Noolashayda Iskuulka Abaarso - Yusuf Deeq Axmad [HD]

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 23 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 138

  • @abdirazakyonis6176
    @abdirazakyonis6176 2 роки тому +1

    Masha Allah fariid si fiican oo murtiyeesaan baa usharaxday warkii

  • @wax-soosaarkabeeraha4576
    @wax-soosaarkabeeraha4576 3 роки тому +5

    Waaqica meesha si fiican ayaad uga warantey ardey edeb iyo aqoon ku dheehan tahey waa tahey maansha allah

    • @sahalmohamed3477
      @sahalmohamed3477 3 роки тому

      Taas ayuu Muuse Biixina yidhi annagaa soo baadhnay oo wax ka jiraa ma jiraan, si fiican ayuu wiilku uga hadlay (maaha wax la arki karo waa feker iyo long term agenda), Midda kale macalimiintu way garanayaan diinta ardayda ay haystaan uma baahna inay weydiiyaan laakiin ardaydu ma garanayaan dadkan wax udhigaaya diintooda....!!!!.

  • @nuraali6419
    @nuraali6419 3 роки тому +5

    Caruur 7 jir ah maxaa bodhin loga xareeyn waaba waqtigii adiga ad wax bari laheeyd سبحان الله somalidii miyey soo washeen mise aniga modaya

  • @midnimosomali9003
    @midnimosomali9003 5 років тому +8

    Walaal Allah kheyr badan haku siiyo si daggan oo waafi ah baad wax noogu sheegtey. Anigu waxaan aamin sanahay Soomaali meelkasta aan joognaba inaan jecelnahay diinteena Islamka ah iyo dhaqankeena Soomaaliyeed laakin waxaa naga khaldan sidaan wax isugu sheegno.

  • @asmaabdirahman6201
    @asmaabdirahman6201 4 роки тому +11

    Manzhallh walaal si wacan ayaad usarbeebtay qofkik caqli saliima leh wuu ku fahmayaa
    Mahadsanid wall

  • @ismailahmed7086
    @ismailahmed7086 3 роки тому +18

    gaalku maanta mahan meesha uu socdo ee waa 20 ila 50sano kadib.dad diin iyo dal waxba iskufahmeynin ayaa kasosocdo.zaman fitna aya lagujira Allaha nagaqabto gaalka

  • @garaadidiris6808
    @garaadidiris6808 4 роки тому +6

    Mustafe Deeq Ahmed Ibrahim bayaamin fiican sxb, wax badan baad iftiimisay runtii hadalkaaga waa laga dheehan karaa waaqica meesha ka jira iyo wixii God-doloolooyin ay leedahay.

  • @Fxiconicmusic150
    @Fxiconicmusic150 3 роки тому +1

    run ahaanti harvard wa jamacad qof si dhib yar uu u heli karin maxa somalidan chance ka la siinayo ugu ciyarayan qofna diintiisa qof kle kama saaro adoo u badheeedha moyane niyada ka ahow qof daahir ah nin gaal ah diintada kama saari karo maangaab yaal yahow

  • @nimcoali4487
    @nimcoali4487 3 роки тому +19

    Inta ilaa soo radiseey school aBaaarso kaadiib xadhigi cabdi malik muse coldoon bishi 8 20 21

    • @abdishakourmohamed3130
      @abdishakourmohamed3130 3 роки тому +1

      Ana kula socda hhh

    • @emansiad6073
      @emansiad6073 3 роки тому +1

      Ana kula mida

    • @abdishakourmohamed3130
      @abdishakourmohamed3130 3 роки тому

      @@emansiad6073 xog raadis 😅

    • @nimcoali4487
      @nimcoali4487 3 роки тому +1

      @@abdishakourmohamed3130 thank walle ddhalin yarada somali yeed waa wada caqlii ilahay ha ino barakeye ❣️✅🥰

    • @nimcoali4487
      @nimcoali4487 3 роки тому

      @@emansiad6073 mansha allaah ismaan lahy ciidba kula socota 🥰❤️❤️🙏

  • @dalalmaakhiri1060
    @dalalmaakhiri1060 4 роки тому +5

    👍👍👍WAA WIIL WAXGARAD AH ILAAHAY ha barakeeyo, dugsigaas ujeedo baa la furtay ujeedana waa laga leeyahay, Mas'uuliyadana waxaa iska leh WAALIDIINTA oo laga rabaa inay ilaaliyaan ubadkooda.

