Daawo War Cusub Noocyada Hubka Cul Culus Ee Somalia Soo Gaadhey Korneyl Sheegay

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 23 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 37

  • @mulkixoriyo
    @mulkixoriyo 11 годин тому +2

    Masha’Allah! Waa wax wadaniga uu ku farxo cadowga iyo dabadhilifkana ay ka naxaan 🇸🇴❤️

  • @YusufcabdulahiMujerten
    @YusufcabdulahiMujerten 11 годин тому +2

    Mansha Allah. Walal. Macan. Somaliya. Guul. Tukiga. Guul. Masar. Guul ❤

  • @abbdll
    @abbdll 12 годин тому +6

    Mahadsanid wariye nuur

  • @hassanomar8696
    @hassanomar8696 11 годин тому +1

    Sadddexdiinaba waxa wasaysa, DAWLADDA ISRAAIIL.

  • @Yusufxasann
    @Yusufxasann 7 годин тому

    HUB KASTA OO SOMAALIYA SOO GALA WAXAA LUGULA DAGAALAMI DOONAA CADOWGA SOO JIREENKA AH EE ABIY AHMED XAAR IYO CIIDANKIISA. AMXAARO FANO IYADA WAAN SOO DHOWEYNEYNAA🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @HUSSEINMOHAMMED-p6q
    @HUSSEINMOHAMMED-p6q 49 хвилин тому

    soomaaliya guul
    ka naxoo nafta waay
    somaliland waa dad godoon isaga jira cid dan kle ma jirto waa masaakiin

  • @husseinyussuf7117
    @husseinyussuf7117 39 хвилин тому

    soomaaliya Guul💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗

  • @Mideye157
    @Mideye157 9 годин тому +1

    Ethiopia iyo Somaliland maxa ka galay hubka Somalia la soo degeyso Qasko dhan iyaga ka masul ah.
    Hubka Awdal iyo Sool ha la geeyo si Somali diidka loogu caqli celiyo

  • @ibrahimmohamed-cj8pz
    @ibrahimmohamed-cj8pz 11 годин тому

    IAM SOMALI MY COUNTRY SOMALIA 🇸🇴 WHAT IS THE LAND ??? SHEEKO RAQIISA UMABAAHNA

  • @AbdiAgood
    @AbdiAgood 12 годин тому +1

    ❤😂ku mahadsanid Tabintaada xogaha mihiimka ah ee Daafaha dunida ❤❤😂😂❤

    • @alinoor6515
      @alinoor6515 12 годин тому

      Somali guul ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @Yusufxasann
      @Yusufxasann 7 годин тому

      ABIY AHMED OO OROMO GAAL AH. WAA WASAKH DULLI AH. ISAGOO NOOL AYAAN SOO QABANEYNAA

    • @Yusufxasann
      @Yusufxasann 7 годин тому

      HUB KASTA OO SOMAALIYA SOO GALA WAXAA LUGULA DAGAALAMI DOONAA CADOWGA SOO JIREENKA AH EE ABIY AHMED XAAR IYO CIIDANKIISA. AMXAARO FANO IYADA WAAN SOO DHOWEYNEYNAA🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @faysalyusufmaxamud912
    @faysalyusufmaxamud912 2 години тому

    Ciidan ka socda dalka masar ayaa lagu wareejinayaa gobolada waqooyi ee dalka somaliya 🇸🇴

  • @ABDULSHAKURGOOD-be6yf
    @ABDULSHAKURGOOD-be6yf 8 годин тому

    ❤❤XASAN DHIIQO HUBKAA " 20 MAALMOOD ALSHABAAB BUU GACANTA U GALIDOONO ALSHABAAB

    • @abbdll
      @abbdll 4 години тому +1

      @@ABDULSHAKURGOOD-be6yf qof waa la nici karaa laakiin wax qabadkiisa waa laqiraa xamar hadda iyi waqtigii farmaajo, hadda ayay nabad badan thy.

  • @AbdulqadirLyli-cx5ul
    @AbdulqadirLyli-cx5ul 2 години тому

    Miliishiya weeyaan wax sir ah ay dhawranaytsaa ma jirto In waddanka Soomaaliya la qabsado dan kama laha, Ethiopia 1942 ayeey hub urur sanaysey mana sheegto!!

