
    @Anas-ti7kq 5 років тому +35

    Asc Ciid mubaarak
    Maanta Anaa ugu soo horeeyey ee
    Walal Nabiga ku saliya

  • @xamsebile4833
    @xamsebile4833 5 років тому +17

    Alle Ramadaanka ramadaankiiza ha inagu gaadhziiyo cafimaaad iyo cimri dherer❤❤❤❤❤❤👏

  • @sucadxajimuse1540
    @sucadxajimuse1540 5 років тому +20

    Waligay sidaa uman xiisayn mususal caqiibo leh alle ha idin xafido dhntii

  • @dhawrsancaqil9746
    @dhawrsancaqil9746 5 років тому +32

    Mashallah cabdiqani isku filan waa walid adeec qofku wuxu yahay ayuu mateela masha allah hooyadi madaxa ayay uu sarantahay
    I love you 😘😍😘😍

  • @kadoon22
    @kadoon22 5 років тому +25

    Ciid mubaarak
    Ramadaan inta jecel inay marwalba caafimaad kusoo marto farta taaga
    ❤❤❤👏👏

  • @hamdahusseinshire6887
    @hamdahusseinshire6887 5 років тому +17

    Taqballahu minaa wa minka acmaalu saalixaat yaa rabi

  • @daauudismailcilmirople6863
    @daauudismailcilmirople6863 5 років тому +35

    Ramadantii wey baxdey qofkii dhameystey Ramadan sonkedii like izara 😂

    • @xujaale33
      @xujaale33 5 років тому +1

      Daauud ismail Cilmi rople wll waan kuu saraye subscribe ii dheh codsiye

  • @ebyanofficial8963
    @ebyanofficial8963 5 років тому +10

    inta ramadan u xiisi doonta like farta taaga👆

  • @daacadmuuse7967
    @daacadmuuse7967 5 років тому +1

    Isku filan Nin Aan taagero Wayn u ahay. Ikraantayda dhuxsha musasalkii waan u codeeyey in uu sii socdo Ramadanta danbe🙌🤗🙌😊

  • @canabcabdulaahi7131
    @canabcabdulaahi7131 5 років тому +37

    War ceegaag ii doona waaban ka helay wlhi siduu afka ka siinayo funny weeye

  • @qadraali1320
    @qadraali1320 5 років тому +75

    INTA RASUULKA JECEL SWC RASUULKA IGULA SALIYA SCW

    • @sahramacalin1764
      @sahramacalin1764 5 років тому

      SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW

  • @apdikanihasan5250
    @apdikanihasan5250 5 років тому +32

    Intii hooyoyinka jecel liketa

  • @aagaanyare3955
    @aagaanyare3955 5 років тому +40

    Ikraantayda dhuxuzha🤣🤣🤣🤣
    Wlhi isku filan waa xaraapo soconayza illhyhadaaye💞

  • @mahameddeeq6016
    @mahameddeeq6016 5 років тому +10

    Allow film ahaa.
    Universal tv oo u ilbaxnimo sheegtay tv yadii soomaalida ❤️❤️

  • @apdiazizrozzka822
    @apdiazizrozzka822 5 років тому +22

    Musalsalkii waa hbnki ugu danbayse
    Azxapta ku xidhan Dhamaantiin
    Eid mubarik Kulu caam wa antu bikhayr
    Subscribe isaara plz

  • @somalivlogs6780
    @somalivlogs6780 5 років тому +41

    Fadlan Hadaad ila Fikir Tahay Dhalinyaradan in La Dhiiri Galiyo Oo Bilado Uu siiyo Tvgu Si Hore U Socdaan Waayo Waa Flimkii ugu Wacnaa Walahi Like Isku Muuji
    Ikraan Iyo Aniguba Taageero Rabnaa😍

  • @bahjasahalchannel1218
    @bahjasahalchannel1218 5 років тому +53

    Manta qofna igama horeen plz subscribe isaar ado mahadsan wlo 😘😘😍😍❤❤❤🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @abdulwhb4381
    @abdulwhb4381 5 років тому +2

