TIJAABO 8-TODOBAAD QAADATAY & QIIMAYN RASMI AH?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 сер 2024
  • WAR-GALIN.., www.amazon.co.....
    Dhamaan agabka aan isticmaalo sida Vitamin-da iyo wax yaalaha nolosha muhiimka u ah halkaan ayaad ka iibsan kartaan si toos ah,
    Waad mahadsan tihiin.
    www.amazon.co.....
    If you are interested in any of the vitimins or equipment I use, you can buy them here.Thanks
    Cod fish oil and it’s scientifically proven benefits. After 8 weeks of using this products the result is in . This is not and advertisement of this product but it is my personal experience. You can find this product at Holland and Barrett.

КОМЕНТАРІ • 216

  • @BRITSOMALITV
    @BRITSOMALITV  3 роки тому +3

    Thank you for the feedback, but the bottle I showed contains SHEL GELATINE FISH which is 100% halal it doesn’t contain pork or beef. The bottles are similar but one is halal. Thanks for watching, glad to have you with us.:(

  • @jasiiramedia6307
    @jasiiramedia6307 3 роки тому +113

    Qof wliba oo muuqalkan daawanayow waxa Allehi ku abuuray owgiis kaaga codsanaya ina iso booqato like iyo sharena igu caawisid mahadsanid.
    😭😭

    • @shuali2740
      @shuali2740 3 роки тому +1

      Waxba ha usaarina video anshax iyo akhlaq lahyn ayaa ugu jira qofki usarow ogow in ilahay malin kugu ciqabayo

    • @ikramabdi4127
      @ikramabdi4127 3 роки тому

      Dawada qadatay eed noso bandhiigta waxa ku jiira qaansiir please dadka u sharax oo u sheeg sii anay qansiirka u cunin cod liver oil

  • @shidantareersool5199
    @shidantareersool5199 3 роки тому +12

    Qofki Rabo in uu ka hortago kana badbaado cudurada wadnaha haku dheeraado sujuuda xiliyada salaada inshalah

  • @filsanananug8048
    @filsanananug8048 3 роки тому +12

    Fdl adoon shaybar iska qadin oo aanad ogaan waxa jirkada ka maqan ee aad ubahantahay inaad kor usoo qaado ha qaadan vitamins shirkaduhu xayeysinayan dhakhtarkaga la tasho inta aadan isticmalin,,, tusale ahan hadii cholesterol(subaga) ay kor ukacsantahay means bad cholesterol subaga dhiiga xinjiraha u keeni kara dhakhtarku wuxuu ku oranaya ha qadan fish oil inta aan dhimayno ta xun fadlan isbaar inta Aadan qaadan vitamins.

  • @zahrabintcali
    @zahrabintcali 3 роки тому +9

    AF SOMALI KU AQRISO CABA SALIIDA LA YIRAAHDO ..TRAN OMEGA 3... FROM NORWEY THE BEST WAXAY KU JIRTAA DHALO CAGARAN FII AMAANA LAAH

  • @idmax007
    @idmax007 3 роки тому +6

    If it has a gelatin waa xaaraan The major source of gelatin is pigskin and is using in processed food and medicinal products. Though the use of food products adulterated with porcine-derived gelatin create concerns in the mind of Muslim communities, as in Islam; it is not acceptable or literally, it is called Haram in Islam Religion anything that has Gelatin or gelatine is totally haram

  • @bashirhashi4790
    @bashirhashi4790 Рік тому

    Mahadsanid walaal xubin muhiinm ayaa u tahay bulshada

  • @ashamohamud9255
    @ashamohamud9255 3 роки тому +8

    cabdixafiidow horta codliver ma aha wadnaha ee waa beerka mida kale gelatine ayaa ku jira xalaal ma aha

  • @filsanmaxamed7080
    @filsanmaxamed7080 3 роки тому +3

    illaahay khayr badan haku siiyo walalkay

  • @_Khaalid
    @_Khaalid 3 роки тому +2

    Thank you brother

  • @hashemiabdi3136
    @hashemiabdi3136 3 роки тому +2

    Walaal qeyr allaha kusiiyo wax fican ayad soo gudbisay laakiin halmid uraacsii kabsolka omega qolofkiisa waxaa laga sameeyaa doofaar ama lo da marka farmashiga ayayna wada yaalaan inshaa allaah midas ayad ilowday walaal allaha kuxafido.

