BABY AMIIR DHALASHADIISA INTE ADNAY RER

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 5 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 53

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 4 місяці тому +3

    Manshaallah dhalasho wacan amiir cabdirazaq cimri dher cafimad ki dalkisa dadkisaba afco ilahay ha ka dhigo ❤❤ Ayeeyo mcn nadifi 😅

  • @AyanAyan-pk6vx
    @AyanAyan-pk6vx 4 місяці тому

    M.a ❤ dhalasho wacn Amiir Abdirisaqa cimarii dher iyo cafimada suban Allha haaa ku siyo 🤲🤲

  • @amiiraahmed4513
    @amiiraahmed4513 3 місяці тому

    Masha Allah illahey hakubarakeyo Caruuruta abyo 2022 6 22 July dhaya Alhamdullilah gawadheyda 🎉🎉🎉

  • @hafsaaden9198
    @hafsaaden9198 4 місяці тому +1

    Awguuriyo bayb amiir maanshalah sanado badan inshalaah nadiiraay adiga iyo cabdirisaaq hanbalyo

  • @حبيبهاسحاقمحمد
    @حبيبهاسحاقمحمد 4 місяці тому

    Masha Allah❤ mabruuk hbbi byby Amir

  • @ummuisra6271
    @ummuisra6271 3 місяці тому

    Hambaliyo hambaliyo hambaliyo dhalasho wacan ALLAHA kuxafido ALLAHA ku barakeeyo soo bar baar habo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @sahroabdullahi9935
    @sahroabdullahi9935 4 місяці тому +1

    🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎁🎁🎁🎁💕💕💕💕💕💋♥️♥️❤ mashallh tabarkalha habalyo habalyo ansow hbo mcn 💋💞👋

  • @fali2695
    @fali2695 4 місяці тому +1

    Mash Allah ❤❤❤❤❤

  • @rayaanofficial9688
    @rayaanofficial9688 4 місяці тому

    Wiilkeyga amiir sanado badan jir oo jog cmri dheer iyo caafimaad leh ❤❤❤❤❤❤❤

  • @xabiibayuusuf-qm7vt
    @xabiibayuusuf-qm7vt 4 місяці тому

    Mashaa Allah mabruk mabruk habo mcn cimri dheer Allah kusiiyo❤🎉🎉🎉

  • @munamohammed6588
    @munamohammed6588 4 місяці тому

    Happy birthday habo mcn alhuma barik🎂💋👶🏻💙💙

  • @sacduushpea8259
    @sacduushpea8259 4 місяці тому

    Aby muniiro ani waiska ka jeclhy malinta yotube waxa so gelin marwalbo wa firina❤❤

  • @rahmafarah6892
    @rahmafarah6892 4 місяці тому

    Masha alaah dhalasho wanagsan amiir yare aayo mcn so barbaar insha allaah sanada badan o barwaqo iyo cafimaad igu noolow❤❤l

  • @umuamiira113
    @umuamiira113 4 місяці тому

    Wiilka iyo gabdhyda isku fac amiiira ladhahaa iyadana❤😊

  • @amaaljibriil3687
    @amaaljibriil3687 4 місяці тому

    Dhalsho wacan amiira cade sando badan jir ujooga naqo kii dalkisa iyo dakisa iyo dantis anfaco❤ cimri dheer iyo cibaado soban❤habo

  • @LeilaMahamed
    @LeilaMahamed 4 місяці тому

    Ayyy welkyna amir hbo mcn dhlasho wxn cimri dher io cafimd subn allha ha ku siiyo kor oo kalin gal 🎉❤❤

  • @user-wo8cu8xw8v
    @user-wo8cu8xw8v 4 місяці тому

    Wcs abayo Muniro ❤❤ MashaAllah ❤ Happy birthday 🎂 baby Amir❤

  • @MarynAli-kx5dv
    @MarynAli-kx5dv 4 місяці тому +1

    Dhalasho wacan Amiira cade mami sando badan jir🎉🎉

  • @اسماعيلمحمد-ك2ش
    @اسماعيلمحمد-ك2ش 4 місяці тому

    Masha allaah xbbti. Hbbo amiir dhalsho wanagsan

  • @ikranawale5450
    @ikranawale5450 4 місяці тому

    Mash Allah tabarakallaah 🎉❤

  • @faizaahmed4268
    @faizaahmed4268 4 місяці тому

    Waa raqiis ticked
    Anaga intaas camal $200 weeye maasha alaah happy birthday 🎊

