@@salmaabdirisaaq5056 wuxuu ku yaala falastiin lkn waxa ila xumaatay adigoo ah qof muslim ah in aad weediso dadaka qudus halkuu kuyaala ee baro taarikhda wadankaaga iyo kan islaamka
Saalaxudiin Ayuubi & Nuuradiin Zaki waxay ku qoranyihiin baalasha dahabka ee taariikhda Islaamka Allaah ha u naxariisto waa dad u hiiliyey Ilaahay & adoomihiisa.diyaariyahana Allaah ha cafiyo & dhamaan muslimiinta.
waad mahadsantahy macalin ayaad tahay alle wax layskugu bishaareeyo a jiraan aan janada aheen alle janada ha kugaliyo
ilaahay ha u naxariisto
geesigii muslimiinta
Aamun
Amin
Amin
Insha Allah waa noqon doona salaxu diin somali waana dhali doona qaaran fudaydsan kitaabka quranka iyo sunada xabiibkena (NNKH)
Waad noqon kartaa sidiisa oo kle oo waliba kasii sareeya
Marwalba Muslim ilaahay baa lajira❤
اللهم ارحمنا رحمتا واسعة اللهم رد الينا مثل صلاح الدين امين امين يا رب
رحمة الله عليه ورضوانه
سيدنا صالح الدين الأيوبي 🥰🥰🥰
Allahu U Naxriiso Walaalkeen Salaaxudiin Al ayuubi Anagana Allaha naga Dhigo Ku Deyda Aamiin
fadlan muuqaalka kufaafi facebookaada - adigoo linkiga koobiyaynaayo
ua-cam.com/video/tBYQaVscPUs/v-deo.html
sidaan oo kale
siifaafi ogaansho
OGAANSHO hayeee wllo aalle haku xafido jaskal Khyr wllo
Zhp 1,000 view waa imisa Somalia please help OGÀANSHO
ogaansho aad u mahadsantihiin waxaan u baahna dagaalkii 1aad &2aad ee aduunka .thanks
Ogaansho wxan codsan lahaa dagaalkii ceynu jaaluud ee lagu ciribtiray cidamadii tataarka ee mangoliyanka
OGAANSHO
Libaax + geesi + halyeyga muslimiinta salaaxu diin al-ayuubi raximahulaah❤🦁
MashaAllah.. JazzakaAllahu khayran.. Allah ha unaxriisto Salaxadiin Alayuubi jazzahu Allahu qayran
Allahu ma Aamiin Allah u naxariisto janatul firdowse Allah ka waraabiyo geesiyadii muslimiinta oo dhan
Ilaahey ha u naxariistoo salaxudiin Alayuubi aamiin aamiin yaa rapii
Masha Allah
Salaaxudiin al ayuubi waxa uu ahaa geesi
Allaha unaxaristo
Mahad sanidiin ogaansho channel
Manoshahy?
Salaaxudiin Iskama Soo bixin Waa la Soo saaray Masha allaah Ustaad Omar Shukran jaziilan 👌💪
Inshalah waxa Alle kabaryaa inuu qof salahu diin inuu sosaro Yahuuda lugta mariyo kufarta
جزاك الله خير الجزاء
Illaah baa weyn walaahay xalay baan qisada Silaax diin UA-cam ka raadinayey maantana wallaalkan baa so galiyey maashaa allaah
Hada jacesyahay slaaxu den like ee sara
saalaxudiin ayuubi nin qaali ah
Mahadzanid wll zida Qurux badan aad noogu soo jeedisay Qisaan Quruxda badan leh.....Thanks👏👏❤
رحمه الله تعالى رحمة واسعة
Scw scw scw masha Allah
jazakallah bro amiin iLlahy ha unaxristo dharkiis iYo qalabkis masar ee Yalan manta waan tagaa insha aLlah mardhaw
mOhan zain Wllo Adoo MAHADSAN ii Subscribe Gareey Channelkeyga
اللهم رد إلينا صلاح الدين!!
اللهم تقبل دعائنا
Illahayow salaaxudiin ookale maanta sii walalahey falastiin yarapi 😭😭😭🤲🇯🇴falastiin yaa alllah napad sii🇸🇴
Ameen
Masha Allah aad iyo Aad ayan u jeclahay qisada salaaxudiin🥰❤
Amiin adiguna ajar Alle haka siiyo ustad Omar insharow
Masha allh
Alaha ku xifdiyo
Ilahay ha u naxriisto mid mid lamida salaxu diin ilahay ha u soo diro muslimta si uu hadana qudus uga saaro yuhuuda israil
AAMIIN AAMIIN alaah haa usoodiro midlamida sxb AAMIIN AAMIIN
Aamin
Aamiin yaa allah
Subscribes ii saara walalayal
Aamiin aamiin aamiin
*رحم الله بطل الأمة الإسلامية **#صلاح** الدين الأيوبي💞💔💝*
Alaah unaxaviistu.
