Shayga Ugu xun Iloobida Wixii Aad Baratay Sababtuna Mobaylka |

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 11 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 157

  • @Sharma_cade
    @Sharma_cade 2 місяці тому +70

    Aaway dadkii jeclaa Nabi Muxammed ﷺ❤❤❤

    • @user-ng1qz5rz4n
      @user-ng1qz5rz4n 2 місяці тому +2

      Scw scw scw scw scw scw ❤

    • @naimahussein3911
      @naimahussein3911 2 місяці тому +2

      Scw Scw Scw ❤❤❤🎉🎉🎉

    • @ogaansho
      @ogaansho Місяць тому

      ❤😂🎉🎉😢😮😮😅😊😂❤R😂😂🎉😢😮😅❤❤❤❤​@@naimahussein3911

    • @user-qx3hs3mf2r
      @user-qx3hs3mf2r Місяць тому

      Scwsw

  • @hibaqkhalif
    @hibaqkhalif 2 місяці тому +57

    اللهم صلي على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد

    • @AsadUulow
      @AsadUulow 2 місяці тому +4

      صلى الله عليه وسلم

    • @MustafaMaQribi47
      @MustafaMaQribi47 2 місяці тому +2

      اللهم صل وسلم وبارك على نبينا محمد و على آله وصحبه أجمعين ❤️❤️❤️❤️

    • @naimahussein3911
      @naimahussein3911 2 місяці тому

      Scw Scw Scw ❤❤❤🎉🎉🎉

    • @MuscabYare-eu7bm
      @MuscabYare-eu7bm Місяць тому +1

      صلي الله عليه وسلم

  • @nuraabdirahman421
    @nuraabdirahman421 2 місяці тому +37

    5 sano ka hor ba Waxbarasho igu danbysy lkn sanadki kowaadba waan daremay inay maskaxdayda fariisaty waana ka murugoday arrintas dad badan oo igu hareraysn ban la wadagy siday maskaxdydu howl gab u noqoty lkn waxan modayy wax ii gaara inay thy intan video kan istajiyy ban algebra kaso shaqeyy waana roonahy sidaydi ma ihi lkn alx ogaansho ilahy khary ha siiyo waan ka faaiday wax badan ❤

  • @abdirashed6669
    @abdirashed6669 2 місяці тому +40

    HadaL AfkaaGa Kaso Baxa Waxa Ugu Wngsn SaLiga RasuulkeNa Muxamed ‎ﷺ 💖📿

  • @amiinhaibe
    @amiinhaibe 2 місяці тому +32

    Alxamdulilah wali fursad waan haysnaa inta aan wali neefsanayno

  • @missdeka
    @missdeka 2 місяці тому +7

    Oo quranka aan xifdiyay baaba iga lumaya mobelka waa ina tuuraa😢😢

  • @user-vc5ye7se5i
    @user-vc5ye7se5i 2 місяці тому +13

    wa topic muhim ah

  • @MaxamedCumar-16
    @MaxamedCumar-16 2 місяці тому +14

    Waxaan rajaynayaa qof kasta oo muuqaalkan fiirsanayo in uu noqdo millionaire

    • @MANTIME5677Y1
      @MANTIME5677Y1 2 місяці тому +4

      Sxb millionaire du jannada wy ku yaryihin 😢bee normal and say Allhamdulilah sbb qof riyadisi ayaad ku nooshahy hada..... qanacadu waa qalbiga

  • @ahmedkeyse949
    @ahmedkeyse949 2 місяці тому +7

    Shukran omar inshar 🤝❤️

  • @user-jq7pf3vp1f
    @user-jq7pf3vp1f 2 місяці тому +3

    Haa ogaansho waad ku mahadsan tahay sida aad maskaxdha aad ula fal galeyso boqolkii ba boqol sida aad noo dhiira giliso allaah ku qiimeeyo dhiira gilin ayaa noo tahay ani arintaas aad ayeey hoos ii dhigtay maskax dhii culees ciriiri ayaan dareemaa allaah cueeska hanaga wadha qaadho insha allaah wax barashada dib ayaan u bilaawi bi id nilaaha

