DHIBAATADA AY LAASCANOOD KU HAYAAN XILDHIBAANADA BEESHA ISAAQ EE DOWLADA FEDERALKA, HADALKA AFKA AH.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 6 лис 2024

КОМЕНТАРІ • 84

  • @faisahersi5370
    @faisahersi5370 Рік тому

    Xaaji ragii hore baad kahadhay caqliga alhakusiiyo barakeeyo

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah8752 Рік тому

    Maan sha allah Abwaan dhunkaal Geesi Soomaaliyeed ilaahay haku xafido adiga iyo inta kale halganka utaagan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @yasminali5763
    @yasminali5763 Рік тому +2

    Adeerow khatumo state cidna uma hoosfadhido taladeda go aankeeda asada iskaleh putland way ogyihiin lakiin jamaahiirtu waa walaalo aabo wadadhalay adigu waxba dhexdooda hakraaradinin waana kutaageeraa abwaan jira oo jooga alaha kaadhigo❤

    • @SagalMaxamed-gv7lh
      @SagalMaxamed-gv7lh Рік тому

      Waa zax QAATUMO STATE OF SOMAALIA WAA REER SSC PUNTLAND SHAQO KUMA LEH
      HIILWALAAL WAA GAAR ANAGUBA HADAAN MJ NAHAY DHULBHANTE CADOWNAGUMEY EEGTRRN
      GUUL DHULBHANTE
      FIQISHINI
      GABOOYE IYAGAA LEH DALKOODA FROM QARDHO

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 Рік тому

    You right abwaan ✅✅✅✅✅✅✅✅

  • @Wonderer224
    @Wonderer224 Рік тому +2

    Abwaan khalad baad fahamtaye Puntland hadda sheegan meyso SSC. Madaxweyne Deni si toos ah ayuu u yiri in Puntland raali ka tahay in reer SSC xaq u leeyihiin inay aayahooda ka tashadaan oo ay samaystaan maamul ay iyagu leeyihiin. Fekerkaas ayaana dhammaan shacbiga Puntland qabaan. Puntland waxay rabtaa in SSC loo aqoonsado dowlad goboleed la mid ah kuwa kale.

    • @SagalMaxamed-gv7lh
      @SagalMaxamed-gv7lh Рік тому +1

      Afkaaga caano lagu qabay
      Waarun anigaa Mj ah walhy SSC WAA MAAMULGOBLED NALAMID AH CADOWGA ALAHA KADULQAADEE

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 Рік тому

    SSC Guul ❤️❤️❤️❤️Iinshallaah

  • @AA-ze7zk
    @AA-ze7zk Рік тому

    ABWAAN DHUNKAAL SI SAX AH AYA U DHIG TEY BOSS 👏👏👏

  • @Ruun-finder
    @Ruun-finder Рік тому

    Waa run arinka abwaan dhuunkaal SSC Puntland iyo Somaliland midna una baahna waa dowlad goboleed Madax banaan.

  • @hibokhalif8781
    @hibokhalif8781 Рік тому

    Labada qolo ee ah SNM iyo puntiland

  • @MAOmar-oy2uh
    @MAOmar-oy2uh Рік тому

    Waa runtaa Abwaan Dhunkaalow inuu Abdi Hashi abdillahi yahay Somali dhab ah oon mushahar u joogin Mogadiscio laakiin ujooga danta Guud ee Somaliweyn ka shaqeeya

  • @safamarwa3597
    @safamarwa3597 Рік тому +3

    Horay ayaa loo sheegay in siyaasiyiinta metela isaaq ay soo shaqo tageen oo aanay rabin in soomaaliya midnimo sooceshato

  • @hibokhalif8781
    @hibokhalif8781 Рік тому +1

    SSC midna wax kuma darsaneyn

  • @abdinoor2194
    @abdinoor2194 Рік тому +1

    Walaaloow in cid dulmo ma Jecli
    Waxaad ka timi Bargaan,Jacar,Galhareeri,
    Jeexdin
    Wallaal Goofkakaan waxaa leh Abgaal Cusmaan
    Muqdisho 5 ta Somaaliyeed ayaa leh
    Xamze waa kililka
    Meeshaan cid gaaru maleh waa lagu wada dhuuqaa
    Minaad dhuuqaysid dhuuq

