XUSKA SANNAD-GUURADA 1AAD EE JACAYLKA - NADIIRA & CAYDIID | WACDARIHII SAAXIBBADA FANKA | 2021

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 11 вер 2024
  • SANNAD-GUURADAN OO SIDII LA RABAY U DHACDAY
    AYAA WAXAA KA TUMAY FANAANNIIN IYO QAAR KAMID
    JILAYAASHA MASRAXA IYO MAADDA LOOGA HADHAY..
    --------------------
    GUURKA CAYDIID JOWHAR IYO NADIIRA NAYRUUS OO GU’JIRSADAY
    HABEEN XUSUUS LEH IYO HEESO XUL AH OO
    MUNAASABADDA LOO DIYAARIYAY..
    -----------
    DAYAX DALNUURSHE
    MOHAMED KADHEERI
    SAFIYO SAAFI
    YACKOO
    IQRA INDHO DEEQ
    AYAAN WADDANI
    FALIS VIP
    IFRAAX INDHO CAASHAQ
    --------------
    HOBOLLADA DALKA
    --------------------
    DIRECTED BY: KABACADDE
    PRODUCED BY: ABDIASKARITUBE
    ------------------------------------
    Enjoy, Comment Accordingly, Share and
    Subscribe to our channels to keep up to date with
    All the latest news and updates,
    Join Us on Facebook @ / abdiaskaritube​
    Follow us on twitter @ / abdiaskaritube​
    Instagram @ / abdiaskaritube
    Email: abdiaskaritube@gmail.com
    …………………………………………………
    Our Main Channel … / abdiaskaritube​
    Our new Channel …. / abdiaskarimedia​
    ''And thumbs up if you thing I brought this video to your attention'' Thanks

КОМЕНТАРІ • 289

  • @DayaxStudio2019
    @DayaxStudio2019 3 роки тому +347

    Nadiira & ceydiid noolaada❤

    • @hamsexadaari644
      @hamsexadaari644 3 роки тому +2

      Dayax dalnuurshe waan kusalamay zxb from boorama 🇸🇴

    • @maxaedali7353
      @maxaedali7353 3 роки тому +1

      Waxan rajeenaya malinta an aroosi doono in aad hees cusub iqaadi doontid
      Malintas adaa kal kicin doono

    • @yoonisbaari9755
      @yoonisbaari9755 3 роки тому

      @@hamsexadaari644 o

    • @zaynabsakawe285
      @zaynabsakawe285 3 роки тому

      😭😭😭😭😭

    • @farxiyaiskufilan6970
      @farxiyaiskufilan6970 3 роки тому

      Adiga iyo farxiya nolada in badan

  • @zaynabsaidmohamoud7716
    @zaynabsaidmohamoud7716 3 роки тому +43

    Dayaax waa qof wNagsan allah swt ha dhawro🥰qoyskaas quruxda badana nolosha kuwii farxad ku dhamaysta alle ha idinka dhigo🥰🙏🏻😍

  • @queen_azhwaaq9157
    @queen_azhwaaq9157 3 роки тому +24

    Dayax dadka is jecel oo dhan wuu jecelyahay laandheere❤👫🥺

  • @farhiaalihassan202
    @farhiaalihassan202 3 роки тому +52

    Nadiira waan jeclahay ee faraxada allaha ku siyaadsho ❣❣❣🥀

  • @gabdaaogushidangabdhaa545
    @gabdaaogushidangabdhaa545 3 роки тому +26

    Alhaa waxan og baryaa intaa nolshodo kadimn inaye wad qatan anig midka jcelhye Allha iso dajiyo Amin iso dhaa bal somliye kolyto waxbo lagm qaban karo❤❤❤

  • @kaahanuuraahmed3695
    @kaahanuuraahmed3695 3 роки тому +23

    Walhi markd hysatid qof ku damqanaya kuna jecel ilmadu waa naxariis qalbiga kasoo go,dy😭😭😭😭jcylku ha waaro

  • @DAARULIIMAAN
    @DAARULIIMAAN 3 роки тому +85

    Aniga dad idaawado ma Haysto diini soo gudbiyaa walal isoo booqo ifka walal lagu yahaye

