Deg Deg kala footo oo hada Xabsiga kasoo baxay ayaa arimo badan ka Hadlay

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 28 гру 2024

КОМЕНТАРІ • 120

  • @MohamedSaid-tn1px
    @MohamedSaid-tn1px 14 годин тому +10

    Xaji bal hada waxi dambeya is ilaali oo hadalada iska safee inshallah

  • @asheekh15
    @asheekh15 13 годин тому +5

    Mahadsanid Macali kalafooto
    Warkii adigaa dhaameeyey
    Cimaamadbaan kusaarnay hadaan nahay shacabka reerkhaatumo
    Khaladku wuudhacaa waalagugu khaldamay
    Waasax inaadan dembilahayn inlacadeeyo weeye
    🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🎉

  • @SharmakeJamac-k7q
    @SharmakeJamac-k7q 6 годин тому +1

    Ciidamada SSC khatumo howl fican ayey hayan qofkii horgal ah wLa so qabanaya insha Allah

  • @SamiraK73738
    @SamiraK73738 6 годин тому

    Mashalah guul iyo gubanimo inader guulaysata Harti

  • @MukhtaarAbdii
    @MukhtaarAbdii 5 годин тому

    Aad iyo aad baan u bogaadinaya haayada sirdoonka ssc khaatumo iyo CID hawl adag baad haysaan insha allaah guul guul baan idiin rahejyna cadowga inagu dhex jira waa in aad soo qabataan #INTELLIGENCE KHAATUMO STATE OF SOMALIA ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @cibaadoaweys3668
    @cibaadoaweys3668 14 годин тому +5

    Maasha laah tabaaraka laah guulayso halgamaa kaalafooto

  • @seed3966
    @seed3966 9 годин тому +1

    Asc 👮🏽‍♀️🌎👮🏽‍♀️ salaan sare waa sax amaanka in la ilaaliyo dadkuna malaaik maaha khalad waa dhacaa marka nin wasania oo xalaalaad aheyd guul iyo gobanimo 🌎✅✅✅

  • @yamays
    @yamays 13 годин тому +3

    Kalafooto wa nin qiimo badan , cid ka daacadsana ma jirto isagoo ka caraysan dowlada ssc maadaama uu codkaan ahaa intaan dowladu usoo guurin masagan oo waqtigaa fiqifuliye dowladu joogtay

    • @Abc-sp6gc
      @Abc-sp6gc 12 годин тому

      Waamacalinkii carabiga saxayay oo udhigaayay onlinekadhagaysanayay macalin illaahay hakubarakeeyo

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 13 годин тому +2

    ASC Masha Allah Kalofooto Adeer welcome back we glad you are free💯👍❤💪👍✊

  • @a-amir9174
    @a-amir9174 12 годин тому +2

    WALEE IDINKAA CIIL QABA WAXAABAD LEEDAHAY WAXAA LA IGA BAADHAY IN AANAN ISAAQ XIDHIIDH LA LAHAYN ALA REERKU JAAHILSANAA

  • @lazerlightgaming5334
    @lazerlightgaming5334 12 годин тому +1

    Waa laxidhay waxan modayey dacayad guul SSC Khaatumo.❤❤❤

  • @fardowsaabdi334
    @fardowsaabdi334 8 годин тому

    Mashaa allah anigu markii ugu horeeysay ee aad hadashay ayaan ku rumaystay sababtoo ah haddii aad dembiile ahaan lahayd ma aadan hadasheen.❤❤❤❤❤❤❤❤❤
    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdilahibg8794
    @abdilahibg8794 12 годин тому +1

    The Police did their job of detecting, abetting, arresting and investigating crime or perceived one. The question is who absolved him of the charges 🤔 was he not supposed to be taken to court 24 hours after arrest 🤔 and if the police still needed time request from the court! Holding people without following the due cause is a sign of authoritarian regime. The three arms of the government should work independently and at the same time complement each other for checks and balance.

  • @abdikhadar6097
    @abdikhadar6097 8 годин тому

    Maasha allah macalin kalafooto xilyaa kaasaaran amniga wadanga ssc khaadumo ❤❤❤

  • @Ceergabo
    @Ceergabo 14 годин тому +4

    Taliye Gawrac aad buu u mahadsan yahay. Ninkasta oo laga shakiyo talaabo ka qaada
    Ninkii jaajuus noqda, waa la qabanayaa shaqona waa laga qabanayaa

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 14 годин тому +2

    dowlada ssc khaatumo hambalyo in sharcigu sareeyo oo la edbiyo wixi kuciyaara masiirka reer ssc

  • @abdullahiguled
    @abdullahiguled 14 годин тому +2

    Maasha Allah madaxsare
    Ilaahay haku xafido Hana Ku dhawro marwalba waxaad tahay wadani daacad ah

  • @Tasniim1
    @Tasniim1 7 годин тому

    Oo xidhitaanku ma’run buu ahaa?
    Macalim guuleyso. Sharciga cid kaweyni majirto sidaad adiguba sheegtay. Haddii wax SNM kusaabsan lagu waayey waa filaynay horey usoco 🫡🙏❤️❤️❤️❤️.

