Cawaale Aadan || Hadii Waayaha Aduunka|| Wakhti || Hees Cusub 2023

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 270

  • @capdifataaxdaahir5023
    @capdifataaxdaahir5023 10 місяців тому +77

    Waxaan ku suganahayy niyad jab,calool xumo waxaan la noolahayy cuqdad I.a Waxaan rajaynayaa inaan malin uun ka bixi doono halkan Waxaan u imaaday inaan kU nafiso heestany sacadu waa 11:20 pm hapenimo 15/12/2023 Hadii Alle Ii qorayy waxaa rajaynayaa nolol qurux badan aniga iYo inta ila midkaaba 🥺💔

    • @abdullmm1885
      @abdullmm1885 10 місяців тому +4

      Walal wad kabexeysa ee Allah baryadiiisa aan kuwada dadaalno inshaAllah

    • @abdirahmanaa
      @abdirahmanaa 10 місяців тому +5

      Waad ka bixi doontaa libax ileen dhibta laguma waaro dhaxalna looma yeesho kaliya samirka badso Alle hakuu fududeeyo

    • @SiciidoYusuf-tv3wc
      @SiciidoYusuf-tv3wc 10 місяців тому +1

      🥺

    • @AbdirahmaanCabdulaahi-j6l
      @AbdirahmaanCabdulaahi-j6l 10 місяців тому +3

      Anaa kula mid ah

    • @SadcaAbdale
      @SadcaAbdale 9 місяців тому +1

      Wada ka baxaya wlo inasha Allh 😢

  • @clraxmaangaasofficial2589
    @clraxmaangaasofficial2589 10 місяців тому +60

    Heestan aniga aad bay iitaabayey qof kasta alle hamigiisa ha u rumeeyo hadaad iga dambayso like iisaar zxpo

  • @pilal730
    @pilal730 8 місяців тому +11

    Caawale fananka aan dhageesto weeye wali yaa ila jecel hestan
    Anigoo ku sugan tunusia 🇹🇳

  • @guledmohamed7524
    @guledmohamed7524 9 місяців тому +10

    waxaan tahriib kubahay oo aan kusii jedaa koonfur africa . hadana waxaan ku suganay tanduma tanzania iyo malawi u dhaxeeya wathtigu hanoo wacnaado . insha allah qoraalkayga waxaan soo eegi donaa marka aan tago halka aan hamiga ku hayo . aduun iyo waayihii

    • @SADAAMOFFICIAL
      @SADAAMOFFICIAL  9 місяців тому +1

      ALLE HAKU NABAD GEEYO WLL

    • @SainabAli
      @SainabAli 4 місяці тому

      Alle hakuu rumeeyo meel walboo tiigsaneysid wxii niyadaada ku jirana ilaahey hakuu rumeeyo abowe isoo duceey ana inuu hamigeyga ilaahey ii rumeeyo

    • @fayselhassen4681
      @fayselhassen4681 2 місяці тому

      Ma nabad Tagtay Brother

  • @abdinasirdhagadolol1474
    @abdinasirdhagadolol1474 6 місяців тому +2

    Wakhtigu wu igu adkaday lkn waxan helay sxb wngsn oo i xasustay alx khayr allah siiyo

  • @anascali3012
    @anascali3012 10 місяців тому +30

    Qof walpo oo heestan taaba neyso waan salaamay aduun dhipo walpo oo laku jiro waa laka baxaa 👋👋❤😢🙏

  • @zafwandeik4811
    @zafwandeik4811 10 місяців тому +16

    2023 Bishi December bay heestann soo baxday waliba 5 Bisha, 10 Sano kadib haduu alle igaadhsiiyo aan eego bal isbadalka dhici soona 😢

  • @ahmeddhagadhere9416
    @ahmeddhagadhere9416 10 місяців тому +7

    Waligay waxan ahaa qof si dhab ah u tageeraa awale adan iyo fankiisa ❤
    Cimri dheer iyo Caafimaad Ban kuu rajeenayaa cawaloow ❤❤