    • @fahiimafilsan2837
      @fahiimafilsan2837 3 роки тому

      Wll ha walwalin Wn ku dawanynaa adina wxa kaga fcnthy ajar ba ku socdo

    • @sahroshekeye7097
      @sahroshekeye7097 3 роки тому

      Uii89i8 was a aheyna for his first season

    • @queenkeyf5847
      @queenkeyf5847 3 роки тому

      Wan kuu soo raacay walalkey wana ku dhageysaneynaa insha Allah

    • @muscabmohamenuur9890
      @muscabmohamenuur9890 3 роки тому +1

      Walal adaa kafican aduun iyo akhiraba waxaad sogudbiso waad ku amanantahay

  • @hoodomashchannel8353
    @hoodomashchannel8353 3 роки тому +44

    Inta nadira la ilmeysay like igu sharfa

  • @caaliyaofficial7974
    @caaliyaofficial7974 3 роки тому +18

    Masha allh aadban u jecelhy nadiiira qof qalbi fiican yada sawjkeeda alow isu daaa😘😘😘

    • @haawoluul7734
      @haawoluul7734 3 роки тому +1

      Mansha allaah nadiira iyo caydarius allaha isukiin daayo

  • @rosiina1120
    @rosiina1120 3 роки тому +19

    Hadii aan shaadiyo sharaf ahaan lahaay wlhi waan imaan lahaay xaflada waliba lama filaan ayaan uga dhigi lahaay argtideyda waxaana la qeeybsan lahaay farxada walibo waxaan tusi lahaay wanagii hore inuu wax walbo ka weeynyahay oo eey dhamaanin saaxibtinimada hadii eey wax walbo dhacaan lakiin qalbiga wanaagsan waa hadiyad uu ale bixiyo cid kasto ma hesho

    • @asiyoasiyo4617
      @asiyoasiyo4617 3 роки тому +1

      Wlhi wa sax hadlkaga lkn aa wey hee runti nadiro waa gabar qalbi wanagsan oo maskiin ah ❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @leilamire1043
      @leilamire1043 3 роки тому

      Ficalaheda sidas ineysameso wlh

    • @rosiina1120
      @rosiina1120 3 роки тому +1

      @@leilamire1043 dhaxdooda biya qaboob alha dhigaa leenahay abayo

    • @rosiina1120
      @rosiina1120 3 роки тому +1

      @@asiyoasiyo4617 sax wlhi nadiira waa boqorad qalbi wanaagsan shaadiyana sidoo kale meesha eey wax ka qaldanyihiin alaa og ee alha isku so dhaweeyo waan isla jecelnahaye

    • @leilamire1043
      @leilamire1043 3 роки тому

      @@rosiina1120 aaamin aamin walal

  • @Inamaxamed4
    @Inamaxamed4 3 роки тому +17

    wiiloow gabadhu aad ayey kuujeceshahaye qalbigeeda ilaali waxay la ooyi waa jaceyl aykuu qabtee

  • @sadiahussein1090
    @sadiahussein1090 3 роки тому

    Wa gabar iyo agonba eh ilahi haogadigo ninkeda kii boska labadeda warid ubixiyo ameen ya Rabi❤️❤️❤️👌

  • @talisobushra9491
    @talisobushra9491 3 роки тому +9

    Masha allah my nadiira farxad ku wada nolada adiga iyo ceydiid❤❤❤❤🤲

  • @booqortoyoogadenreercabdil7136
    @booqortoyoogadenreercabdil7136 3 роки тому +5

    Manshallah Waa Umaal so she’s extra emotional qofka marku umul ama Uur marku yahay waa easy inu Ooyo

  • @queens5170
    @queens5170 3 роки тому +6

    Fav fanaanad isku waara farxad qurux badan idin rajeena❤❤🔐

  • @sucdisiyatali3739
    @sucdisiyatali3739 3 роки тому +11

    Hamplyo lamahenaa guleyste Abd askari adna keep going💓💛

  • @fatushosman9796
    @fatushosman9796 3 роки тому +18

    Illahayow intaa isku faraxsaan Allah iskudaa anaganaa wax saan cml nolasha nola fahma nasii