  • @kiinadan6786
    @kiinadan6786 14 годин тому +2

    Maasha Alaah! Nin adag weeye oo waddani ah!

  • @Tea4ever-o8h
    @Tea4ever-o8h 11 годин тому +1

    Ssc government ninka caawiya

  • @CarsaanyoFarey
    @CarsaanyoFarey 2 години тому

    Dhulbahante wlhi wa cawan iminka ninkan wa macalin qofkii u tilmamana wuxu odhanaya reer qudhac ama reer qansax😂😂😂😂

  • @abobasement346
    @abobasement346 9 годин тому

    Good job 👍🏾 taliyeh gowrac waa ku mahadsanyahay hawshah u wadoh ssc odaygan waxan kah codsanayah in ilaliyoh rabitankah shacabkisah

  • @muunamahamed6140
    @muunamahamed6140 14 годин тому +1

    Geesi baaf tahay inader khaladku waa dhaca lakin dadkagu qaylay ku dhuften meelkasta o ay joogan wanu ku jeclagay inadeer walaahay ma rumaysan dadku intoda badan noolow inader ❤❤❤❤❤

  • @rashidmusa4415
    @rashidmusa4415 13 годин тому

    Mansha Allah!!!
    Dowladnimo baa muuqatey!!!
    No one is above the law!!!
    Khaatumo dhaqaaqdey!!!!
    🇸🇴

  • @fadumojama5716
    @fadumojama5716 9 годин тому

    🌹🌹😍🌹🌹 SSC iyo Harti waa kugu hurdaan. Cadowgaa hajabo.ciidana ha galo. Alaha ku Xafido. Sumcadaada lama wiiqi karo.

  • @Awdalstate-252
    @Awdalstate-252 9 годин тому

    Macaliin Kalafoto ma sha Allah wa cadeysey👍🏼wan ku tageera🌹

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 14 годин тому +1

    ciidanka ssc khaatumo guul iyo gobanimo shaqo kaqabta damiiir lawaaya snm ushaqeya

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 14 годин тому +1

    sirdoonka ssc khaatumo noolada shaqadiina waad qabsatene ar hooyay meesha ciyaar mataal ee maamul dhiig iyo naf kumi weye ssc khaatumo ee jaajusnimada iskadaaya

  • @fotballontop
    @fotballontop 7 годин тому

    Jalafooto Macallin baad ahayde sharaftaada ilaasho, qabyaaladda iska ilaali, waa la heshiin doonaa , dadkuna waa walaalo . Sharafta Macalinka ilaali. Dadka reer miyiga ah ayaa qabyaaladda yaqaan , laakiin Macallimiintu ummadda oo dhan bay macallimiin u yihiin .waana la heshiin doonaa. Dhulbahantena waa Sokeeye ,ehel ah ,is dhalay. Sharaftaada ilaasho.

  • @Tea4ever-o8h
    @Tea4ever-o8h 11 годин тому

    Iiidoor haduu wan million ku siiyo xitaa Sumcad deena waxba tari mayso 🤔❤️❤️❤️😍😍🤛🤛🤛🫡🫡🫡☝️✅🙏🏼🙏🏼🤝🤝✅☝️🙏🏼🤝🤝🤲🏾🫡🤛😍😍👏👍👍🫡🤲🏾🤲🏾

  • @DhuuxIsnaciil
    @DhuuxIsnaciil 14 годин тому +1

    War waabayaabayey kafootootaa horgala War waankusalaamayaa saaxiib

  • @Imanibrahim1983
    @Imanibrahim1983 13 годин тому

    Walee Horgal danbe baan meelaha soo is istaagin. Guulaysta SSC khaatumo ❤

  • @SicidHugurfarax
    @SicidHugurfarax 13 годин тому +1

    Ninkani.isaaq.ayuu.ushaqeya

  • @xuseenfaarax1243
    @xuseenfaarax1243 13 годин тому +1

    1saaq muxuu kugu falayaa ur xumayde waar tag tag tag bax bax

  • @MohamedSaid-tn1px
    @MohamedSaid-tn1px 14 годин тому +2

    Mansha hadal fiican

  • @Tea4ever-o8h
    @Tea4ever-o8h 12 годин тому

    Adeer waan kujecel 🙌🤝🙏🏼✅✅✅✅✅🫡🫡🫡🫡🙏🏼❤️🤲🏾🤲🏾☝️🩸 adeer waad mahad santahay dawula deenu way mahad santahsy waana ku aamin santahay