  • @CabdinaasirAxmed-v1z
    @CabdinaasirAxmed-v1z 2 місяці тому +9

    Cumar inshar wllkay alle ha kuxafido kanaladadana alle ha kubarakeeyo hore usoco kanaladada Wan jeclahay balse majecli kanalkaga ee waxyabaha aad sogalinayso aya iqanciyay marlabad mahadsanid cumar inshar ❤❤❤❤

  • @Dhambaal-8
    @Dhambaal-8 2 місяці тому +4

    الحمد لله
    Cudurkaas mar hore baan ka raytay Ustaad
    Ka dib markaan daawaday muuqaaladaadii hore!!

  • @adbinuurmohamud8539
    @adbinuurmohamud8539 2 місяці тому +21

    Alx hadda bil ayaa ii buuxsantay bilaa facebook iyo tiktok

  • @queensucaad4743
    @queensucaad4743 2 місяці тому +5

    💯💯 waaa sax ✅️ aqliga allah kuu siyaadiyo sharaf iyo karaamo cumar masha allah 🙏

  • @MuscabAbdirizak-rg1zc
    @MuscabAbdirizak-rg1zc 2 місяці тому +7

    Ustada aad bad umahadsantahay inoo soo Badi podcastiyada

  • @MohamedIbrahim-vs2wf
    @MohamedIbrahim-vs2wf 2 місяці тому +4

    Alxamdulilaah boardcastigan waxan dhagaysanayaa anoo ijaarka beertayada oodaaya mobile kuna jeebka iigu jiro , run ahaantii waan ku raaxaysayaa dhagaysiga boardcastigan.

  • @user-xf8xj3bc3u
    @user-xf8xj3bc3u 2 місяці тому +3

    Omar enshar aqoonyahan somaliyed alla ha ku sharfo wax bdan ka faa.idayee❤

  • @user-xe2bw5un7r
    @user-xe2bw5un7r 2 місяці тому +3

    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين

  • @yussufabdullahi2188
    @yussufabdullahi2188 2 місяці тому

    Alxm markan waxbarashadeyda soo dameyey waxan bartey ustad
    Abdiweli khalif qeyr Allah hakasiyo muqalada quruxda badan ee wax tarka leh

  • @MohamedAbdinaaasir
    @MohamedAbdinaaasir Місяць тому +1

    Zaaid baaan koo taageeraa noolow ustaad omar ❤inshaaa🎉❤❤❤

  • @Abdiganipodcast
    @Abdiganipodcast 2 місяці тому +2

    waad mahadsan tahay masuul sare inbadan wacyigaaga dhanka bulshada runtii waa mid sareeya sharaf iyo karaamo allah hakugu arsaaqo

  • @24hours171
    @24hours171 2 місяці тому +12

    mobile ku samayn sayn ayuu igu yeeshay 5 ti sano e udambaysay ayan social media isticmalayy samayn ta ugu wayn e uu igaystay wa ilaawida sida lo hadlo iyo xita eye contact inan sameyo ama dadka an indhaha ka eego!😢

    • @user-uw3fv6jp8y
      @user-uw3fv6jp8y 2 місяці тому +1

      Sida loo hadlo miyaa la ilooba zxp 😂

    • @24hours171
      @24hours171 2 місяці тому

      @@user-uw3fv6jp8y haa. hdalka iska daye xita sida lo socdan ilaway

    • @SHUCEYB218
      @SHUCEYB218 27 днів тому

      @@user-uw3fv6jp8yArinku Ciyar Ciyar Mahan !

    • @AbduweliabdukadirKashki
      @AbduweliabdukadirKashki 3 дні тому

      ​@@user-uw3fv6jp8y nio social media ha isticmal qol isu so xir saddex bilood kadib hadusan soomali oo dhan kaa madooban oo aadan gaarin heera adu isu yaxyaxdo marka hadasho waxba ha iweydiin telefonku waa suntii ugu xumeyd e laso maskaxdo dhan ba ku gubaneysa

  • @CabdulaahiQasimcali
    @CabdulaahiQasimcali 2 місяці тому +12

    Hadane qofki uguhoreeyaa ahy 😂😂😅😊

  • @zakariyeaxmedanc
    @zakariyeaxmedanc 2 місяці тому +5

    Walahi phoneka saameyn weyn buu iku yeeshay inta aan qaadan kahor iskuulka kaalinta 1aad galaayey lkn hada kaalmaha 20+ ka dhacaa.
    Alx, laakiin marwaliba waxaan isku dayaa in aan wax ka bedelo taas.