  • @hayaaniabdi9003
    @hayaaniabdi9003 3 роки тому +1

    Runtii Abdi askari waxaan ku jeclaaday codeynta fanaaninta
    Wuxuu aad uyaqaanaa dib uhanansho leh hadal wanagsan runtii
    Anigana gorma maqlayaa waliba aniga iyo mcnteyda aan ifka ugu jeclahay
    Walina ma aqal galin lkn hadan doon doon kuhayaa abdi askari tube ♥️♥️♥️🐢❤️❤️♥️♥️♥️🥰🥰🥰❤️❤️🥰🥰

  • @faraxmohamedmursat6443
    @faraxmohamedmursat6443 3 роки тому +8

    Masha allah nadiiro iyo caydiid ale asku kiin daayo ❤️❤️❤️❤️

  • @maxaedali7353
    @maxaedali7353 3 роки тому +19

    Dayax dalnuurshe
    Nin aan tageero u ahay

  • @halimaaden8601
    @halimaaden8601 3 роки тому +5

    Mansha allah lamano ku dayasho mudan Nadira and caydid jowhar cafimad ku qata waqtikina heesta ay nadira qadeyso ayan magaceda rabaa

  • @wariyejaceylow4273
    @wariyejaceylow4273 3 роки тому +1

    Wlhi waan ilmeeyay xaqiiqdii markaad heysato qof si dhab ah Kuu jecel wlhi waad ilmeyneee

  • @farhiaalihassan202
    @farhiaalihassan202 3 роки тому +7

    Fanaanin badan oo qiima leh isku imaday saas muqdishaay ha liicin oo waligaa ha arag lur❣🇸🇴💙🇸🇴❣

    • @yaxyewiilqaran6100
      @yaxyewiilqaran6100 3 роки тому

      Muqdisho wey talabsadey viva rer muqdisho ❤❤❤❤💯💯💯💯🇸🇴

  • @maryanaxmed9494
    @maryanaxmed9494 3 роки тому +2

    Heesta calanka iga gadan ee hala fasaxo🇸🇴🥰❤

  • @muslimochannel8317
    @muslimochannel8317 3 роки тому +9

    Lamanihii qarjiga faraxsanada waligiin ❤🤍💚

  • @shukriinasharaf263
    @shukriinasharaf263 3 роки тому +4

    Noolada nadira qalpi wnaaag io ceydiid✊🏻🥰🥰🥰✌

  • @nimcodow1230
    @nimcodow1230 3 роки тому

    Manshalh nadiira nayruus caydiid jowhar isku waara😍❤😘

  • @fadomomahamed7556
    @fadomomahamed7556 3 роки тому

    Maasha alaah nadiira hambalyo adiga ceydiid dad wanagsan batihiin qooskiina dhexda ixirta sirtu waa tixgalintee 🥰❤❤❤

  • @abdiqaadirsamakaab4732
    @abdiqaadirsamakaab4732 3 роки тому +8

    Dayax dalnuurshe Caadi maha walahi waaba wax,kale lamaanaha qarniga allaha isku kiin xafido

  • @fowsiyanuur253
    @fowsiyanuur253 3 роки тому +1

    Nadiifo iyo caydiid long life khayr iyo barwaaqo dumashiday waa qof Aalborg wanaagsan caydiid please keep nadiiro

  • @iqlasahmedbaaxeer3340
    @iqlasahmedbaaxeer3340 3 роки тому +4

    Maasha alaah hanbalyo hanbayo walaalahay iskuwaara dadakii lagu hiranlahaa baatihiin ❣🥰👍😘🤴❣👸