    • @ahmad6967
      @ahmad6967 11 годин тому

      daowolad ku lahaa waar waxuu Caqli xumaa 😂😂😂

  • @fardowsaelmi2129
    @fardowsaelmi2129 14 годин тому +1

    Sharaf baad leedahy wa dawladaadii dhib weyn ma dhicin allah haku sharfo nin aamina oo ad loo jecelyahay ba tahy

  • @farduusmohmud975
    @farduusmohmud975 6 годин тому

    Oo maxa naga galy meesha caruurtadu ku dhalaty
    Ma wacnid
    Ma fadhiyo warkaahuye
    Dhaw dhawlayne fadhiisu

  • @Xoriyo_xarago23
    @Xoriyo_xarago23 5 годин тому

    Adeero wlcome back ❤❤❤❤

  • @zamzamali4347
    @zamzamali4347 13 годин тому +1

    Mansha Allah

  • @Ms.Taleeh
    @Ms.Taleeh 11 годин тому

    Masha Allah waaa arin wwcan hadii lagayey

  • @sadiajimale1022
    @sadiajimale1022 11 годин тому

    Runtii waa wax fiican hadii sirdoonka SSC ey saa u indhadheer yihiin. Waa dowladnimo wanaagsan hadaa tihiin reer SSC. Kalafooto Mar hadii dowladaadu ey saa u sareesa intaa saa kugu filan.

  • @Mideye157
    @Mideye157 13 годин тому

    Kalafooto dawladi shaqadeeday qabsanaysey. Alhamdulilah Hadi wax lagugu waayey. Halganki wuu ku bahanyahay ee halki kasi wad

  • @salmoonabdilahinuur5072
    @salmoonabdilahinuur5072 14 годин тому +1

    Masha Allah

  • @hah7064
    @hah7064 10 годин тому

    Double Agent baan ahay baad tidhi hhhhhhhhhh Mr. KALAFUTO

  • @fardowsaelmi2129
    @fardowsaelmi2129 13 годин тому +1

    Fariid nin rageed

  • @amatullahbintumuslimah7775
    @amatullahbintumuslimah7775 5 годин тому

    ASLMCLYKM WW MAASHA ALLAH GUULEYSO HALGAMAA KALAFOOTO ISKA JIRA SNM IYO KUWA AAD QARAABADA MOODAYSAANE EE IDIN QALDAAYA OO ISKU DAYAAYA INEY ISKA KIIN HORKEENAN MAHADSANIDIIN

  • @Tea4ever-o8h
    @Tea4ever-o8h 11 годин тому

    Halyey baad tahay macalin Allah haku xifdiyo

  • @a.j2428
    @a.j2428 13 годин тому

    MACALIN MAHADSANID SIDAAD BOLIISKA ULA SHAQAYSAY, WAXAAD MUUJISAY BISAYL, IYO RAGANIMO. MUWAADINIMADUNA WAA SIDAAS, HADAYNAAN INAGU IXTIRAMIN MAAMULKEENA WAXBA INOO SHAQAYNAYAAN. SOO NOQO OO SOO DHOWOOW. HALGANKA MEESHAADII KAWAD.

  • @cibaadoaweys3668
    @cibaadoaweys3668 14 годин тому +1

    Waaruntaa waykudoondoonayaan illaahay hakaaqabto cadawga

  • @joeokieh43
    @joeokieh43 14 годин тому +1

    libax wa runta mashallah

  • @ApdiKani-k9i
    @ApdiKani-k9i 11 годин тому

    Shaqadaada. Halkii. Kazii. Wadoagent. Vinod

  • @IlhanMohammed-yj3iz
    @IlhanMohammed-yj3iz 13 годин тому +1

    Basaas munafaq ah

  • @Ahmed-hg8gq
    @Ahmed-hg8gq 13 годин тому

    Raganimo qofku waa inuu umadadisa Nadif ka ahado guul

  • @YoungLeeku
    @YoungLeeku 12 годин тому

    adigooo cadow fara badan leh inaad sheeg sheegto meesha aad degen tahay maaha sax . ⚠️🛑

  • @AhajiFarah
    @AhajiFarah 11 годин тому

    Kalafooto jeelka milix ma lagu siiyey😅

  • @bahcausa
    @bahcausa 11 годин тому

    Qalas qalas dhalay. Mahadsanid!

