Baxsadkii xabsi ee ugu cajiibsanaa ayey sameeyeen 3-daan nin balse khalad yar... || Qiso cusub

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 74

  • @Ismacilxasan-f1k
    @Ismacilxasan-f1k Рік тому +38

    Asxbey aan ajar wada qaadano aan ku wada salino nabi maxamed sallahu calayhi wasallam ❤️❤️❤️❤️❤️

    • @suldaanzinzibaar5869
      @suldaanzinzibaar5869 Рік тому +1

      Fadliga Jimcaha Awgii Aan Badino Saliga Xabiibkeena Muxamed {ﷺ♥️}😊

    • @ikranabib7919
      @ikranabib7919 Рік тому

      Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @Zizman.jr_24
      @Zizman.jr_24 10 місяців тому

      Scw scw❤😊

  • @pilotgirl607
    @pilotgirl607 Рік тому +7

    Ala maxan ku sugayay ifiye cawa comanty ana ugu horeya waw 😍 qofki ugu horeyay oo muqalkan fura like na saara waaw🎉

  • @luqmaanmuhamed6306
    @luqmaanmuhamed6306 Рік тому +10

    Vedio ga intu bilaabin waxa ka hormariya likta 😂😂😂😂🙏🏾🙏🏾 geep goin bro 👏🏾👏🏾

  • @AbdirazakHashi-b3r
    @AbdirazakHashi-b3r Рік тому +1

    My brother wallahi ilahay dartiis iskaga aka jeclahay hormar ween ku rajeena ❤

  • @aliyousuf5713
    @aliyousuf5713 7 місяців тому +1

    Waan ku salaamayaa waxaan kaa cadsanayaa in aad soodayso qisada mo farah oo ka socoto tefishanka aljziira الوثيقة

  • @master_som
    @master_som Рік тому +7

    ❤❤❤❤

  • @falis.fiska1
    @falis.fiska1 Рік тому +11

    . Allah is one ❤🎉❤🎉❤

  • @deeqamohamed7314
    @deeqamohamed7314 Рік тому +10

    Weekend ga waa kusugeynaa qiso la'aan hana dhigin ifiyow shukran 😍

  • @ugbadomar5881
    @ugbadomar5881 Рік тому +1

    سبحان الله وبحمد سبحان الله العظيم

  • @cabdisamed..
    @cabdisamed.. Рік тому +5

    Legend Horey usocl❤❤❤

  • @xusenmaxamed5282
    @xusenmaxamed5282 Рік тому

    Qisooyi movieyada noo soo badi

  • @nasralovehazard11
    @nasralovehazard11 Рік тому +1

    Man shall wiiilkan jecliya sheeekdiiisa❤❤❤❤ guuuleso bro oo nosooo badi

  • @abdirahmansergio1857
    @abdirahmansergio1857 Рік тому +2

    Brother qisooyinka soo badi ❤❤❤

  • @ashheart9761
    @ashheart9761 Рік тому

    Walaal horay u soco 👍

  • @MaxamedaxmedHassan-mn4nm
    @MaxamedaxmedHassan-mn4nm Рік тому +2

    Horay usoco noo dadaal anaguna waan dadaalaynaa

  • @calijaamac-yq2nk
    @calijaamac-yq2nk Рік тому

    ku soco qisoyinka zhp

  • @abakorahmed902
    @abakorahmed902 Рік тому +1

    Soo badi zxp barnamijyadan ❤

  • @halimasst
    @halimasst 7 місяців тому +3

    انا احيانا اتفرج حكاياتك وقت النوم والله ما يجيني نوم ولا اكثر انا اشوف الباب اشوف الحمامات كلهم