  • @xamdakaafiya3423
    @xamdakaafiya3423 3 роки тому +4

    masha allah qoys aad ujeclahay ilahay ha isku kiin daayo wll iyo seedi

  • @sapirinmuhipo3045
    @sapirinmuhipo3045 3 роки тому +1

    Nadiira wlhi waa qof qalbi wangsan alle haku xifdiyo🥰

  • @samraidris2511
    @samraidris2511 3 роки тому +2

    dumaashi qaali nadiira iyo ceydiid farxad kunoolada 💓🙆🏼‍♂️🙏

  • @yaxyewiilqaran6100
    @yaxyewiilqaran6100 3 роки тому +41

    Team cabdi askari is mujiya

  • @nimoosmansalad2424
    @nimoosmansalad2424 3 роки тому +3

    Farxada allaha idiin siyaadsho Nadiira iyo Caydiid ❤️

  • @munaqueen8751
    @munaqueen8751 3 роки тому +7

    Mshallah lamaane 🎉🔥❤🎊🎉👸🤴🏼

  • @suldaandaacad4968
    @suldaandaacad4968 3 роки тому +5

    Nadiira iYO ceYdaruuz noolaado nagaada sanado baddan

  • @Ramdammubarak
    @Ramdammubarak 3 роки тому +2

    Manshalaah habalyo ilaahay ha is kukiin daayo aamin aamin

  • @umunajxaofficial8632
    @umunajxaofficial8632 3 роки тому +23

    Asxbta wllkeyga ku xiran waa idin salaamntihn plz isoo booqda❤❤❤❤🙏👆

  • @aibros8033
    @aibros8033 3 роки тому +4

    Team abdi askari sooyaaca💛💯💙❣

  • @amalsuldaan7305
    @amalsuldaan7305 3 роки тому

    Manshallh beautiful queen nadiira nayruus❤️❤️❤️😍😍💋💋and king dumashi caydiid jawher ale ha Idin dhawro Amin🙏🙏🙏

  • @maryanruun1413
    @maryanruun1413 3 роки тому +3

    masha allah nadiira iyo ceydiid iskuwaara ❤️❤️❤️

  • @foxeyplayz7524
    @foxeyplayz7524 3 роки тому

    Illahey ha isgu kiin simo waqtiyo banad oo caafimaad iyo cimri dheer leh nadiira nayruus iyo caydaruus jowhar 🎉🎊🥳💖👏👏👏👏👏👏👏👏👏

  • @hakoahmed7488
    @hakoahmed7488 3 роки тому +2

    Masha Allah lamanaah quruxda badan nadira iyo caydiid ❤

  • @niciimomohamoud2511
    @niciimomohamoud2511 3 роки тому +6

    Family Beautifully 😍❤💕💖 congratulations 🎂🎁

  • @mulkiabdi4514
    @mulkiabdi4514 3 роки тому

    Maashaa alaah alaha idin xafido adiga iyo ninkeeda iyo caruurtada ilaahow aamiin yaarabi dhamaan farxad ku noolaada weligiina

  • @Kaafiya.3660
    @Kaafiya.3660 3 роки тому +4

    Wiilka Mohamed kadheri waxaan raba inuu iso qaado hees aroos xagee kaheli kara

  • @yahyaabdullahi9070
    @yahyaabdullahi9070 3 роки тому +1

    Anigoo Iskabula ah Qiirooday axyaa jaceel nafteydaa igu dhiirigalineysa inaan iska guursado

  • @fatumahassan4812
    @fatumahassan4812 3 роки тому

    Asc hanbalyo ilaahey ha idiin adkeyo farxad iyo bashbash (Nacabka darbiyad ha jiiro)guuleyso jaceylkiina halkaa ka sii wada oo ha ka daalina 🎉🎊🎉🎊🎂🎂🎂🎂❤️❤️❤️❤️❤️❤️💕💕💕💕💕

  • @salwa8962
    @salwa8962 3 роки тому +3

    Happy anniversary 🎉💗💓💖day 💓💖

  • @moh_dream574
    @moh_dream574 3 роки тому +8

    ABDI ASKARI TUBE " sxp video halmar noso deyn kartida noo kala reebe mise inaad noga bariisey so rabtaa caafimad ku cun bro 😂😂😂

  • @xamdaidiris8644
    @xamdaidiris8644 3 роки тому +9

    Hambalyo

  • @abdimoe1049
    @abdimoe1049 3 роки тому

    Congratulations caydiid iyo Nadiira ❤️oo caydiid ma reer American!!!!

