Daawo Warkii Udanbeeyey Nooca Hub Ee itoobiya Ka Qaylisay Durba Ee Somalia Heshay Iyo 2 Wadan O Kale

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 23 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 114

  • @suleimanabdi4437
    @suleimanabdi4437 14 годин тому +14

    Alhamdulila Somalia moving forward 🇸🇴🇸🇴🇸🇴together we are strong 💪🏼 Somaliland people wake up and help your Somali brothers and sisters

  • @iftinxaajicabdi791
    @iftinxaajicabdi791 13 годин тому +6

    Guusha 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 liya iyo badbadinta dalkeda iyo dadkeda inti neceb iyo cadowga somaliyaba illhey hqbto cadowga neceb hormarka 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 yed

  • @Sofia-ji2zj
    @Sofia-ji2zj 11 годин тому +4

    Maansha allah Soomaaliya rabi baa boqree maayadaa cid u bashan, ❤❤❤❤❤❤❤❤😊

  • @musaBISHAR
    @musaBISHAR 15 годин тому +6

    mashallah Somalia 🇸🇴 guul

  • @AbwaanAliSamaan
    @AbwaanAliSamaan 13 годин тому +4

    Guuuul soomaaaliya.
    Waxaas. Waa waxa loobaahanyahy.
    Dal aan hub kageyn.
    Majiro.
    Marka hubkaani
    Waa hubkiiii.
    Dalka lagu xureyn lahaaaaa🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @nailsissak3207
    @nailsissak3207 11 годин тому +3

    Mashallah guul iyo gobanimo gacmo buuxa inshallah illahay cadowga Somali allah jabiyo guuleysta dawladeena sharafta ❤

  • @MedIbrahimidrissIbrahim
    @MedIbrahimidrissIbrahim 15 годин тому +6

    😂❤ Mudo badanban sugeyne somalie oo dawlada guuuuuuul ilahay idamki cadawga gudaha hajapo kadibana wan wasayna 🇩🇯🇩🇯🇩🇯💯💯💯

  • @jaweriyasaid1393
    @jaweriyasaid1393 14 годин тому +2

    Alle ha badbaadiyo Soomaaliya.

  • @ZakayoQeys
    @ZakayoQeys 14 годин тому +2

    Guuul guul womalia

  • @kariyesoomaaliye9642
    @kariyesoomaaliye9642 14 годин тому +2

    Wariye siyaasiya run

  • @AliMohamed-ub6ob
    @AliMohamed-ub6ob 14 годин тому +4

    Burhanu jula soo soco hee libaaxyadii afrika ciidanka qalabka sida ee somaliya adigaa isku taab taabtee soo soco itobiyaay badd iyo bacaad kuuma haayo xoog ayay kaaga xiran tahay soo xasuuso casharkii 77 aan kuu dhigay

  • @adoonaleadoonale
    @adoonaleadoonale 14 годин тому +4

    Wariye wadani ah

  • @ahmedmose5466
    @ahmedmose5466 14 годин тому +1

    Wasiirka gashan dhiga ee somalia manta hadal lagu diirsaday ayuu ku hadlayo waa hadalka aan sugayey in aay dowladeena u hadasho guul mudane wasiir qalbiga iyo gacanta ayaan ikatagereenaa hadan nahay Somali dis baro.
    Thenkes mudane wasiir adiga iyo dowlladada.shacabka somaliyed hadey dowladoda kalinteda qaadato shacabkana kalintiisa ayuu qaadan hadii alla idmo

  • @Hajidulmidiid
    @Hajidulmidiid 14 годин тому +1

    Wiilkaan yar waa nin cajiib ah waana runtiisa labada noocba waa gar iyo caq ay leedahay Soomaalidu.