  • @qaalidali9949
    @qaalidali9949 4 роки тому +12

    waqtiga lagu siyey wu ka dhamdey sifiicne wad usarbebtey qofkii caqli lleh wu ku fahmyaa qofaan caqli laheyn kuma dawanyo wa billhi towfiiq

  • @mohamedmohamoud256
    @mohamedmohamoud256 3 роки тому

    Adeer dugsigii aqoonta badan aad ka korodhsatay ee qof tilmaaman oo aqoonleh sabab u ahaa intaa in ka badan ayuu kaa filayay. Hiil iyo garab ayuu kaa filayay.

  • @awenoolays6540
    @awenoolays6540 3 роки тому

    Tol iyo taag nin leh miyaa cid kale tabar iyo taagba ugu faanin, tol iyo taag nin leh miyaa mujrim jeegada dharbaaxo uga tuminin oo shaankuulana kuba dilindilaysiinin isagoo jeebo lagu heegay oo nin qaran leh miyaa qawlaysato qoolba ay gashanin oo qaaqba kaba siinin oo nin raggiisii xaadir yahay miyaa isagoo jeenyaha ka xiran inan gumeed jirkiisa sigaar kuba daminin oo ugu dhaaran cadowga somalida oo aamxaarka ah iyo gaalada iyo bonaystayaasha iyo dhilaystayaasha iyo qoomuluutka abaarso iyo barwaaqo iyo guriga hidaha iyo dhaqanka iyo kaniisadaha iyo meelaha kale ee kuwaan loo qariyo ee hargaysaad ayaan ardis-sababa kuu gaynin oo caantayno ayaan kugu gadanin si aad adoon ugu ahaato oo silsilado iyo shakalo lagu heenseeyo oo nin tol leh miyaa afadiisii oo aqalkeeda joogta oo saq dhexe sariirteeda jiifta amarkeed la'aan sumalo khasab ugu galinin oo geesi gacan uga dhiidhiya laga waayey afadaas kuway u dhaxday iyo kuwii dhalayba oo naxdin darteed ilmihii uurkeeda yiil deg deg dibada uga aaday iyadoon dakhtarba loo gaynin oo nin tol leh miyaa khaniis shisheeyaad dhulkiisa ugu tumanin oo nin tol leh miyaa adoon xun oo Allaah diiday amar ku bixin in qarqarsi iyo qoofal xaniyaha laga galiyo oo nin tol leh miyaa khaniis dhilayste, boonayste, kufaar muuse biixi cabdi miyuu oran karaa cabdimalik muuse coldoon wayga daba hadlay oo qoomiluut ayuu xoolo ka liite ku sheegaye asaxaabtayeey ceego hawada uga qariya oo nin tol leh miyaa gaal iyo khaniis iyo dhalayste iyo boonayste oran karaan coldoon soo dhiiba oo nin tol leh miyaa caro iyo ciil faruuryahiisa cuninin oo nin tol leh miyaa ku kufaar iyo khaniis iyo dhilayste iyo mujrim ugu wada talinin in la duroo meelaha waalida lagu tuuro oo uu waligiis raamaysto oo mumin coldoon miyuu mumin kale waayey oo walaalki u dirira oo Xaqqullaahi ku difaaca oo waa maxay xumaha uu falay cabdimaalik muuse coldoon, haduu xuntii reer hargaysaad islaam uga waramay oo idiin sheegay kuwiina aan xoogaana ka ogayn oo ma xumaan baa hadduu shacabka somaliyeed ee hargaysaad runta deegaankooda ka jirta uu u wada wariyey oo xumaanta lagu wasakhaynayo diinteena islaamka ah wanaag in lagu saxo uu dalbadoo ku dhawaaqay oo taasoo khaniis, kufaar, boonayste, dhilayste, muuse biixi cabdi uu qoomuluutnimo iyo dhilaysi iyo boonaysi iyo kufaarnimo iyo fusuqnimo kala weynaatay islaamnimo iyo suubanaan oo isagu xaaraantuu dhuuqaayey ee ahayd 37 milyan ee american dollarka ahayd ee looga gatay iskuulada abaarso iyo barwaaqo iyo kaniisado iyo guriga hidaha iyo dhaqanka hargaysaad in fidno lagu fidiyo oo isagu uu iska fashiliyey sharrkiisii sumal qoslaaye oo xumaantii uu falayey Allaah feeraha ka dilaacshay oo isagu banaanka iskeenay siday somalidu dhahdo (doqontu xarigii lagu xirxiri lahaa suxuladeeda ayey ku sidataa) oo inta mediyaha soo kor istaagay ka yiri xaaraanta hargaysa ka jirtaa waw fiican tahay reer hargaysaad sida dugsiyada abaarso iyo barwaaqo iyo kaniisada iyo guriga dhaqanka iyo hidaha hargaysaad ee khaniisiintu isku fuusho. Ninka ragga ah saddex jeer ayuu qarqaraa: 1) markuu dhasho waa qarqaraa oo hooyadiis ayaa dhabta galisa oo halkaas ayuu ku qarqaryo beelaa, 2) markuu guursado waa qarqaraa waayo xil culus ayuu xanbaarsaday oo xaaskiisa iyo ehelkiisa ayaa qarqaryada ka ba'iya iyo mar sadexaad waa marka qisaas loo soo xirxiro sida cabdimaalik muuse coldoon maanta haysata oo qisaas aan waxba dhaamin oo waxaa qarqaryada ka bi'iya tolkiisa oo maal iyo muruqba ku furta oo maanta cabdimaalik muuse coldoon ma haysto tol iyo muuminiin iyo qaran ka celiya khaniis, dhilalayste, boonayste, kufaar, faasiq, fadaro, najaas muusa biixi cabdi iyo xulatadiisa xumaaday xoogag xakamo ka galiya ooy uga baqi karaan oo uu isleeyahay muuse biixi cabdi hadii aadan coldoon siidayn cududda tolkiis ayaa halkaas qoodha kaa jabinin oo uu ka cabsan karo mujrimkaan waayeelnimo qooqa ku dufaysan oo uu waayey mumin coldoon tol iyo cid kaleba oo cabdimaalik muuse coldoon caawa soo furata oo waa taas sababta coldoon u xiran yahay oo ah sidee ayaad ugu hadli kartaa Xaqqullaah oo hadli aad ka hadsho ogow muuse biixi cabdi ayaa qool sagaaro kugu ceejin. Yaahuu yaahuu yaahuu v