    Ciid mubarig dhamaan muslimiinta ku noo daafah aduunka iyo intii af somali ku hadasha ramadanta Allah khyr keeda hay inaga aqbalo Amiin wllayal reer Hargaisa aad baan u salaamaya ciidayadi hooyo

  • @ayuubqaasim9810
    @ayuubqaasim9810 5 років тому +3

    Best musasal somali ever thanks team universal TV waan uxiisi doonaa insha allah

  • @qaysfarah9859
    @qaysfarah9859 5 років тому +20

    This my last statement on the druma let's wish you eid Mubarak

    • @Dayaxtv
      @Dayaxtv 5 років тому

      Suldan subscreibe igu qaabo

  • @nimcoayaan3629
    @nimcoayaan3629 5 років тому +1

    Maansha allah ilahayo hooyoyinka hu naxariiso inta dhimatahay inta noola cimirga iyo caaafimaad dheer sii adiga wayen

  • @nasrudiinofficial1776
    @nasrudiinofficial1776 5 років тому +4

    Intii Xalqadan ka Daahday ee Ciida ka dib Daawanaysa Liketa 👍

  • @zakariayousuf8421
    @zakariayousuf8421 5 років тому +7

    Ilaahay Ramadan tan Ramadan teeda nabad iyo horumar haynugu gaadhsiiyo insha Allah salaan sare

  • @mustafahassan7907
    @mustafahassan7907 5 років тому +4

    mashllah we love xidigaha wacdi iyo wano wlhi wan idin tagera Yusuf cegagi iyo isku filan and hibaaq halkedad dhigten keep going idinleyay ikraan khatar

  • @sagalhassan7677
    @sagalhassan7677 5 років тому +11

    Mansha'Allah Somaliland dhalinyaro tegay ba ku nool

  • @mohamedmuse8714
    @mohamedmuse8714 5 років тому +37

    Puntland goormaad soo boqanaysaa madama aad tageerayaal badan ku leedihiin wacdi iyo waano team

  • @ummumanaal6494
    @ummumanaal6494 5 років тому +2

    Alle abdiqani baarisanaa ilahow barakee hooyadii siduu u darajeynayo ayaan ka helay hooyadiina saasuun buu idhaaa koley mashallah tabarakallah

  • @deeqaidirisismaciil6330
    @deeqaidirisismaciil6330 10 місяців тому +1

    Cabdiqaniga ikraan walalkeed inu iska isqoslaya inta ila aragta like saar

  • @zamiahappy8357
    @zamiahappy8357 5 років тому +93

    Waa maalinti u danbeysay inaan comment ka bixiyaa waaba waajib 🤣🤣🤣 into hore waan daawan jiray uun ❤

  • @ismo_official
    @ismo_official 5 років тому +18

    Maanta ciid bari weeyaan hadaan suuuqiii ka imiday 1:30AM
    Intiii iga danbaysa like

  • @nimcobakaal3612
    @nimcobakaal3612 5 років тому +23

    Waa maxay dadkan iyagoo Muqaalkaba dhameysan Commentiga ku tartamaya 🤔 war fikiradihiina muhiim ahe ka dhiibta filmka

    • @sahamiyemedia6013
      @sahamiyemedia6013 5 років тому +1

      Wlloh Qli waan kaa Helay Ee Whatsapp lambrkada ii soo Baas plze plze

  • @nuredinahmed7801
    @nuredinahmed7801 3 роки тому +3

    The best actor all the time in Somaliland bravo Abdiqani

  • @bilanahcurves863
    @bilanahcurves863 5 років тому +18

    Hambalyo kooxda wacdi iyo waano iyo dhaman hawlwadenada universal tv wa ka baxsaten mussalki Ramadan ka 😃🌙 ciid Mubarak kulucamu wa antum bikhair 💐🌹🌙✨🎇🎆🎊🎈

  • @dreamgirlchannel967
    @dreamgirlchannel967 5 років тому +1

    Ruwayada qeybta isku filan hoyadisa waxa laga raabay inee dareen hooyaa nimo muujiso marku u imaday iskufilan ileen waa nin xaabsi kaaso baxaay ............. sidaa hibaq markee soo dontaay ikraaan weena mujisa dareenka hoya nimada intaa ilaa araagtay like

  • @daakirkadoon5338
    @daakirkadoon5338 5 років тому +25

    Masha allah hala isooo dhaweeyo, hooyo mcn darteeed.