  • @faaizaqureysh9869
    @faaizaqureysh9869 3 роки тому

    Aniga la ilmeeyay nadiira allow wof walbo qalbika u dhowr❤❤❤❤

  • @malyuundhoore487
    @malyuundhoore487 3 роки тому +2

    Allaha isku Kiin xifdiyo ♥️♥️😍🌷👌👏🏼

  • @hanimaxamud2186
    @hanimaxamud2186 3 роки тому +1

    Farxad aan dhaman ku jira ❤❤❤👍

  • @suleqajacfar2957
    @suleqajacfar2957 3 роки тому +1

    Aaway heesatan nadiira ka ilmeesiisay oo dhamees tiraan❤️😭😭😭

  • @shaaficicaqlizame5116
    @shaaficicaqlizame5116 3 роки тому +2

    Best couples👑👑nadrii $caydiid❤

  • @sahroadanabdi4590
    @sahroadanabdi4590 3 роки тому +2

    Hooyo umu fuad mahadsanid 👍❤👌

  • @gabarislamed9299
    @gabarislamed9299 3 роки тому +4

    Nadiro miskin waye wlhi ilhy haidin dhoro🥰

  • @halimsaadiaadow657
    @halimsaadiaadow657 3 роки тому +1

    Walahi waxan kusi farxi laha Shaadiyo oo saxibteyd farxada la qeybsaneyso❤

    • @janogasho2474
      @janogasho2474 3 роки тому

      Haa runtiii oo waliba surprise ugu timado uuna heesta hees ugooniya way wavnaanlahadlahayd waxaan xasuustaa nadiira oo usoo hambalyaysey marky umushay shaadiya hargaysa tagitsaankeeda inay kula colwydey ayey ila tehey se allaah ha iskusoo celiyo

  • @fatimaabdiaziz9347
    @fatimaabdiaziz9347 3 роки тому

    mnsha allh wada nolada lmane qurxan nadiiro iyo caydid farxd iyo horumr inirajeyn

  • @neyruuzfarax1888
    @neyruuzfarax1888 3 роки тому +6

    Congratulations 👏lamaha cusub

  • @khaalidcheesto7483
    @khaalidcheesto7483 3 роки тому +2

    May ooyday nadiira 💔😭

  • @Kjoker21
    @Kjoker21 3 роки тому

    Xiriirka jaceylka ee dhabta maaha dhunkasho iyo in leesku tago lkn waa in aad heshaa Qof Xanaaqaaga baabi'in karo, Murugadaada tiri karo, Farxadaada dhalin kara, Ruuxdaada daryeeli kara, Xanuunkaga kula Wadaagi kara, Dhibaatadada kula qeybsan kara, Nafsadaada samarsiin kara, indhaaga iftiimin kara, Qalbigaaga dajin karta, fahmi kara/karta waxaad dareemeyso adigoon hadlin, kuu xiisa/xiista intaad u xiisto inka badan. Ku xushmeeysa, ku qiimeysa, Waa xiriirka Jaceyl ee dhabta Ah 💑❤️ ee Mustaqbalka uu ka dambeeyo.🥲👌 warban la isku hayn ee ha gulyso jacel ku🥺😪💉🙏🌺💍✌

  • @fadumoabdalla3404
    @fadumoabdalla3404 3 роки тому +1

    Masha allh illahey haisku kiinsimo waligin wllhi qof kii qalbi leh waqashucah😭😭😭

  • @truecablesports6955
    @truecablesports6955 3 роки тому

    nice song

  • @hanakhadar7631
    @hanakhadar7631 3 роки тому +5

    Habalyo sistt🥰😋💋❤

  • @zainabgarad289
    @zainabgarad289 3 роки тому +4

    Alle haydin barakeeyo

  • @hananeid5765
    @hananeid5765 3 роки тому +2

    Msh allh dhismo dhaqma waligiiii❤❤❤❤💐💐💐💐🌻🌻🌻🌻💐💐💐💐💐👑👑👑👑👑👑👑👑isha nacabku dayran👊

  • @najaxdaqare1065
    @najaxdaqare1065 3 роки тому +1

    Omg nadiiiro caday aamu qurux Allh is ku kiin daayo

  • @nihamcilmi5301
    @nihamcilmi5301 3 роки тому

    Nadiira wllhi waa qof qalbi fcn👸🤴❤🥰

  • @shuushuu9192
    @shuushuu9192 3 роки тому +1

    Jacelkina alle ha idin siyadiyo nolada🔐

  • @popcriminal1432
    @popcriminal1432 3 роки тому

    Lapadii isku waara noqda abid incha allah 👸🤴

  • @sabiriinsiciidkhalifcirfe5853
    @sabiriinsiciidkhalifcirfe5853 3 роки тому

    Lamane aan ku fano

  • @hanimuse7207
    @hanimuse7207 3 роки тому

    Masha allah inaderty qaliga iyo saygeda farxadina ha warto

  • @munna9537
    @munna9537 3 роки тому

    Maansha Allah xaflad qurux badan isku waara sando badan u dabaal dega

  • @XamdiKalgacalHamdihalgan
    @XamdiKalgacalHamdihalgan 3 роки тому +1

    Mansha allh

  • @Zamzam_Ahmed12
    @Zamzam_Ahmed12 3 роки тому +6

    Ilaa iyo hada waxaan la yabanhay shaadiyo sharaf iyo nadiiro waxay iskala aamusanyihiin🙄🤔