  • @hodanmohamed8046
    @hodanmohamed8046 4 місяці тому

    Mashaa allah tabaraka raxmaan hambalyo amiir cade

  • @Maryan-gk3lh
    @Maryan-gk3lh 4 місяці тому

    Masha allah habo mcn Allah hakuxafido soobarbar cade ♥️♥️♥️♥️♥️❤️♥️❤️♥️

  • @NadiifoShuceyb-jw8wk
    @NadiifoShuceyb-jw8wk 4 місяці тому

    Masha alah alaha idiin xafido aamiin

  • @inaxaajicumar4010
    @inaxaajicumar4010 4 місяці тому

    Masha allaa habalyo amiir yare habo mcn sober baar jir o jok sanoyin badan insha allaa🤲🤲💖💖💖🎂🎉🎉🌹🌹🌹🌺🌺🌺

  • @Seynepjamac
    @Seynepjamac 4 місяці тому

    Mnshllh habo so Barbara wiilkaygii bil ka yara wu iga siqiiray ilhy shafeec aakhiro alle ha iga dhigo amiirna rabi ha xafido ❤❤

    • @rahmafarah6892
      @rahmafarah6892 4 місяці тому +1

      insha alaah shafeec aqiro alaha kaaga dhigo badal qeyr qabana alaha ku siiyo aamiin

  • @fathiamoussa6125
    @fathiamoussa6125 4 місяці тому

    Mashallah ❤❤❤

  • @FathiaF-f5v
    @FathiaF-f5v 4 місяці тому

    Masha allah maama ❤

  • @fatmahassan7241
    @fatmahassan7241 4 місяці тому

    Mansha alah tabarakalah ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Qamarbintucamir
    @Qamarbintucamir 4 місяці тому

    Happy birthday BABY Amiir 🎉🎉🎉 sanado badan jir oo jook 🎉🎉

  • @amiiraahmed4513
    @amiiraahmed4513 3 місяці тому

    Happy birthday momm Amira

  • @safiyosalaam9982
    @safiyosalaam9982 4 місяці тому

    Hampalyo baby amiira ilaahay ha kuu xafido habo🎉🎉🎉🎉

  • @Halimayyyyyyyy
    @Halimayyyyyyyy 4 місяці тому

    Mashallah tabarakallah Hambalyo Hambalyo amiir ❤️❤️❤️❤️💞💞💞💞💞💞

  • @ririosman6760
    @ririosman6760 4 місяці тому

    Asc muniiro abaayo ilmuhu madaxa inu ruxo ma wax caadi ah baa curadkayga amiir 3 bil bu kawayn yahay sidaas ayuu madaxa u ruxaa marmar ana waan walwalay lkn dad ka hadlaya ma arag

  • @sucdisiman2925
    @sucdisiman2925 4 місяці тому

    Masha allha dhalasho wacan habo mcn ❤❤❤❤❤

  • @khadiijoali9455
    @khadiijoali9455 4 місяці тому

    mabruuk hbo nolow mudo dheer adoo cafimaad qaba koro kalin gal🎉🎉🎉🎉

  • @xamdixarako2479
    @xamdixarako2479 4 місяці тому

    Dhalasho wacn hbo mcn amiiir sanado bdn jir oo jooog

  • @farxiyocabdullahi3237
    @farxiyocabdullahi3237 4 місяці тому +1

    Hanbaliyo❤My rajo🤓🥳🥳farxadis wafarxadena

  • @FatumaDj
    @FatumaDj 4 місяці тому

    Masha Allah amiir dhalasho wacan hbo ❤❤

  • @quruxdiihablaha1234
    @quruxdiihablaha1234 4 місяці тому +1

    Kor oo kalin gal amiir yare

  • @dekosharaf6823
    @dekosharaf6823 4 місяці тому

    Masha Allah hambalyo

  • @mulkinuurmaxamed7395
    @mulkinuurmaxamed7395 4 місяці тому

    Mashalh ❤mabrug ❤Amira habaryar

  • @itaqillaa
    @itaqillaa 4 місяці тому

    Alhamdulilah

  • @samiroisaaaq4840
    @samiroisaaaq4840 4 місяці тому

    Dhalsho wacan maamo❤❤🎉🎉🎉

  • @MaryamoYuusuf-de4wv
    @MaryamoYuusuf-de4wv 4 місяці тому

    Dhalasho wacan 🎉🎉🎉 amiir wacan

  • @NadarMaxamed-q2i
    @NadarMaxamed-q2i 4 місяці тому

    🎉🎉🎉🎉❤

  • @HindamohamedHindamohamed-zm7yg
    @HindamohamedHindamohamed-zm7yg 4 місяці тому

    Mashllaah

  • @fuaadaadan7203
    @fuaadaadan7203 4 місяці тому

    M.a ❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @farhanmohamed3666
    @farhanmohamed3666 4 місяці тому

    masha allh dhalsho wac

  • @quruxdiihablaha1234
    @quruxdiihablaha1234 4 місяці тому

    Kor oo kaalin gal amiir yare

  • @faxiyoismanmaxamed8775
    @faxiyoismanmaxamed8775 4 місяці тому

    Masha allaah allaah kuxafidoo