Hees nin dalkiisa iibsaday Hees wadani ah dalka sow iyagu maleh HEES Diinlaawayaasha dabaqoodhiyiin
Вставка
- Опубліковано 6 лют 2025
- Hees wadani ah diinlaawayaasha
heesta nin dalkiisa iibsaday
heesta dabaqoodhiyiinta
hees mooryaanta
heesta dawo malaha aaqiro
hees xanuun badan
heesta dalka sow iyagu male g
Heestaan 2009 ayaa si dhuumaleysi ah ku dhageysan jiray magaalada bu,aale lkn caawo oo taarikhdu tahay 9/8/2023 waxaan ku dhageysanayaa magaalada muqdisho wax badan ayaaa ku xasuustaa😢😢
Ana cawa oo 9 / 8/ 2023 ayan dhageysanaya
Wallahi sido kle waan kawaayay youtube cawa ayuu wiil aan sxipo nahay iiso share gareyay inagoo in mudo ah raadinaynay mar dhow ayaa baraha bulshada lakeenay 😮😊😊
@@najiibabdi5846yaaaqaday
Wlhi xasus 12/7/2024❤❤
Heestaan anigoo Dhageysanaayo ayaa Shabab igu Qabteen Xilli Habeen ah Anoo Caweys Usocda Deegaanka Buulo Mareer Degmada Qoryooley Ee Gobalka Shabeelada Hoose Waxaan Xirnaa Muddo isbuuc ah isbuucaas Sida Ley Tumay Xiskeyga Kama go,in 😢😢
Sorry Amba waa leygu xiray
Heestan xsuus gaar ah ayay igu ledahy wxn dhagaysan jiray ano halganka dacarta kujira dhagaxbuur oo akari ah maanta oo ay tarikhdu tahy 5/2024 waxwalba way isbadelen wxn idinka sosalmya Jigjiga
Heestan waxaan kugu dhagestey tuulo layirahdo sarif ee konfurta wajir waqoyi bari kenya xilligaas waxeey eheed 2010 hadna waxaan markle ku dhageysanaya magaldha Nairopi kenya xasuus walhi.
Heestaan walhi madaxeda ayaa habiin ley xiray😢😢😢😢😊😊
Hees dareen leh 2013 gabar ogaden ahayd o fowsiya ladhihi jiray on south africa isla joogny mehrad ama maqayad hadba sad u taqano ayay lahayd subax ban kawar helnay hal mar iyado zaaid u baroranayso markan kuso yacnay ayey no shegtay in loso shegay geerida aabahed walalked aderked nin walashed qabay walhi saa inagi rabnay inan aamusino aya kala cararnay muusibo waalan bay ahayd fowsiyo dalki bay ku labatay in lagursada igu maqalo ah I hope inay noshahay samir iyo iiman buxa allaha siiyo
Heestan inbadan radiyey lkin wan wayey cawadan helay fananaadan magaceed
Wlhi wax badan radiyay youtube dhan wan kawayay
Heestan waxan soo xasuustay 2010anoo galab ari mayracaaya baan waxan ka dhegey sanaayey cajlad aan dhegey sanaayey
M a hestan fananade qaday
Yac hasus anigo yar😢😢😢
Anoo geel jira dhegeysan jiray
Waan xasus taa
Heestan xasuus waxan ku dhageysan jiray tuulo la dhaho Cabdi Cagweyn hadane waxan ku dhageysanoya Muqdisho degmada warta nabada ex wardhigley laba dhagax
Heestaan inbadaan radiya mhdsnd sxp lkn codkaan wa fananadee iishega sxpiyaal
Hiistaan miimiri kadhageysan jiray wllhi 2011
Hata datka jooga Kenya jooga hata cabdi cabsi
27_5_2024 maalin isniin ah ar iisheega gabadha magaceeda!
Wlle maxey Hasuus thy heestan 😅
Heestan 20013. Meel la dhaho labobaad oo qoroxey ka tirsan ku dhageysan jiray new police io Ethiopia. I.a meel wan iska sareyna
Hestan cawa helay sidan u radinaye😢
WAR FARMAJA kuhaleysen Mxaa
Allow maxaaan dhaan ku fuliyey(owrta raran) heestaan ee aan shaabab isku qabanay cajaaib😂hadda oo ay tahay 26.12.2023 sanadka cusb 5 maalin ka dhiman oo 2024 ta waxaaan ku dhegeysanooyaa qol sar ah ee kuyaala magaalada muqdishu ee deg warta nabadda anoo last year ka jamacdda umadda somaliyeed ku jira aduun maxaaa wax is dabayaaaal
Waxaaladhagaysanjiray wakhtigii halvanka ogadenya socday
Maxaan mudobadan raadinaay lkn fanaanda magceeda
Nin dalkiisa ibsaday Oo dadkisa wada cunay
Heestaan yaaa qaday igu caawiyo
2009 xasuus old
Lagend unbaa fahmayo heestaan xili aan daaran jiray ee mobilka jeebka kore gashan jiray kadibna aan galabkii magaalka ka caraabi jiray xasuusey masoo laabatid
Sxb xage u carabi jirty
MIMIRO AAN KA DHAGEYSAN JIRAY
Yaaqaaday gabadha magaceed?
😮😮
Aduunyo heestaaan mxan raadiyey xusuus
Wllhi Ana kula mida maanta helay.
@@mohamedhassanhaashi9495aad uweyn sxb
Xoolow heestan waxay kusocota xasan garguurta oo iibsaday dalkii o dhan
Yaaqaday heesta
Weyba ka horeyse shimee loo qaday xasan shiq ar dadaaa 😅😅😅
Hestan onlf yaaa qaaday kan Farmajo korsaaray iyo adiga gurguurte Leh midkiina masaxno xiligii kaqaday lama aqoonin Farmajo iyo fahad Yasin iyo Xasan Maxamud
Waxan lalabo doqon yahow xolaha ah kuciil baxa adiga iyo Inta ciilan 😏😏😏
Hata datka jooga Kenya jooga hata cabdi cabsi