  • @mohamedabdillahi1960
    @mohamedabdillahi1960 3 роки тому +2

    It can cause side effects,including belching,bad breath,heart burn,loose stools and nausea.High doses of Cod liver oil are possible Unsave.they might cause blood from clotting and can increase the chance of bleeding.

  • @abdinurfarah
    @abdinurfarah 2 роки тому

    War abdixafid shaqadii aad adiga iyo Injineerka aad noo hayseen eed isku xilqaanteen aaway shaqadan aad hada dhexgashay shaqadaada ma ahayn do your job boss intaasuna waa kaftan keep going

  • @warisroobo1759
    @warisroobo1759 3 роки тому +3

    Jizakallah Khair for your sharing with us بارك الله فيك ...

  • @shankaroonherbalchannel2499
    @shankaroonherbalchannel2499 3 роки тому +2

    Jazaakalah qayr walaalkeey sidaad inoola wadaagtay kiniini Gan waxtarka leh

  • @najlasalaad8603
    @najlasalaad8603 3 роки тому +1

    Wll iso ducey ani iyo qof walbo muslim ah murugada aan daremayo in fatxad ilaah igu badalo

    • @shidantareersool5199
      @shidantareersool5199 3 роки тому

      Wll Alle haka dulqado
      Saliga nabiga calayhi salatu wasalaam badi ku dikri mar walba
      Tasbiixdana badi Diiqaday way biisaye

    • @MohamedAhmed-kj5ld
      @MohamedAhmed-kj5ld 3 роки тому

      Allaha kaaqaado adiga iyo inta muslima inshallah

  • @aminaabdulle7444
    @aminaabdulle7444 3 роки тому +1

    Thank you brother
    Jazakallahu khair

  • @hawoadan3577
    @hawoadan3577 3 роки тому +4

    Assalamu aleykum waxaa. Laga helaa Abdihafiidow noo soo sheeg

  • @sigadyare9032
    @sigadyare9032 3 роки тому +1

    Waku salaamay ugaas shanta Somali wa idiin salaamay🇸🇴❤

  • @fartuunfarahfarah4729
    @fartuunfarahfarah4729 3 роки тому

    Masha alah wuu fiicanyahay horay u cunay thanks

  • @ubahmohamed2746
    @ubahmohamed2746 3 роки тому

    Mashaa allaah mahadsanid Abdihafid

  • @marialucy8455
    @marialucy8455 3 роки тому +7

    Code liverka oil gelatin kujiro markan aqriyay waan tuuray iska aqri wll

    • @rodaabdirahman1496
      @rodaabdirahman1496 3 роки тому +1

      Anigaba dhowr xabbo ayan tuurey markan akhriyey, abdiyow mid gluten free no soo geli kan hala iska ilaaliyo.

    • @Professor4555
      @Professor4555 3 роки тому

      Gelatin wax yaabo badan ba ku jira, kabsool ka waxa ku daboolan 90% wa gelatin, it's been processed so much that it's so far from what it was before, and if you believe in science you shouldn't be so superstitious🧐

  • @alandosh
    @alandosh Рік тому

    As its name indicates, cod liver oil is an oil extracted from the liver of a cod. This natural substance is praised for being a rich source of omega-3 fatty acids, which research indicates may help lower blood pressure and reduce inflammation. The most common acids found in cod liver oil are eicosapentaenoic acid (EPA), which has shown to reduce incidence of cardiovascular disorders, and docosahexaenoic acid (DHA). (1)
    According to Adventures in Nutrition, DHA offers a greater reduction in triglycerides and a greater increase in HDL cholesterol (the good kind. LDL is the bad kind). (2). Additionally, cod liver oil is typically a pretty reliable source of Vitamin A and Vitamin D. There are many options of cod liver oil available on the market, and the oil is typically sold either in liquid oil or encapsulated form. We took a peek under the hood of some of the best cod liver oil available, and compared them.

