iimaan wu unaxariista salma saas laga raba gabdhaha wa in lo naxariista lkn enjoy xaasid ma dhina maskiinta wu ku cadaadiyay biyaha teem inja waxa idinka codsana suaalaha is weydinesan ha ahaadan ku anshax leh yaaa xaaro iyo wax yabahas wa qalad
Raaligalin buuxda ayaan idinka fadhinaa gabadha sadex nin ayaa uskugu tagteen Salma inta ila aragtey iney dulqaad badan muujiysey like ha ila hilmaamin
Iman biyaha halis waye, maxa yeelay naqaska aya kugu xirma kadib waxa dhici Karto in lagu dhinto😥❤️Wlhi salmo zaaid Ayan ugu naxay.. Wll midan cml Prank lama dhihi karee Farxdiina yay idhinka dhiman. Inta wa iga dardaaran😥❤️
Iman Amin enjoy aa ka ilaali Salma biyaha xaasidnimo ayuu ugu riixiyaa. Laakiin adigu waad jeceshahay naxariis aa kugu badan. Kamaal Suaal xumaa gadha ka xishood waryaa suaalaha khaldan ka daa Imaan Amiin see camal hee nimankan iga ilaali
Ilaa markii lasoo dhigay waa ilaa markii 10aad ee aan daawado kama helin in salmo la dhibayo oo taas uguma ceshan lkn hal wxba meesha iiga soo baxay taas oo ah inuu iimaan salma markasta udamqanayo inta igu raacsan like iisaara 👍
iiman hadii runta laga hadlo maalinba matii kadan beesa aad ayaad u quruxbadantahay Allah haku xafido aniga mar waliba wan Ku jeclahay waligaa noolaaw mcn iiman Ilove you marwaliba ,🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
Kamal iyo enjoy aad ayan ujeclahay imaann enjoy maxadhax baibai iyo waxa caydha ad kuximar tameysan iskadafa plz imaan farrintas igu sheg kamal iyo enjoy coz khilaaf daxdhodha misa caay iyo waxa mala rabi plz kamal iyo enjoy codsigeyga itix galiya🙏🙏 ee caaidha ad kuximartameysan iskadaafa plz 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏waxa tihin team an aad ujeclahy jira o joga waligin team an kufano marwalbo ayatihin o qalbiyo o wth pure heart leh i mean o qalbiyo nadhiif leh plz kamal enjoy madhax baibai kadaaf ereygas wan dibsadha enjoy sidho kale kamal kadaaf plz iskadafa🙏🙏🙏🙏😭😭🤦♂️🤦♀️🤦♀️pliiiiz🙏🙏
Imaan salma waa jcl yhy enjoy ga wuuka celcelinaaya gcntiisa xooga wayn inu aad ugu quusiyo buka baqayaa intii ila aragty like 😂😂😂😂
Hhh
Waxba ma jecela balaayadu haduu u naxayo muu kadaayo
Wujeclayahay wallahi
Wlhi runtaada wye enjoy wuu is cel celinooya wixiisi xoog wye enjoy
WAAN KULA ARKAY WLHI ZHP LKN WUU KA NAXAY WAA QOF DUMARA KAN KALE WAA PILAA CAQLI WAXPA KA MAQAN UMALEENAYAA ANIGU
Imaan salma wuu jeclhyahay inta ila argta
Waxaan rajeynaa oo aan jeclahay. Salmo iyo Amin in aay nolosha wadagaan inshallaha. Wlhi weey isku soo baxayaan. Inta ila rajeyneyso inshallaha dhaha
Amin y rabi waan somanhy hhh
Anaa kula arkay siduu u yidhi xabiibi meeshaa waxbaan ka fahmay
@@fadumoismail9831 wll qali Subscriber isaar plz
@@nimcoahmed9976 wll qali Subscriber isaar plz
Indhaha maa la'dahy 🤣
Imaan salmo dareen weeyn ayuu u hayaa wlhi. Waa laga daremaaa. Allahayoow qadir in aay is guursadan.
