Yurub Geenyo Qaaci LIVE

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 19 жов 2024
  • Xidigaha TV

КОМЕНТАРІ • 116

  • @monisamohamett6955
    @monisamohamett6955 Рік тому +4

    Heestan inta jeer ee aan wayey iyadoo qarami ah lkn caawa helayy 2023😮

  • @kingswagtie6182
    @kingswagtie6182 4 роки тому +6

    Kaban ka si cajaayibaa loogaraacaya, iyo fanaanadeenii wayneed sawtu raxma , yurub Mohamed abdi Geenyo

  • @NAJIIBB123
    @NAJIIBB123 11 місяців тому +2

    Magaca sawtu raxma dhayal uguma bixi fananinti danbe wali lama arkin fanan hestisa kaban ku qada o codkisa ku kalsoon lakin yurub codkeeda wa original wakas kaban io musicba wa isku mid dhowr hesod ay ledahay bay kaban ku qaday sida heesta naxli markasta wa same o codkedu kaban io musicba wa same yacni wa original axya cod ba ale kumanaystay sawtu raxma io qurux ❤❤❤

  • @KINGZ44four
    @KINGZ44four 9 років тому +9

    Geenyada xidigaha!! Cod wa lo dhasha , beutifull and naturally talented keep up!!

  • @kaarladeeq835
    @kaarladeeq835 8 років тому +5

    yaa salaam salimnaa minal balaa geenyo fanaanada qarniga meesha simple voice malagu heesayo alle hakuu barakeeyo codka

  • @abdiaizisse113
    @abdiaizisse113 5 років тому +4

    Yurub geenyo 🌺🌺🌺halaa heesta wad iiga hormartay wale iyo bile dhibka anigu igu haysta USA 🇺🇸😂😂😂 abwaan sanaagi ban ahay curiiya suugaanta iyo maansada heesaha halka aan u daayo hadalku xigmad bu u dhintaaye😂😂😂

  • @cismanabdi830
    @cismanabdi830 7 років тому +1

    yaa salaam yaa salaam sowtu raxma geenyo afku kumo go waar fanaan Abdi hani sidu u garaacayo baan ka helay viva yurub geenyo and Abdi hani

  • @Aarlibaah_
    @Aarlibaah_ 7 років тому +7

    Yurub Geenyo- waah waah Eeshcalaa hees iga dheh iyo codkeedii macaanaa!

  • @Mahadxidig-official
    @Mahadxidig-official 2 роки тому +1

    Gacan macaaane Alle yaaa raxma Maxamed miyir hajji codkiii sowtu raxma yaaa dhageysanaaaya heeeskaaan 2022

  • @Mohamed.Khaliif
    @Mohamed.Khaliif 8 років тому +9

    YURUB GEENYO boqorada fanka waxaad i Xasuusineysa Maandeeq ... Best Raaxeeye

    • @ayanlehayanlehabdikassim1471
      @ayanlehayanlehabdikassim1471 7 років тому +1

      Mohamed Khaliif mandeq waa eeded waney buuxeuneysa mandeq iyo khadra dahir boqorada jaceylka

  • @captainoatis4879
    @captainoatis4879 8 років тому +4

    This qaaci has been funded and organized by my sxb, Abdiqani kkkk wiilka habar jacayl ee dhex fadhiya Cirro iyo the unknown female. C/qani I knw u were on vocation in hargysa from the glorious city of minneapolis--bt u should've taken me with u, waa ruugi lahaa "Geenyo"

  • @rashidahmed8794
    @rashidahmed8794 2 роки тому +1

    Ala yarxama ninka kaban garaacaya, 2018 kii ayaan hargaysa tegay inaan arko ayaan rabay markii aan dadka weydiiyey ayaa laygu yidhi shalay ayaa la aasay.

  • @mohamoudalihussein5613
    @mohamoudalihussein5613 8 років тому +4

    yurub geenyo wan ku og sharafeey quruxeey il xun ku aragto mcn sharafeey

  • @bosskhalidnani2228
    @bosskhalidnani2228 8 років тому +3

    Ahhhhhhhhh war cabdi hani muxu wadaa Ahhhhhh aryadehe ninkaa waa libaax dasadaha ayuu xitaa tuma
    yurub hees aad uu macan weye faraxad ku nolow abidka