  • @salatabdirahman4880
    @salatabdirahman4880 3 роки тому +4

    MashaAllah waa war wanaagsan o qafkii xaq dhoon ah kuqancikara

  • @misspamba1
    @misspamba1 3 роки тому +4

    Very intelligent young man 👨 Mansha Allah

    • @samiraige4360
      @samiraige4360 3 роки тому

      Waaarun masha Allah Caqliga rabbi hau barakeeyo wiilkan yar

  • @SM-qx5he
    @SM-qx5he 5 років тому +10

    Ilmahana waxaa lagu xadgudbaa da,da 7 ilaa 12 aya lagubaraa xumaanta dhaqan xumada hooyo walboy ilmahaaa xafido ilma 7 jira oo aduunkan isbadalay lagu gaynaayo bodhin waa ayaan daro ilmahaan waamasaakin waalagu xadgudbikaraa.jinsiyan ilmahaan dhaqtar kukoray rergalbeed waxaakafiican ayagoo macalin dugsi noqda oo baadiya kunool wh

  • @transjubainternationalltd1626
    @transjubainternationalltd1626 3 роки тому

    Maanshaa Allah, Allaha barakeeyo, waa arday qiimo badan asluub ka muuqato. Waalidka inuu dayac caruurta waa astaan ka muuqata meydaanka.

  • @SM-qx5he
    @SM-qx5he 5 років тому +9

    Soomaliyay waligiin ilmihiina bodhin hagaynina ilmihiina diinta bara.