  • @axyaaqaraami7426
    @axyaaqaraami7426 5 років тому +6

    Ciid wanagsan dhamantinba saxibayal. ❤️🙏❤️
    Isku filan hooyadii iyo ceegaag kla war la isnawuxu ku leeyahay
    Ceegaag:- ma geelbuu hadal hayey, iyaduna waxay ku leedahay
    Iskufilan hoyadii:- gaadhigii madooba ee quruxda badnaa inooga soo kaxee hooyo😂😂😂

  • @shoodheshoodhe344
    @shoodheshoodhe344 5 років тому +2

    Musalsalka Wacdi io Waano Ki u horeyay ee nocisa ah Ee Somali matasho jilayasha wd ku mahadsantihiin jilinka wacan ed ka run shegten
    BEST SHORT FILM 100% ACTING

  • @ibnufaracade9461
    @ibnufaracade9461 5 років тому +68

    Wacdi iyo waano
    Ikraan .izku filan
    Hipaaqa gobaad
    Yuuzuf ceegaag
    Dhaamtiinba ciid mupaarak

  • @abdimahadahmad8986
    @abdimahadahmad8986 5 років тому +48

    Inta somali nimada
    Ku weynthy like ha ila dhifin🤙

    • @ahlulwanaagmedia9425
      @ahlulwanaagmedia9425 5 років тому +1

      Enzo Awalle walalkey subscribe igucaawi Allaha hakusharfo 🙏🙏🙏🙏

    • @user-yt4mi5bt3r
      @user-yt4mi5bt3r 5 років тому

      mashalaahaa ilaahay soo Somali isku soo celi iydoo walal ah

  • @mohameddeeq9904
    @mohameddeeq9904 5 років тому +1

    thanks universal tv iyo dhamaan jilyaasha

  • @waheliye44
    @waheliye44 5 років тому +12

    Keep going pro from Cardiff city

  • @hamdaxiisofficial494
    @hamdaxiisofficial494 5 років тому +24

    Eid Mubarak ahaan like ii siiya
    Somaliyeey lacag idin ma weediisan yaan laygu baqiilin

    • @Dayaxtv
      @Dayaxtv 5 років тому

      Masul subscreibe igu qaabo

  • @qoojeabdi3172
    @qoojeabdi3172 5 років тому +20

    Eid mubarak xaqul ciidkyga iireeb wllo💕💕

    • @Dayaxtv
      @Dayaxtv 5 років тому

      Subscreibe igu qaabo

  • @shakircaqil4753
    @shakircaqil4753 5 років тому +1

    Dhamaan waxan umahadnaqayaa cidkasta oo riwaayadan ka qayb qaatay ,, dhaman jilaayasha iyo universal tv, intaan arkayey riwaayad somaliyeed waayadan dambe , diin, dhaqan, degaan , duunyo , miyi iyo magaalo , iyo ciyaar dhaqameedyo , wuxuu ahaa susal aad u fiican,
    Thanks dhaman daadihiyayaaasha

  • @elyahyelaaskawi2341
    @elyahyelaaskawi2341 5 років тому +78

    Caawa waa Habeenki UGU danbeysey Musasalka Waano Io Wacdi
    Intii Uxiiseysa Like isaara👍🇸🇴

    • @arrehsouleimanaouled2095
      @arrehsouleimanaouled2095 5 років тому

      💋💋💋💋❤❤❤❤💜💜💖💖💖💕💕wlli beri maciidbaa waan ku suaalee

    • @elyahyelaaskawi2341
      @elyahyelaaskawi2341 5 років тому

      Haa i.a

    • @labbadhagaxnindhexdoodkaso2952
      @labbadhagaxnindhexdoodkaso2952 5 років тому +1

