QISADA MUWAFAQ IYO BORSADI NOLOSHISA BADASHAY!@sawdaqaalib

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 12 вер 2024
  • #qisoyinka #sawdaqaalib #fadlan_hadad_nagu_cusubthy_subscribe noo Saar please mahadsanid inbadan

КОМЕНТАРІ • 512

  • @XaawoCabdimaxamuud-b2t
    @XaawoCabdimaxamuud-b2t Місяць тому +48

    Muraadkaaga oo dhan allaha kuu fududeeyo aadban runtii kuu taageeraa qisooyinkaagana ujelahay sharaf iyo karaamo❤❤❤❤

  • @HafsaAbdirahman-ho6oy
    @HafsaAbdirahman-ho6oy Місяць тому +77

    اللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد ❤❤❤❤

    • @BarlinHassan
      @BarlinHassan Місяць тому +4

      😢Gg 😊😊 vvvv vv vv v v bb b b b bbbbbbbb b b bb b bbb bbbnb😊

    • @ugaasocismaan733
      @ugaasocismaan733 Місяць тому

      Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @meyranrooble3049
      @meyranrooble3049 Місяць тому

      Scw scw scw 🌹

  • @MohamedDhuhulo
    @MohamedDhuhulo Місяць тому +19

    SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW ❤️❤️❤️❤️ Guuleeyso Adeer mcnto Insha'allah waan Guuleeysoneeynaa Insha'allah Drs Sawda Mohamud Qaalib waan soo duceeyey Adeer Insha'allah Guuleeyso ❤️❤️❤️❤️ Guul Guul Falastiin Insha'allah ❤❤❤❤

  • @safiyaxasan5426
    @safiyaxasan5426 Місяць тому +26

    Wllhi sowdaay maalinkasta intaas oo jeer ayaan egaa inaad qiso cusub soo galisay sidaan ujecelahay qisoooyinkaaga qosolkaagana aad ayaan ujecelahay adiga oodhan waankujecelahay waanan kuusoo duceeyaa marwalba

    • @user-qf8jt8nb3g
      @user-qf8jt8nb3g Місяць тому

      Anna kuwii hore ban ka gayoon la,ahay wlhi wakhti dhaw ban bartay ❤

  • @HGg-ev2wr
    @HGg-ev2wr Місяць тому +13

    اللهم صل على محمد وعلى ال محمد كما صليت على ابراهيم الله يعزك يا سوده ما شاء الله

  • @user-nz8xk7ql9q
    @user-nz8xk7ql9q Місяць тому +13

    Asc maasha allaah
    Qawlullaahil xaq waman yattaqillaha yajcallahu makhrajaa
    Wayarsuqhu min xaysu laa yaxtasib.

  • @maxamedjaamac150
    @maxamedjaamac150 Місяць тому +16

    allaahu akbar alahu akbar alahu akbar alahu akbar alahu akbar ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @safiaelmi7279
    @safiaelmi7279 Місяць тому +4

    Walaahi sowdaay markaan dhagaystay qisada wanka odxiyada ilin ayaa igu soojoogsatay hadaan meel qarsoon joogilahaana aad baan u ooyi lahaa soda uu agoontii iyo miskiinkiiba ilahay uga farxiyey masha Allah

  • @user-dm2hr4lt7g
    @user-dm2hr4lt7g Місяць тому +2

    صلى الله عليه وسلم

  • @AishaHassan-tm3cu
    @AishaHassan-tm3cu Місяць тому +13

    Alaahuma salicalaanabiyinaa muxumad salalaahu calayhi wasalam salaahucalayhi wasalam salaahucalayhi wasalam salaahucalayhi wasalam

  • @mohamedolow9794
    @mohamedolow9794 Місяць тому +3

    Muradkaada Allah ha fududeeyo racfaaka Allaah ha nugu guuleeyo Insha Allah Allaah haku xifdhiyo mahadsanid sawda Qaalib

  • @Fawwwsiya-qn4um
    @Fawwwsiya-qn4um Місяць тому +5

    ‏اللهم صل على سيدنا محمد❤❤❤

  • @AffectionateElephant-ty7vf
    @AffectionateElephant-ty7vf Місяць тому +4

    Scw swc sowdo sharafeey allahakubarakeeyo xbbti

  • @ikraancabdullahi9674
    @ikraancabdullahi9674 Місяць тому +2

    Masha allaah alle wa awood badane ilhow risiq xalaal ah aan sadaqaysto ii sahal ani iyo wixii islaam ah❤