  • @phaatullhasssan6947
    @phaatullhasssan6947 2 місяці тому +4

    Omar inshaar su'aal pro
    Luuqadda Arabiga hadeysan waxba iiga bilowneyn dhageysi maku baran karaa yacni waqti walbo in aan iska dhageysto 30 minutes daily
    Thanks

    • @user-rw8sw8cr2o
      @user-rw8sw8cr2o 2 місяці тому +1

      Shaki la,aan haa sbbta somaligaba dhagaysi kubaratay bro fg jawaabta aniga malahayn lkn waan dafay

  • @Khumayni-bl6gu
    @Khumayni-bl6gu 2 місяці тому +4

    Haa wllhi waan sugayey noocaan oo kale

  • @zahra11573
    @zahra11573 2 місяці тому +2

    Mahadsanid wll jazakalahu khayr.

  • @carebahmed2321
    @carebahmed2321 2 місяці тому +4

    SXB WAX JIRA BAAD KA HADLAYSAA MAALIN DHAWAYDNA AAD BAAN U QOOMAMEEYAY OO QODOBKAA U DAREEMAY SABABTOO AH KITAAB Dhaxalka ah oo la dhoho (الرحبيه) AAN 2014 kii si fiican u bartay baa maalin dhawayd xataa magaciisii ii gooyay نسأل الله السلامة

  • @Iyeypost
    @Iyeypost 2 місяці тому +2

    Mudane omar inshar mahadsanid❤❤❤❤

  • @ahmedyabarowsharei6550
    @ahmedyabarowsharei6550 2 місяці тому

    Ustaad Omar inshaar, kitaabka Al-maajiriyaad, podcust nooga soo samay adigoo mahdsan Ustaad🙏🏼🙏🏼

  • @Aboudi600
    @Aboudi600 2 місяці тому +5

    wakhtigii schoolkaba hadaan ka fcnahay omarow oo anigu schoolka waxba kuma fahmi jirin maadooyinka badan lkn markaan jamacada tagay waxaan kali ku noqday dhawr maado oo xitaa aan ugu necbaa schoolka lkn waxan la yaabay 1sr semestar maths iyo v6 oo aan zero ka ahaa 100% ayaan keenay
    markaa mala oran karaa qaabka ama systemka waxbarashada schools ka waddanka ayaa wax wayn ka qaldanyihiin mise aniga ayaa aad u dadaalay
    khayr baan kuu rajaynayaa ustaad omer

    • @user-pn3re1xq9s
      @user-pn3re1xq9s 2 місяці тому +2

      Kulamid ban ahaa schoolkii buundo yar ayan kubaasaye lkn jamacada darajoyinkeyga aad bey udiicnayeen 100,98 ban wadatay jamacada❤

  • @XudayfiCabdiwaxid
    @XudayfiCabdiwaxid 2 місяці тому +5

    Magaranyo sabata qad ani iiga hadasho markasta 😢
    Sababtoo ah aniga ayuu igu saabsan yahay barnaamij kasta😢

  • @maxamedmacruuf8207
    @maxamedmacruuf8207 2 місяці тому +6

    Firt coment aa wada gulesano i.a .

  • @user-uf4ir6kd2e
    @user-uf4ir6kd2e 2 місяці тому +2

    Shey muhiim ah mahadsanid sxb❤❤💯

  • @user-pk3ws8nq3f
    @user-pk3ws8nq3f 2 місяці тому +1

    M.a mahadsanid cumar 🙏🙏🙏🙏

  • @abdullahihassan2937
    @abdullahihassan2937 2 місяці тому +3

    Cumar xitaa 2 bill ee fasaxa marka aan ka soo laabano,waxaan isku arrkay inee iga luntay qoraalkii quruxdda baddannay ee aan 2 bill ka hor qorijiray.