      Waar kaalay gafuuroow maradan buluuga ah iyo ciida maxaa isku xidhay calankan cuqubaysan somalida mawada matalo qadaadoow

    • @elyahyelaaskawi2341
      @elyahyelaaskawi2341 5 років тому

      Somalia🇸🇴 Somali baa Leh Animaalow

    • @labbadhagaxnindhexdoodkaso2952
      @labbadhagaxnindhexdoodkaso2952 5 років тому

      @@elyahyelaaskawi2341 zoomalia amisom baa leh 🇰🇪🇰🇪🇰🇪🇰🇪🇰🇪💪💪💪💪💪💪✌✌✌✌✌✌🇰🇪🇰🇪🇰🇪🇰🇪🇰🇪🇰🇪🤫🤫🤫🤫🤫🤫🤫💪💪💪💪💪🤪🤪🤪🤪🤪🤪🤪🤪🇰🇪🇰🇪🇰🇪🇰🇪🇰🇪🇰🇪🇰🇪🤟🤟🤟🤟🤟🤟🇰🇪🇰🇪🇰🇪🇰🇪🇰🇪💪💪💪💪💪💪💪💪

  • @hadaarivlogs3175
    @hadaarivlogs3175 5 років тому +2

    Last day of ramadan 😥
    Inta u xizayza ramadan iyo wacdiyo waanoba Like ta ♥️👍

  • @MudaneMaxamedCabdiqaadirJamac
    @MudaneMaxamedCabdiqaadirJamac 5 років тому +23

    Eid Mubarak.
    ceegaag iyo hibaaq munaasibada ciida darteed si toos Ah isku guursada, Inta igu Raacsan Farta Taaga✊❤️🙏

  • @ahmedlast8820
    @ahmedlast8820 5 років тому +7

    jialayaasha WACDI IYO WAANO IYO DHAMAAN Asxaabta kale waxaan idinlee yahay
    CIID WANAAG SAN KULU CAAM WA ANTUM BIQEER
    IYO HABEEN KA LABAAD EE CIDA

  • @saadikismailabdi1161
    @saadikismailabdi1161 5 років тому +23

    Adigagan dawanayow cafimadka ilahy ku siyey alx dheh wll 🙏🙏

  • @asmaladancumar9217
    @asmaladancumar9217 5 років тому +15

    كل عام وانتم بخير يا احبابي

  • @cqanibiixi7924
    @cqanibiixi7924 5 років тому +8

    wuu dhamaday filmkasi inta uxiisi donta like saara

  • @mustafcabdi4599
    @mustafcabdi4599 5 років тому +6

    Hibaaaaaq adaaaa mudan bilad abayo wlhi waad jishay riwayada marlabad aad ayaaan ku tageersanahay

  • @mustafemiig7804
    @mustafemiig7804 5 років тому +1

    Hambalyo sida wanaagsan eed noogu jisheen mahadsanidiin universal,dahabshiil,Cali jirde,sugan

  • @ramlafarah3496
    @ramlafarah3496 5 років тому +14

    5mint 80 comments 🙆‍♀️ ciid wngsan somali maxamed

  • @maaxxusen8996
    @maaxxusen8996 5 років тому +28

    Inta u xiisatay inay ku ciiidan somaliland ❤ like isara 🤗🥰❣

    • @Dayaxtv
      @Dayaxtv 5 років тому +1

      Wll subscreibe igu qaabo

    • @kaabaali625
      @kaabaali625 5 років тому +3

      Hargaysa hadhwanag wan u xiisay

    • @xamdaadan2620
      @xamdaadan2620 5 років тому +4

      Wan u xiisy burco caday ♥️

    • @khaalidcumar2120
      @khaalidcumar2120 5 років тому +2

      wlhi wan u xiisnay haragysa cadey iyo Daruurihiii

  • @khalifaomer9893
    @khalifaomer9893 5 років тому +22

    dhuxushu hadii aad fahan tahay fadlan #like iisaar 😂😂😂😂

  • @manderayouthcommunity5781
    @manderayouthcommunity5781 5 років тому +4

    MashaAllah isku filan and firs lady Queen ikraan you left behind an amazing series of love films congratulations I appreciate for the entrainment.