  • @Dubai-pz9ii
    @Dubai-pz9ii Рік тому

    Abti Allaha Ku Xafido

  • @MohamedTahirjama-ls8pb
    @MohamedTahirjama-ls8pb Рік тому +1

    Abwaan Dhunkaalow walaale buntiland doorasho kama qaban sool iyo buuhoodle degaamada dhulbahante waxaa doorashada laga qabtay degmooyinka warsangali kaliya.puntland way aqbashay aaya katashiga dhulbahante. Warsangali iyo dhulbahante wada hadal baa udhaxeeya is ay maamul goboleed si ay u dhistaan.

  • @hassanyusuf8739
    @hassanyusuf8739 Рік тому

    Legend
    Thanks

  • @abdifarah709
    @abdifarah709 Рік тому

    Abwaan Dhunkaal noolow walaalow waan kufiirsadaa waxaad kahadashaa. Runta waana kutaa geersanahay

  • @jamac7119
    @jamac7119 Рік тому +1

    Waxa kabuuxa nacabka isaaq maxad u,arkiweeyday marka ladlmaayo isaaqa daalinyahow waxad tahay yahuudi waxad tahay cunsuri cadaqata ah

  • @qoobeeykaliilcawad8027
    @qoobeeykaliilcawad8027 Рік тому

    Iidorka Xamar jooga waa jaajuusiin Soomaali isku dira ka shaqeeyana in Xamar lagu dagaalamo sidii aay ugu guuleysteen 1991

  • @faisahersi5370
    @faisahersi5370 Рік тому

    Caaqil waarun cadaalada kudhimo mahadsanid

  • @SPharaoh
    @SPharaoh Рік тому

    Harti Koombe Kabalalax Daarood Ismaaciil Jabarti
    Waxaa la siman Cayr oo abwaan dhuunkaal ka dhashay.

  • @samoc5405
    @samoc5405 Рік тому

    Odaygani waa faqashtii ka hadhey siiba kuwii dawlad kunoolka ahaa oo ilaayo hadda quusan. Adeer dawladii daarood tagtey ee laqabso maamulka cusub

  • @nadifabayahow5708
    @nadifabayahow5708 Рік тому

    Allah ha ku sharfo run sheegow

  • @mlove3616
    @mlove3616 Рік тому

    Abwaan dhunkaal horta thnks waxaa tahay somali xalaal ah oo runta ka hadla lkn waxaan la yaab leh in dawlada somalia baarlamaankeeda ay fadhiyaan niman la shaqeeya mamulka muuse biixi oo la aragti ah iyagoo qaata lacagta somalia arinkasna waa ayaan daro wayn oo aan lagu baraarug sanayn

  • @fordoosabdalla9819
    @fordoosabdalla9819 Рік тому +1

    Waa qabiil raba inuu qabiil kale u dowladeeyo yiraahdo aayihiina kama tashan kartaan ingiriis baa na kiin siiyey hadeydaan waxaan rabno yeeleyn guura .dalku ma guuree dadkaa guura .cid dhulkeeda ka guureyso ma jirto ama in lagu adoonsado yeeleyso ma jirto taas ha ogaadeen.

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 Рік тому

      Soomaaliya oo dhan ayey rabaan in ay baaba,do oo kaligood Dowlad noqdaan

  • @khatraharunaadamu6117
    @khatraharunaadamu6117 Рік тому

    Waa talawanagsan isku haysasho
    Waa dhamatay

  • @guledwarsame8749
    @guledwarsame8749 Рік тому

    Runbaad ka hadashay Abti noolow
    Nooloww

  • @hassanmohammed4015
    @hassanmohammed4015 Рік тому

    Wixiiba wayhaysdan yaakugu yiri wayburbur Tay waxba kaamagalin isaag waamid yaakuyiri kalasaar iskahadle waxba hargeisa dhibkama jirto