  • @sahalcali4196
    @sahalcali4196 8 років тому +7

    Yaasalaam Maxamed miyir
    kabanka codka mcn iyo Yurub geenyo

    • @Ehel_Caashaq1
      @Ehel_Caashaq1 3 роки тому

      @@zamzamabdi5279 Alle ha unaxaristo

  • @iftinchanneliftinchannel682
    @iftinchanneliftinchannel682 6 років тому +4

    Wow I love yurub baby long life

  • @malaak1
    @malaak1 9 років тому +4

    Yurub geenyo Amazing song my # 1 Artist tuneeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeee

  • @Caliya2020
    @Caliya2020 5 років тому +6

    Inta Geenyo codkeda jecel like isaar , ilahay haw naxariisto Mohamed Miyir aamiin

  • @sahalosoble8466
    @sahalosoble8466 8 років тому +4

    nice song yurub aniga tagero ku ah

  • @badrigaas1702
    @badrigaas1702 8 років тому +3

    cleek cleek yurub cuudka baxyaa caadi maaha xataa cabdi hanibaa iimuuqda kkkkk vivaaaa

  • @cashaqsoor
    @cashaqsoor 4 роки тому +1

    Fananda Codka Macn yurub Geeno ayado yar baan Aqaanay waxay ahayd Shax shax Lay

  • @farhanhagi4764
    @farhanhagi4764 10 років тому +6

    Nice god job geenyo. Thanks sisters

  • @laloibrahim5388
    @laloibrahim5388 7 років тому +13

    Fanku xiligaan dhanka codka wuxu kusoo biya shubtay nimcaan hilaac & yurub genyo

    • @maanyuproductions903
      @maanyuproductions903 3 роки тому +1

      Sadex sano kadib comment kada✔ fanka weli waa sidiisii geenyo iyo nimcaan wax cod gaara llawaa💯❤🎧

    • @adaniman8374
      @adaniman8374 Рік тому +1

      5 sano kadib wali waa sidiisi😢

    • @NAJIIBB123
      @NAJIIBB123 11 місяців тому +2

      5 Sano kadib wali waa watan fanka waligeedna way wadan donta axya cod sawtu raxma 🔥 fanan hesihisa kabadn ku qaad yurub unbaa jirta wali lama arkin fanan heesihisa ku qaada kaban kuwa hada jira yurub unba jirta o codkeeda ku kalsoon wale m.a

  • @barudhazard348
    @barudhazard348 8 років тому +8

    inaba caaadi maaaha yurub sawtu raxma noolaw inbadan ab iyo ab

  • @marwodhawrsan5730
    @marwodhawrsan5730 Рік тому +1

    Waaw xisuhu ka dhamaa qalbiga

  • @lamingueye3396
    @lamingueye3396 7 років тому +3

    Wooow. Inaba. Caadi Maah duriyada. Layga. Idinkama hayo dee

  • @xawashire3728
    @xawashire3728 7 років тому +4

    axyaaa hees yurub allle vodka haku daayo insha alllh

  • @asxabiboqore4521
    @asxabiboqore4521 8 років тому +2

    eeeshqiyazak maxamed miyir iyo yurub heestu caadi maha axyaa qaaci macan

  • @khadaradam2986
    @khadaradam2986 6 років тому +4

    Yurub mahamed Abdi fanada qaranka

  • @wardamuuse7523
    @wardamuuse7523 8 років тому +7

    eeshcalaa hees yurub geenyo

  • @OmarMuseCade
    @OmarMuseCade 10 років тому +3

    WAAAAW BAL ISKU EEGA BUG BUGTA IYO RAAXADAN DHABTU MUSIGU YAALAA,inaba caadi maaha

    • @isilaiana
      @isilaiana 8 років тому

      kkkkkkk walee waa lays helay
      ))hhhhhhh kkkkkkkk)(
      lalalalalalalalalala Alessandro little little little little hahahahaha

  • @asadburco5966
    @asadburco5966 9 років тому +4

    Weeeeey yurub geenyo cod iyo qurux rabba kugu deeqay

  • @gureymohamed679
    @gureymohamed679 6 років тому +4

    Wooow wale waa heesi hii layaqany

  • @padrihowd2903
    @padrihowd2903 Рік тому

    Inta 2023 daawanaysa like 👍 iisaar

  • @sirkaysarhassan1008
    @sirkaysarhassan1008 9 років тому +5

    Ninka kaban ka tumayaa waa macalin igawala waya wàayo ayaan xasustay

  • @Qaramimedia1
    @Qaramimedia1 Рік тому

    Alaw u naxariiso waa 10kii dambe ee rabadaane maxamed miyir nin kabanka ka adag buu ahaa alaya raxmu