  • @IbraahimIbraahim-en5rc
    @IbraahimIbraahim-en5rc 2 місяці тому +1

    thanks you teacher

  • @user-ho7fr1mc4h
    @user-ho7fr1mc4h Місяць тому +1

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw❤❤❤❤❤

  • @kaysemaxamed1675
    @kaysemaxamed1675 2 місяці тому +1

    Waa mawduuc muhiima shukran walal

  • @SadiikHassan
    @SadiikHassan 2 місяці тому +3

    Mahadsanid wll❤

  • @MaxamedAde
    @MaxamedAde Місяць тому +1

    War waa yaabe inshaar ma qalbiyadanada ayuu ku dhex jiraa.
    Xaalad kasta oo dhalinyarnimo wuu la,socdaa😮

  • @badr3628
    @badr3628 2 місяці тому +2

    jazakAllahu kheyr

  • @MANTIME5677Y1
    @MANTIME5677Y1 2 місяці тому +5

    Good

  • @ShukriShukri-gp9xh
    @ShukriShukri-gp9xh 2 місяці тому +1

    صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم

  • @ABDIKAYS
    @ABDIKAYS 2 місяці тому +3

    M.a thanks wll omar❤

  • @ABDIRAHMAN_RICHMAN
    @ABDIRAHMAN_RICHMAN 2 місяці тому +4

    First coment ostaad omar inshar

  • @xuseenfadal
    @xuseenfadal Місяць тому

    Adigana sidoo kale waxaan rajeynaya iney qoyskaagu ay wacanyihiin cumar inshaan

  • @KaRLoIe
    @KaRLoIe 2 місяці тому +1

    Ilaahay haku sharfo wll qiimo badan 🎉

  • @Abdirahman2323
    @Abdirahman2323 Місяць тому

    illahay baa mahad iska leh oo iigu deeqay maskax wacan xisaabta iyo programminka computerka iiga dhigay wax aan sifudud kusameeyo. inkastoon jamacadi wali wado . Alhamdullilah

  • @eymanabdiweli
    @eymanabdiweli 2 місяці тому

    Masha Allah❤❤❤❤❤❤Jazakallah qeer💯💯

  • @saddam_bulle
    @saddam_bulle 2 місяці тому

    Podcast-tiga xiga waxaan jeclanlahaa inuu ahaado sida luuqado cusub lobarto iyo muhimadooda

  • @CaishaAbdiraxman-qd5eb
    @CaishaAbdiraxman-qd5eb 2 місяці тому +1

    جزاك الله خيرا ا

  • @MucaadDaahir-ru3dw
    @MucaadDaahir-ru3dw 2 місяці тому +3

    Sxp wanku taageeraa wllhi😢❤

  • @MaxamadQoraneXirsi
    @MaxamadQoraneXirsi 13 днів тому

    Ok thanks

  • @nasrasaid4665
    @nasrasaid4665 2 місяці тому +2

    Video kaan cml waa jeclahy ❤

  • @user-hu4uo8bi6t
    @user-hu4uo8bi6t 2 місяці тому +1

    Thanks

  • @suadabdullahi1451
    @suadabdullahi1451 2 місяці тому

    Haa ustaad wan dareema ilaahy hanoogu kaalmeyo inaan isbadalno oo waxbarashada siiwadno

  • @cabdiwahaabnadaara7945
    @cabdiwahaabnadaara7945 2 місяці тому +2

    War waanu is masaxnay nio cuqubaa nugu dhacday .

  • @suhaib021
    @suhaib021 2 місяці тому +3

    Arintan anaa isku arky laakin xal waara ayan u hely waagi hore jaamacada wxi la ii sheego mudo yar kadib wan hilmaami jiray balse kolkan yareeyey scrolling ka TikTok waxan arky in xasustayda walahi ay noolatay oon asbuuc kahor macalinku wuxu afkiisa ka sheegay aan xataa xasuusto iska daa waxan inan buug ku qoree afka oo kaliya asigoo ka sheegay ban xasustaa .