Markan arkey Salma iyo iiman kudhuftey markipa wllhi labadan qof wn kuheystaa idin jecley team enjoy ❤😘🌹💋
Ma ogi inaad akhrin doontid commentigan balse walal hadaa akhriso si naxriis leh waxan kagaga codsana inaad allah dartii subscribe iigu saarto codsi walalnimo 😭😭😭😭😭🙏🙏
IimaaN wxa LagaGa FadhiYaa
RAALI GALIN + surprise 😕🙏🙏
Ahey😂👌su genah
@@fardowzofarxan305 wll qali Subscriber isaar plz
Izka zuga hee🤣🤣
Hhhh ka sugeynaa
Pzl team enjoy wax inaga codsany ina salma lajacleey ralin u samaysan b/c inant wad dilaysan wlih waxan prank maha cadho. Com team salma lajacleey
Enjoy xasidsanaaa team salma waynu aarsan
Ala Hoyooy Qosol Iguma Hariin 😂😂😂 Sorrry queen Zalma🥰🥰😘😘
Walhi qosol aduunka badan walhi walashey SaLma Lajecleey waalaqayaani 😭😭 sxbkey imaan aamiin alla kcabsa sxbkey walashey SaLma waan jecelhye
No cadalad gabadha ya sidas lo galin ragba Allah idinka shigaye hasha gabadha idinku dhax jirto isku xishoda 🤔🤔🤔🤔 salmo wa gabadh an jeclahay ❤❤❤
00000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000
000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000
iimaan wu unaxariista salma saas laga raba gabdhaha wa in lo naxariista lkn enjoy xaasid ma dhina maskiinta wu ku cadaadiyay biyaha teem inja waxa idinka codsana suaalaha is weydinesan ha ahaadan ku anshax leh yaaa xaaro iyo wax yabahas wa qalad
Wlhi salma waa miskiin iimaan walaalaw hanaga dilin gabdha bisinkoow wlhi ma naxaysiin wlaalaw salma hanga dilin ilhy ka baqa salma nimanka iska celi wllshy one love
15:03 salma hal mar ku cesho xabiibti ayaa si Cad loo yidhi masha alh CONGRATULATIONS IMAN AND SALAMA😍
Sheka fashalintay😆💪💪💪HAMBALYO yqe
@@JihaaninamohamedJihaan haaa hhhh
@@ismahaanmahamed1591 haaa wlhi
NO NO NO NO WAAN KA XUMAHAY WAXA KU DHACAY SALMO NO NO NO NO NO NO NO SCHEISSE LAUTE
Imaan enjoy matihid salma dagan mxa sas ugu samesay izibyahoow😪😪😥
Enjoy.1 xishood bdna jah😂 ilohw idin barakey team enjoya💯💋💖
Dunidan laga tagi doono ayan walal kunahay soomaliweyn Allah dartii subscribe iigu saara plz plz subscribe
Wakusaray Isar subscribers wll
@@gamechanneloll7599 mahadsanid wll ana wan ku sary
Waakusarey ee iisar
Wakusaray axb
@@ikrammmmm90 mahadsanid wll ana wan ku sary
Ilaah Baan Kugu Dhaarshe Ii Saaar Subscribe
Part three si dacaad u so sameya maskinta Salma wa qiyanten
Kamal waxa aad kuhadashay ma ficno ee gabarta waa maskin ee wxs mafcni wxa lagaraba ina rali galiin aad baxisid team salma like ta haiga ilawina
SALMA waxa san Loogu dhibaayo ma ahan xaazid nimo ay uqabaan ee waa JcyL ay iskugu hubaan 🥰🇸🇴💙🔥🙏
Waxas jacayl lama idhahde wadoqonimo
Fast one imaaan amiin♥️✌✌
Subscribers isar Wll
Kamal qaladaka ka daa gabadha Wallahi Cadhaa iga kaa qabatay maanta Salma nasab kaamila waa Qof qiimo leh waaye