    • @sumayaahmed5264
      @sumayaahmed5264 3 роки тому +1

      Xabiibti sas in ee kheer ogo jorta laga yawaa

  • @farhiyojama9956
    @farhiyojama9956 3 роки тому +2

    Dayan dalnuurshe legend alfanaan

  • @sahroyusuf1472
    @sahroyusuf1472 3 роки тому +1

    Hampalyo arooskii lagudego oo daain deeq iyo uwad farapadan oolagu deeqo iyo derejo iyo maal aamiin alahayoow

  • @secretstar8830
    @secretstar8830 3 роки тому +3

    Hambalyo couples 🥰😻

  • @xoxo-yg6gb
    @xoxo-yg6gb 3 роки тому

    Ragga sheekhaaleed romatic badanaa. Ninka nayruus odageedana waa sheekhaal

  • @awoxarago3257
    @awoxarago3257 3 роки тому +2

    Haawaro jacaylku ❤❤❤💯

  • @secretstar8830
    @secretstar8830 3 роки тому +3

    My family 🔥🥰

  • @rahmayusufahmed9296
    @rahmayusufahmed9296 3 роки тому +2

    Lamanaha qarniga nadiira iyo caydiid wda noolada

  • @rahmoadan9723
    @rahmoadan9723 3 роки тому +2

    Beautiful family and masha Allah

  • @abdifatahosmaan3064
    @abdifatahosmaan3064 3 роки тому

    Wlhi nolasha saxda ah ayey dhadhamiyin❤️❤️❤️😍

  • @shamsolaki4074
    @shamsolaki4074 3 роки тому

    Nadiiro nayeuus gabar qalbi fiican ❣💋❤🥰

  • @Qasrisudio
    @Qasrisudio 3 роки тому

    Hambayo wlshey nadiira & seygeeda ceydiid ❤ sanad guuradii 1 waad❤

  • @queeniskufilan5040
    @queeniskufilan5040 3 роки тому

    dayax wa boqor qalbi wngsan marwo farhia allaha ku sharfo abaayo nadiiro guri aad ku barwaaqowdid rabi hakaga dhigo hambalyo hambalyo

  • @sagalsuwaraa610
    @sagalsuwaraa610 3 роки тому +2

    Nadiro wlhi maskiin waye nin fcn o dhawro aye heshay m.a

  • @kaltuunmaxamed7137
    @kaltuunmaxamed7137 3 роки тому +2

    Masha allah hambalyo hambalyo hambalyo isku waara abid caydiid iyo nadiira

  • @sahraqalbi7338
    @sahraqalbi7338 3 роки тому +1

    Masha Allah allow xafido marwalwb

  • @queenramlish5773
    @queenramlish5773 3 роки тому

    Woow so on top wada jiroo nawad gala I.a ❤❤❤

  • @niceabiib8950
    @niceabiib8950 3 роки тому

    Maashaalh allha iskudaayo ayeeyo iyo awoowe allha kadhigo

  • @الال-ع5غ
    @الال-ع5غ 3 роки тому +1

    Masha allah

  • @nasranalkacabdiraxmaan9364
    @nasranalkacabdiraxmaan9364 3 роки тому +1

    Cabdi Askariyow nin madaxaa tahay fankana kuwayn Ee SHADIYO SHARAF IYO NADIIRO NAYRUUS Isku keen oo iyagoo isla joga natus Nadiiro iyo Caydiid isku waara Abid

    • @zamiiropretty6305
      @zamiiropretty6305 3 роки тому

      Wll lnkn shaaadiya iyo ninkeeeda turki my aaadeen eee nadiiro ba afkeeda katiri hashiis ba nahnay shaaadiyo lnkn hdy run thy wa arki lahyn iyagoo isku imaaanaaayaa

  • @hamdahanaadi7162
    @hamdahanaadi7162 3 роки тому

    Masha allah waa lamaane aan jeclahy alle haysku daayo