  • @FoosiyaMaxamuud-xy2wy
    @FoosiyaMaxamuud-xy2wy Рік тому +1

    Xaaji inta isaqa ee idin ku jirtaad wax ku Tihiine waxaynu idinka dhigney Cusbo Si aad wax u Noqotaan oo aydan u burburin, waayo isaqii Uu Siyaad Xilalka u Dhiibay baa wadanka iidin dhisey, markii uu Siyaad ka horyimina waad burburteen, Sidasanu lexejelo aanu idinka qabno ayaan Barlabanka idinku Soo dhex Tuurnay, ee Sh,daanka iska Naar ??? Sool,Sanag& Cayna ma jirane waa dhulS/l,a,aand

  • @fatumaawil6609
    @fatumaawil6609 Рік тому +2

    Kasoo saara muqdisho waa xaq daro ama in ay soomaali yihiin ama snm dadkaasi waa snm mushaharkana Hargaysay guryo uga dhistaan soo raafa dalimiinta

  • @farahhirsi-ym3lw
    @farahhirsi-ym3lw Рік тому +4

    Ssc EELKA KII DHIGAY u ERGOOTOY

  • @f.warsame1069
    @f.warsame1069 Рік тому +1

    MiDNiiMO DHIMATU. HANDAFINAYA (HOORI)
    Kkkkk

  • @roadahmed766
    @roadahmed766 Рік тому

    ❤❤❤❤

  • @mrali3601
    @mrali3601 Рік тому

    Wa Khaldan yihiin lkn reerka Waali Wadareed ba lagu sheegayey

  • @faaraxowcilmi4112
    @faaraxowcilmi4112 Рік тому

    Sool.waa.maamul.madax.banaan.budlaana.mahaysato

  • @samoc5405
    @samoc5405 Рік тому

    Askartii kacaankii siyaad barre wixii dadka aad udili jirey waxa ugu xumaa askartii dhulbahante. Mareexaanku waa dad gob ah ee dadka magacooga ku ciyaarey waa harti siiba dhulbahante dawlad kunool ah.

  • @mrali3601
    @mrali3601 Рік тому +1

    Odagi aqalka sare haystay caqli iyo wadani nimo lagu tuhmay wa kaas, Fiqi tolki kama jano tago xata Haday Khaldan, iidoor waaba case gaar ah

    • @AhmedDaariq
      @AhmedDaariq Рік тому

      haa inuu reerrkiisa ladagalamo haduu diido maaha wadani ee waa nin xun hhhhhhh caqliyada gaaban ee faqash

  • @user-sr86ui3xsuexi
    @user-sr86ui3xsuexi Рік тому

    Guusha khaatumo... Waa guusha soomaaliyeed... Ilaahow quluubta somali mideey.

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 Рік тому

    Waxba nagama qaadi karaan nimanka usaaq ee xamar jooga iyo kuwa woqooyi joogaaba

  • @shukrijama5399
    @shukrijama5399 Рік тому +1

    Guulayso geesi geesi dhalay laadheer ah insha Allah guul ♥️ssc guul 💪💪💪♥️💖🇸🇴🦁

  • @Tasniim1
    @Tasniim1 Рік тому

    Kuwa Dawladda soomaaliya kujira ee iidoor muuse ayay qalbiga kala socdaan. Xaalkooduna waa sida gorayadii tiri ciyaarta lug baan kula jiraa haday isku duba dhacdana labada lugood baan lagalayaa. Walaahay inaysan Wadaninimo uga tirsaneyn Dawladda soomaalia. Waa 2 qalbiilayaal. Hargeysa iyo Muqdisho udhaxeeya. Oo weliba taageersan gooni isutaaga beesha dhexe. Oo shaqo tag ah.