Raaligalin buuxda ayaan idinka fadhinaa gabadha sadex nin ayaa uskugu tagteen
Salma inta ila aragtey iney dulqaad badan muujiysey like ha ila hilmaamin
Kamal su aalahagu way qaldanyihin salma wlhy wa miskiin wlhy inan mar horan wajiga kaga shubi laha 😉😉😉😉😉kulaylki reer waqoyiga xagay ka martay 😆😆😆
WlHi intan odhan lahapa gabdhn tidhi
Wlhi maskiinimo weyba dhaaftay Salma waayo wxyabo badan oo laga yara xishodo aya iska jiraa hadana qofka dumarkana lagu ixtiraamo
Lkn salmo waxeeda qabooy wuuba dhaafay mais dhihi karataa barafka xitaa ayadaa ka qaboow lkn hadana wa qof wx jeceloow inta ayey ku xishoneysa dabcan ileen qof wx jecel siduu rabo uma aargosankaro
@@fartunrage8040 abayo wllkaga oo kale ahay subscribe ii saar plz 1k igarsi
@@Msskavya9139 wll qali Subscriber isaar plz
Enjoyga weyn: xasidsanaa mad siririn lahyd Inanta
Kamal: su, aalahagu wy qaldanyhin waa ceeb Yaa qaawanida ku folxun labadoda mrkad ledahy miyad aragtay
Salma: adna naag jilicsan ayd thy is adke wxyaalaha qaar aan loo dulqadan Karin ayaa jira
😹😹😹😹😹
Of course wllh wn kugu racznhy
Waxaa inuu la imaado maay aheen subxanalaah wax kale oo ceebana uu idhi 😡😡😡
@@roseeditsplayzns6722 ببللق
@@anaadcaday3298 abayo wllkaga oo kale ahay subscribe ii saar plz 1k igarsi
Team salmo lajecley wn arsanenaa niman arsan urka hoyadii buu ku jiraa dee wn kaa arenaa imaan 😡😡😡
Abaayo
Maxaa iiman karabtaa
Iiman waxaladhaho looyeelooyaa
Hadiyad rali galin ah ayey mudan tahy salma degan inta igu racsan like sara
First like ta here 😂
Subscribers isar
@@gamechanneloll7599 wll qali Subscriber isaar plz
Hhhhhhhhh
Sorry Salma😜
Gabadha (salma lajeclay) waa inaad u keentiin🎁🎁 Hadyada ay niga codsatay waayo waa gabadha kaliya ee nigu jirta ee walaashiina
Wlllaheyga illah dartis SUBSCRIBE igucawiya plz waa igacodsi 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
Salmo wa meskiin su aalah gabkadaren kadhaafa
24hr gudahood Allah hakaga farxiyo🙏 wll iga farxi 👉🙏subscribed 👈isaar codowgaga🤲🤲 alaah haka 👉qabto🤲2k kun oo subscribed please
iimaanow wll sualaha qaar ma fcna daawadayaashana way idin khalas fahmayaan waxasna mar danbe inanta yaan lagula dhaqmin waa anshax xumo sualaha kamaal qaar feedback ayaan rajaynaya inaan kaa helno
6:53 imaan soo uqoslay aa iga qoslisay😂😂😂
Iman biyaha halis waye, maxa yeelay naqaska aya kugu xirma kadib waxa dhici Karto in lagu dhinto😥❤️Wlhi salmo zaaid Ayan ugu naxay.. Wll midan cml Prank lama dhihi karee Farxdiina yay idhinka dhiman. Inta wa iga dardaaran😥❤️
First one
Subscribers isar
saaan xaq maaha gabadhu inay hafataa lagayaaba waxyaalo aan lagu cayaarin baaa jira teeda kle kamaal wl su,aalahaga aad dadka waydiinyso waa anshax daro wlhi mafiicna suaala qaar in layswaydiiiyo waa ogahay ani inay idinka enjoynimo idinka tahay lkn dadka kle dhibayaann.