    • @MOHAMED-zc6bg
      @MOHAMED-zc6bg 4 роки тому

      Ma waxbaa kaa soo maray xabiibi boodhanka

    • @qurayshybashiir5733
      @qurayshybashiir5733 3 роки тому

      @@MOHAMED-zc6bg boodhina kawaxa la idgu keena dadka dadka waalifka dhibay inta badan waalida ku waxa uu jecalahy in ilamihiisa kama warahayo

  • @ssabtiqoslaaye2405
    @ssabtiqoslaaye2405 3 роки тому +2

    Waar kan waa lagu khasarey cabsi cabsi badan baa ka muqata hadal kana macadeynayo waxna sheeg buu isleyahee maxaa ka khaldan qofkan hadey wax xumi jiraan muu sicad ushego hadey wax saxan ka socdana muu sifican ushego inkaari haku dhacde wuxu la safanaya Cadowga beenta faa finaya, Dalku Culimaa jogte Masha haka soo warbax shan kadibna fadwa haka soo saaro Sh Dirir Sh Mustafe H Ismaciil kuwas baan hadal koda ku qanacnaa Insha Allah ❤️🤍💚

    • @ilhanhassan9813
      @ilhanhassan9813 3 роки тому +1

      Qoslaaye
      Adigaan waxba fahmayn
      Waar ha habaarin wuu ku
      Dhaamaa wax buu bartay
      Adiguna sida wax loo caayl
      Kkkkkkkkkkkk

    • @idilwarsame2127
      @idilwarsame2127 3 роки тому

      Wiilkan waxba muu qarin Lakiin adigaan fahmin si edab leh ayuu kugu sheegay wax badan ayuu farta ku fiiqay Lakiin ilaahay xaqa ha na fahansiiyo waalidka ubadkoogu ku jiro kuwo ka warhaya ilaahay ha ka dhigo inay ka warhayaan caruurtooda

  • @fadumoaddow5228
    @fadumoaddow5228 3 роки тому +7

    Intii cabdimaalik ka hadley waa wax jiro waxaa cajiib ah waalid cunugiisa u dhiibayo qof kale oo uuasn hubin diintiisa

    • @dahaabdisamed9907
      @dahaabdisamed9907 3 роки тому

      Iska hadasho ina dhilo

    • @fadumoaddow5228
      @fadumoaddow5228 3 роки тому

      @@dahaabdisamed9907 qof jiran edeb yeelo edeb ma lihid

    • @Ahmed-li4bw
      @Ahmed-li4bw 3 роки тому +1

      @@fadumoaddow5228 ha la hadlin waxaa laga waaba waa ardaydii barwaaqee

    • @mohamedsalat1066
      @mohamedsalat1066 3 роки тому

      @@dahaabdisamed9907 iskuxishow mustapha maar hoore aya ugu dambeyse

    • @dahaabdisamed9907
      @dahaabdisamed9907 3 роки тому

      @@abdullahihaji2429 inaderted baa muqdisho farmajo iyo fahad yasin ku haystaan ee may ka hadasho taasi munafaqad uraysaa hablahoda amisom kufsanayso may aragto uraysadu nocasi o kle wan naqaan wa nooci ciida lagaga shubi jiray

  • @abdis70
    @abdis70 3 роки тому +3

    Cadowga Somaliland waa ka Horumarka ka soo jeeda.

  • @jeylaanixasancade3355
    @jeylaanixasancade3355 3 роки тому +2

    Ma gaalaa tarbiyeynee islaam waad lunsantihiin

    • @lilla2118
      @lilla2118 3 роки тому

      Schoolkaa lagu dhigaa

  • @ismaaciilkhadar7199
    @ismaaciilkhadar7199 3 роки тому

    Aadbu udufaacaya haday runkatahay ardayadii dhiganaysay mabeen bay sheegaysaa isagu barigu dhigan jiray ayuu kahadlay

  • @ridwaanmohamoud2
    @ridwaanmohamoud2 5 років тому +6

    Wallo aadbaan kuugu hanbalyeynayaa runta aad taabaty in dhib oo dhaniba tahay waalidka .Ana aan inyar kudarsadee waxaa sababayaaa waa iyada oon waalidka laftiisu aqoon diineed oon kufilan lahyn

  • @abdirashiidkhadar3145
    @abdirashiidkhadar3145 3 роки тому +4

    Sarbeebtu hadalka ka reeban waa aanu ku fahanay in aad wax qarinayso

  • @Pkolom-114
    @Pkolom-114 3 роки тому

    Macalinka tarbiyada keena macalinku ma sidi ardaygii baa loo keenayaa

  • @nuraali6419
    @nuraali6419 3 роки тому +2

    Allaah maxaa daldalolo nalaga helaay gaalo markeey kuwii qurbaha jogay ay u tag weyday ayeey hargeisa karbaash noga dhigtay oo weligeed u janjeerta dhanka gaalka ilaa iyo malintii sayiid Mohamed abdule xasan

  • @showqiqayir2808
    @showqiqayir2808 3 роки тому

    Adeer jazaakaa Laahu khayraa , afka caano laguugu qabay si fiican ayaad u qeexday.