    • @AhmedDaariq
      @AhmedDaariq Рік тому

      waa rag rag ah yaa wax kaqaadi kara ragaas beesha calamka iyo qabiil ahaan ayay meesha kujoogaan cidna far uma taagi karo kkkkkkkkkkkkkkkk

  • @jasrakay4594
    @jasrakay4594 Рік тому

    7

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 Рік тому

    Niman wakiil u ah Kala gooynta daka in ay Xamar joogaan waa nasiib darada Soomaali Ku dhacday

    • @oogdhugee_3072
      @oogdhugee_3072 Рік тому

      Democracy faham, hadey rabaan iney sheydaan caabudaan waad ku qasbantahey.
      Iney gudaha kaa burburiyaan ayey u joogaan 😅

  • @sultanahmed5021
    @sultanahmed5021 Рік тому

    HAWIYE KUWOODA WAALAN MAXAY U XIDHAN WAAYEEN, SIDA KAN OO KALE, WAALLI IYO DHIMENSHIYA AYAA ISU RAACDEY, MEEL KU XIDHA HAWIYOW DADKIINNA WAALAN

  • @samiyasalad2015
    @samiyasalad2015 Рік тому

    Oday somaaliyeed taladiis

  • @SPharaoh
    @SPharaoh Рік тому

    Nimanka iidoor ee xamar jooga waa wada khaa’in waddan.

    • @AhmedDaariq
      @AhmedDaariq Рік тому

      waa rag raga oo gusku laba miter leeg yahay

  • @cabdirisaaqdaahir7884
    @cabdirisaaqdaahir7884 Рік тому

    Odaygani xaguu joogy wakhti gi siyaad barre ee raggu is hayey ? Malaa lo,da walla wayn ayuu joogay, muuse waa khyrkaa? Xaruurta ka dhex bax

  • @jasmineadam5977
    @jasmineadam5977 Рік тому

    Walaalkay somalia guul guul SSC
    iyo gobanimo 🙏🙏🙏❤️❤️👍

  • @mouminahmed2962
    @mouminahmed2962 Рік тому

    Hambalyo walal

  • @AbdullahiAhmed-ct9lk
    @AbdullahiAhmed-ct9lk Рік тому

    Alow aqliqa ha kaa qaadin abwaan

  • @abdulkadirashur6219
    @abdulkadirashur6219 Рік тому

    Adigu waxa tahay mooryaantii xamar dhameeye. Adaa ka hadlaya somaliland.

  • @mrali3601
    @mrali3601 Рік тому +1

    Waaba traitors lacagta ay qatana wa Xaran hadayba Af iyo Adin tageerayan nin raba inu Somalia kala gooyo

  • @farahessa5322
    @farahessa5322 Рік тому

    Nonsense

  • @maxamuudtimojilic2310
    @maxamuudtimojilic2310 Рік тому

    Fataal dhuumaal
    Hablo dambe kuu diran maynee ogow

  • @mohamedshire8747
    @mohamedshire8747 Рік тому

    Wadani dhaba ilahay haku xafido walal somalinimo guuuuuul iyo gobanimo

  • @bajadhuunyare3785
    @bajadhuunyare3785 Рік тому

    Duqaan maaha duqii hani uk heesta Goojacade nafta ukeeny gacmaha taag taagayey😂😂😂😂😂😂adeer naaskayga maku taabsiiyaa😂😂😂heestii gooja cadaaba kadhigtay heesti qamar afwayn ee xaajiga itaataabo😂

  • @Khadijo60
    @Khadijo60 Рік тому

    ma dhahaan puntland inagaa ka talino waxaan maqalnay dani oo dhahaayo aayahooda ha ka tashtaan dhulbahante ma rabaan labada maamul aniga walaalkey ceyr waa ii soo hiilin karaa laakin labo maamul baan kala nahay micnaha waa saas

  • @MAOmar-oy2uh
    @MAOmar-oy2uh Рік тому

    Abwaan Dhunkaal runtuu wajiga ka saaraa qofkasta dadnimada baalmara ❤🎉

  • @farhiyahassan3648
    @farhiyahassan3648 Рік тому

    Waan aragnaa inaadan wax xumaan ah wadin oo aad talo iyo midnimo daacadnimo ku jirto nala qaybsatid ee halkaa ka qad inshallah dad badan oo wanaaga wadan ka jecel baa soo bixi doonaa aamiin🙏🏾