Iam so sorry my queen Salma lajecleey 🤣🤣🤣
waan idiin xanaaqsanay abyo salmo maxaa iga dhibaysaan
sorry___ Salama Waa__ jeclahy wllhi💖💖💖
Kamaaal___Kulahaa Yaa Calanka Turkiga U imaadaa😂😂😂😂😂😂😂😂 istaqfurullh
lmiin wll waan ku tageera waana ku jecelahay horey usoco wll qli waxan ku waydinaya qof aad jeceshay see lagu sheegta iga soo jawab plz
Horta purco joga anigu idin kuma qoslo lkn sidad u hdashan ku qosla xita hal erey ma fahmo
🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Benta nagada he wad fahme lkn afkoda jilicsan
😂😂😂😂🌏🌏🌎🌍🌏
😂😂😂😂 anigu imka si wcn ula haystaa
@@shalaymanta6247 wll qali Subscriber isaar plz
Enjoyga hasidnimadu wakudamatyyy 😂 yailaaarkiii 🥺😂 😂
Ana uso horeyo o xoog ah lkn ma jclen salma in san la jelo wlhi😭
Salma lajecleey maskiin waye wlhi gbr ka dulqaad badan youtube kuman arag nolow queen ❤
Prtwo IMAAN io salma ayaa rabnaa yaa iku raczan TEAM ENJOY wabilaahi towfiiq 100k wxyar ayaa kadimaan nagarsiya 🙏🏻🙏🏻waa idin salaamay azxaapta TEAM ENJOY
*Aqoon kuuma lihi balse allah hakaa farxiyee iga farxiye subscribe igu caawiya 1k waxyar iga dhiman*
Mash Allah salama abaayo you are beautiful you have good personality love you ♥️ sister ♥️♥️♥️♥️♥️♥️💯💯
😂😂😂😂😂😂 yaa calanka turkiga u imaada kulahaa gabadha dhaafa Soo arso kuwaan wee ku gaadeen
Waxa dhan ma salamaa eh 😅gabdha way dhiman gaarty salmo bpe wuu ku jaclhy imaan❣❣
😂😂😂aar Imaan biyaha Salma xoog kugaliye 😅🤣🤣🙏🏻💙Enjoya legend libaaxa
Subscribers isar
@@gamechanneloll7599 wll qali Subscriber isaar plz
Maxaa san ogu galaysan Salma cadey walahi salma waa dulqad badan tahay walahi ❤️❤️❤️❤️❤️😭😭😭😭😭❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Aad ayan ugu xunahay inaad sida u gashaan miskiinta , haday iska kiin celin kari wayday, miskiin nimadeeda haka faaidaydanina hana isu raacina inanta. Gunimadana iska ilaaliya.
Iman Amin enjoy aa ka ilaali Salma biyaha xaasidnimo ayuu ugu riixiyaa. Laakiin adigu waad jeceshahay naxariis aa kugu badan. Kamaal Suaal xumaa gadha ka xishood waryaa suaalaha khaldan ka daa Imaan Amiin see camal hee nimankan iga ilaali
Salmo wey gaadan tahay wlhi sorry Queen😂😂😂😂😂😂😂
Inta ila maqashay inuu imaan salmo ku dhahay xppti
😡😡😡😡 inanta saas maxaa ugu galaysaan nacasiiyahow rag baa tihiin waxaan looma dulqaadan karo xishoodku waa qaali
Su.aalaha kamaal way qaldan yihiin suaal qaar waa laga xishooda
Iimaanow hadan nhy team salma waa inanu kaa arsana zavanii yhow😡😡😡
www nice 100 bad usocota hormar wacan walalky
Salma lajecley halmar kunoqso xapipti Aaaaa 15:05
😂😂😂😂😂😂😂calnka tuurkiga intaa fahanty kamal garaac waye🤣
Wllllhi wd qaldantiin wyo wixinu waa xaqdaro ee kadaaya waa miskiinad lkn wd ku xadgudubten
Ilaa markii lasoo dhigay waa ilaa markii 10aad ee aan daawado kama helin in salmo la dhibayo oo taas uguma ceshan lkn hal wxba meesha iiga soo baxay taas oo ah inuu iimaan salma markasta udamqanayo inta igu raacsan like iisaara 👍
Kamaal masidan ayaad ahayd Sudan kuma ogayne😭
Sualo xumidu kaga daray wax laga xishooda jirta
abyo wlhi anba sa mamoodyn su aalo khaldn layimi kma filanyn
@@sahramohamed7013
Wll qali Subscriber isaar plz
@@roodomuuse782 wll qali Subscriber isaar plz
@@kingabdimalik3372 wllo horan kuğu saaray
Hhhhh waryada Salma macanto wausotashaten miya kamal n amiin,salma
Salma lajecleey intaa uxiiyste like sar
Ha la googa in zxpta inta salma jecel like saar
Xaasisanidinaa waryada wabad iskugu tagteen inanta😢 salma dagana xaga dulqadka qof lmida ma jidho Raaligalin ka bixiya wllh miina ka xishon sualaha xitaa ayda ubadisen enjoyga wayn mad ka baqdan horta.............
