Baladwayne | Janadda Somaliyeed | Waaberi Show | Xalqadda 7aad

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 10 вер 2024
  • Baladwayne | Janadda Somaliyeed | Waaberi Show | Xalqadda 7aad

КОМЕНТАРІ • 170

  • @dr_abdala8041
    @dr_abdala8041 Рік тому +39

    Soo bari-samaadkii baladwayne maan tagin❤️ Dhulka somali dagto magaladas ban ugu jeclahay

  • @updalle18
    @updalle18 Рік тому +21

    Ustaad baladweyn ban ka soo salaami gobalka hiiran 🥰🥰🖐️🙌

  • @liiboyyare9010
    @liiboyyare9010 Рік тому +20

    Balad weyn waa mesha aan ku dhashay waliba aan ku soo Koray Allow balad weyn guri barwaaqo ka dhig ❤❤

  • @realog2022
    @realog2022 Рік тому +20

    Team balad weene is muujiya 💪
    👇👍

  • @Saalamiinchannel
    @Saalamiinchannel Рік тому +4

    Beledweyne alahayow ka dhig guri barwaaqee Beerlula alahayow balaayada hareer mari. Abwaan Hadraawi Allah haku naxariisto waxuu ahaa Abwan Soomaaliyeed

  • @abdikarimomer5501
    @abdikarimomer5501 Рік тому +33

    Waan salaamayaa reer baladawayne from jamuuriyada barakaysnayd

  • @mohamedsaciid3119
    @mohamedsaciid3119 Рік тому +19

    Magaalada aan ugu jeclahay dhamaan dhulka soomaalida heesta hadraawi ayaa I jeceleysiisay baladweyne❤ ilaahey I'ma dilo anoon tagin

    • @updalle18
      @updalle18 Рік тому +1

      Inasha allah wad iman doonta

  • @sahroabdi8773
    @sahroabdi8773 Рік тому +3

    Baladweyne baladkeygi iso raaca inte kaso jeedo Baladweyne balad jano 🥰🥰😍

  • @asadcabdi1983
    @asadcabdi1983 Рік тому +6

    Baladweyn meshan ku dhashay kuna nolahay Big fan waaberi media

  • @Maalinlechannel
    @Maalinlechannel Рік тому +7

    Baladweine beerlula waa xiisay 😢❤

  • @hamseofficial7116
    @hamseofficial7116 Рік тому +7

    «اللهمَّ صلِّ على محمَّد وعلى آل محمَّد، كما صليتَ على إبراهيم وعلى آل إبراهيم؛ إنَّك حميدٌ مجيد. اللهمَّ بارِك على محمَّد وعلى آل محمَّد، كما باركتَ على إبراهيم وعلى آل إبراهيم؛ إنَّك حميدٌ مجيد»

  • @ayaanleahmed2933
    @ayaanleahmed2933 Рік тому +2

    Baxsan baladwayne hogaamiyihii darawishta Alow kunaxariisto sayid maxamed abdule xasan

  • @kurana289
    @kurana289 Рік тому +4

    Mashaalah ustaad cadiraxman cumar Alle haku sharfo aaqiriyo aduunba 😍❤👑🙏

  • @Bogasho1
    @Bogasho1 Рік тому +1

    Balad wayne allow balaayada hareer mari allow hay dilin anoon tagin magaalada❤

  • @ahmed143mumiin8
    @ahmed143mumiin8 Рік тому +4

    WAA sifican sida u wado howshu
    Balse Tariikhda kuso dar #Saylac

  • @anwaar.adaan.maxamud
    @anwaar.adaan.maxamud Рік тому +3

    Balad wayn alahayow balayada hareer mari bulshadana ubarake wan salamay walahayga somaliyed from hargaysa 🇸🇴 haldawlad iyo hal calan iyo caqli salima insha allah somali

    • @ipraahimzamriyeyare8641
      @ipraahimzamriyeyare8641 Рік тому +2

      😂😂😂 adoo ayaa markaa 😂 magaca magaalada noo dhig nio haku qadhaabane Hargeisa qoraalkan aad soo qortay somalia ku noqonmaysee😂

    • @cabdaleyare2518
      @cabdaleyare2518 Рік тому

      Magaca noo Dhig calankaga Xun Sido 😊 iyado Hargeisa ahayd Meshu ugu Horayse Laga Tago ayaa Diiday Calan Shaydan oo gumaysi sameeyay Viva Calanka towxidka Leh