  • @alabbasy1606
    @alabbasy1606 10 годин тому

    Askarta Masar ayaa imaan doona dhamaadka sanadka 2024-ka iyagoo wata hub culus, Masar waxay u adeegsan doontaa garoommada diyaaradaha ee Sudan, Jabuuti iyo Eritrea duqeymo dhanka cirka ah.

  • @ZamzamAbdiwali-il4iw
    @ZamzamAbdiwali-il4iw 7 годин тому

    guuuul gobanimo midnimo🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🦁🦁🔥🔥💪💪💪🔥🔥🦁🦁🇬🇲🇬🇲👍👍❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴✌️🙏

  • @mahamoudali9397
    @mahamoudali9397 9 годин тому

    Ciidan soomaaliyeed maaha

  • @ibrahimmohamed-cj8pz
    @ibrahimmohamed-cj8pz 11 годин тому +1

    MUUSE. BIIXI. HIADII. UU. ARGAGIXISO. NOQON WAAYO. CID. ARGAGIXISA. AHI MA JITO. WAXAASI. WAA. NAC NAC.

  • @Gadaaislaamaa-sl8nk
    @Gadaaislaamaa-sl8nk 9 хвилин тому

    War waxaas Ethiophia agteeda ma ahaa Hub, hal Daroon ayaa ladul istaajinaya halkii horey ku danbeyse ayaa ku danbeenayaan Xukuumada Xasan Sheekh wax natiijo oo Hubkaas u kordhin karayo ma jirto aan ahayn rafaadka raririntiisa iyo Soo dejintiisa ku rafaadeen mooye.

  • @cabdomohd7282
    @cabdomohd7282 10 годин тому

    La jiidahayey. Ogaadeen.

  • @AbiikarKeynaan
    @AbiikarKeynaan 5 годин тому +1

    Gobalada Waqooyi waxaa loo Magacaabyaa Guddomiyo Gobal karti leh, Oromada joogto hargeyso waa la tarxiilayaa

  • @B.abokorAderea
    @B.abokorAderea 2 години тому

    Benta masar IO turki danysteyal

  • @AdanAxmed-r7z
    @AdanAxmed-r7z 4 години тому +1

    🇸🇾🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @mohamedjeesto3351
    @mohamedjeesto3351 10 годин тому

    Sir kasta somaliya inan yar baaa ku soo dubayaa video waaaar isla yaaba waxayaaalah qaar wadamada calamka waaa u sir

  • @CaliCabdalla-lx7pn
    @CaliCabdalla-lx7pn 3 години тому

    Kanxaw nftawa

  • @geeleahmed6506
    @geeleahmed6506 7 годин тому

    Waxa so dagay wa bur iyo bagash😂😂😂

  • @alabbasy1606
    @alabbasy1606 10 годин тому

    Hadaan nahay Masaarida waxaan ka raaligelineynaa halyeyga Soomaaliyeed khaladaadkii sanadadii hore, anagoo si buuxda ugu soo laabanay inaan idin garab istaagno, lana qeybsano noloshiina, si Soomaaliya ay dib ugu soo laabato sidii ay ahaan jirtay. Illahay idamkii, midaynta qaranku waxay ka bilaabmaysaa Somaliland.

    • @aliabdi8347
      @aliabdi8347 9 годин тому

      Laakiin madaxweyna soomaaliya wuxuu rabaa oo idinka doonaya in aad dagaalka ka bilawdaan koonfurta si dowladda SOOMAALIYA gacanta ugu dhigto maamul gobaleedyada oo dhan, inta aan Somaliland iyo etiobiya loo kicin

    • @Yusufxasann
      @Yusufxasann 7 годин тому

      HUB KASTA OO SOMAALIYA SOO GALA WAXAA LUGULA DAGAALAMI DOONAA CADOWGA SOO JIREENKA AH EE ABIY AHMED XAAR IYO CIIDANKIISA. AMXAARO FANO IYADA WAAN SOO DHOWEYNEYNAA🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @abduwahabahmedmahamed547
    @abduwahabahmedmahamed547 9 годин тому

    Guul Somaliweyn oo is raacda

  • @mahamoudali9397
    @mahamoudali9397 9 годин тому

    Waaa ciidan qabiila