  • @warsanismael7739
    @warsanismael7739 3 роки тому +2

    ماشاءالله تبارك الرحمن Tuhunka yaqiin ayaa looga baxaa ,ciyaalkii UA-cam ku waxey nagu wareersheen “wey yidhaahdeen iyo waa la yidhi “
    الله يعزك
    ayaan leeyahey wiilkan waxaan rejeyn in iskuulkani ku soo caan baxi doono diccaayadan 🤣🤣🤣🤣

  • @honestboy5170
    @honestboy5170 3 роки тому +2

    Katag Wixii kushaki galihaayo waxaad na uwareegsataa wax aan ku shakigaliheenin.

  • @TARBIYATALEEM
    @TARBIYATALEEM 3 роки тому +1

    Waxaan arkaa umad diinteedi iibsatay!

  • @zahraali8161
    @zahraali8161 4 роки тому +4

    Jamacadahan maxay idinka caawinayan diintiina
    Aakhiro maxay ka goysa jamacadaha waaweyn aad sheegayso
    Gaal ilahay ayaa sheegay asxaan ma sameyo aanu isagu faaiido ugu jirin
    Dib isugu noqda inan har ama inan yar oo maraykan la geeyey wax yar baad u haystan Lkn diintina iyo dhaqan kiina ayaa laydinka fogaynyan iyo waalidki idin sixi lahaa
    Somali hurudo toosa
    Oo runta isu sheega

  • @cadar1499
    @cadar1499 3 роки тому

    In walidiinta yihiin qeeyrulmasuul wiilka wuu noo sheegay hadalna wuu noo dhameeyay marba haduu yiri, in la guugu soo duulo lama oranayo diintaan kaa badaleynaa, macnaheedu waa tartiib dartiib dhaqan dooris

  • @xaamidaxmad6793
    @xaamidaxmad6793 3 роки тому +1

    wiilkan,wacaqil,caqildhalay

  • @abanur3163
    @abanur3163 3 роки тому

    qaladka waalidka ayaa leh waa runta waayo shaqsi laso taagan qowmu luudnimada xaruntiisa inay idiin geeyaan aakhirana iyaga la weydiin

  • @historynerd7549
    @historynerd7549 3 роки тому +1

    Waalidiintu heys eersadaan iyagoo wadankodoodii hooyo jooga

  • @mustafenani6530
    @mustafenani6530 3 роки тому

    Subxaanalaah dadka soomaaliyeedaw sidee bay kudhacda dad shaqsiyadoodu cadahy oo ah maraykan iyo canadiyan gaalo ah diirkoodu muuqdo aynaan isku dhaqan ahayn sidee bay caruuurta soomaaliyeed wax ugu dhigaan rasuulkeena sharafta leh iyo rabigena sharafta leh inoo sheegeen yahuuda iyo kiristaanku marnaba raali inaga noqonayn ilaa aynu diinteena sharafta leh inaga saaraan mooyee kayaaca ilaahy baa inagu filan oo wax ina deeqsiinkare

  • @danxarago8312
    @danxarago8312 3 роки тому +2

    Inanku xaguu joogaa?

    • @faizam523
      @faizam523 3 роки тому

      Dan Xarago, lafteydaa is weydiiyey su'aashaas.

  • @Collections871
    @Collections871 5 років тому +1

    Walalo khayr haku siiyo runta maajecliin lkn runta usheeg maryooley muraanbadan

  • @abdelazizabdirahman8831
    @abdelazizabdirahman8831 3 роки тому +1

    Ma ninkan aya rumeyna o waxa beeninaa coldoon waa cajaaib wlhi

  • @saraaamuse3437
    @saraaamuse3437 3 роки тому

    Warkani waaaa war maldahan kolay ilaaahay baaa garan lkn markuu yiri wiilkani ilmaha dayaca waxa ka masuula waalidka Somali dad fahan badan bay ahan jiren walle waxba na helay