    • @anwaar.adaan.maxamud
      @anwaar.adaan.maxamud Рік тому

      Cadifada iska sara wa hadad somali tihin dadka cuqdada iyo qabyaladu dishotay lama hadlayo anigu wxan ahay muwadin somaliyed o kaso jeda gobolada waqoyi

    • @cabdaleyare2518
      @cabdaleyare2518 Рік тому

      @@anwaar.adaan.maxamud Hooyada Cuqdadu waste Somalia Ma Rabno Maxa Mesha Qabyalad Kenay

    • @anwaar.adaan.maxamud
      @anwaar.adaan.maxamud Рік тому

      @@cabdaleyare2518 hooyaday hacayin jahilow jahliba ku idho tiray dunidan wxba kalama socotid e hurdada iskaga jiir ilahay dariqa tosan hakugu hanuniye inyar o aqon diimed hadad leday imadan cayden

  • @ilyesRajaa-cb4ne
    @ilyesRajaa-cb4ne Рік тому +1

    ❤heestii aloow yaa ibuubshoo baalayaaiguxiraoo baladweeyne yaataga ❤ 🥰 xasuus walaahi

  • @Mowlid-ds5pj
    @Mowlid-ds5pj Рік тому +9

    Inta Galbeedka Baladweyne kasoo Jeedaa Sida Anigoo Kale Waan Idiin Salaamay

  • @hoodocali421
    @hoodocali421 Рік тому +2

    beled weyn allahagow ka dhig beerta raaxada 😊❤ salaan wlaadey from hargeisa

  • @MohamedTahaliil
    @MohamedTahaliil Рік тому +3

    Allah waaberi media love u wllhi
    My country inkastoo heesta iga kufsaty

  • @abdullahiali7482
    @abdullahiali7482 Рік тому +3

    mahadsanid cabdiraxmaan cumar❤️✊

  • @axmedduqoow1714
    @axmedduqoow1714 Рік тому +3

    Gobalkeyga hiiran k 1 ❤️

  • @D1n38
    @D1n38 Рік тому +4

    Baladwayn allahayow balayada hareer mari❤️

  • @esmeto11
    @esmeto11 Рік тому +3

    Waaberi media mahadsanid sxp ugu danbeyn magaaladeydii ayad cawa ka hadashay❤

  • @mohamedyuusuf1751
    @mohamedyuusuf1751 Рік тому

    Baladweyne magaaladii Aan KU Dhashay Kuna Barbaaray Aduun Ka Waxaan ugu Jeclahay B/weyne Allow Balaayada Hareer Mari Xaafadeyda Kooshin Gaar ahan Dahabshiil agteeda ayu Gurigeyna KU Yaala Reer B/weyne ismuujiya❤️

  • @abdi7932
    @abdi7932 Рік тому +5

    Baladwayne inshalah mar uun waan arki gabaygaa hadraawi ayaan ku xasuustaa Markan dugsiga Dhigan jirnay, macalinkayagii suugaanta ayaa nooga sheekeeyay inbadan baladwayne 😊
    Lkn Burco kaama hayno madaxay🎉😊😅

  • @nimcacabdirashiid2967
    @nimcacabdirashiid2967 Рік тому +1

    Baladweyne allow balaayada hareer mari🥰🥰

  • @Halmaal202
    @Halmaal202 Рік тому +2

    BOORAMA KUSO XIJISI WLL

  • @nuurdawlad4820
    @nuurdawlad4820 19 днів тому

    Alle ha unaxariisto abwaan hadraawi

  • @saalahleo
    @saalahleo Рік тому +6

    Kismaayo mxaa ku haysataa 😢

  • @cumeyrmohamedcaad2624
    @cumeyrmohamedcaad2624 Рік тому +1

    Thanks ustad

  • @muqtaarpro
    @muqtaarpro Рік тому +3

    Adduunyaddaan waa
    Laga socdaa Soomaaliyeey,
    Salaadaha aan ilaalinno
    Si ilaahay naartiisa nooga ilaaliyo.