  • @yusufmohamoud1056
    @yusufmohamoud1056 10 годин тому

    Loo ma jojinayo dabadhif waxee itobiya tagero dhacalad ha ku dhacdo
    Guul somaliweyn 🇸🇴🇸🇴💪

  • @mohamedsharif5693
    @mohamedsharif5693 11 годин тому +2

    Good job somali

  • @nailsissak3207
    @nailsissak3207 11 годин тому +2

    Alyleh qof bay meeli bugtaa vaado qaate isma qarinkaro qaalyaalka ka hadla meelaha is ceejiya uf

  • @nailsissak3207
    @nailsissak3207 11 годин тому +1

    CBB waa duli daba dhilifyo coshoda u shaqysta yaasha malin baa waqtigu qaban doonaa inshallah

  • @alabbasy1606
    @alabbasy1606 13 годин тому +2

    Askarta Masar ayaa imaan doona dhamaadka sanadka 2024-ka iyagoo wata hub culus, Masar waxay u adeegsan doontaa garoommada diyaaradaha ee Sudan, Jabuuti iyo Eritrea duqeymo dhanka cirka ah.

  • @abdullahroubleh6059
    @abdullahroubleh6059 14 годин тому +1

    North and South both are Somalis, hobka soo gaadhay Xamar ee ka nixiyey cadawga, and aad ban ugu farxay, Cadowga Somalida waa mid.

  • @walaalahadaarudacwa8120
    @walaalahadaarudacwa8120 13 годин тому +1

    GUUL GUUL 🇸🇴 SOMALIA ❤FROM AWDAL SAYLAC 😂😂😂

  • @ZamzamAbdiwali-il4iw
    @ZamzamAbdiwali-il4iw 14 годин тому +1

    guuuul gobanimo soomali hubhelay halyeysana cadawga halaagi ogaa hanbasow guuul🇬🇲🇬🇲🇬🇲🦁🦁🦁💪💪💪🦁🦁🔥🔥🔥💪💪💪💪🔥🦁🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲👍👍❤️❤️🇸🇴🇸🇴✌️🙏

  • @AbdikarimOsman-yd4nh
    @AbdikarimOsman-yd4nh 6 годин тому

    Asc anfac mediya salan ayaa hadaway insoo marinara qoraaku abdikariin guul sxb

  • @zahraashkir2731
    @zahraashkir2731 15 годин тому +1

    Yaan ka Cabsaneenaaa, Ma Xoolo Tuugaa ah ayaa Dekada ka Soo Degay.
    "Xasadoow ku Jab, Xaneey ku Har".

  • @abbdll
    @abbdll 14 годин тому +1

    Shacab soomaaliyeed mar hore ayaa ugu dambeysay hub ay dowlada soomaaliyeed leedahay. Inta badan farxad ayay uduubee. Itoobiya maalin dhexdaas waxay sooban dhigeen hub ay lasoo dagtay. marka waa caadi

  • @MahamoudSougueh
    @MahamoudSougueh 15 годин тому +1

    wasax inayi dawuladu hobsoibsato lakin idamahin
    waxaweyin haben galidabe
    lakeno layidhka lagoyo weyin

  • @allfurqaniyachannel6496
    @allfurqaniyachannel6496 12 годин тому

    Army Force has never been displayed... Arms Policy's Where???

  • @Hajidulmidiid
    @Hajidulmidiid 14 годин тому

    Waa sheeko gaaban Masar iyo itoobiya ayaa soomaaliya kudahaalamaya maxaa kadhaceeya itoobiya bac masar soo dhawoow waa sharci.

  • @abdiahmed9590
    @abdiahmed9590 13 годин тому

    Waa. Ku faraxssnahay hubka ciidanka

  • @jembaadaye6403
    @jembaadaye6403 14 годин тому

    Rufyanada itobiya waaye kuwa bunbuniya sirta dowlada marka lagu gu daro adiga iyo kuwa kaleba fiiro dheer ayey dowladu idiin leedahay kuwa dabada ah ee raadiya sirta dowlada waan idinla socona dhamantiin

  • @abdiashkir6259
    @abdiashkir6259 12 годин тому

    Waa taageeroyaasha Ethopia kuwaas

  • @AdenMohamed-dx3fx
    @AdenMohamed-dx3fx 13 годин тому

    Asc guulguul iyaanleenahay annaku wan kufaraxsanahay

  • @bashirabdi3799
    @bashirabdi3799 6 годин тому

    Hub waalaga tagay ee Drone Byraktar baa isku fuuq satay waxaan ka ahayn difaacs cirka iyo bada

  • @jaweriyasaid1393
    @jaweriyasaid1393 14 годин тому

    Iyaga In la Isugu Dhiibo,Ayaa Loo Keenay.

