Yurub geenyo | Heesta Hamuun waan kuu qabaa | Xasuustii Cumar Dhuulle | Music iyo Madadaalo

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 3 гру 2023
  • Yurub geenyo | Heesta Hamuun waan kuu qabaa | Xasuustii Cumar Dhuulle | Music iyo Madadaalo
    Musicians:
    Bass Guitar:
    Cabdicasiis Axmed Xaashi
    Guitar:
    Nagiib Axmed Xaashi
    Keyboard:
    Maxamed Xaaji
    Saxophone:
    Cabdale xaaji
    Camera Operators:
    Eng Maano
    Mukhtaar Dhuux
    Eng Maxamed Mawliid
    Shaariq Abdala
    Editing:
    Ashour
    Vocal Record/Mixing:
    Shabcaan Isko
    ASTAAN MUSIC
    2023

КОМЕНТАРІ • 25

  • @abdisamedmire2955
    @abdisamedmire2955 7 місяців тому +6

    In every decade, there is a super artist for Somalis; surely this decade is Yurub Genyo; she deserves the Big Award.❤

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 7 місяців тому +1

    codka waa 100% xisaab ahaan musiga waa qolada aan xisbatanku fiicneyn waa 100% @00%
    lakiin dad baa heesta ka bodsan maan fahmin ma siiqadi hestey lagu yaqaney badshey kuwaa waxaan leeyahey indhha furta Habaryartey Yurub qurax yurub Geenyo hadanad hees u dhiiban waxaan sacabaheyn kuma lahid am amusnaan

  • @MaxamedGacan-ni4dl
    @MaxamedGacan-ni4dl 7 місяців тому +1

    Yurub caadi haan kalsooni in loo heeso waa hibo eebe ku siiyo

  • @jabirbashir7436
    @jabirbashir7436 6 місяців тому +1

    Boqorada cod ka Yurub geenyo

  • @Thedeliberate-Hani
    @Thedeliberate-Hani 7 місяців тому +1

    What a mellow feeling both your voice and the words gives btw as a female I just love this. Thanks ❤❤❤❤

  • @khadarbinugacansaar
    @khadarbinugacansaar 8 місяців тому

    Heestan aad iyo aad ayaad ugu khaldantay qofkii kuu dooray dhiiqo ayuu lugaha kuu galiyay yurubey

    • @jiidhe1970
      @jiidhe1970 2 місяці тому

      Walaal bal khaladka fasir. Waxaan rabaa inaan fahmo khaladka.

  • @yonisosman6759
    @yonisosman6759 7 місяців тому +1

    yurub sowtu rahma 😍😍😍😍😍😍

  • @abdifatahbooska825
    @abdifatahbooska825 8 місяців тому +2

    Waaw❤❤❤

  • @shaaficimaxamuud4109
    @shaaficimaxamuud4109 7 місяців тому +1

    Heesihii ragga ayuumbà hadhay miyey dhamaadèn heesihii dumarku

  • @nafisamohamoud852
    @nafisamohamoud852 7 місяців тому

    Yurubeey heesta waad ku tumatay 😮😮

    • @caaisha71
      @caaisha71 7 місяців тому +1

      Ma qur'aanba waa hadal dade waa caadi byo

  • @AbdinasirXarbi
    @AbdinasirXarbi 2 місяці тому

    Sawturaxma noloshaadii khaladkii koobaad eed gasho weeyaan inaad heestan dib uqaado

  • @jarohusein2651
    @jarohusein2651 7 місяців тому

    Heestan yurubey kumad so bixin

  • @MindfulMedia07
    @MindfulMedia07 7 місяців тому

    mashaalha

  • @user-yh4xi4eq4b
    @user-yh4xi4eq4b 5 місяців тому

    Ibrahim ali ❤

  • @SALMAANN-m2t
    @SALMAANN-m2t 7 місяців тому +3

    Dadkan kuhaya heesta dumar maxay uqadaysa maxa ka khaldan adeer heestu ma qur aan lakhaldayba maxa diday in ay qofta dumarka ah haday kahesho inay qaado kaleexda sawtu raxma meel walba waku so baxaysa ❤😂 codkeeda laheli Karine inay kaheshay baa dhici karta heesta takale meeshi hubqaad udhahayy Ayy tirahday dulqaad because ragu malahan hubqaad inaa ayadu naag weye ninbayna uhesaysaye kalexda gabdha😂

    • @muniiraar3407
      @muniiraar3407 7 місяців тому +2

      ❤inkasto wali hibasho reemo sawturaxma waxay sonolaynaysa fanki hore ee dabarka goostay wanan ku wataa ❤❤❤❤

  • @bashiirmaxamed1033
    @bashiirmaxamed1033 5 місяців тому

    boqorda codka

  • @Jamal-lh6wn
    @Jamal-lh6wn 8 місяців тому +1

    Hi baby ❤

  • @intifaacajacaylka
    @intifaacajacaylka 2 місяці тому +1

    ❤❤❤❤❤

  • @user-rl9xu3mn1h
    @user-rl9xu3mn1h 7 місяців тому +1

    Qofka lama niyo jabiyee hadaan qiimeeyo anuu waxan siinlaha yurub 100%30

  • @lilyou4308
    @lilyou4308 8 місяців тому

    Marka heesihi dumarku may ka dhamadeen heesta odayga maxa kugu raray🤔🤔 heesta kumaad so bixin yurub maxmed abdi yeey walal 😡mida kale ragan waawayn maxay ku qaban wayeen mise waad diidey 😂😂😂😂😂 heesti hanuuniye ayan ku ogalaaney ma iskaga socone taad aragtapa 😂😂😂😂