  • @cabdurahmanalibarre9757
    @cabdurahmanalibarre9757 5 років тому +2

    Xaqiiq Waynu U Wada Xiisaynaa Musalsalka iyo Dhaman Inta Daadihanaysaba
    Ciid Muparak Dhaman intii lasoo Socotay Musalsalka iyo Jilayaasha Dhamantood iyo Dhaman Bahda Universal TV Eid Muparak Dhamantiin 😍

  • @Anas-ti7kq
    @Anas-ti7kq 5 років тому +3

    Waa maalintii Bisha Barakaysan ee Rabadaan ugu danbaysay
    Ciid mubaarak farxad ku Ciida walal Soomaaliyeed waan idin jeclahay ❤️❤️

  • @ugbaadabdi4787
    @ugbaadabdi4787 5 років тому +20

    Inta uxiisi doonta like👍
    Waa malintii udanbaysee🙏🙏

  • @ahmedyassin446
    @ahmedyassin446 5 років тому +12

    First for last day of Ramadan

  • @umumohamed5707
    @umumohamed5707 5 років тому +7

    Capdi qani Hooyadi waa izlaan Qurux Padan💔

  • @user-lg8ed2di4b
    @user-lg8ed2di4b 5 років тому +4

    Eiid Muparak😍😍
    Eiidkan Eidkiisa Bashbash iyo barwaaqo alle haynugu gaadhsiiyo walashy iyo wllkyba Aamiiin
    ❤❤❤❤❤❤❤❤
    Like Bes izii

  • @abdirahman2907
    @abdirahman2907 5 років тому +17

    War hadde cidi igama horay somaaalaay! Eid wanagsan kuligiinba, like ha ila dhaafin walaalkey/walaashey an dar alle ku walaalonow!

    • @fartunabdi9052
      @fartunabdi9052 5 років тому

      Ciidwanaagsan dhamaan muslimiinta oodhan hibaaq ceegaag iskufilan ikraan ciidwanaagsan

  • @mohamedidiris9520
    @mohamedidiris9520 5 років тому +2

    Cawan dhamaysanaya anuu sabab mashquul darteed groupka filimka duubay soosarayasha iyo inta ku xidhan sidayda good ramadan dhamatay aqbal sare insha allh.

  • @ridwaanmohamed7758
    @ridwaanmohamed7758 5 років тому +1

    Ciid mubarak dhaman umada islamka

  • @hamdaahmed3027
    @hamdaahmed3027 5 років тому +1

    Ciid mubaarak wixii muslim ah kulu caam wa anta bikhayr nabiga ku sali scw scw

  • @ahmedwadani7409
    @ahmedwadani7409 5 років тому +3

    Ciid Mubarak🌙
    keep going wlhi
    Musalkan waa mid aaan ku xidhnaaa🤗

  • @maska1977
    @maska1977 5 років тому +1

    Ciid mubarik yaa muslimiin

  • @hal-abuurteam4359
    @hal-abuurteam4359 5 років тому +8

    *UMADA SOMLIYEED WLL SUBCRIBE*
    *IGU CAAWI WLL 👐 ADOORAALI*

  • @XallinCaafimaad
    @XallinCaafimaad 5 років тому +6

    Soomaaliyay ciid wanaagsan😍 like hayla dhaafin ilmaderayaa

  • @sadiomohamoud1603
    @sadiomohamoud1603 5 років тому +1

    Waaa musasalkii ugu fiiicnaa aan arko oo somaali dhigto ❤️❤️👏👏👏👏👏👏

  • @huthaali534
    @huthaali534 5 років тому +9

    Eid Mopark guys🎉🖐

  • @zuhaybcarab5768
    @zuhaybcarab5768 5 років тому

    Eid mubaarig dhamaan muslimiinta kunool daafaha caalamka farax aan kuwada ciidno liketana faraxd awgeed usaar