  • @libojomira4019
    @libojomira4019 14 годин тому

    Hubkaan somalia sogadatay wa muhiim wayo ethiopia aya lagugaraca hadey faragalin eykuheydo dalka iyo dadka eysan joojin waxana diyaar unahay inaan difaacano dalkena hoyo wana udhimanena difaaca dalka allahu Akbar

  • @dahir-dz4vh
    @dahir-dz4vh 14 годин тому

    Somalia nina duulaan kuma ah ee nafteeda ayeey ku difaacayso kuwa diidaya Somalia inay is-difaacdo.
    Waana wanaagsan tahay inaan loo soo hanqaltaagin dowlada cadowga ku ah Somalia.

  • @warss11
    @warss11 13 годин тому

    It's an empty box, and driving around the town!koonfur galbeed 🏹

  • @ahmedkaka9213
    @ahmedkaka9213 14 годин тому +2

    Hanjabaadii itoobiya ayaa meel la saarayaa somaliya somali baa leh kan jooga jigjiga iyo jabuuti iyo gaarisa waa walaalo

    • @AbuukarMohamed-v4t
      @AbuukarMohamed-v4t 9 годин тому +1

      Wll wa sax tahay wll

    • @Madaxey-r2f
      @Madaxey-r2f 7 годин тому

      Ciidamada aad meeshan naga tuseeyso waa ciidankii uu Turkiga noo taba baray oo aaysan maanta waxba ka nooleyn ee Sawirkooda dadka ka daa fadlan!

    • @AbuukarMohamed-v4t
      @AbuukarMohamed-v4t 7 годин тому

      Madaxey meshan oromo ma jokto musqul tahay

    • @Madaxey-r2f
      @Madaxey-r2f 7 годин тому

      @@AbuukarMohamed-v4t sida aay Itoobiya Oromo u leedahay ayaay Soomaaliyana Oromo u leedahay, adiga iyo reerkaada ayaana kamid ah ee ha is caayin!

    • @AbuukarMohamed-v4t
      @AbuukarMohamed-v4t 7 годин тому

      Aniga miya i taqanaa maraxow

  • @AleemZani-nw4xh
    @AleemZani-nw4xh 12 годин тому

    Soomaaliya
    Guleyso

  • @jaweriyasaid1393
    @jaweriyasaid1393 14 годин тому

    Waa kii Lagu Dhameyn Lahaa.

  • @XabzaCaLi-x3t
    @XabzaCaLi-x3t 13 годин тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AbiikarKeynaan
    @AbiikarKeynaan 14 годин тому

    Ethopia ayadaa soo weerartay Somalia

  • @jaweriyasaid1393
    @jaweriyasaid1393 14 годин тому

    Alle hanaga Qabto Sharkooda.

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn 13 годин тому

    Masar Soomaaliya cadaw kama difaacayso ee Soomaalida ayaa lasii kala fogeynayaa.

  • @MahamedhasanCisman
    @MahamedhasanCisman 6 годин тому

    Somaali caadima aha

  • @dargo114
    @dargo114 12 годин тому

    Etheopia candhuufta dib ha ulaqdo.

  • @abdi6533
    @abdi6533 14 годин тому

    Somalia waxa joogo jajuusiin badan oo ushaqeeyo wadamo badan

  • @AbiikarKeynaan
    @AbiikarKeynaan 14 годин тому

    SOMALIYA WAA XOR

  • @jaweriyasaid1393
    @jaweriyasaid1393 14 годин тому

    Waa in Dacwo laga qoraa hada.

  • @jaweriyasaid1393
    @jaweriyasaid1393 14 годин тому

    Soomaaliyana Ayaa Isku Leynaya.