  • @lulyusufsamantar1227
    @lulyusufsamantar1227 3 роки тому

    Abdi pl >talk abt bleaching agents or whitener for women>this are dangerous product sold on black markert which can course canser.
    We need to discuss this topic before it's too late.

  • @Amal_UK
    @Amal_UK 3 роки тому +2

    MashaAllah ❤

  • @amaleyh3022
    @amaleyh3022 3 роки тому +4

    Cod liver Holland and barrett gelatin Baa ku jira awal horay weey heen jireen gelatin free so is this one a gelatin free one?

    • @BRITSOMALITV
      @BRITSOMALITV  3 роки тому

      @Amaley h , thank you for the feedback, but the bottle I showed contains SHEL GELATINE FISH which is 100% halal it doesn’t contain pork or beef. The bottles are similar but one is halal. Thanks for watching, glad to have you with us.:(

  • @anabseed778
    @anabseed778 3 роки тому

    Thanks walahaya waa kaa faaiday jazakalaah walalkay

  • @fawziaahmad9159
    @fawziaahmad9159 3 роки тому +1

    Mahadsanid walal

  • @hodanali7453
    @hodanali7453 2 роки тому

    Masha allah wll mahadsanid inbadan

  • @sadaxiyosagaalchannel5560
    @sadaxiyosagaalchannel5560 3 роки тому

    waxaad nagudeeqdaa wanaag ee Alle hakuugu deeqo janatull fardoowso insha allaah guul iyo gobanimo

  • @AminaGAli
    @AminaGAli 3 роки тому

    Walaal aad baan ku salaamayaa
    Kheyr badana waan ku rajeynayaa
    Walaal iisoo qor magacyada adoo mahadsan iyo health store ka aad ka soo gadatey

  • @nboss8028
    @nboss8028 3 роки тому

    Thanks very helpful

  • @nasraaxmed6598
    @nasraaxmed6598 3 роки тому +1

    Ok waa inoo bari abdi xafido

  • @abdurahmanali2071
    @abdurahmanali2071 3 роки тому

    Guuleyso mudane abdihafid

  • @warish9081
    @warish9081 3 роки тому

    Abdi hafid kher allaaha ku siiyo wuu ii yala mana cuno lakin caawan bilaabi inshaa allaah Jazakallaah kher walalkey waad i xauusisay Mashaa allaah ✅

  • @fadnanoor5121
    @fadnanoor5121 3 роки тому +1

    Mashacala keep going

  • @abdikarimtiifow4405
    @abdikarimtiifow4405 3 роки тому

    thanks brother 🙏

  • @manshaaalllaah3631
    @manshaaalllaah3631 3 роки тому +2

    Manshaa alllaah wlo waxad ka soo hadasha koojad of life fountain

  • @sadaxiyosagaalchannel5560
    @sadaxiyosagaalchannel5560 3 роки тому

    asc wallaalkeey waxaan kuligeen Alle nooga rajeeynayaa cimridheer iyo cibaado suuban insha allaah Ciid wanaagsan

  • @sagalsaidali148
    @sagalsaidali148 Рік тому

    Asc wall dawadan likiga hese manoo so dhigi kartaa si an u helno aqii jizaakalaahu qeyran

  • @nimohussein3271
    @nimohussein3271 3 роки тому

    Mashalaah noo soo badi qeera a lah ku soiyo

  • @ikramabdi4127
    @ikramabdi4127 3 роки тому +1

    The cod liver oil tablet you using has jaletin in it

    • @BRITSOMALITV
      @BRITSOMALITV  3 роки тому

      Ikram Thank you for the feedback, but the bottle I showed contains SHEL GELATINE FISH which is 100% halal it doesn’t contain pork or beef. The bottles are similar but one is halal. Thanks for watching, glad to have you with us.:(

  • @laylamohamed2362
    @laylamohamed2362 3 роки тому +3

    Asc Abdihafid waan iibsaday laakiin biif jalaatiin ayaa ku jira waxaan ka iibsaday boots mana cunin 3 bokis ee kawaran mala cunikaraa

    • @gigi9470
      @gigi9470 3 роки тому +1

      Asc, You can take the oil inside and leave the shell out sis.