  • @hanoodyare_1087
    @hanoodyare_1087 5 років тому +33

    1k like ma heli karaa farxada ciida darteeda ❤❤ eid mubarak iiga dhiga like Hadaa deeqsi u tihiin SOMALIA MOHAMED 💙 🇸🇴💙

    • @qaaliaadan9982
      @qaaliaadan9982 5 років тому

      intii hooyo jecel like waa eid mubarik umada musliinta like iisaar ilahay baan idinku dhaaryaye

    • @abdirahmanisack1558
      @abdirahmanisack1558 5 років тому

      Abti Ma Lacag BAA lugu helaa horta

  • @limbokidshanshi7720
    @limbokidshanshi7720 5 років тому +5

    Kama unaelewa kiswahili nipe like,tusonge mbele

  • @subeersudaysi7591
    @subeersudaysi7591 5 років тому +10

    Ramadanta ramadanteeda illahay cafimaad ha inagu gadhsiiyo
    Ruwayadana waa sugaynaa sanadka danbe
    Keep going

  • @farhandouh5009
    @farhandouh5009 5 років тому +3

    Ciid Mubarak Dhamaan asxaabta reer Universaltv Somalia

  • @ridwanmahamuud4492
    @ridwanmahamuud4492 5 років тому

    Musal sal qiimo leh oo aan ku xirneyn ayuu ahaa
    Iid Mubarak allow ramadankii naga aqbal kiisa kalena nabad nagu gaarsii aamiin yaa rabi

  • @qurayshmowliid8292
    @qurayshmowliid8292 5 років тому +1

    Zoney mar danpana zoo nqo noqo yaa ramadan adna wacdi iyo waanoy ha ka hadhin eid umada muzlimka gar aahn zomalida gara aahn may country somalilant eid mupaaark 😍😍😍😍😍

  • @ahmedsaidbracr7200
    @ahmedsaidbracr7200 5 років тому +7

    Ciid mubarak wllhyga somaliyeed dhamantiin
    Cafimad idin rajaynaya ciidan teeda kale insha allah❤❤kuli caam wa antum bi khayr🙏🙏🙏

  • @nuurtomohamed1692
    @nuurtomohamed1692 5 років тому +11

    Waad mahadsatihiin waxaan sugaa isku filan oo fooq loo dhiso

  • @bugleoffician4579
    @bugleoffician4579 5 років тому +2

    Inta cabdi qani hooyadii hadal keeda kaheshay
    Like dhac igu siiya asxaabey
    Eid mubaarak

  • @mohammedshaker1495
    @mohammedshaker1495 5 років тому +13

    Waxan dawanayay ilaa maalintii kowaad waa malintii ugu horaysay ee kabixiyo please like 100 like

  • @ahlamcadey8081
    @ahlamcadey8081 4 роки тому +1

    Baxsaney hargeysa iska jeclahy wlhi hargaysa ilahy nabad ha igu geeyo💗💗💗😍😘

  • @ughtctcv9104
    @ughtctcv9104 5 років тому +16

    Insha allh ramadaanta ramadaanted wan sugan xildhiban cunaye isku filan pic sln 🤣🤣😂😂😂😂😎

    • @Dayaxtv
      @Dayaxtv 5 років тому

      Wll subscreibe igu qaabo

  • @ifraaxcali2981
    @ifraaxcali2981 5 років тому +4

    waan u xiisi doonay iskufilan iyo cegaag ikraantayda dhuxuzha iyo hibaaq Nabadeey iyo nooli kulanteed🤣

  • @zamzamyouzuf1760
    @zamzamyouzuf1760 5 років тому +1

    Inbadan waanu u xiisi doona alle ramadantan ramadanteeda allah bash bash iyo barwaaqo haynagu gaadhsiyo iyo qofkasta hamigiisa allah urumeyay gool insha allh

    • @inahahmethnoureyy5159
      @inahahmethnoureyy5159 4 роки тому

      AlX wll iLahy bazhbazh iyo Barbaaqo inagu gadhsih iLahay FadLiga RamadanTa xanunada iyo afooyinka aduunka HayNagaga bajiyo