  • @ridwaanmohamoud2
    @ridwaanmohamoud2 5 років тому +2

    Asc

  • @qaalidali9949
    @qaalidali9949 4 роки тому +3

    Waxa cad buu ku hdley illhy hanga qabto wixii xun

    • @mohamedsalat1066
      @mohamedsalat1066 3 роки тому

      Qowmulud cadaan aah sithe ayu caruur somaliaah uu noqoon macaalim

  • @zacksolutions252
    @zacksolutions252 3 роки тому

    Ninkan wlhy wa aqonyahan runtana wuu ka sheegay school ka
    Bal eeg hab dhaqanka uu u hadlayo ayad ka daremaysaa inuu meel aqoon fiican kaso naxay

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan9813 3 роки тому

    Waa runtii axmed xuseen ciise
    Waa adeerkay waxa lagu yidhi ninka
    Cad u daa ninka cadina gabadh soomaaliyeed ayuu qabaa.
    Markaa adeero wuu uga hadhay

    • @franskafka5913
      @franskafka5913 3 роки тому

      Maxaa dhacay wllo? Horta sug aan shekada soo dhageystee markaasaad ii warami doontaaye

    • @mericanbadass5299
      @mericanbadass5299 3 роки тому

      @@franskafka5913 wali wuu ku sugayaa 🤣

    • @franskafka5913
      @franskafka5913 3 роки тому

      @@mericanbadass5299 haa wlhy waan sugayaa wali 😂😂

    • @mericanbadass5299
      @mericanbadass5299 3 роки тому

      @@franskafka5913 😂😂😂😂

  • @abdikahiye3781
    @abdikahiye3781 3 роки тому

    Sida laidin soo maray abaarso

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan9813 3 роки тому +1

    Soomaali ka dhaadhicin kari maysid
    Gaal diintiisiiba wuu ka baxay
    Diinba kuma dhaqmaan..
    Soomaali barigii hore diina cidi kumay dhaqmi jirin markaaseey
    Ka fiicnaayeen.
    Imika diinbaa lagu soo wada gabanayaa iyagoon waxba diin ka aqoon.
    Waa curiyaamin soomaaliland lagu
    Wado. Oo loo soo fakiray si soomaaliland u indha beesho
    Oo waxbarashada laga curiyaamiyo

    • @ninween6865
      @ninween6865 3 роки тому +1

      Anything for ictiraaf maxishooto

  • @muxammadsheekh3152
    @muxammadsheekh3152 3 роки тому

    ASC,Mas'uulliyiinta difaacaysa dugsiggan abaarso waxaan ka maqlayay dugsigga Abbaarso iyo jaammicadda Barwaaqo reer SOMALILAND baa iska leh,
    Xog la'aan darteedna markii horre waabban ku raacsannaa ,oo waxaan aamminsannaa qalladdaad yarri haddii ay in saxitaan ku fillanyahay,
    Balse sidda halkan ka cad inta xuquuqda sharcigga ah ee lahaanshaha uu leeyahay jonathan,isla markaasna uu maammullayo, maalgallintanna ay waddaan Anderson cooper iyo urrurraddiisa iyo kanniisaddihiisa u ollelleeya fisqiggu, waxaa cad in uu lahaanshuhu innagga dheeryahay, lagganna fushannayo ujeeddooyinkii loo aas-aastay oo ah kuwo haatan caddaadday, siddaa ageed waa in si degdeg ah looggu celliyaa saammi wixii ay ku lahaayeen , Laggallanna warreeggaa maammulka,
    Wa BILLAAHI Tawfiiq.

  • @geelleguure8808
    @geelleguure8808 3 роки тому

    Waxa ay dadku aad iskula dhex marayaan in iskuulka reer kaliya ay galaan?

    • @muuminad3143
      @muuminad3143 3 роки тому

      Waa sax deeganka uu ka furan yahay ardeydooda ayaa u badan sababtaa ayaa Muse Biixina u taageeray isagoon ogeyn waxa meesha ka jira

    • @saadsuleiman3750
      @saadsuleiman3750 3 роки тому +2

      Waar illaa qadaadwayn ba timaada, somaliland iska daayo

    • @saadsuleiman3750
      @saadsuleiman3750 3 роки тому

      @layla Elays mey, way dhigtaan walaal

    • @saeedbuni2567
      @saeedbuni2567 3 роки тому

      @@muuminad3143 haaa miyaad mu raari dilaaci walaaladay baa ka baxay oo America wax ka bartay oo qaarkod shaqaynayaa yaan manshalah

