Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

"Hey'adaha Amniga waa in lala xisaabtamaa,lama fiirsan karo Shacabka dhamaanaya"

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 14 лип 2024
  • "Hey'adaha Amniga waa in lala xisaabtamaa,lama fiirsan karo Shacabka dhamaanaya" Xildhibaan Cabdirisaaq Ciid.

КОМЕНТАРІ • 7

  • @Dahabohasanahmed
    @Dahabohasanahmed Місяць тому

    Maashaa'allaah ilaahay ha ku xifdiyo xildhibaan

  • @user-yc3uy4sg3b
    @user-yc3uy4sg3b Місяць тому

    Baarlamanka 😅 magac baarlamaan ayaa yaala meesha. Maalinta lacag jirto waa la soo buuxinayaa baarlamaanka. Maalinta kalena meel ku sheeg waa la raadinayaa. Aakhiro waa la iloobay. Aadan madobe iyo kuwan uu xukumo Allaha ka qabto ummadda 🤲

  • @user-lr3cs1qc1t
    @user-lr3cs1qc1t Місяць тому +1

    Xildhibaankan o kle hade ahan lahay kuwa kale her aya Gari lahen wa xildhibanki ugu hoteyay ee matada dhimatay u tacsiyeyay kana hadlay shacabka la dulsaray lacagaha mesha kuwa kale Dan toda ee ka hadlan guleso xildhiban xeerka raga 180 farqadisa p waxa qaba in la tuuro adan madobe

  • @abobasement346
    @abobasement346 Місяць тому

    Mar walbah waxaan dawadah ninkah ku hadlayah phonkah waa jajus ku xiran villa family way iskah cadahay in u jogoh barlaman ku shegan in u wararkah u Aruriyoh waxaa kah socdah meshan

  • @halimayusuf4899
    @halimayusuf4899 Місяць тому

    Comments kayga waxaan ku darsanayaa haddii la siiyo xildhibaanada kistooda wax kasto waa ansixiyaan.

  • @AmalMohamud-u7l
    @AmalMohamud-u7l Місяць тому

    Odaygaan ansha xumada iyo aqoondarada heysato mal ila fiiriya....war iska tuura odaygaan aadan madoobe waa nin aqoontaro iyo jaahulnimo isku darsaday😮

  • @orahwng-l8v
    @orahwng-l8v Місяць тому

    Dharte ad u dharten ka dhabeya lacgta qadatin xalal ma ahn mushar le iska qaditin wax sharci ah ka ma jiran wadnka xerka 120 xerk130 wa iska dheh moye ku ma dhaqntin somli wa in dorsho qof iyo cod lagu dhisa dowlad lala xisabta mi karo