Alle waxan ka bar yey in uu qiyaamaha Ila soo saaro salaaxu diin iyo rasuul Keena mohamed scw allow waa ka baryey❤❤❤
imikaa sidaa la inooga baahan yahay wallaalayaal ee diyaar garooba
masha Allah Allah kubarakeyo qeyrka aad ino sogalisey insha Allah nafteyda waxaan udiyarinayaa inaan Israel kadifaaca baytul maqdis
إلإسلام يئن جريحا أين صلاح الدين 😢❤
Qisadan markii 3aadeen dhagaysto weeye wAllahi mar iyagoo English dhagaystay markastana Farxadbaan la dhiman gaadha SubxanAllah ilahayow xifdi mid isaga okale ah na nasii 🤲🏾 oo Qudus dib usoo xoreeya Muslim Kana mideeya
Mansha Allah bro waxyaabo badan ayaa laga faaiidaya halkaa noga wad ilahayna khayir haku siiyo Insha alla
Fowsi Ahmed Wllo Adoo MAHADSAN ii Subscribe Gareey Channelkeyga
Saxiib iska daa kalmada pro
Sxb Ustaad Cumarow waan ka faaiidney wacyigalintaan aad uga Hadleyso taariikhda aduunka Allaha kuu Barakeeyo AQoontaada
Masha Allah jazaakulaah
Alha ha u naxariisto salaxu din al ayuubiyi 🤲
Waxan ku farax sanahy inaan ku tukaday masjid salahu diin walahi alxamdulilaah
Mashaallah
Maansha allaah
Xagu kuyala wll
Mansha Allah
@@salmaabdirisaaq5056 wuxuu ku yaala falastiin lkn waxa ila xumaatay adigoo ah qof muslim ah in aad weediso dadaka qudus halkuu kuyaala ee baro taarikhda wadankaaga iyo kan islaamka
Aamiin Jaalle alle ha u naxariisto dadka inta iga dambaysana waxaan ka codsanayaa inay Aamiiin dhahaan in ilaahay u naxariisto
Maasha allAh
رحمه الله رحمة واسعة 😥
Salaaxudiinul ayyuubi ilahay janada hageeyo kuwii kudayda alla hanaga dhigo sida/ dulqaadka caddaaladda geesinimada samirka iyo hoggaanka aammiin yaaa rabbii
Jazakallah Khayr
ilahay qabrigiisa hau nuuriyo boqor musliminta somaybu kamid aha
Shugar Wllo Omar waan ka faa idnay noo sii kordhi taariikhaha geeshiyaashi islaamka❤️❤️❤️❤️❤️❤️
lix sano kadib ayaan dib udaawanayaa anoo uxiisay qisooyinki geesiyalkii muslimiinta ❤ogaansho 2017 kii xiligi la aasaasey chanelka
رحمة الله صلاح الدين 😢
Aniga codkaaga ayaa iska jeclahay 😍😍😍❤❤
Maash allaah zxp kuwa kale soo diyaari zxp
Gezi Ay tapeyzo Waligii Ummadda izlaamku Alla Ayaan Kaparyaynaa Inuu Carabtan Mariacan iyo Erupe Ay U Noqoty Kasoo Bixiyo Geezi gaaz Oo kale Aamiin
AAMIIN
AAMIIN
AAMIIN
AAMIIN
AAMIIN😣😥
Afsomali atee kasoo bartay😂
Geesi islaamka taariikhdiisa Baal dahaba kaga Jira 🔥❤️
Ameen ya allah ameen thumma ameen shkrn ya mclm.. Allah u naxariisto
Alleh ha unaxariisto jannatu fardowsa Alleh haka waraabiyo
Amiin allah unaxaristo
aamiin Allah hu anaxriisto
jazakallahu khyraa Akhuunaa .