    • @laylamohamed2362
      @laylamohamed2362 3 роки тому

      @@gigi9470 thank you

  • @farhiyahussein2121
    @farhiyahussein2121 3 роки тому +1

    Masha allah

  • @user-bk3mq9sz7
    @user-bk3mq9sz7 3 роки тому +5

    asc wr wb cabdixafid nosoo qor magaceda ana sawirked

  • @abdisalanahmed9882
    @abdisalanahmed9882 3 роки тому

    Ku soco Haye

  • @sadaxiyosagaalchannel5560
    @sadaxiyosagaalchannel5560 3 роки тому

    sidaad dadkaada ugarab taagantahay Alle hanoo kaaxafido

  • @abdulrahmanahmedabdulahi5126
    @abdulrahmanahmedabdulahi5126 3 роки тому +1

    waad mahadsan tahay abdihafid sxp laakin mid ayaan kaa codsanaa horta mar waliba bulshada waxaad u soo gudbisaa wax yaabo faa,ido adiga add soo xaqiijisay waxaana channelkaaga ku xxiran dadyow somaliyeyd oo far badan inta badan dadkayna luqada qoridayda way ku adegtahay ama shayga aad sharxaysid marka ra,yi ahaan mar waliba aad noo sharxaysid shayga waxaan jeclaan lahaa in aad qaydta
    descriptionka in aad ku soo qortid magaca iyo garaamka si ay u raadiyaan dadkaasi
    mahadsanid☜(゚ヮ゚☜)☜(゚ヮ゚☜)👍👍👍👍👍👍👍👍👍💖💖💖💖

  • @howtobebeautiful2376
    @howtobebeautiful2376 2 роки тому

    Cod liver kaan aqri waxaa ku jira jalatiin ama saliida doofaarka la soco horaa loogu sirmey

  • @bigs4147
    @bigs4147 3 роки тому +1

    The cod fish has gelatine which is not halal read before u take please

  • @shukrihasan5765
    @shukrihasan5765 3 роки тому

    Allaah ka abaalmariyo Insha Allaah waan soo gadan

  • @halimomohamed6166
    @halimomohamed6166 3 роки тому

    Ma sha Allah

  • @aeiral2665
    @aeiral2665 2 роки тому

    cabdi xafiid saa daawo iskugu waday qamarji aad u ekaatay

  • @hooyoaamaguul3673
    @hooyoaamaguul3673 3 роки тому

    Fadlan Cxafiid meesha laga helo qaabaad u tiri ee degdeggaa lama wada fahmi karee qoraal ahaan ku sheeg. Mahadsanid.

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 3 роки тому +1

    Kaudabeeya Maadsheegine...

  • @mohamedabdillahi1960
    @mohamedabdillahi1960 3 роки тому

    Asc Abdihafid,waa maxay side effects ay leeyihiin codliver oil.

  • @qoslayetube2126
    @qoslayetube2126 2 роки тому

    Asc abdi xaafid walaal halkee lagala so xariiraa adigo raali iga ah

  • @sadaxiyosagaalchannel5560
    @sadaxiyosagaalchannel5560 3 роки тому

    maasha allaah

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 3 роки тому

    More then 20 years baan isticmaalayey cod liver oil waxaana u fiican ta la dhaho miller’s tran oo ah ta Norwegian ka sida aan ka arkay amerca oo amaanaysa

  • @habibofarah5901
    @habibofarah5901 3 роки тому

    Shugran wll

  • @ahmedosman701
    @ahmedosman701 3 роки тому

    Masha allhaa waaba u bahanhy

  • @ummsuhayb4081
    @ummsuhayb4081 3 роки тому

    asc habo ilaahay khayr haku siiyo habo halkeen ka heli karaa gelatin free waayo waxa la ii sheegay iay xalaal ahayn wixii kale waan tagay holland and barrets boots iyo online ba waan ka waayey habo