  • @user-lp7qo8go2y
    @user-lp7qo8go2y Місяць тому +9

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته اختي الكريمة اللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد أحبك يا رسول الله ❤❤

  • @Saabiriin-gz4yz
    @Saabiriin-gz4yz Місяць тому +8

    Alla sowdoy maanta said u faraxsanhy Ana ugu horeyo ❤❤

  • @MariamAhmed-st9tz
    @MariamAhmed-st9tz Місяць тому +4

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ♥️ mashallah sawda billan jazallah khyr Abayo ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @sumayocabdinuur7229
    @sumayocabdinuur7229 Місяць тому +3

    Qisooyinka farxada ah soo badi kuwa murugta wan ku murgaa ilaa murug daran xppti inan kufiirsadana waan jeclahay murugna waa necbahbahy🥰😪

    • @MaryanDagan
      @MaryanDagan Місяць тому

      Aniga xita murugada wn ku xnusadaaa alow naga njey murugda😢

  • @HafsaAbdirahman-ho6oy
    @HafsaAbdirahman-ho6oy Місяць тому +10

    Qisada agonta aad ayey sameyn igu rebtay runtii agonta aan cawino oon kafarxino I.a❤😢

  • @sahroshikhnuur1143
    @sahroshikhnuur1143 Місяць тому +5

    Sowdaay abaayo Waan ku jeclahay wallahi ilaahay haku jeclaado..❤❤

  • @SleepyDandelion-xb7xb
    @SleepyDandelion-xb7xb Місяць тому +2

    Mashaa allh sawda baraka llaahu fikum

  • @ShamsoAbdinuur
    @ShamsoAbdinuur Місяць тому +18

    Scw❤❤❤❤

  • @boqoradathaibani7176
    @boqoradathaibani7176 Місяць тому +15

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @hibaaqxuseen3426
    @hibaaqxuseen3426 Місяць тому

    Maansha allaah qisada yar eed gadaal ka raacisay wey isaameysay waanan la ilmeeyay jizaakalaahu qeyr sowda maxamiud allaha ku barakeeyo wsc

  • @user-oc4dr3xh9r
    @user-oc4dr3xh9r Місяць тому +18

    Scw scw wcs wcs wcs wcs wcs wcs wcs wcs wcs wcs wcs wcs wcs wcs wcs wcs wcs wcs wcs wcs wcs wcs wcs wcs wcs wcs wcs wcs wcs wcs wcs wcs wcs wcs wcs wcs wcs wcs wcs wcs wcs wcs wcs wcs wcs wcs alle haku fududeyo insh Allah qali dumar

    • @ugaasocismaan733
      @ugaasocismaan733 Місяць тому +1

      Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hamdiwarsame5868
    @hamdiwarsame5868 Місяць тому +1

    May Allah grant you jannah

  • @sahraabdi4321
    @sahraabdi4321 Місяць тому +3

    Allahu akbar dar Allah ba ku jeclahay ukhtii xuska Allah iyo asturka ban kugu jecladay Allah gabdhaha muslimaadka o ka shaqaysta media adokale hakubadiyo iso ducee caruurta iyo waalidkaygana iguso ducee ani wakuduceeya qaali❤ jannada Rabbi haysku keentuso San ifka dartiis isugu jeclayn❤❤

  • @NimoHashi-y4o
    @NimoHashi-y4o Місяць тому +1

    صلى الله عليه وسلم ❤❤❤❤
    Qisooyinkan aadbaan ula cajabay waliba tan danbe waan la ooyay subxaana allaah wanaagu isma qariyo istustusna maaha alloow na wanaaji

  • @ismahaanfaarah9893
    @ismahaanfaarah9893 Місяць тому +2

    Masha allah qisada danbe wax xabarasantya qiroo wllhi 😢😢😢😢

  • @shamsoyussuf9872
    @shamsoyussuf9872 Місяць тому +1

    ‏وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته أختي الغالية سوداء جزاك الله خير وخير الجزاء وأحسن الله إليك❤❤❤❤❤

  • @user-hu6iv8uc3e
    @user-hu6iv8uc3e Місяць тому

    Ma sha allaah tabarakallaah abayo mcn waku jeclahay alle dartii shekadaada ilmahayga usii shega jazakallaaah waku baraarujiyaaa allaah ku sakhiro umurada ❤

  • @SahraMaxmud
    @SahraMaxmud Місяць тому +2

    Scw scw scw scw wcs wcs wllo sharafeey masha Allah wllo subxanalah subxanalah subxanalah subxanalah