ilahay Ayan ka rajaynayaa inan helno kuwo Salaxadiin oo kale ah
diintana u hiiliya
Masha allah guul islamka
Maashaa Allah Allahayow na ga dhig isagoo kale
allaha u naxariisto geesigena muslimiinta saalaxuddiin al ayyuubi 💔🤲
Allahow midee umada islaamka asxabata like
Allow igah dhig salaaxudiinka labaaad iiigu duceeya muslimiintaay iyo inaan xoreeyo dhulka barakaysan e Qudus Allahu Akbar
waa kugu ducena apwe lkn horta somalia xoree
Inshallaah bi idmilaahi kariim ha inoo soo noqdo shujaaciintii islamka kuwii ugu fiicanaa mid la mida oo maanta islamka xoreeya yaa xayu yaa qayuun
aamin aamin aamin
Thanks
jazaa kallaahu khayr sxb
channel cajiii ah waaye masha Allah jazaka Allahu qeyr
Masha allah salaaxudiin al ayuubi waa Qof in lku daydo mudan mhadsanidin
Mashallah bro waad mahadsantahy
Saalaxudiin Ayuubi & Nuuradiin Zaki waxay ku qoranyihiin baalasha dahabka ee taariikhda Islaamka Allaah ha u naxariisto waa dad u hiiliyey Ilaahay & adoomihiisa.diyaariyahana Allaah ha cafiyo & dhamaan muslimiinta.
wll sare omar inshaar mufakar wax badan laga faaideysto
khayr ayaan kugu ogahay hore u soco wll
Maansha alaah nosoo badi wll jasakalah insha alaah wey xorobeysaa qudis
mashaa Allah waa macluumaad muhiim ah
waan kaaga mahadcelinayaa wllo JUHDIGA IYO DADAALKA aad galisay Omar mansha allah wll Hadii SALAAXUDIIN UU NOQDAY GEESIGII FURTAY DHULKA BARAKAYSAN/ OGOW ADIGUNA WAXAAD NOQOTAY GEESI NOOFURAY ALBAABKA TAARIIKHDA WANAAGSAN IYO ILBAXNIMADA IYO CAQOONTA AAD AYAAD UMAHADSANTAHAY AKHIIY MANSHA ALLAH KUDAYASHO AYAAD MUDANTAHAY WLL WASALAAMU CALAYKUM ////// (Aaden hussein from Hargaisa )
Samatar Channel Wllo Adoo MAHADSAN ii Subscribe Gareey Channelkeyga
maasha ALLAAh wall waad mahadsantahay barnaamijyadaadu wa barnaamijyo aad u xiiso badan oo qiimo badan oo kobkooban
masha alaah
Shukri Moha Wllo Adoo MAHADSAN ii Subscribe Gareey Channelkeyga
Allah ha u naxariisto.
Alleh ha unaxariisto salaxudiin al ayuubbi
maansha alah taariikh mug leh jasaaka laah
Jazakalahu kula khair Ustad,,,,runtii Salax wuxuu ahaa halyeey.
Alle ha u naxaristo salaaxu diin al ayuubiy
Jazakalah khyr wllo chnnelada kan ugu jeclahay weye
waa ragan maanta aan ubahanay geesi islaam ka so mara ayuu ahaa allaah haw naxariisto isaga iyo intii dhimantay e islaamaba
Horay anoo u dhagaystay, haddana caawa Ogaansho waxaan ku dhagaysanaa baadiye dhul roob iyo rays ah codka Inshaar waxaan ku dhagaysanaa meel cidlo baadiye ah codka taariikhda Salaxu Diin waxa dhan waaba cajaaib.
maansha allah Jazzaakumullahu khayran /azzaakumullahu jannatull firdowsa wll OMAR INSHAAR
Samatar Channel Wllo Adoo MAHADSAN ii Subscribe Gareey Channelkeyga
Waa kaaga mahad cilinayaa wll Cumar Taarikhda waxtarka uleh muslimiinta
mashalah
Manoshahy?
allaahy ha u naxariisto mid Walbo oo jidkiisa gu dhinto
ماشاالله الله يحفظك ياأخي
Si aad u wanaksan u diyarisey masha Allah bro
Insha Allah Salxudiin 2 baad aya xorenayo Qudus
masha allaahu salahu diin ayuubi nin geesi ah oo muslim ah buu aha salahu diin ayuubi tariikhdiisa waa wax xusid mudan
Alle Ha'unaxariisto Aamiin
Mashllah wn jeclhy qisasoyinka Salaaxidiin al ayuubi allow isaga kale nasii
aamin illahay ha unaxariidsto sallax. insha allah النصر قریب ۔
Jazakallahu khayr
Allah ha unaxariisto salaxudiin al ayupi
Masha allah tabarakallaah jazakallaah khayran walaalayaal waad mahad santihiin
رحمة الله
Aamiiiin yaarabi illaahow unaxariiso
Alle ha inaxariisto ammiiiin
Mnsha allh illahay ha ku xafido mudane cumar
Allahu Akbar 🤗😊
Fasalaamulaahi calaa ruuxii fil khalidiin .