  • @moalim2024
    @moalim2024 Рік тому +2

    Sopadi Qisoyinka xabsiga

    • @Daliima-hv6tb
      @Daliima-hv6tb Рік тому +1

      Xabsi mku jirtaa😁

    • @zaki.zk-
      @zaki.zk- Рік тому

      @@Daliima-hv6tb see wax yeeshe😂

  • @Phelchi
    @Phelchi Рік тому

    Ty Sxb soo baddi

  • @هاشمحسنعليمحمد

    Sxb soo badi qisoyinka

  • @haygawaanaga5995
    @haygawaanaga5995 11 місяців тому

    Maskaxa ba layisku dhafay❤❤

  • @abumoalim
    @abumoalim Рік тому

    mahadsanid ifiye

  • @Lion_gamer10
    @Lion_gamer10 Рік тому +4

    Zhpyal Xumadii wareegaysay ayaa igu dhacdy, runtii anoo gariiraya ayn comment-gn soo qorayaa💔🥲
    Dhamaantiin is isoo duceeya🤲

  • @abdullahiadid7407
    @abdullahiadid7407 Рік тому

    Wll cabsi cabsi soo deey

  • @saabdilahi6949
    @saabdilahi6949 Рік тому +6

    Asalaamu calaykum waraxmatullah wllo ifiye hore usoco wllhi UA-cam qisooyin laga soo gudbiyo bagekaga kaliya aan kala socdaa waa bagekaaga guulayso aduun iyo akhiraba wll
    Codsi aan Mar sadexaad kaa socdo weeye wll ee qisooyin diini ah oo taariikhda islaamka ku saabsana noosoo gudbi wll ❤😊
    Keep going 👍

  • @Maxamadshaakir-tn5um
    @Maxamadshaakir-tn5um Рік тому +1

    Waa soo daahday lagand

  • @AbdihakimFarah-wh5dv
    @AbdihakimFarah-wh5dv Рік тому

    Mar walbaba like to waa iga diyaar waayo taageerahaaga ayaan ahay

  • @mabzuud9478
    @mabzuud9478 Рік тому +1

    Kuwa cabsidu wamadhax lkn kuwa xabsiyada ayaa mcan wlhi🫣

  • @abdiadilabdi
    @abdiadilabdi Рік тому +2

    Bro qisooyinka waqtigooda soo dheere plz

  • @Alakhbaardiin
    @Alakhbaardiin 10 місяців тому

    Maba jirin waagaa
    Aalada sawir qaadayaashu

  • @zuuzbaari7908
    @zuuzbaari7908 Рік тому

    Tuugadu wa dad caqli badan lkn si khaldan caqligoda u isticmala

  • @Ismacilxasan-f1k
    @Ismacilxasan-f1k Рік тому +3

    Asc asxbey jimco wanagsan ❤❤❤

  • @ciisebeereed2205
    @ciisebeereed2205 Рік тому

    Tnks sxb sare

  • @MaftuhAbdirahman
    @MaftuhAbdirahman Рік тому +1

    First one ☝️

  • @baacsiRADIO
    @baacsiRADIO Рік тому +5

    Waraa ifiyow cabtoy maa tahay
    Sorry saaxib xiligaan jiifan lahaa lee kuso aadinoysaa 😢😂anyway allah garab kaada galo