  • @nuuxckaafi-su4iq
    @nuuxckaafi-su4iq Рік тому

    Aloow unaxriiso maxamed miir xaaji aamiin

  • @saedarahman7521
    @saedarahman7521 6 років тому +1

    Alle ha u naxaristo maxamad mir xaji

  • @muntaasyuusuf7790
    @muntaasyuusuf7790 7 років тому +2

    Wooow macha Allah xbbti

  • @husnimmohamuud444
    @husnimmohamuud444 8 років тому +4

    wàa fananad dhamestiran waxasaa fanaan laga dhahaa kuwa fananimada moda play back wax arka heee

  • @maxdar11
    @maxdar11 5 місяців тому

    Yaa salaam❤

  • @onlydestinations2887
    @onlydestinations2887 9 років тому +2

    wlee wlee macalin weyn iyo fananad baa is helay

  • @ahmedyare1992
    @ahmedyare1992 8 років тому +3

    cadi maha wlhy way ka baxsaty yurub gnyo

  • @siciidmaahir999
    @siciidmaahir999 5 років тому +1

    maxamed miyir xaaji alle hakuu naxsriisto😭😭

  • @dhagomuk
    @dhagomuk 9 років тому +8

    Yurub geenyo boqorada codka hees & badh iga dheh

    • @isilaiana
      @isilaiana 8 років тому

      shidhaab wasakh yahao

    • @isilaiana
      @isilaiana 8 років тому

      +Naalo 93 h

  • @malaak1
    @malaak1 9 років тому +2

    wow yurub tuneeeeeeeeeeee respect my # 1 Artist we love you

    • @isilaiana
      @isilaiana 8 років тому +2

      yurub waad dadaalaysaa

    • @isilaiana
      @isilaiana 8 років тому

      ayad yurub

  • @darodali6364
    @darodali6364 8 років тому +3

    Wlh ani cabdi hani ayaa iga qosliyey

  • @daallomedia
    @daallomedia Місяць тому

    Waah yaa Salam ehelkii qaaciga

  • @faisalmohanmuuse3211
    @faisalmohanmuuse3211 6 років тому +6

    Ina miyir xaaji respectful

  • @shaficibashe2995
    @shaficibashe2995 7 років тому +1

    Ustaad Maxamed Miyir Xaaji
    Mullaxanka kooxda

  • @saedarahman7521
    @saedarahman7521 6 років тому +1

    Cabdinasir macali caydid sifiican ayu kugu fara yaraysta maxd mir xaji gacanfudaydka ayu kubara macali fiican dheh

  • @fahanogaal2115
    @fahanogaal2115 6 років тому +2

    Weeeeéeeeeeeeew geeenyo waligaa jir

  • @alidaandaaan3452
    @alidaandaaan3452 8 років тому

    Qaaci good bye walalakay abdikani haaji oktober iyo xidigaha geeska

  • @ayanyusuf2974
    @ayanyusuf2974 9 років тому +2

    Woow nice song

  • @abdirizakibrahim3347
    @abdirizakibrahim3347 8 років тому +4

    yurob cot illah wokusiya

  • @Quickchoise
    @Quickchoise Рік тому

    Sawul Rahma ❤

  • @mohdabdi4556
    @mohdabdi4556 9 років тому +6

    yuruba geenyo caadi mah fanand inata kale been

  • @aslihassan1159
    @aslihassan1159 9 років тому +3

    khadra cigedii qarniga allayleh yurup haa ban kuu hayaa dhankayga

  • @sagalduraan3489
    @sagalduraan3489 4 роки тому +1

    Naga daaya sacabka milix la.aanta ah yaakhey aan kabanka iyo sowtul raxma maqalnee

  • @faraxmaxamad6603
    @faraxmaxamad6603 8 років тому +3

    yurub geeyo alla maxaa fanan tahay ku ogoliyaaaa

  • @nasirhassan7564
    @nasirhassan7564 9 років тому +1

    Wa kahelay kabanka.