  • @abdirrashidhassan4072
    @abdirrashidhassan4072 3 роки тому

    Asc Abdi xafid waxaan rabaa sxb bidaarta daawadeeda iyo macluumaadkiisa iisoodir adoo mahadsan

  • @quruxoday533
    @quruxoday533 3 роки тому

    Thanks abdi hafit aad ayay kuu caawinaysaa laakiin aniga weight ayay egu kordhisaa

  • @harun7450
    @harun7450 3 роки тому

    Ciyaal sigaale waaku salaamay sxb xafiid alabtaan run miyaa

  • @petty6431
    @petty6431 3 роки тому

    Mahadsanid wan ka faidey sa nay Germany maa ka helay tolow lakin omega 3 fish oil baa mise mid kale cod fish oil marka qoro wax iso baxey omega 3 fish

  • @adishnuri6679
    @adishnuri6679 3 роки тому

    Asc a.xafiid macag dawad iso qor

  • @anisahersi2159
    @anisahersi2159 3 роки тому

    Thanks bro lakin is there in the immune vitamin any gelatine in it

  • @ruqiyooffice3664
    @ruqiyooffice3664 3 роки тому

    Keep going 🥰

    • @Movies2025
      @Movies2025 3 роки тому

      *Ruqiyo Office* waan ku salaamay

  • @sihaamahmed2895
    @sihaamahmed2895 3 роки тому +1

    Anigu waxaa iga gadan eryga ah waa sidey qubarada udhigtaye marku leeyhay eraygaa waa ku heestaa wuuna ubadan yahay, waa sidaa hadalka udhigtaye .

    • @mohazehusein7316
      @mohazehusein7316 3 роки тому

      😂😂 intaas hadaaba kuheysato qalbigaagu waa nadiif m.a

    • @sihaamahmed2895
      @sihaamahmed2895 3 роки тому

      @@mohazehusein7316 thnks wllkey

  • @maryamsusi4832
    @maryamsusi4832 3 роки тому

    Brother abdihafid before you post please read the labels because the one you showed me now has gelatine in it. I went Holland and Barrett to buy this and they told me it has gelatine in it. But the bottle oil hasn’t got gelatine but the tablets do.
    Jazak allah khayr

    • @BRITSOMALITV
      @BRITSOMALITV  3 роки тому

      Hi Sis Maryan , thank you for the feedback, but the bottle I showed contains SHEL GELATINE FISH which is 100% halal it doesn’t contain pork or beef. The bottles are similar but one is halal. Thanks for watching, glad to have you with us.:(

  • @fowzahmed2694
    @fowzahmed2694 3 роки тому

    Asc cabdihaf odaw kiniin kan waa soogatay laakiin wax kujira Gelatine ..Glycerine ma xalaal baa mase??? Weli maan furin waan baqeekkkkk

    • @BRITSOMALITV
      @BRITSOMALITV  3 роки тому +1

      Fowz Ahmed Thank you for the feedback, but the bottle I showed contains SHEL GELATINE FISH which is 100% halal it doesn’t contain pork or beef. The bottles are similar but one is halal. Thanks for watching, glad to have you with us.:(

  • @Glydh
    @Glydh 3 роки тому +2

    Aniga oo degen Toronto waxan dadka waxa ay uga baahan yihiin waa in aad kaluunka cuntaa taas ayaa maadadan ay ku kooban tahay

  • @asiaali3460
    @asiaali3460 2 роки тому

    Normal Fish is beter dan this in somali to mach fish

  • @nasteehomohamed1178
    @nasteehomohamed1178 3 роки тому

    Magaciisa noo Qor walaal Kaniinka.

  • @jeeyfarmaofficial1861
    @jeeyfarmaofficial1861 3 роки тому +1

    KAN ENERGY GA LAGA HELO ILMAHA IYO DADKA WAWEYN MAGACISA SOQOR MADAXWEYNE

  • @mahadguulane6325
    @mahadguulane6325 3 роки тому

    Waad aqrisey waadna ogtahay in doofaarka subagiisa kujiro umadana waad kaqarisey subxaanalaah

  • @abumucad9512
    @abumucad9512 3 роки тому

    Walaalo Jalaatiin maakujira oilka kalunka ?