  • @ApdijibarApdiqadir
    @ApdijibarApdiqadir 2 місяці тому

    Team arsenal like saara❤

  • @hasnafarah4639
    @hasnafarah4639 Рік тому +1

    ❤🎉❤🎉❤100k

  • @amiiraqurux-c1m
    @amiiraqurux-c1m Рік тому +1

    Tnkis ❤ wll mcan ❤

  • @abdullahiadid7407
    @abdullahiadid7407 Рік тому +1

    Cabsi cabsi inti rabto like isaar❤

  • @ikranabib7919
    @ikranabib7919 Рік тому +1

    Waxa badso waxa beel bay dhashaa 😢😢

  • @IDAAAANKUDAAYEE
    @IDAAAANKUDAAYEE Рік тому +1

    1comen🎉🎉🎉

  • @bishaaro21
    @bishaaro21 Рік тому +3

    Maba daawado anigoon like saarin ❤

  • @Daliima-hv6tb
    @Daliima-hv6tb Рік тому +1

    34:33 Waa marki la dhihi jiray Ciil badanaa o calafkyga xumaa😝

  • @WllMavio
    @WllMavio 11 місяців тому +1

    Asc

  • @abuaxlaamawgeesh2002
    @abuaxlaamawgeesh2002 11 місяців тому +1

    Nac nac

    • @mohamedhassanmohamed4923
      @mohamedhassanmohamed4923 10 місяців тому

      Habartaa aanac nac us ilmo afbaradaa tahay kuma qaban laakiin ardaydadaa kamid thy 😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @mabzuud9478
    @mabzuud9478 Рік тому

    Flimka laga sameeyay magacii

  • @farxiyoxuseen4473
    @farxiyoxuseen4473 Рік тому +1

    War ifiyoow shekoyinka cabsida naga dhaaf Ani walhi tii hore aa soo galinasay wali cabsidayda ka kabsala,ahay adan midkle kusoo dartay yaawye umada w

  • @apdirappiapdikani783
    @apdirappiapdikani783 Рік тому +1

    Asxaby ii sheega ninkaan ifiye show miya mise anaa umaleeyo😂😂

  • @suldaanzinzibaar5869
    @suldaanzinzibaar5869 Рік тому +1

    Sxb ifiye ilaa iyo hadda lagaama haayo qisadii wiilashii elchabo pls 🙏 wiilashii elchabo inoo so fasax qisadoodi🙏

  • @Idmaan.
    @Idmaan. 7 місяців тому

    Tuugaa xariifsanaa 😂

  • @Aminaseben-vu6jg
    @Aminaseben-vu6jg Рік тому +2

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊

  • @cabdirizaaqaxmed9701
    @cabdirizaaqaxmed9701 Рік тому +1

    My brother bahalka sabiskaraab wan ku saray imana soo dhaco maxaa ugu wacan

  • @AhmedMustafe-x6n
    @AhmedMustafe-x6n Рік тому

    Hhhh gabar wada 3nin oo dharkii maxaabista wata why lkn maxay ubadali waayeen 😅

  • @ayaanabdi7519
    @ayaanabdi7519 Рік тому

    Like saara

  • @caaqilibrahim1374
    @caaqilibrahim1374 Рік тому

  • @abdihasan5628
    @abdihasan5628 Рік тому

    Ileys sheekooyinka jinka iyo sixirka iska da faaiido malahan. Dadku waxay rabaan sheekooyinka caadiga ah oo dhacay waqti dhow. Si la iskaga ilaaliyo. Dhacdo dhacday 1960kii maanta faaiido ma leh

  • @JabirIbrahim-b8x
    @JabirIbrahim-b8x 11 місяців тому

    Scw

  • @ikraangureey6218
    @ikraangureey6218 Рік тому +4

    Isku ekaa waxa ma ilma adeerba 😂😂😂

    • @calibaxdo8239
      @calibaxdo8239 Рік тому +1

      Ina gurey ma aragti xumid wllhi way isku egyihiin ugu yaraan waa ilma adeer waan kula qabaa rayigaa😂😂😂

    • @ikraangureey6218
      @ikraangureey6218 Рік тому

      @@calibaxdo8239 soow maahan 😂

  • @abdifatahmousegasle9818
    @abdifatahmousegasle9818 Рік тому +1

    Tnx zhp qaliiiii wankugu sexda sheekoyinkaga
    Hore usoco zhp i a 1milyanku rajaynyaa zhp❤❤

  • @Alakhbaardiin
    @Alakhbaardiin 10 місяців тому

    Ala been badanaa kani

  • @SalmaAbdifitah-zy6jn
    @SalmaAbdifitah-zy6jn 9 місяців тому

    😅😅😅😅😅😅

  • @hidaayomudei
    @hidaayomudei Рік тому

    ❤❤❤❤❤❤