  • @aliaothman5564
    @aliaothman5564 Рік тому +2

    Magaaladeydi❤️
    #Baladweyne Reer #Howlwadaag❤️

  • @mr__esca1559
    @mr__esca1559 Рік тому

    Masha Allah ❤

  • @CusmaanAli-u5d
    @CusmaanAli-u5d 10 днів тому

    ❤soo bari samaadi balawene maan tagin wah waah ❤ sxb

  • @daljirshow
    @daljirshow Рік тому +1

    Magalaadaydii beledweyne allow barakeee

  • @cabdirisaqcismaan-xz7ll
    @cabdirisaqcismaan-xz7ll Рік тому +1

    My home baladweyne

  • @user-jy1tq9rh5n
    @user-jy1tq9rh5n 5 місяців тому

    Mashaaallaah💓💓💓💓💓🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇴🇸🇴

  • @saciidomar7522
    @saciidomar7522 Рік тому

    Our my town

  • @GOAL473
    @GOAL473 Рік тому +2

    Alla maxaan kuuxiisay❤❤❤

  • @saadaqboss6547
    @saadaqboss6547 Рік тому +1

    My home💛❤️

  • @maxamedcumarmaxamed8062
    @maxamedcumarmaxamed8062 Рік тому +1

    Amiin amiin amiin

  • @mr.seegaro7871
    @mr.seegaro7871 Рік тому +1

    Waa muuuqal an sugaay mahadsanid ustaad❤

  • @zizeycazimi-qg1iq
    @zizeycazimi-qg1iq Рік тому +1

    Kismayo kama hayno ustaad🇸🇴🖤🖤🖤

  • @hasanmnur5798
    @hasanmnur5798 Рік тому

    Ustaad waxaan kaa soo salaamayaa magaalad baladweyne

  • @1LAMINE_1
    @1LAMINE_1 Рік тому +3

    رمضان مبارك❤

  • @tasnimkulle
    @tasnimkulle Рік тому

    Baladwayn ❤

  • @armaan2828
    @armaan2828 Рік тому +1

    mahadsanid😊

  • @haajimouse5646
    @haajimouse5646 Рік тому

    Alle Ha u naxariisto Abwaan Hadraawi🤲🤲🤲

  • @abdullahisane
    @abdullahisane Рік тому

    Baladweeyne my home town ❤❤

  • @SomaliAbdi18
    @SomaliAbdi18 Рік тому

    Waiting Marko....