  • @SaynabCabdifitax
    @SaynabCabdifitax Місяць тому +5

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته يا خالتي ❤

  • @HodanDable
    @HodanDable Місяць тому +4

    Abaayo allaha ku fududeeyo wlhi si qalbiya ku jeclahay guushadana wan jeclahay❤❤

  • @ruqiyahadi7261
    @ruqiyahadi7261 Місяць тому +6

    Salallahu calayhi wasallam

  • @Suleikhaxasanmuhumedmuhumed
    @Suleikhaxasanmuhumedmuhumed Місяць тому +1

    محمد صلی اللہ علیہ والہ وسلم محمد صلی اللہ علیہ والہ وسلم محمد صلی اللہ علیہ والہ وسلم محمد صلی اللہ علیہ والہ وسلم❤❤❤❤❤

  • @ManaalNuur
    @ManaalNuur Місяць тому +3

    I am first comment sowda big fan ku ahay love you hppti❤

  • @AbdishakurTuule
    @AbdishakurTuule Місяць тому +4

    في القصص دروس وعبر (شكرا وجزاك الله خيرا)

  • @sawayoali9907
    @sawayoali9907 Місяць тому

    Masha Allah may Almighty Allah grant us .iman .Thank alot my sister very mo

  • @zeynabkhalif1075
    @zeynabkhalif1075 Місяць тому

    Asc. My dear sister Sowda! May Allah grant you everything you need in this world & and Aqira, you & your family! Thank you for selecting beautiful story's for us.

  • @jigjigavision1
    @jigjigavision1 Місяць тому +2

    Manshallah sawda 2 Dan qiso qiso way dhaafeen Manshallah baaraka alah ❤❤❤❤

  • @CaliAdan-zi2xt
    @CaliAdan-zi2xt Місяць тому +3

    اللهم صل وسلم على نبينا محمد صلى الله عليه وسلم ❤❤

  • @SundusHersi
    @SundusHersi Місяць тому

    Ilaahy ma ogid meesha uu kaa irsaaqayo marwalba waa inaa ku dadashaa iimanka Io in aa ilaahay ku kalsoonaatid ❤

  • @yurubjiiqale1936
    @yurubjiiqale1936 Місяць тому

    Zowdo inshaallah khayr alle idinki alle tacab qasar nama galiyo guulayso gacalo 🎉

  • @SuadoMahamud
    @SuadoMahamud Місяць тому +1

    maasha allaah Axlaa xaas ayuu qabay ninka ilaahey hanaga dhigo kuwo qeyrka isku garab istaaga jizaakillaahu qeyr sowdo quruxey

  • @saynabjama2038
    @saynabjama2038 Місяць тому

    Masha Allah wlhy waan ooyay Allah waa kariim

  • @SuadoMahamud
    @SuadoMahamud Місяць тому +2

    wa labo qiso oo cajiib ah ilaahow dhibato iyo dambi aanan laheyn naga badbaadi

  • @user-qd7uz9dc3s
    @user-qd7uz9dc3s Місяць тому +3

    اللهم صلى وسلم على نبينا محمد

  • @NastexaAbdulle
    @NastexaAbdulle Місяць тому +7

    Arimahaga odhan allaha kusahlo insh

  • @SamirSaid11
    @SamirSaid11 Місяць тому +1

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته اختي الغاليه أللهم صل وسلم وبارك على نبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين ❤

  • @MohamedGuedi-uq7nj
    @MohamedGuedi-uq7nj Місяць тому +4

    ما شاء الله تبارك الرحمٰن

  • @nortaabdinoradow262
    @nortaabdinoradow262 Місяць тому +1

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته، اللهم صل وسلم على نبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين وسلم تسليما كثيرا ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-us1pb4yw6v
    @user-us1pb4yw6v Місяць тому

    Allah subxanu watacala haku fududeyo abayo siqalbiyan kuguso duceye🤲🤲🤲🤲

  • @Ayanmohamed-xl9so
    @Ayanmohamed-xl9so Місяць тому

    Insha Allah abayo waan ka guleysaneeyna markastan guuul beey ku rajeenaya ❤❤insha Allah kheer ❤❤❤

  • @NimcoMohamuud123-xp9zy
    @NimcoMohamuud123-xp9zy Місяць тому +2

    ❤❤Allah ha kuu sahlo amuurahaga o dhan abyo

  • @Muna-n8i
    @Muna-n8i Місяць тому +1

    Ilaahay hakugu guuleyo oo qalbigada waxow kufarxo haku siyo abayo dhamanten guu shada wan jecelnahay ee ilahay hakuleyo❤❤❤ aamin amiin🎉🎉