    • @aishasaid9804
      @aishasaid9804 2 місяці тому +1

      Ilaahey hku ziyaadiyo

    • @suhaib021
      @suhaib021 2 місяці тому

      @@aishasaid9804اللهم امين

  • @Zagaliita
    @Zagaliita Місяць тому +1

    Xagee buuga ka heli karaaa igu caawiya hadaad garanaysaan

  • @hoodocadey4325
    @hoodocadey4325 2 місяці тому

    Allla walahi ciladaan inteey kaaga imaatey is lahaaa😂

  • @user-xq9cr4yu7o
    @user-xq9cr4yu7o 2 місяці тому +1

    aniga dabeecadda aan leeyahay waxaa waaye taleefan Ilaa aan ka qaatay Ilaa iyo hadda nolosheyda Mobile masjid uma qaadan haddii aanan banaanka jirin OO masjid soo marayo

  • @cumarbinuhaybe3249
    @cumarbinuhaybe3249 2 місяці тому

    Waa mahadsantahay zxp❤

  • @MrAweys
    @MrAweys Місяць тому

    Ustd Omar runti qofka aad ka hadleeso waa aniga okaliya

  • @abdiraxmaanaadannuur7431
    @abdiraxmaanaadannuur7431 2 місяці тому

    Istuuda ogaansho Aad iyo Aad ayaa umhsnthy Ustaad labadaada channelba waa ku xirnhy waxaan ahy mod ku daawda bdnaa lknse nin go aan leh ma ihiyoo waxaad iga waanisana waa kaharaa Laakin majoogtaynkari ustaad talo isii pmease❤

  • @suadabdullahi1451
    @suadabdullahi1451 2 місяці тому

    Waad kumahadsantahy madiicda waqiciga ah eed ka hadasho waxaad kaso hadasha isbadalka seen usii wado ugu haboon

  • @farahhassanelmi3205
    @farahhassanelmi3205 2 місяці тому

    Thanks mudane

  • @user-rw8sw8cr2o
    @user-rw8sw8cr2o 2 місяці тому +1

    Waxaan sugnaaba waa in aan ficil ubadalno dhagayso kudhaqan ladhaqaaq

  • @AbdimajiidMohamed-q9d
    @AbdimajiidMohamed-q9d 2 місяці тому +1

    Thanks again

  • @maxamednuuraadan6217
    @maxamednuuraadan6217 2 місяці тому +1

    Mudane omar mahasanid inbadan

  • @abdifatahdayibabdirahman4987
    @abdifatahdayibabdirahman4987 2 місяці тому

    فهم الواقع والغرق في الواقع

  • @AhmedDaacad-p7l
    @AhmedDaacad-p7l 2 місяці тому

    Wlhi waa wax jira xita hadalki ban iloobay saan telefan uun u dulfadhiyay😂😂

  • @sukeymaqalidumar6650
    @sukeymaqalidumar6650 2 місяці тому

    Heerban gaadhey maanta inaan wax Qoro bes,uu akhriskii igu adkaadey😢

  • @SaniaFarah-et3jp
    @SaniaFarah-et3jp 2 місяці тому

    Plae english baan uraba buuga magici😊

  • @Abdi-uy2jj
    @Abdi-uy2jj 2 місяці тому

    Sax sax sax ugaas

  • @SaafiOmar-o2l
    @SaafiOmar-o2l 2 місяці тому

    Podcasti buug aqris maa ka dhigtid oo bugagta noo aqrisid hada sacan majarayadka waa no aqri laheed

  • @zubeetdaahir7677
    @zubeetdaahir7677 2 місяці тому

    Utaad buuga Al maajarayaad maduuc soo koobid nooga sameey

  • @BaxnaanChannel
    @BaxnaanChannel 2 місяці тому

    Imminka ma aniga keligay baad ila hadli walaal? Goormaad sidaa ii akhriday Cumarow?