    • @Abdi-w6u
      @Abdi-w6u 14 годин тому

      Maya
      Hubkaan itoobiya ayuu karbaashayaa

  • @abdullahroubleh6059
    @abdullahroubleh6059 14 годин тому

    Guul guul😂😊

  • @haweeyohirsi2798
    @haweeyohirsi2798 13 годин тому

    😂mayee ooya reer Abasiiniye

  • @JeyMFarah
    @JeyMFarah 6 годин тому

    Faatabakhlayaal wallet hoog ayaa idiin dambeeya.I arkaay I qariyaay ayaa ka dambayn.

  • @abdi6533
    @abdi6533 14 годин тому

    Wadanka hala difaaco qabyaalada halayska daayo

  • @gacanlibaax-q3w
    @gacanlibaax-q3w 13 годин тому

    GUUL SOMALIA

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn 13 годин тому

    Waxba tarimayso waayo qabiil ayuu gacanta u gelayaa.

  • @jaweriyasaid1393
    @jaweriyasaid1393 14 годин тому

    Wadanka Ayay Qabsanayaan.

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn 13 годин тому

    Waxan waxaa kasoo dhexbixi doona aqoonsiga Siil-land.

  • @AnjcabdiSiciid
    @AnjcabdiSiciid 12 годин тому

    Nabiga.halagu.saliyo.scw.scw.scw.scw scw.scw scw.scw.scw.scw.scw. scw.scw. scw.scw.scw. scw.scw. Scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw

    • @AbuukarMohamed-v4t
      @AbuukarMohamed-v4t 9 годин тому

      Scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @jaweriyasaid1393
    @jaweriyasaid1393 14 годин тому

    Soon Yaa Dhaxlaya?

  • @farhanabdi1102
    @farhanabdi1102 15 годин тому +1

    Waa fulaynimo

  • @AbiikarKeynaan
    @AbiikarKeynaan 14 годин тому

    GUDDOMIYAASHA GOBOLADA WAA IN AY NOQDAAAN WADANIYIIN HADII KALE YAA WEYLAK

  • @halimayusuf4899
    @halimayusuf4899 11 годин тому

    Comments kayga waxaan aad ula yaabay maxaa haddii ay la soo degto hub dowlada Soomaaliyeed soo ma ahan dal xor ah oo madax banaan oo la mid ah dalalka aduunka. Marka maxaa loofa hadli waayey markii ay la soo degtay Soomaaliland oo ah madax goboleed ka mid ah dalka Soomaaliyeed maxaa loo burn buunin waayey weli Soomaalilad waxaa ay la soo degtay waa kaarayaal oyo hub kale oo cusub waxaana u keenay Taywand oo ah dal aan xor ahayn. Marka maanta waxa warka wad wado waa cadowga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa hoos tago cadowga Soomaaliyeed warkooda xiiso malahan cid u joojinayso ma jirto Soomaaliya dal ay duulan ku tahay ma jiro waxaa ay difaacanaysaa waa qaranimada dalkeena cidii ku soo xad gudubto dhul iyo bad iyo cir. Guul dowlada Soomaaliyeed.

  • @NasraNasramaxamed
    @NasraNasramaxamed 12 годин тому

    xasan tala xume awlba hubyo dhimasho kuma yareeyne inta hadheyna ma inuu olaliyo ayuu rabaa mida kale hubka yaa ridaya ciidanba maheeysato soomaaliya itoobiya ciidankey heeysato magaadheyso

  • @ikranita4709
    @ikranita4709 9 годин тому

    Somalia cidna kama amar qaadato danaheda wey taqaana koley cadawga dalka maba yaro ee kuwa gudahena aan raafno amxaar iyo wixii daba dhilif u ah haloo adegsado hubka yaana loo turin

  • @B.abokorAderea
    @B.abokorAderea 15 годин тому

    Itopia wax Laga difacaya majirto Somali Aya isgumadaysa,Itopia lagelayso dagaal Somaliya.

  • @CabdulahiMohamedisaaq
    @CabdulahiMohamedisaaq 12 годин тому

    Ethoipia masar maxaay kulatahay adigaan idaawanaya
    Hada

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn 13 годин тому

    Sheekooy kunacay.