  • @Alle_tala_saaro
    @Alle_tala_saaro Місяць тому +2

    اللهم صل على محمد وعلى آله محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آله إبراهيم إنك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وعلى آله محمد كما باركت على إبراهيم وعلى آله إبراهيم إنك حميد مجيد❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @MahadMahamedhamud
    @MahadMahamedhamud Місяць тому +4

    Waa qiso cashar qaadasho mudan maqaadi doono insha allh❤❤❤

  • @user-hu9dz7dt5t
    @user-hu9dz7dt5t Місяць тому +2

    abato waxba kamaxumanayan wax ad kufarxdo bad heleysaa Isha alaah wan kuduceyneynaa adna nosobadi muqalada❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @aYmanAhmETh-bo5el
    @aYmanAhmETh-bo5el Місяць тому

    Rafsanjani alle hakuu sahalo installation qof wanaagasan baad tahay wanaagaga ayuu alle jugular skin doona❤❤

  • @sahramohamed1692
    @sahramohamed1692 Місяць тому

    Masha Allah xabibti ilaahay haku fududeeyo arimaha dhan insha Allah ❤❤❤❤

  • @hamdiwarsame5868
    @hamdiwarsame5868 Місяць тому

    Jazakallah habaryar

  • @nortaabdinoradow262
    @nortaabdinoradow262 Місяць тому

    Alla Saalim saaxiib wanaagsan ayuu ahaaa.

  • @SAli-db7dw
    @SAli-db7dw Місяць тому +2

    Salalaahu caleeyhi wasalam❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @FarhiyaMohamed-nv5jv
    @FarhiyaMohamed-nv5jv Місяць тому +1

    Allahu akbar waqiso kudeyasho mudan❤❤❤❤❤

  • @Salmamohama
    @Salmamohama Місяць тому

    Alle kheyr hakugu so dhameyo abayo ciladana alle haka saro guul guul sowda insha allh❤❤❤

  • @aminaabdi9297
    @aminaabdi9297 Місяць тому +1

    scw scw scw sida adjeceshahay oqerka kujiro ilahay hakadhigo anaguna kulajecelnahay macanto

  • @HiboAbdi-ew6oz
    @HiboAbdi-ew6oz Місяць тому +1

    Mansh allah waan la ilmeyay sheekada danbe 😢

  • @aasiyoaasiyo3308
    @aasiyoaasiyo3308 Місяць тому +1

    Sallalahu calayhi wasalam ❤

  • @user-ih5tx8vl4j
    @user-ih5tx8vl4j Місяць тому +1

    Wcsm wrxm
    SCw scw scw ❤️
    Abayo wax rajeneyso o wanagsan alle haku siyo
    Wlhi qisadii hore wilki sidi lo amiini waye ayaan ciil iga. Qabtee wn baa iska oyee wayo aniga adunka wxn ogu necbahay inii li amini wayo .qisada labaad 2 waxn la oyee farxaad sidu alle u wanagsan yahaay oo u Kareem u yahaay .ya Kareem ya fatah😢

  • @RoblehAtteyehDahabo
    @RoblehAtteyehDahabo Місяць тому

    Insha Allah Allah ku gargalo walashay qaliyee

  • @MusbaxAhmed-ey9de
    @MusbaxAhmed-ey9de Місяць тому

    Alahu Akbar 2waa cajib m.a ❤❤❤

  • @user-gf2kk4le6c
    @user-gf2kk4le6c Місяць тому

    Masha allaah masha allaah abaayo qaali shukarn ❤❤😊😊

  • @boqoradathaibani7176
    @boqoradathaibani7176 Місяць тому +1

    Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw

  • @user-oj4ti3lf3i
    @user-oj4ti3lf3i Місяць тому +1

    Scw scw scw scw scw wankujecelnhy alaha kaga fujiyo galada jnlka Abayo

  • @user-kc7fc8qb5r
    @user-kc7fc8qb5r Місяць тому +1

    صل الله عليه وسلم ❤❤

  • @safiyaxasan5426
    @safiyaxasan5426 Місяць тому +2

    Inshaa allah wll waad kuguulaysan doontaa aad ayaan kuu jecelnahay illahay arimahaaga odhan hakuuu hagaajiyo ❤❤❤❤❤