    • @qofcilmileh335
      @qofcilmileh335 3 роки тому

      @layla Elays meesha somaliland iyo somaliya mataalo waxa loo yimi sidii diinta islamka lagaaga leexinlahaa dadku fiiira gara hayeeshaan warka inanka ufiirso wuxuuyiri manhajkaladhigayo iyagaalayimi

  • @abdulkadiral-hashim3134
    @abdulkadiral-hashim3134 3 роки тому +3

    Diin cid laga badalaya majirto ee meesha dhaqan xumo ayaa lagu shubayaa macalimiin ajaniba wadanku uma baahna

  • @maxmamedcade901
    @maxmamedcade901 3 роки тому

    Tuug beenlow meshas kirismiska lagu bartaa

  • @hudasuldan5360
    @hudasuldan5360 3 роки тому

    Maxa nicmada? wadan gaal ood waxbarasho utagto waamusiibo wayn alle magan

    • @lilla2118
      @lilla2118 3 роки тому

      Afsomaliga ayaa saas ah

  • @calibakaal2454
    @calibakaal2454 3 роки тому

    Aaad iyo aaad

  • @ifrahege8954
    @ifrahege8954 3 роки тому

    Sidabkanmuuqata hadalka wiiilka yar inagaa dayacan marwalba iyo meel walba

  • @abdirahmankeisal9939
    @abdirahmankeisal9939 3 роки тому

    Wlhi c.maalik muuse u wal wali maayo coz , diinta ilaahey iyo dhaqankeena suuban buu waajib iska saarey ilaalintooda ,marka asna ilaahey baa u gar-gaaraya , umad maskax laga heysto beynu nahay wax fahma oo wax aqriya ileen dagaal maskax baa socdee

  • @cabdifitaaxmaxamed171
    @cabdifitaaxmaxamed171 3 роки тому +1

    Illahkabaq muuse biixi cadabtakacelin mayo iskulkan waxaqiiq waxalagushegay

    • @abdimagan3482
      @abdimagan3482 3 роки тому

      Kaddab ayaad tahay wax aanad ogeyn
      Ka sheegto

    • @abdullahirashidadan5750
      @abdullahirashidadan5750 3 роки тому

      Cbdifitaax wllo wiilku wuxuu kahadlay cidii aqlileh wey fahmeesaa meeshaa ineey qatar kasoo socoto walidiintaa wax dayacay buu kucel celinaa qofku markuu rabo inuusan sifiican wax ucadeyneen tooshbuu ifiyaa

  • @Dangarad.01
    @Dangarad.01 3 роки тому

    ilbax weeyi

  • @nimcoali4487
    @nimcoali4487 3 роки тому

    Iyo xanta kaa jirta suqqayada dhamaan somaliland ay ugu daran tahy burcoo to hargeisa borama sanaag sool saxiil

  • @araleisak4048
    @araleisak4048 3 роки тому

    Arinka gabdhaha asna muusan ka hadlin kuwa horfadhiyana maysan ka waraysan meesha ummad laga galaa laga naafeeyo una nugushahay waa dhankaas oo hadaanba aragnaa muuqaalo ku.wajahan isbadal dhaqan.iyo di8meed oo ku wajahan gabdhaha kuwa dibada loo qaadey iyo kuwa iskuulka kusugan

    • @araleisak4048
      @araleisak4048 3 роки тому

      @layla Elays leyla dear damac baa iga kaa galaye ma firaaqaad haysaa? Adoo mahadsan

  • @fahm3d88
    @fahm3d88 3 роки тому

    Dad musliin ah iyo dal myslim ah uma baahna dad aan diintooda haysan. Waxwalbaa dhicikara

  • @gibrildalaisac9980
    @gibrildalaisac9980 3 роки тому

    Kan ardayga ah wax badan baa ka qaldan waa nin aad u caqli Gaban, waayo qishku diin islaam lama xidhiidho waa shay qof diin leh iyo ku Christian iyo mid aan diin haysanba waa shay aan ficnayn,

  • @maxamedmaxamuudsheekhdaahi1484
    @maxamedmaxamuudsheekhdaahi1484 3 роки тому

    Markaad muuqaalkan daawanaysaan bal muuqalkan yarra kudarsada:
    ua-cam.com/video/9VQw5TkwYSg/v-deo.html

  • @Collections871
    @Collections871 3 роки тому

    Waxa dadka narta ku guraya waa layidhi waa dhib xaqiqadii.