  • @Ahmed-ki3tb
    @Ahmed-ki3tb 14 годин тому

    Xasan iyo abiy axmed col maaha yaa loo keensaday hubkaan.
    Xasan 91kii uu sheegi jiray ayuu somalia ku celiyey

  • @selmanabd2782
    @selmanabd2782 13 годин тому

    Qaza maxay u difaaci.weyday

  • @EngdaauudAbiib
    @EngdaauudAbiib 12 годин тому

    Bacaaaac itoobiya kama dhacdo fulayaasha failed soomalia italiya

  • @cabdidheere-y3z
    @cabdidheere-y3z 14 годин тому

    Somalia hanoolaato
    Dabadhilif hajabo hajabo

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn 13 годин тому

    Nacalaa masar iyo Itoobiya iyo Turkiba kuyaal.

  • @AnjcabdiSiciid
    @AnjcabdiSiciid 12 годин тому

    Hubku.mahub.hawiye.miyaa.wl.mise.4.5.ayaalagu.qaybsanayaa..ciidankii.malahayaa.malaqorqayaa

  • @AbbottHamiltion
    @AbbottHamiltion 14 годин тому

    Lee Paul Anderson Scott Robinson Anthony

  • @EngdaauudAbiib
    @EngdaauudAbiib 12 годин тому

    Failed soomalia italiya destroyed by xasan duuufle

  • @SacadaCusman-j4j
    @SacadaCusman-j4j 11 годин тому

    Guuul iyo gomanimo

  • @Yusufxasann
    @Yusufxasann 14 годин тому

    XASAN SHIIKH WAA DULLI XITAA SIRTII CIIDANKA DOWLADDA AYAA BANAANKA YAALLA

  • @jaweriyasaid1393
    @jaweriyasaid1393 14 годин тому

    Hubka UU Soomaalida ugu Leyn lahaa Qabiil ahaan.

  • @EngdaauudAbiib
    @EngdaauudAbiib 12 годин тому

    ISKARAAAB KKKKKKKKK

  • @HassanbolbolHassanbolbol
    @HassanbolbolHassanbolbol 14 годин тому

    Afac media waaxba kamajirto bunbunitada hubkaan cadowga somaliya iyo ethiopia miid luguladagamayo ma ah qof masula aaba madahwene qaraan mata somaliya kamajirto ee qofka madahwene waa hassan oo ah qab qaable dagaal oo moryan ah hubkani reerka hirab bu tos ugu gacaan galaya ciida u kuwerareyana waa qabilada kale wana 91ki iyo moryanta grub hirab 2024 waa dibxuraasho dagal sokeeye

    • @abbdll
      @abbdll 14 годин тому +1

      Waa dareemi karaa inuu wali jiro kala shaki soomaalida dhexdeeda. Markii nin madaxweyne noqdo qolo ayuu shaki galayaa. Ilaah ha mideeyo soomaalida aamiin

  • @allfurqaniyachannel6496
    @allfurqaniyachannel6496 12 годин тому

    Kan waa kii Dadka Somaliyeed hore isugu madhiyeen iminka kasii dartay Allow noo Sahal Amuurahan

  • @JigjigaNewsChannel
    @JigjigaNewsChannel 13 годин тому

    😜😜Hubka haley la dajiyey marki ad ka hadleyso oo muqal ad dhigaydo.
    Waxad dhaawac adgasay sirta dalka.
    Doqon Doqon dhalay aya tahay, khaanis Dalkisa fashilay, jaajus , dameer aqli lahayan. Hooyadii wasah, WASAQ.😜😜

  • @JigjigaNewsChannel
    @JigjigaNewsChannel 13 годин тому

    😜😜Hubka haley la dajiyey iyo wax edinka marki ad ka hadleyso oo muqal ad dhigayso.
    Waxad dhaawac adgasay sirta dalka.
    Doqon Doqon dhalay aya tahay, khaanis Dalkisa fashilay, jaajus , dameer aqli lahayan. Hooyadii wasah, WASAQ.😜

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 14 годин тому +1

    Hubka RAGII ku dagaalamo lahaa mee kkkkkkk

  • @alabbasy1606
    @alabbasy1606 13 годин тому

    Askarta Masar ayaa imaan doona dhamaadka sanadka 2024-ka iyagoo wata hub culus, Masar waxay u adeegsan doontaa garoommada diyaaradaha ee Sudan, Jabuuti iyo Eritrea duqeymo dhanka cirka ah.