  • @maryanmohameddirie2043
    @maryanmohameddirie2043 Місяць тому +2

    Salallahu calayhi wa salam ❤
    Salallahu calayhi wa salam ❤
    Salallahu calayhi wa salam ❤
    Salallahu calayhi wa salam ❤
    Salallahu calayhi wa salam ❤
    Salallahu calayhi wa salam ❤

  • @AliAli-kp1ry
    @AliAli-kp1ry Місяць тому +3

    Masha Allaah sowda❤❤❤ duco Aamiin

  • @abdirizakhassan6234
    @abdirizakhassan6234 Місяць тому +1

    Waa okey inusiiyo agonta laase maxalarabay inuu dhar iid inuu ugu daro lase dhibmaleh alle ayey kahelayaan❤wallql❤❤❤

  • @MaandeeqCadey-o9i
    @MaandeeqCadey-o9i Місяць тому

    Insha allah alle hakui saqiro wax kastoo khayr ah

  • @cabdilaahiibraahim4682
    @cabdilaahiibraahim4682 Місяць тому +1

    صلى الله عليه وسلم
    صلى الله عليه وسلم

  • @user-wj6jh7bj3k
    @user-wj6jh7bj3k Місяць тому

    allaha kuu fududeeyo racfaankana Midkii la aqbo allaha kadhigo

  • @UmuKhadiijo
    @UmuKhadiijo Місяць тому +3

    Scw Scw scw scw scw scw ❤❤❤❤

  • @Binthlm
    @Binthlm Місяць тому +2

    Habo mcn ilaahey hakuu hagaajiyo wlhi si qalbiyan ayn kugu ducyey malinta carafada wxn rajeynaa inuu kuu hagaago❤

  • @user-zq3kb1ix1g
    @user-zq3kb1ix1g Місяць тому +2

    Maasha allaah
    Allaahu Akbar ❤

  • @Suleikhaxasanmuhumedmuhumed
    @Suleikhaxasanmuhumedmuhumed Місяць тому

    ilaahay muraadkag ha ku fudaydiyo inaha allah

  • @HooodoUpdirahman
    @HooodoUpdirahman Місяць тому +1

    Salalahu caleyhi wasalam ❤

  • @BishaaroCabdirashiid-w4p
    @BishaaroCabdirashiid-w4p Місяць тому +3

    Asc sowda gabadheeyda qisooyinka noosoo badi waqtigeeyga anigoo ah hooyo soomaaliyeed maalintii nus adiva ayaanku daawadaa anigoonku asking maalinta iima wanna alpha ku xafido❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉❤

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 Місяць тому

    Sidaad nooĵeceshahay ayaan kuujeclahay insha allaah guuleyso abaayo

  • @ifrahabdilahi4133
    @ifrahabdilahi4133 Місяць тому

    Muraadkaaga Alla hakuu fududeeyo wll dar ilahay baan kuu jecelahay❤

  • @Xamda-os7qe
    @Xamda-os7qe Місяць тому

    Masha allh hbo mcn alle cimri dheri iyo cafimad ha ku siyo insha allh farxad an dhaman ku nolow ❤❤❤

    • @Xamda-os7qe
      @Xamda-os7qe Місяць тому

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤

  • @HafsaAbdirahman-ho6oy
    @HafsaAbdirahman-ho6oy Місяць тому +7

    Allah haino haga jiyo channalkena
    Waan isla lenahayee ❤

  • @azmamohamoud5725
    @azmamohamoud5725 Місяць тому +1

    صلي الله عليه وسلم❤❤

  • @ikramali5939
    @ikramali5939 Місяць тому +1

    Allaha fududeyo habo sowda qurux qisoyinka nooga shekeyso 🤲❤️

  • @mahadasaidyusuf4169
    @mahadasaidyusuf4169 Місяць тому +1

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته. اللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد. وبارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد.

  • @user-ec8ej6cm7r
    @user-ec8ej6cm7r Місяць тому +1

    Allahu akbar allahu akbar allahu akbar allahu akbar ❤❤

  • @NimcaYuusuf-su4hn
    @NimcaYuusuf-su4hn Місяць тому +3

    Allah ka baryeeynaa in si sahlan nalagu so fasaxo chanlka insha alh

  • @safiyasacad485
    @safiyasacad485 Місяць тому

    Wcs wr wb Salallahu caleyhi wasalam masha Allah qali insh Allah waxaan rajeeyneenaa farxad❤❤❤❤

  • @usamacabdilahi3588
    @usamacabdilahi3588 Місяць тому

    ويرزقه من حيث لا يحتسب ❤