  • @WllZaki-wk6ts
    @WllZaki-wk6ts 2 місяці тому

    Mhdsnid wll

  • @Muhiyadiin-wv1rc
    @Muhiyadiin-wv1rc 2 місяці тому

    Maalin dhawayd waxaan arkay arday soo dhameeyey jaamacad gaar ahaan kuliyada Engineeringka oo aan ka shaqayn karin algebra iyo fraction waan yaabay wlahi
    5 sano buu Engineering dhiganayay fraction grade 5 lagu dhigtana ma yaqaan yaab

  • @user-no7ie6kn8h
    @user-no7ie6kn8h Місяць тому

    Cajiib 🤔

  • @UbaxMohamed-zz2sn
    @UbaxMohamed-zz2sn 2 місяці тому +2

    First Coment ❤

  • @farxiyacaloofi1647
    @farxiyacaloofi1647 2 місяці тому

    Video gan xili aan ubahnaa ayuu isoo garay❤

  • @najiibnaja7892
    @najiibnaja7892 2 місяці тому

    Mudanane omar ishaar waxa mar un ina kaso hadashid cafiska si An qof ugu diro

  • @user-pn3re1xq9s
    @user-pn3re1xq9s 2 місяці тому

    Xalka maxa waye marka ani anaa is daremaya inan 0 ahay oo waxwaliba ilobay jamacad ban dhameye mana aqan manta waxba😢

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish 2 місяці тому

    Aad iyo aad Muhiim jiddan

  • @cumarmoumin9103
    @cumarmoumin9103 2 місяці тому

    Ustaad Aniga wixii aan high schoolka kusoo dhigty I forget b/c xiligaas maalaa yacni baan isaga jiray lkn had waa allhamdulillah waan ka adkahay xoogaa naftyda oo jaamacada labadaydi sano ee lasoo dhaafay wixii aan soo qaaty waan xasuustaaa coursesna waan dhigtaa anigu hada

  • @MucaadDaahir-ru3dw
    @MucaadDaahir-ru3dw 2 місяці тому +1

    Waxad kasoo hadashaa account gaaga ogaansho America iyo Afghanistan 2001

  • @SundusChama
    @SundusChama 2 місяці тому

    Alxm dhmanteen wan ficanhy

  • @Sayid_999
    @Sayid_999 2 місяці тому

    Podcast noogu sameey 📍📌Cumarow

  • @AbdirashidMaxamad-xs9wy
    @AbdirashidMaxamad-xs9wy 2 місяці тому

    Mundane cumar inshar waxan raba inad noshegtid filinka vikings filinka tarikhthisa oo dhamaystiran maxay ahayd bal wax noga sheg

  • @Nafiiss8
    @Nafiiss8 2 місяці тому

    Buugga ha ino turjumaan dhalinyarada wax turjuma

  • @SaafiOmar-o2l
    @SaafiOmar-o2l 2 місяці тому

    Noo aqri buuga wll

  • @KhadijaRashidIbrahim
    @KhadijaRashidIbrahim 2 місяці тому +2

    Thre first one

  • @Maandeeq_channel
    @Maandeeq_channel 2 місяці тому

    Maanta si cad ayaa igu dhaga hadashay wlhi moducaan qofka UU Ka hdlaayo waa aniga😢😢

  • @ahmednooradan7950
    @ahmednooradan7950 2 місяці тому

    Cumar inshar nin waxbadahan og 😂 guleyso bro

  • @faham6920
    @faham6920 2 місяці тому

    Marhoraan dareemay

  • @najmaasad9996
    @najmaasad9996 2 місяці тому +1

    Wlhy sidii loo hadli jiray baan iloobay iska dhaaf waxaan bartay r😢 maxaa xala

  • @AbdirahmanMohamed-yt3ni
    @AbdirahmanMohamed-yt3ni 2 місяці тому

    Kitaabka IBRAHIM SAKRAAN xaggee laga helaa

  • @osmanabdulkereem6001
    @osmanabdulkereem6001 2 місяці тому

    Wllhi 1 sano ka hor jmcdii dhameyay lkn hada sero Ayan noqday been maha 😢