BEESHA Garxajis Oo Ku Dhawaaqday War Ka Yaabiyey Muuse Biixi Iyo Somaliland Oo Somalia Ku Biiraysa

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 16 вер 2024
  • Shabelle Channel Waxaa Ka Halaysaa Wararkii Ugu Dambeeyey Somalila Sida Gobolka Banaadir,Hirshabelle,Koonfur Galbeed,Galmudug,Puntland,Somaliland,Waxaad Noogtu Timaadaa Warar Ku Salaysan Xaqiiqo Cadaalada Sinaan Iyo Eexasho La,aan Halbeega Shabelle Channel
    Subscribe Like Comment Share

КОМЕНТАРІ • 55

  • @ahmedadan735
    @ahmedadan735 2 роки тому

    masha allah caaqil runbaad shaatay

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 2 роки тому +1

    Suldaan si fican baad u hadashay alle cimriga iyo cafimaadka ha Ku barakeeyo

  • @mustafaa2227
    @mustafaa2227 2 роки тому +1

    MashAllah Abahaa baa hadal yaqaan ahaa guul iyo Gobonimo 🤝🌴🐪💪

  • @somalicitizen6807
    @somalicitizen6807 2 роки тому +2

    Allah Akbar

  • @deqomuse3497
    @deqomuse3497 2 роки тому

    Haa Haa huuu huuu waa la
    ay dilay waa
    Y

  • @ugaskaguud3645
    @ugaskaguud3645 2 роки тому

    Caqil benaleeeee

    • @yaasiinnaasiroffical
      @yaasiinnaasiroffical Рік тому

      Hooyada was muuse biixi Kuwii barwaaqo lagu fataateyey ayaad tahay

  • @حمزهمحمدحاشي
    @حمزهمحمدحاشي 2 роки тому

    Adero adigu wanaag sheeg

  • @awilahmed644
    @awilahmed644 2 роки тому

    Nifti baxaysa bura jinka lobidbdiyayaee .Sida lacag lugma helo.

  • @maxamuudmaarshaal147
    @maxamuudmaarshaal147 2 роки тому +1

    Hadii aad aragto nin caayaya reer abtigii hooyadii ayaa Doqon ah!!

    • @qalanjadaqaranka6171
      @qalanjadaqaranka6171 2 роки тому

      Walalal hooyo doqon ah majirte lakin waxa jira shaqsi caasinimo iyo doqonnimo isku darsaday. Allahuma najayna kaaso kale. Odagan waa wax garad Mashaa'Allah

  • @abdulkadirmusa3666
    @abdulkadirmusa3666 2 роки тому

    Duqonkii oo dhan baa meesha isugutagay ilaahoow madax ilaahaay taqaana nuugu Nadal

  • @cumargeeddi8013
    @cumargeeddi8013 2 роки тому +2

    suldan si wanaagsan ayaad u garnaqsatey

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 2 роки тому +1

    Runi ilaahay bay taqaan Garxajisoow nin doqon ah baad dhasheen oo ka xishoon waayay Abtiyaashi iyo ilmadeeradii, anagu hadaanu nahay sacad muuse ma ogolin in muuse maalin loogu daro inu dorashada ka meeraysanayo waa cadahay, Toolow muuse waa kalidii iyo wixii maangaab ah

    • @ayaan7389
      @ayaan7389 2 роки тому

      Abti.sacad muuse..matihide.ma.kuwa.layaalaa.tahay...mise.inan.baa.ku.dhashay..muuse.waa.madaxwayne.qarane

    • @dalaisacgibril5899
      @dalaisacgibril5899 2 роки тому

      @@ayaan7389 Dhillo laangaab ah baad tahay reerka sacad muuse ugu laandheeraysan baan ahay laakin wadani baan ahay nin isaaqa in la dulmo ma ogoli

    • @dalaisacgibril5899
      @dalaisacgibril5899 2 роки тому

      @@ayaan7389 adigu isaaq xalaala ma tihid Somaliland run isu sheega ayay meel ku gaadhay, suldaan Hassan suldaankii subeer awal baa idhi muusow adeer doorasho qabo wakhtigeeda,

  • @waaniye4164
    @waaniye4164 2 роки тому

    XAAR BAA KAA SA.YA URUR KAGA LASOOBAX DUQQA

  • @cabdiraxmanalale8700
    @cabdiraxmanalale8700 2 роки тому

    Adeer hanjabaadaa waad taqaanaane waxba cidna garxajis yeelikarimaayo habarjeclaa kufilan

  • @marwodumar
    @marwodumar 2 роки тому +1

    Walal albab kasta oo ka xiiiiran Allah ha kuu furo murugadana farxad ha kuku badaalo amiin subscribe iisar💟💕💙

    • @mustafaa2227
      @mustafaa2227 2 роки тому

      MashAllah haye walaalo khayir baan kuu rajaynayaa 🌴🐪🕌👍🏽

  • @maryansheebow1182
    @maryansheebow1182 2 роки тому

    WALAAHI WAA IGA QOSLISIYEY AFKA ALLEH KUMA TIRO

  • @medali8972
    @medali8972 2 роки тому

    Waa yaab ku kuwan ayaa u daran

  • @farhiajama5944
    @farhiajama5944 2 роки тому

    😂😂😂😂😂😂😂

  • @Ot_Ot20123
    @Ot_Ot20123 2 роки тому

    War caqliga inuu shaqeeyo oo nabada lahaysto la ilaashado waxeey kaga wacantahay majirto
    Hadii kale waxa badalkeeda noqonaya waa layaqaanaa ee halaga daayo hadalada deel qaafka leh oo umada iska horkeenaya
    Jiif caaqil caqliga Allaha kuu barakeeyo kuwa waxmagaratada ah oo afkaygaa qoyan u hadlayana Allaha inaga qabto sharkooga.