  • @qaalidxasan3042
    @qaalidxasan3042 Рік тому +2

    Zhp Kismayo laso hadal

  • @abdirashiidhuseinaxmed8503
    @abdirashiidhuseinaxmed8503 Рік тому

    Baladweiyn magaladeydii allow baalayada hareermari❤❤❤

  • @DheseyCilmi-fp6px
    @DheseyCilmi-fp6px Рік тому +2

    🎉❤

  • @Gaashaanboy
    @Gaashaanboy Рік тому +1

    Dhul kii cida geela ku racaan❤

  • @Odeymarke
    @Odeymarke Рік тому

    Ramadan kariim

  • @saciidabdi355
    @saciidabdi355 Рік тому +1

    Kismanyo kusoo xiji macalin

  • @mrwhatyour3563
    @mrwhatyour3563 Рік тому

    Next balad hawo

  • @maryanxajiaxmed2531
    @maryanxajiaxmed2531 Рік тому

    Ilhy haunaxariisto 😢

  • @hasanmnur5798
    @hasanmnur5798 Рік тому

    Mahadsanid walaal

  • @kingabdale8415
    @kingabdale8415 Рік тому +1

    Goldogob ka soo sameeh muqaal

  • @kaafimaxamuudcabdirixmaan6988
    @kaafimaxamuudcabdirixmaan6988 Рік тому +1

    Shugran wll

  • @ibrokhan7399
    @ibrokhan7399 Рік тому +1

    Taariikhda mandheera

  • @HANNADABDI
    @HANNADABDI Рік тому +1

    nio cabdiraxmanow sxp qali dhagax bour kasoo hadal adoo raliya

  • @Somali2288
    @Somali2288 Рік тому

    Dolow somalia io baladxawo kaa sugaynaa Wll qali

  • @sheekhmaxamadshaafi7563
    @sheekhmaxamadshaafi7563 Рік тому

    Ustaad dhagaxbuur kaama hayee soo samee

  • @saalahleo
    @saalahleo Рік тому +2

    🎉🎉

  • @MohamedTahaliil
    @MohamedTahaliil Рік тому +1

    Part 2 please iigu sharaf
    2020 ilaa hadda kula socdaahe

  • @Naamir03
    @Naamir03 Рік тому

    Abwaan hadraawi alle ha naxariisto❤

  • @mohamedofficiall8116
    @mohamedofficiall8116 Рік тому

    B.wein Berlula my Home❤🌴

  • @cabdisalaanmuhumed4233
    @cabdisalaanmuhumed4233 Рік тому

    Beerlule
    Waan uxiiisay
    Wlhi🥰🥰🥰🥰🤩

  • @caashasulub9031
    @caashasulub9031 Рік тому +1

    😢😢😢😢❤❤❤❤❤

  • @abdinasirhassan303
    @abdinasirhassan303 Рік тому

    Next hargaysa

  • @khadraomar914
    @khadraomar914 Рік тому

    Masha allah mahadsanid waaberi Media ❤❤

  • @kamaaludiinka
    @kamaaludiinka Рік тому

    Allaha ka yeelo balad nabadeed ❤️

  • @abdullahimohamedabdulle3446
    @abdullahimohamedabdulle3446 Рік тому +3

    Wan sugayay magalkeyga beerlula ❤❤❤

  • @AxmedAli-qy6vw
    @AxmedAli-qy6vw Рік тому

    Magaalada jowhar soon qabo will mahadsanid🥰🥰🥰

  • @nimcocabdi6088
    @nimcocabdi6088 Рік тому

    Mhdsnid wll abdirahmaan ceerigaabo Ayaan jeclaanlahaa in ad ka soo hadasho

  • @suleekhafarax3686
    @suleekhafarax3686 Рік тому

    Walal burco isoo same please😊😊😮😭🤲

  • @bandhigadaljir8172
    @bandhigadaljir8172 Рік тому +1

    Magaalada baydhabo janaay kaama haayo

  • @khadarabdinazir3544
    @khadarabdinazir3544 Рік тому +1

    ustaad mahadsanid jazakalaah beledweyne waa magalo aaan ku dhashay kusoo koray tarikh qeybteda aan anigu ka aqon ayaad ii bidhamsay

  • @deeqodeeqo-dx7sn
    @deeqodeeqo-dx7sn Рік тому

    Waad mahad santahay walalkey Abdirahmaan

  • @samsamseit5408
    @samsamseit5408 Рік тому

    Maxaa helay burco soo geli beri gobalka raga❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @yuusufsalaad7148
    @yuusufsalaad7148 Рік тому +1

    Jowhar Janno ku soo der

  • @cabi500
    @cabi500 Рік тому

    Next dhusamareeb ka soo dhig pro

  • @saciidabdi355
    @saciidabdi355 Рік тому +1

    Wabari média aaad aad baad umahadsantihin sidaaad barnaamijyada noogu soo gudbisan

  • @apdallacazaam2881
    @apdallacazaam2881 Рік тому

    Nio kismaayo aaway😢😢

  • @Sumayaise
    @Sumayaise Рік тому

    mahadsnid wllal Abdirhmn omar waabari

  • @AbdihafidDalxa-nq4wb
    @AbdihafidDalxa-nq4wb Рік тому

    رمضان كريم

  • @foosiyaxuseen2226
    @foosiyaxuseen2226 Рік тому

    Boorama ka soo hadal wllo

  • @majid7024
    @majid7024 Рік тому

    Thanks zxp qali, keep going

  • @abdisalamsidow
    @abdisalamsidow Рік тому +1

    Magaalada Marko taxanaha ku soo dar sxb

  • @shafeygooni3324
    @shafeygooni3324 Рік тому

    ismuujiya reer beledweyne

  • @andiwaaxidibraahim7188
    @andiwaaxidibraahim7188 Рік тому

    Magaalada baydhabo ku xiigi hadduu alle idmo. fadlan

  • @Abdikadar_Trails
    @Abdikadar_Trails Рік тому +1

    Saylac iyo Tariikhdii Adal kusoo xiji

  • @SULDAANNUUR-nl3sr
    @SULDAANNUUR-nl3sr Рік тому

    Harerdheere

  • @nazrazead
    @nazrazead Рік тому

    Keep going wlloh Allah keep you

  • @halimaHussain_
    @halimaHussain_ Рік тому +3

    C/raxmaanoow fadlan kasoo hadal magaalo ka tirsan Dhulka NFD sida Mandheera.

    • @dailycontent3955
      @dailycontent3955 Рік тому

      Magacaas ha isticmaalin matdanbe nfd sabaabtoo ah dhulkaas gumaystuhu siiyay Kenya ayaad u ogolaanaysaa sabataana waa magaca ugu wacaysid nfd ha oran mar danbe nfd

    • @halimaHussain_
      @halimaHussain_ Рік тому

      Ok wll maxuma lkn maxaa dhahaa? 🤔

  • @saadaqsuni4257
    @saadaqsuni4257 Рік тому

    Buula burde ka soo hadal zxb

  • @cabdishakuurxasan7077
    @cabdishakuurxasan7077 Рік тому

    godey kasoo hadal zxp