  • @roodamahamed6138
    @roodamahamed6138 11 годин тому

    Masha allh kala footo adeer mahasanid

  • @a-amir9174
    @a-amir9174 12 годин тому

    WAX XIDHIIDHA IN AANAN ISAAQ LA LAHAYN AYAA LA OGAADAY 😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @maryamahmed8309
    @maryamahmed8309 14 годин тому

    Isku dirkay ka midtahay
    Laakiin
    Hu jixinjixina
    Waawaxa aay u lahaayeen
    Hadaan lacagtii u diray horgaladii
    Waxuuleyahay
    Ninkaa ISAAQ ISAAQIINA WUU ISU JIIDAYA
    HARTIGIINA WAXUULEEYAHAY
    WAXAY IGU CAAWINAYAN INAAN
    CEEYUGAABO
    IYO HARTIGA
    U SOO GAAGUUSAN
    GAAGUUS
    IYO HOGAL WAA ISKU MID
    CADHO ALAAH HA KU DHACDO ILEEN WAA 2WAJIILEE

  • @Tea4ever-o8h
    @Tea4ever-o8h 11 годин тому

    Adigu allah swt ha nookaadaayo

  • @Raho339
    @Raho339 14 годин тому

    Macalin Footo Isaaqu Aad & Aadbey UneCebyihiin Waayo Waa Nin Halganka Aad Uugaqeyb Qaatey Maamulkiisana Jecel
    MaCalin Footo Noolow Inbadan oo Badan Macalin Cadowgaagu Waa Iidoor Cadowgaagu CiiL Ha’Udhinteen Aamiiiin Yaarabi

  • @abdirashidalidof8016
    @abdirashidalidof8016 14 годин тому +1

    isaaq dhaqankii buu idinka lumiyey

  • @YasinMohamed-jn4by
    @YasinMohamed-jn4by 14 годин тому +1

    Kala futo

  • @MakoFarax
    @MakoFarax 13 годин тому

    Su liga ayaa lagaa soo qabtay ee ruta sheeg

  • @sahraisse2676
    @sahraisse2676 12 годин тому

    Allah ha ku xifdiyo

  • @marwaabdulhadi9695
    @marwaabdulhadi9695 13 годин тому

    Been baadaana jsl ma joogaan ,malishiiyaadaka agaxiisaada ayaa weereereey saaga iyo xiita saaga agaaxiisaada ka miid ah

  • @bardacad
    @bardacad 13 годин тому

    ❤❤❤❤
    NIN RAG AH OO GARQAATA
    ❤❤❤❤
    GUULAYSO

  • @rashidmire2648
    @rashidmire2648 11 годин тому

    Waar Dhulbahantoow odayga Kalafooto ISkaga hadha anaga iyo idinku dad is dhalay ayaaynu nahaywaxba onions kalaqarsoona hargeisa,Burco,waad joogtaan idinkoo madax ah ababa laascaanood waa joognaa anagaa ganacsato ah.markaa Kalafooto uma baahnin waa any idinku dhex jiraa idina si la mida.

  • @AAAbdi-eb2of
    @AAAbdi-eb2of 13 годин тому

    Isaaq. Cabsi. Cabsi
    Laga. Haari. Hooriga. Libaax. Soo. Hamaansaday

  • @Wardacali-b6j
    @Wardacali-b6j 7 годин тому

    Xaarweyne waa lgu dilayaa

  • @11naa44
    @11naa44 12 годин тому

    Guul ssc Guuul ssc MashAllah Guuul

  • @Tea4ever-o8h
    @Tea4ever-o8h 12 годин тому

    Maanta wiilkaaga and gabadhaada toona cidi dayin mayso iidoor sumcad kaama dili karo raali ahow

  • @abdiobsiye4900
    @abdiobsiye4900 11 годин тому

    Laba wajiile

  • @Tea4ever-o8h
    @Tea4ever-o8h 11 годин тому

    Inaad sheegto way fiican tahay

  • @foozia426
    @foozia426 14 годин тому +1

    Khaatumo seeg 😂

  • @MohamedAhmed-o4i2f
    @MohamedAhmed-o4i2f 14 годин тому

    Arintu waxay ku ficneed in Fariin loo diro bay aheyeed looma bahneyen
    In ciidan loo diro (Godale)