  • @Amina-o4y
    @Amina-o4y Рік тому

    Guul iyo gubanimo that’s the fact netter that’s true geese geese dhalay

  • @farhiyahassan3648
    @farhiyahassan3648 Рік тому

    👍🏽🇸🇴⭐️⭐️⭐️🇸🇴👍🏽

  • @safamarwa3597
    @safamarwa3597 Рік тому +1

    Putland sool way ka tegaysaa hadii isaaqa laga saaro

  • @fadumoosman5365
    @fadumoosman5365 Рік тому

    ISAAQA XILDHIBAANADOODA WAXAY RABAAN IN LAASCAANOOD LOOGA TALIYO SOMALILAND LAGAMA YEELAY HA DAALAAN ARGAGIXISADA DADKEEDA

  • @kheyrjecel58
    @kheyrjecel58 Рік тому

    Abwaan nimanka waqooyi galbeed ka jooga magaalka xamar waa cadow soomaaliyeed waxay u joogasn muqdisho arimao dhowra
    1 lugooyo ay dowlada iyo shacabkaba ay ku hayaan
    2 dhaqaale raadin ay nolol ka raadiyasn jagada reyzalwazaare ku xigeenka
    3 jaajuusnimo ay u kala dab qaadaan owlada Soomaaliya iyo qabiil kooda
    4 in ay ka shaqeeyaan wax kasta oo Soomaaliya dhibaato ku ah
    Kama gaabinaayaan wax kasta oo xumaana si ay u bur burto soomaaliya
    Shaqana nooma hayaan waana qalad in ay xubna ka ahaadaan dowlad soomaaliyeed kama sokeeyaan meleszanaawi iyo migiste
    Diyaaradi somali airline iyagaa ku dejiyey itopiya intey afduubeen sanadki
    1984
    Waxaa wax laga xumaadaa dowlada somaliya ee aan ku baraarugin raggan cadowga ku ah

  • @safamarwa3597
    @safamarwa3597 Рік тому

    Wixii dhib ka wada soomaali dhexdeeda alle hasoo qabto

  • @fadumoosman5365
    @fadumoosman5365 Рік тому

    ISAAQ LABO WAJIILO KOLBA MEESHAY DHAQAALO KU OGYIHIIN AADO AMAANO

  • @fe8445
    @fe8445 Рік тому

    Midnimada Soomaaliya waa lama taabtaan. Sax. Qabiil mamnuuc in qabiil kale u dawladeeyo.

  • @safamarwa3597
    @safamarwa3597 Рік тому

    Xasan iyo xamse may cambaarayn dhibka muuse

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 Рік тому

      Xamse wuxuu Aflagaadeeyey Dadka Ree SSC ee la Xasuuqayo madaafiicda Ku socdaan xamse waxba
      Ma hayo

  • @cabdulahiciiro
    @cabdulahiciiro Рік тому

    Abwaane maah maah Somaliyed ayaa ahed
    Dameeruhu wxey
    Hoyadod daba uga nugaan isku haleyn hada
    Wxaa lamida isaaqa
    Muqdisho jooga
    Oo u sacabo tumayaa
    Kalaa go aa Somalia
    Kuna tagersan muuse
    Xasuuqa rer scc
    Abwaane puntiand
    Waad ogtahey xiligi la dhisey
    Sool iyo cayn wxey ka mid ahed dhismihii puntiand
    Dastuurkana wey ku qoran tahey meel ay kaga baxeena
    Ma jirto lkn mamulka Somaliland ayaa heysadtey 15 sano hada oo la joogo
    Dookha iyo rabitaanka
    Wxaa iska leh rer scc
    Hdii ay mamaul gooni ah
    Noqonayaan harti weynihii
    90 puntiand wada dhistey ayaa hadana kawada fariisan
    Wxii leysku af garto un ayaa socon lkn diidmo dowlada puntiand kaso hor jeedo rabitaan rer scc ma jirto