Haaa. Waay Ka baaqayaan
Somalidu dhip badna prank weyaan wuxu caadi iska dhiga gabadha wxba lguma smeen wilasha wllheda hku dirinina gabadha
Atarisho badiyo iyo nurdiin kl kadis ugu soo booqda please inta igu raacsan like saar
Salma waaku jirtaa🤣🤣🤣🙏##Amsorrylajeclaydeena😍
Tankale iimaan 100K waxyaraa ka dhiman Hadiyadiisii hala diyaariyo maadaama kamaal HBD giisii lookeenay Apple watch io Aerpods waa in Imaan ##iphone12promax lasiiyaa🤣🤣🤛🤷♂️
Ninba maaha ruuxi haween ciilaye😥😥😥😥😥ka xumhy imaan ina zlmo zaas u gazho xtaa hduu yhy prank😭😭😭😭caadi ayey u hafatay idinkuna ciyaaar ayaa ka dhiganeyzn wlipa imaaan adi xazid ayaa thy😭😭😭
Am first😍
Subscribers isar Wll
Salmaa biya haku bakhtina injiyo luqntis dheer intu Amiin sii ridayo injo oyga aya dhiib miya inaanta sida ka daya 🤣🤣
Asxpeey wiilka 9k aaa udiman ee gaarsiiya waad kuwadhaan m.a
😡😡😡😡salma markle san hayelina why slma wa qof Dagan aadna idin kga fikirta 💕💕💋👸
Iimaan amiin waawiil naxariiis leh sbbtoo ah salmo lajaxley wuuuw unaxaayy omgo lkn wiilkakale waxaasid biyaha coogoo igugaliyy🤣🤣
Shaki ayey galiyeen gacmaheda ayey fiirise
Zafanii xaasid ahaa wuuku sii riixaa kwrn iimaana wuuka naxaa team enjoy idiin taageeraa
Kan dheere ku dhinac fadhiya baaldiga maad ku foorarisid nagatag salma miskin ba tahay salma lajecley maaha
Waar Ha dag dagin Adigu Waxani Waa Film isla Ogaayeenee😂
Enjoy you are isib gabdha sidskadaa iman sifini 😂😂🤣
iiman hadii runta laga hadlo maalinba matii kadan beesa aad ayaad u quruxbadantahay Allah haku xafido aniga mar waliba wan Ku jeclahay waligaa noolaaw mcn iiman Ilove you marwaliba ,🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
🥰🥰🥰🥰🥰🥰marwaliba farxad kunoolaaw Aamiin yaa rabi
Hayeey war imaan xagee laga so salame hayeey doliga, salama lajecleey ikacaay dhiga ikacaay
Maya wll aniga iiman jacayl walaal tinimo uqabaa ookaliya eemaha jacaylka dhabta ah wan kujeclahay iiman Ilove you marwaliba 🥰🥰 Alla dartii kuu jeclahay wallahi
@@nooriftin1836 adiga yaa tahay
Wa kaftaan walaal qalii
Hhhhhhhhhhhh wlhy manooley cawa qozol iku disheen😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Hhh salama halmar ku noqso xbbti AAA kkk 15:05😂😂😂😂
Naa wiilshan wey kuso tashten wyo kamal waxd khabato ayuu shegayaa marwlba sidana cadalad ma ah war gbdha hanaga dilin
Ilahay amarkis enjoyka weyn la dheho wn iska tageraaa🤣
Kamal iyo enjoy aad ayan ujeclahay imaann enjoy maxadhax baibai iyo waxa caydha ad kuximar tameysan iskadafa plz imaan farrintas igu sheg kamal iyo enjoy coz khilaaf daxdhodha misa caay iyo waxa mala rabi plz kamal iyo enjoy codsigeyga itix galiya🙏🙏 ee caaidha ad kuximartameysan iskadaafa plz 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏waxa tihin team an aad ujeclahy jira o joga waligin team an kufano marwalbo ayatihin o qalbiyo o wth pure heart leh i mean o qalbiyo nadhiif leh plz kamal enjoy madhax baibai kadaaf ereygas wan dibsadha enjoy sidho kale kamal kadaaf plz iskadafa🙏🙏🙏🙏😭😭🤦♂️🤦♀️🤦♀️pliiiiz🙏🙏
kamal waa khaldna yaha sualaha u waydinwaa e isla yaab😡
Wlhi salmo lajecley wey ooysay hadana uqdud ayaa idin qaaday hadaba ii cafiya Iska dhehaa
3 Qof ilaah dartiisa subcribe igu saaro rabaa😰😥😭
Hhhh masj hori usoco walaalkeeyka imaan amiin 🤣🤣
Sorry salma😳 imaan waxaas qiyaamo waaye😱
Iiman Amin tageero ku ahy Team enjoy
QURUXEEY ZAAN XAL MAHA🤣🤣
Sorry Salma 😡😡😡😡😡😡😡