  • @abdiaziz7352
    @abdiaziz7352 3 роки тому

    Waxbad qarini haysa sxb adiga ayaba lagusodiray oo lacag lagusosiiyey siad udifacdo

  • @hudasuldan5360
    @hudasuldan5360 3 роки тому

    Danta keentay maxay tahay in gaalo wadankeena iskuulo kafirato waxbaahiya looma qabo alle halaga boqo ubadka hagaynina

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 4 роки тому +7

    Cadwaga somaliland baa been ka faafiyey walina faafiyey lakiin runta ku guulaysman

    • @nuraali6419
      @nuraali6419 3 роки тому +1

      Waryahee maxaa laga hadlaya adiga se xageed tagantahay belo ku somalilandeysay waa umad qafilaan war sheekadu qumu lud ayeey mareysa orod oo dabada rogo Ictiraaf ku keen imaanka taksi laga saar jahil foqa jahil

  • @waqtilumis3577
    @waqtilumis3577 3 роки тому +1

    sheekada hurmuud ayey gashay odaga hurmuud waa odaga aduunki dhana somaliya dhacay lacagta u sameeyo al shabab ayu ku bixiya dalka si loga cararo diinta duf ku bax indha xun Somaliyeey dadka lacagta leh lagu sheegayo waxay shqeysteen ma ahan waa wax lo mariyo si dadka lagu galaysiyo

  • @aliabdule8387
    @aliabdule8387 4 роки тому

    Kani imtixaankibu dhacay ,somalidu wa isku wada xasid xata arday uma quudhayo ardayda hesha waxbarasho dibada ah

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan9813 3 роки тому

    Gaalo waa dad akhlaaq leh
    Inagaa diin iyo dadnibaba ku
    Saaqidnay Af kanoolayaal
    Wax ma tarayaal

    • @abdirahmanhassan234
      @abdirahmanhassan234 3 роки тому +1

      Walashey Ilahey kacabso
      Dad Ilahey uu caayay baad amaneysaa
      Ilahey ulaaabo
      Nin Allihii abuuray garan wayay intuu amaan kamudani xoolihii xittaa wuu kaliitaa
      Waxaan kugula talin lahaa inaad diiintaada barato ood afkaada Ilashato
      Intaas ayan kugulatalin lahaa walashe macn

    • @cadaawemaxamadcadaawe2254
      @cadaawemaxamadcadaawe2254 3 роки тому +1

      Walaalo ilaahay kabaq galo wadad dulaysan adna waad amanaysaa mise kuminti ku radinaysaa

    • @ninween6865
      @ninween6865 3 роки тому +1

      Anything for ictiraaf
      Maxishooto wax iskula har

    • @nuraali6419
      @nuraali6419 3 роки тому +2

      Taan oo miraan ayaa abaarso ka soo baxeeya gaalkii akhlaaq ku sheegaysa na dhuumo allaah ku qadyee dintada u laabo

  • @abdis70
    @abdis70 3 роки тому +3

    Runta waa in loo hawlgalaa sidii loo guulaysan lahaa.Somaliland weerar baa lagu soo qaaday.

    • @nuraali6419
      @nuraali6419 3 роки тому +1

      Idoor awalba ingriska way iska ogalaayeen hadii hada daba rogii mareykan ku soo biraay waa meel an rabay roob meygu helaay nacaalaa idingu yaal war dulku dul ma aha waa cancer

    • @abdis70
      @abdis70 3 роки тому +2

      @@nuraali6419 Ma waxa la joogaa wakhti la isku caayo Gaallo iyo Ingiriis. QURBAHA DADKA KU BAA'BAY MA KUU SHEEGAA- HOOYO IYO AABBO BARAF DILAY WELI MA ARAGTAY.!?

  • @fartuuncabdi3580
    @fartuuncabdi3580 3 роки тому

    waxaan layaabanahay gabdho meel lagu xaraynaayo maxa kakhaldan dadka

  • @cabdifitaaxmaxamed171
    @cabdifitaaxmaxamed171 3 роки тому

    Waryaa aradaygan wabeenaale xagjir ah sadar muqda su aalkadhanwaaqomulud iskuljy