  • @MrLooyaan
    @MrLooyaan 3 роки тому

    اغنيه حلوه واذاء عالي من يرب جينيو

  • @enghamze7130
    @enghamze7130 Рік тому

    Kan Ciyalka U Eg Yurub ku hoos Dhagan Wa Noocma

  • @dabcadchannel179
    @dabcadchannel179 7 років тому

    Abwaan abdiqani haji oktobar ayaa fadhiya meesha

  • @abdibaasidhamse4876
    @abdibaasidhamse4876 9 років тому +2

    gabadhadii wad codmacanthy

  • @ayandhagane
    @ayandhagane 10 років тому +1

    masha allah

  • @axmedcade5068
    @axmedcade5068 Рік тому

    Good

  • @danabbcumar3137
    @danabbcumar3137 8 років тому +3

    abdi hani wuu baashaalayaa woow

  • @axbaab6109
    @axbaab6109 2 роки тому

    Waa laapsaalax

  • @ajabdi378
    @ajabdi378 8 років тому +3

    Hhhhhh Cabdi Hani caadi ma aha

  • @xajicraxmancali7629
    @xajicraxmancali7629 Рік тому

    Hadaan kugu dhaadan jiray xiisuhu ka dhama qalbiga

  • @ahmedqalinleofficial7670
    @ahmedqalinleofficial7670 8 років тому +4

    hhhhh cabdihani ayaaba shidan

  • @ahmedibrahim5300
    @ahmedibrahim5300 6 років тому

    Miyir Haaji Sweet Had

  • @hccbnkkkk1588
    @hccbnkkkk1588 4 роки тому +1

    Geenyo wxkle

  • @noloshaqurbaha5142
    @noloshaqurbaha5142 4 роки тому

    Wooow

  • @adanmaxamed5667
    @adanmaxamed5667 8 років тому

    ba A boqorada codka ben haka sheegina sidey udhimatey magool boqorada codka wali masoobixin lakin boqorka codka wey isa sootarayaan

    • @hodandauddaud6869
      @hodandauddaud6869 7 років тому

      Adan Maxamed waraaa run madooni dadka oo kujira qabuura iska dhaaf noh

  • @calishabeel8316
    @calishabeel8316 8 років тому

    axlaa heees fil caalam

  • @malaak1
    @malaak1 9 років тому

    lord wow always felling this tune

  • @TooWavey-
    @TooWavey- 9 років тому

    waar yurub geenyo ma arabaa

  • @mubaarigbaxnaan4671
    @mubaarigbaxnaan4671 7 років тому

    😘

  • @bukhariahmed723
    @bukhariahmed723 6 років тому

    Ninkan kabanka tumaya wuxuu keenay cumar dhuule aun oo kale
    Cadi ma ahan

  • @h.m.cchanel3230
    @h.m.cchanel3230 6 років тому +1

    Kabanka ma gaajo ayu ka bartay

    • @saedarahman7521
      @saedarahman7521 6 років тому

      Hhh sxp maxd kayabtay sidu u garacayo

    • @ahmedomar1355
      @ahmedomar1355 4 місяці тому

      Kkkkkk waryaa masiibaa tahay bahalka gaajada dadka ku bartaa waa cajiib

  • @xaliimocabdicabdi7496
    @xaliimocabdicabdi7496 8 років тому

    Kkkkkkkkkkkk sidan miyaa qaciya

  • @crixmaancadde-uv7ul
    @crixmaancadde-uv7ul 2 місяці тому

    InTaan DHapta saar Lahaa
    KaDhuumo miYaad LahaYd
    InTaan Dhip uDiid LaHaa
    HaDheeLiDo miYaaD LahayD
    InTaan kuu Dhaga nugLaa
    MiYaaD igu Dhaga aDkaYd
    InTaan Haku Dhaqo LaHaa
    MiyaaD ku DheeL DheeL LahaYD

  • @salmaansanka8461
    @salmaansanka8461 7 років тому +1

    Waaaw

  • @xamsemukhtarxamse5243
    @xamsemukhtarxamse5243 Рік тому

    Yy7

  • @libaanhamaal8210
    @libaanhamaal8210 7 років тому +3

    inabah Caadi maha

  • @jamaalneymar6311
    @jamaalneymar6311 5 років тому

    AlayaCizak

  • @ifraxclahi2680
    @ifraxclahi2680 8 років тому +1

    hahahahah Cabdi hani

  • @awdalsteteofsomaliatayga8138
    @awdalsteteofsomaliatayga8138 8 років тому +1

    Cabdi hani muxuu tumayaa isna

  • @manapolyocabdiqadar9058
    @manapolyocabdiqadar9058 7 років тому +3

    waa markey qaadka iyo qamriga isku dhiftaan kkkkkk

  • @xaliimocabdicabdi7496
    @xaliimocabdicabdi7496 8 років тому

    Kkkkkkkkkkkk sidan miyaa qaciya