  • @xuseenfaarax1243
    @xuseenfaarax1243 13 годин тому

    Tolow caruurta aad sheegayso yaakabadbaadin baadida aadtahay iyo qabyaakada xun xun eeqadhmuun qadhmuun

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 14 годин тому

    kalafootow hadalkaagi waxa kamuuqday horgalnimo weliba inta dambe ee aad cerigaabo kasheegtay ee damiirta hagaajiso oo cerigaabo xore oo subcadaadi soocesho

  • @MaxamedCismaan-mc6jd
    @MaxamedCismaan-mc6jd 8 годин тому

    Yaa, waaye cadawga, meediyaha iska , daa

  • @osmanhassanlatino4357
    @osmanhassanlatino4357 13 годин тому

    Ha ladube maxume yaa ka yedhsiyay sirdon ayan ahay,doqonyow waxad tahay siirdon basas basas ayaa tahua

  • @Ahmed-hg8gq
    @Ahmed-hg8gq 13 годин тому

    Raganimo qofku waa inuu umadadisa Nadif ka ahado Guul

  • @abdirashidalidof8016
    @abdirashidalidof8016 14 годин тому +1

    jaajuus nimo deyn meysaan

  • @simaasma3095
    @simaasma3095 14 годин тому

    Halgamaa kalfoto gulayso laakin hadalka jooji halgamaa qaaliya oo meel loomaro cadowgu waayey ayaa sidaakuugala insecure lagu hubsado waa fiican taha walaal raali ahaw halgamaa kusunta halganka kusoco sharaf baad leedahay cadogeenu waa badan yah hubsigu waa fiican yay aad baad usharfantahay gulayso❤🐎🦬🫡🥰🫶✅️

  • @SicidHugurfarax
    @SicidHugurfarax 13 годин тому

    Sikasteha.ahaate.hadii.isaaq.
    Kuxidhay.codkii.isaaq.ayaa.
    Kuxidhay

  • @samuuladsicid8821
    @samuuladsicid8821 14 годин тому

    MACALIN CADOWGU. IDINMA KALA JECLA EE WAXA XIRIIRA. IY EHELNIMO MIDNA HALA YEELANINA WIXII XIRIIR HOOSE LA LEH EE LA OGAADONA HAL SOO SHEEGO OO HALA MATIYO XEERKII HORGALADA EE. SSC KHAATUMO. QORATAY

  • @adamnordinrogers
    @adamnordinrogers Годину тому

    Be careful with suffi mouth like DABCASAR

  • @MohanedAhmedese
    @MohanedAhmedese 13 годин тому

    Hawshaada wado
    Waan isfahsanehe

  • @mukhtarmaxamed5988
    @mukhtarmaxamed5988 11 годин тому

    Welcom basaska yagiyo

  • @MakoFarax
    @MakoFarax 13 годин тому

    Jamahiiirtu warkaga ma aqbalayso ee wa lagu wasaya

  • @ABDIWAHIDFAARAX
    @ABDIWAHIDFAARAX 14 годин тому +1

    ✔️

  • @User2-y6u
    @User2-y6u 4 години тому

    Kaalafooto kama shakin anigu

  • @Samiya-tk3ud
    @Samiya-tk3ud 12 годин тому

    Welcome back kalafooto🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @assadafrica4807
    @assadafrica4807 14 годин тому

    Kaftanka iska daa, khaatumo ma kaftan barane

  • @MahadMohamoud-j7u
    @MahadMohamoud-j7u 13 годин тому

    Walhi lacag 10dolar ayaa lagu sii daayay cadayntiina waan Haynaa ee isaaq ayaan u wada shaqaynaa ee hadalka iska daaya wixii cadayn ahaana waa la tirtiray

  • @fardowsaelmi2129
    @fardowsaelmi2129 13 годин тому

    Dad bay cashar utahy oo candhuuftoodi dib ilaqaya

  • @YasinMohamed-jn4by
    @YasinMohamed-jn4by 14 годин тому

    Khaatumo seeg

  • @MaaxDheeg
    @MaaxDheeg 14 годин тому

    Dakharadii bal na tus waxbaa ku gaadhaye se cabaad weynidaa masidaasaad isaaq ugu bo'aysay

  • @farhiyaali1183
    @farhiyaali1183 13 годин тому

    Guul iyo gobanimo

  • @HosseinFarah-s7h
    @HosseinFarah-s7h 13 годин тому

    🙏🤝🤝🤝👏👏👏👍👍👍🙏