Розмір відео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показувати елементи керування програвачем
Автоматичне відтворення
Автоповтор
😂😂Jilayaal Cajiib ah bay ahayeen Jeeri iyo asxaabtiisa Somali ma soo marayan iyagoo kale wlhi Codad Cajiib ah bay lahayeen🥺❤️
Jeeri wuxuu u batey dhanka masajidka wuu iska dhafay jilayashii riwayadaha
Waa jilayal o film coddeyayal aal soomali dib uso marayn alle ha sharfee.
ala maxaad sheegate
Jeeri ilaahey amarkiis waaa iska kaajeclahay
Nasteha Ahmed like me
Wll gabadha magaceed codkeedan ka heley wlhi
Jeeri lagend si gar eh aya utagera wlhi
Jeeri xagee ka dhacay niyooowMaxaa ka dhacay
La ma na ha wa ya 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂Kula haa
Jeeri legend of all time
Jeeri runti waxuu ahaa Majaajilayste aad u qiima badan . Hadana waa qof wanaagsan oo sida la sheegay diin leh
Haa abaayo runtaa waaye Jeeri Allah unaxariisto asagoo zujuudsan ayuu dhintay
Dear waa uu nolyahay Hargaisa ayu jogaa balse oo kaliya Waxa uu iskadaye Ruwayadaha io mujajilisnimada
Wunolyhy
@@shamhaadsharaf8402 😂😂😂 wu nolyhy
*Hal minit kahor ayuu i agmarayay jeeri sidaas ayaan usoo galay halkan*
Ninyhow run sheego ninka ma hargesu joga
@@Mohajabaanyare ninkan waxan xidhiidh lasameyay mudo laba sano ah jeeri
Af fadareeshin waligey ma maqal kulahaa 🤣🤣🤣🤣
Jeeri alle ayaa u hibeyey hadal m.a
Lo ma na h ya kulaaa jeeeri🤣😅
Jeeri qosol oo igu dhilay Wagii shaleemada ila hada Wan jclhy
Masha allah sheikh jeeri
qoor iyo jeri wahalyeyaal
Qofkiiii 2
Jeeri intee ku danbeeyay
Hargaysa dharka ku toloa dawarlaha silimooga ina mulac ku dhaw
Kkkkkk
jeeri
Where is ceyni?
Aabahaa iyo Fulaazahaa maxaan dhahaa.
😅😅😅😅😆😂
Ceyni badar miyaa marki la boobaayo
Hhhh jeeri xagee kadhacday
Sxp hargeesuu joogaa
C qadir isaga o daaci wayna aya wxa dagan yhy magalaada hargeisa xfda 150ka alle danbigisa ha dhaafe..
@@MADASHA.KHAIRKA runtaa miyaa walaal
hhhhhhhhh French ga idalay
4:18 Achtung Scheisse !!!!. Af german buu xiligaa ku hadlayay ninkaasi .
Eraygaas waa soomali
zer najax360 😀😃jarmal laga soo amaahday
@@kadarkhalifabdi9664 Scheiß drauf! 😂
Jeeri xaguu kudan beeyey
Hargeisa ayuu dagan yahay waa tabliiq maalin uu nio wacdinayay sidaan uqoslayay beerka icasaaday
Magalada hrgysa ayu dagan yhy xfda 150ka wa daaci wayn wakhtigan.
Woxo furtay harqaan wana tabliiq woxo jooga hargeisa
kalyadi kaana hargyso
@@mohamedhamse1061 Maha allah lambarkiisa ya haya bal
😂😂Jilayaal Cajiib ah bay ahayeen Jeeri iyo asxaabtiisa Somali ma soo marayan iyagoo kale wlhi Codad Cajiib ah bay lahayeen🥺❤️
Jeeri wuxuu u batey dhanka masajidka wuu iska dhafay jilayashii riwayadaha
Waa jilayal o film coddeyayal aal soomali dib uso marayn alle ha sharfee.
ala maxaad sheegate
Jeeri ilaahey amarkiis waaa iska kaajeclahay
Nasteha Ahmed like me
Wll gabadha magaceed codkeedan ka heley wlhi
Jeeri lagend si gar eh aya utagera wlhi
Jeeri xagee ka dhacay niyooow
Maxaa ka dhacay
La ma na ha wa ya 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Kula haa
Jeeri legend of all time
Jeeri runti waxuu ahaa
Majaajilayste aad u qiima badan . Hadana waa qof wanaagsan oo sida la sheegay diin leh