  • @iimaanbile4382
    @iimaanbile4382 2 роки тому

    SHAADH MARUU SIDAA LAHAA , KUWII DHINAC FADHIYEY AYAA GARACYA AHAA,!!!!
    HADALSAX AH AYAAD SHEEGTAY,
    XAALKAASNA KAA GUDDOONEY

  • @abdullahduale8922
    @abdullahduale8922 2 роки тому

    Xaqqa maxaad u taqaan caaqil
    Maa xeerka ururada in lalaalo??????

    • @DhurwaaFam
      @DhurwaaFam 2 роки тому

      Mayee Salaadu sey u kala horeyso in loo tukado.

    • @abdullahduale8922
      @abdullahduale8922 2 роки тому

      @@DhurwaaFam ta ururada ayaa la tukanayaa jamaca la tuko maanta qarankii ma Garxajis iyo qayb ummaddii reer somaliland ayey noqotay???

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 2 роки тому

    Kkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkk garxajis kkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkk garxajis waa buskud aad u macaan 1994 ayaa mar wadanka la keenay wax ka macaan

  • @maryansheebow1182
    @maryansheebow1182 2 роки тому

    MUSSOW DHIIGOOOO AAD LUGAHA KULA JIRTA

  • @aminamuseon-passivefounder
    @aminamuseon-passivefounder 2 роки тому

    Caaqal beenaale cid Kaa qabyaalad badan ma jirto

  • @dadaaldulqad3870
    @dadaaldulqad3870 2 роки тому

    Suldan xaran

  • @farxaanfuaad4055
    @farxaanfuaad4055 2 роки тому

    Waar isalayaab
    Adiga
    Ayuunaba
    Ugudaran
    Ee isalayaab
    Balayo
    Oooge
    Adiga
    Maxakagalay
    Xisbiyada

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue 2 роки тому

    Muxuu belo xumaan iyo qurun ururiyey suldaana waa sheeganayaa inkaaro kugu dhacday

  • @warfaaden6369
    @warfaaden6369 2 роки тому

    waa runtii jiifcaaqil buurtii gacan libaax ayaad ku dambaynaysaa

  • @girremahamed5451
    @girremahamed5451 2 роки тому

    You are talking Rubish

  • @ayaan7389
    @ayaan7389 2 роки тому

    kkkkkkk

  • @warfaaden6369
    @warfaaden6369 2 роки тому

    waar idinkuba ismaqabataan suldan hassan waxba lagaqorimaayo

    • @abdifatahnor1338
      @abdifatahnor1338 2 роки тому

      Cigaaaal iyo muuuuse dhiiiiiig ded ku fuuuuuleeeen Kursiga markaaaa taaaaskiiii siyaaaaasadeeeed inamada Abtiga loooo yhy waxay u yaqaaanaaaan fulaynimo
      Markaaaa sanadkan nin walba ninkiisa ha iska celiyo

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 2 роки тому +1

    inaad bana ahayn taana ahayn ma beenba afwywne wuxu aha daroo tuke wuxuu aha darood dhuux af cad wuxu ah darood gaani wuxu aha darood morgan wauxu aha darood kuwan leh sheekh madar ku rid wa darood jamac blue diyardaha africnaka soo kirayay lixada boqol kun lagu siiyay wa darood yaay ahayen hada dadka laayay somaliland yaaykumaqantahay maalkeeni iyo umadeni odayshan istuska aha calqi kuma jiro yes darood baa denbigaas galay oo lagu leeyhay snm cusubna dhalinayaradena samaysanyna odayashan way na walayan maba rabno

    • @Ot_Ot20123
      @Ot_Ot20123 2 роки тому

      War daarood waxba inooma dhimin ee nin xukun ilaashanaya oo lamida kan maanta aaynu ka qaylineeyno oo raba inuu dhiig u daadiyo si xukunka u dheeraysto marka wll beenta umada kadaa. Maanta inagaa is dulmineeyna ee waxii wanaaga in lataageero waxeey ku dhaanto majirto. Meesha waxa lagu wada noolaa waxeey ahayd hishiis iyo is afgarad dhexmaray qabaa'il wada daga marka hanjabaad iyo caga juglayn horey ugu shaqeeynwaysay kuwii ka xooga badnaa muuse iyo waxii lamida.

  • @wadhafwadhaf5793
    @wadhafwadhaf5793 2 роки тому

    Meeshu reeraa jaahilnimo idin haysa nacala Isaac Ku yaal waa wada Crazy dhamaan

    • @abdifatahmohamed571
      @abdifatahmohamed571 2 роки тому

      Wadhaf wadhaf Alle afka ha qaloociyo aad ummada ku nacalayso

    • @wadhafwadhaf5793
      @wadhafwadhaf5793 2 роки тому

      @@abdifatahmohamed571 maxaad igu habaartay isaaq miyaad iga xigtaa,waxay Ku hadlayaan waa jaahilnimo.reer hebel maaha meeshu waa Dawlad dastuur iyo sharci baanu leenahay.get lost kir Dameer.

    • @abdifatahmohamed571
      @abdifatahmohamed571 2 роки тому

      @@wadhafwadhaf5793 asc meesha xigto ma taalo lkin adigu miyaanad waalantahay dad dhan oo sheekh iyo shariifba leh ayaad nacaladaysaa maxaa ka qaldan. waan ahaye isaaq

    • @wadhafwadhaf5793
      @wadhafwadhaf5793 2 роки тому

      @@abdifatahmohamed571 wcz ma waaliye isaaq waa dad aan wixii soo maray aan garanayn oo reer reer uun ISU haysta,waaa doqmo.