  • @hayataden6499
    @hayataden6499 3 роки тому

    Walllo ilahay hortaa dambiigaagaa Haa dhaafoo xoog ayan ugu bahnaa waaliidkey ayan uraadinayeey.kiiniini wax tarleh shugran

  • @abdirahmanawdol5594
    @abdirahmanawdol5594 3 роки тому

    Timihii waku soo baxeen ninyahow lkn wajigaa kuwaynaday

  • @AhmedMohamed-sr3og
    @AhmedMohamed-sr3og 3 роки тому

    Walalkey waa codsi hadalka markad faaiida daawoowooyinka ka hadlayso fadlan soo gaabi

  • @amaaracadey3358
    @amaaracadey3358 3 роки тому

    waa ba dhibaada soomaaliya heeysada ee walaal wadankeena u soo fhiiba

  • @hindaali3992
    @hindaali3992 3 роки тому

    Asc wll Holland and barrett ka yala Gelatin baa ku jira

  • @abdinasirabdi9818
    @abdinasirabdi9818 3 роки тому

    Cabdixafiid walaal waxa ku jira gelatin naga hubi iney tahey xalaal waxaa jira gelatin ka yimaada doofaarka

  • @haredahmed8152
    @haredahmed8152 3 роки тому

    Legend

  • @awilalahi2578
    @awilalahi2578 3 роки тому

    Xagee laga heli karaa itoobiya

  • @abdulazizikar1581
    @abdulazizikar1581 3 роки тому

    Waa mahad San tahay arimahaan aad nugu soo kor dhisay

  • @Professor4555
    @Professor4555 3 роки тому

    Somali da youtube video walba like Quran ka iyo nabiga ma jeceshahey la taagan , na dhaafa min fadlan, youtube ba lacag laga hela ba maqasheen markas ba tuugsi comments section ka dhan ku haleysen🧐🧐🧐

  • @mascudabukar2120
    @mascudabukar2120 3 роки тому

    Kan ugu danbeeyo aa kahadleese ama. Cuneeyse magaciis walalo

  • @cabqariarchitectofficial8041
    @cabqariarchitectofficial8041 3 роки тому

    Marabtaa inaa noqoto naqshadiiste iku soo biir walal aan kaa dhisee mhdsnd

  • @musseabdalle6033
    @musseabdalle6033 3 роки тому

    Magaceeda ii soo gor wll sawir ahaan Lama Arki karo

  • @Alyyy117
    @Alyyy117 3 роки тому +1

    Wllo dollars ahaan waa meeqa.mshasanid

  • @calyaaalo4359
    @calyaaalo4359 3 роки тому

    Maxaaa wareejiyaasha ma ku biirtey baati maheysaa

  • @koko83115
    @koko83115 3 роки тому

    Asc abdihafid wll faidada wad no shegtay lkn magaca dawada ama tukanka mgciisa noso qor si aan u gadano mida kale tukanka mgcisa wa ingiriis manan fahmin madama aan joogo swedan mrka plz so qor mgca mhdsnid💐👍

    • @Aliyahnoor
      @Aliyahnoor 3 роки тому

      Amazon ayaad ka heli kartaa iyo meeel kasta dawo lagu gado 😋

  • @ashaahmed8605
    @ashaahmed8605 3 роки тому

    walaalo anigu mid kasta aan isdhaahdo waxaa dahaadhan jalatiin

  • @munirahussein6722
    @munirahussein6722 3 роки тому

    Asc brother xagee kahelikaraa

  • @iimaanabdikadir2786
    @iimaanabdikadir2786 3 роки тому

    Kaso hadal iyo kaniinyada timaha u wanagsan

  • @hafsuja114
    @hafsuja114 3 роки тому +5

    Cod liver oil Malinki imisa xaba aya la cuna wllo?

  • @cabdimohamud3397
    @cabdimohamud3397 3 роки тому

    Magiciisa nala wadaag

  • @lulmohamud564
    @lulmohamud564 3 роки тому

    Kaniniga kle nosoo bobsii Somalia jogaa qof soo baxsho isoo qadirabo plz