  • @JigjigaNewsChannel
    @JigjigaNewsChannel 14 годин тому

    😜😜Hubka haley la dajiyey marki ad ka hadleyso oo muqal ad dhigaydo.
    Waxad dhaawac adgasay sirta dalka.
    Doqon Doqon dhalay aya tahay, khaanis Dalkisa fashilay, jaajus , dameer aqli lahayan. Hooyadii wasah, WASAQ.😜😜

  • @JigjigaNewsChannel
    @JigjigaNewsChannel 14 годин тому

    😜😜Hubka haley la dajiyey marki ad ka hadleyso oo muqal ad dhigaydo.
    Waxad dhaawac adgasay sirta dalka.
    Doqon Doqon dhalay aya tahay, khaanis Dalkisa fashilay, jaajus , dameer aqli lahayan. Hooyadii wasah, WASAQ.😜😜

  • @JigjigaNewsChannel
    @JigjigaNewsChannel 14 годин тому

    😜😜Hubka haley la dajiyey marki ad ka hadleyso oo muqal ad dhigaydo.
    Waxad dhaawac adgasay sirta dalka.
    Doqon Doqon dhalay aya tahay, khaanis Dalkisa fashilay, jaajus , dameer aqli lahayan. Hooyadii wasah, WASAQ.😜😜

  • @JigjigaNewsChannel
    @JigjigaNewsChannel 14 годин тому

    😜😜Hubka haley la dajiyey marki ad ka hadleyso oo muqal ad dhigaydo.
    Waxad dhaawac adgasay sirta dalka.
    Doqon Doqon dhalay aya tahay, khaanis Dalkisa fashilay, jaajus , dameer aqli lahayan. Hooyadii wasah, WASAQ.😜😜

  • @JigjigaNewsChannel
    @JigjigaNewsChannel 14 годин тому

    😜😜Hubka haley la dajiyey marki ad ka hadleyso oo muqal ad dhigaydo.
    Waxad dhaawac adgasay sirta dalka.
    Doqon Doqon dhalay aya tahay, khaanis Dalkisa fashilay, jaajus , dameer aqli lahayan. Hooyadii wasah, WASAQ.😜😜

  • @JigjigaNewsChannel
    @JigjigaNewsChannel 14 годин тому

    😜😜Hubka haley la dajiyey marki ad ka hadleyso oo muqal ad dhigaydo.
    Waxad dhaawac adgasay sirta dalka.
    Doqon Doqon dhalay aya tahay, khaanis Dalkisa fashilay, jaajus , dameer aqli lahayan. Hooyadii wasah, WASAQ.😜😜

  • @JigjigaNewsChannel
    @JigjigaNewsChannel 14 годин тому

    😜😜Hubka haley la dajiyey marki ad ka hadleyso oo muqal ad dhigaydo.
    Waxad dhaawac adgasay sirta dalka.
    Doqon Doqon dhalay aya tahay, khaanis Dalkisa fashilay, jaajus , dameer aqli lahayan. WASAQ.😜😜

  • @JigjigaNewsChannel
    @JigjigaNewsChannel 13 годин тому

    😜😜Hubka haley la dajiyey marki ad ka hadleyso oo muqal ad dhigaydo.
    Waxad dhaawac adgasay sirta dalka.
    Doqon Doqon dhalay aya tahay, khaanis Dalkisa fashilay, jaajus , dameer aqli lahayan. Hooyadii wasah, WASAQ.😜😜

    • @alabbasy1606
      @alabbasy1606 13 годин тому

      Askarta Masar ayaa imaan doona dhamaadka sanadka 2024-ka iyagoo wata hub culus, Masar waxay u adeegsan doontaa garoommada diyaaradaha ee Sudan, Jabuuti iyo Eritrea duqeymo dhanka cirka ah.