  • @gaabawofficialchanel9246
    @gaabawofficialchanel9246 7 місяців тому +3

    Heesuhu kala dareen badan oo xaladuhu kala xanuun badan wakhti xaadirkan waxanu is hayna waayaha waxan Alle ka rajaynaya inuu ii saman doono wakhtigan soo socda aniyo inta dareemaysa dareenkan dareemayo
    Wakhtigu idinkala fogeeyo
    Ilayn wax kasto yimada
    Waxad tahay Ruux u nugul
    Qabiga way kama dhamato...2/3/2024

  • @cadnaanibrahim9013
    @cadnaanibrahim9013 2 місяці тому +3

    Taariikhdu waa 4/8/2024 waa habeen sacadu tilmaameyso 1:27
    Inshalah waxan rajeynayaa iyDoo waxlba is badaleen inan fariintadeyda arko inshalah whakhti wakhtigan ka fudud. Inshalah a🎉❤

  • @Maidamuztafe
    @Maidamuztafe 10 місяців тому +12

    Cawaale aadan best singers of somalia 🇸🇴❤ Keep goin 👏❤

  • @badrafarxaanwali2191
    @badrafarxaanwali2191 2 місяці тому +3

    Heestan markasto kali noqodo waa dhagaysta Cawa waxan ku suganaya xalad an kali ahay oo an bila walal ahay alleh laba qov bu walal iga dhigay lapaduba waxay igu noqoden. Cadow noloshana way igu cileen ilhyow dhibtan iga sar oo noloshan meel wangsan oo an ku nasto idoor alla hayow. 😭😭😭

  • @SuhuurMohammed
    @SuhuurMohammed 8 місяців тому +3

    Waxaan dareemaya xanuun calol xumo cuqdad cadaadis Hooyaday iyo Aabahay waan ka fogahay waxan jooga Switzerland 🇨🇭 waxan rajaynaya Inu ilhay wax walba oo aan jecelahay i dhib yareeyo wixi khayrku ku jirana i siyo aniga iyo inta ila midka waxan ahay Kali xaladan ku suganahay ilhay ba og wllhi😢ya rabi aniga iyo inti ila midka ahba u dhib yare😭💔🤲21/2/2024 Habeen Arbaco Ah😢

    • @gaabawofficialchanel9246
      @gaabawofficialchanel9246 7 місяців тому +2

      Wllky ama wllshy Alle ayaan kaga rajaynaya guul iyo rayn rayn Anagaba waayuhu afrika ayay na baden oo noloshagu cadadis iyo su aalo bilaa jawaba nagu haysa

  • @xamsemaxud8018
    @xamsemaxud8018 6 днів тому

    Heestan waxan ku dhageysanaya kanpala waliba xafada la dhaho kabooba jaaj saacadu wa 3:31 16/10/2024 wan fakaraya waliba waliba waqtigu wa igu adag yahay heestana waxan u dhageysanaya inan ku nafiso inzha allh ilaahay faraj khayr qaba hay furo inzha allh😢😢

  • @nuurabdilahi415
    @nuurabdilahi415 Місяць тому +2

    waa habeen axad ah saacadu 11:15 pm 08/09/2024
    alxamdulilh hada waan so niyadjab dhamaystay 4 sano oo aan ku sugnaa niyad jab,calool xumo waxaan la noola cuqdad I.a Waxaan rajaynayaa inaan malin uun ka bixi doono halkan Waxaan u imaaday inaan kU nafiso heestany sacadu waa 11:15 pm hapenimo Hadii Alle Ii qorayy waxaa rajaynayaa nolol qurux badan aniga iYo inta ila midkaaba

  • @mohamudapdimohamed9091
    @mohamudapdimohamed9091 3 місяці тому +2

    Heestan wn soo Raadsaday wlhi Qof aan jeclhy oo iga fog baa isoo Diray❤😢

  • @jamiilmubaarikjamac
    @jamiilmubaarikjamac 6 місяців тому +3

    26/1/2024 maalin jimce ah ayaa heestaan dhagaysanayay waxan ushaqaynayay arooska habo yartay macaan next day 27/1/2024 sabti ah waxaan wayay abahay macaaan wadnaha istaagay 😢😢😢😢😢

  • @anascali3012
    @anascali3012 10 місяців тому +12

    Allow faraj qeer qabo iisahal heesta anika ika hadlee wallhi 😢😢😢

    • @abdikanicdh9278
      @abdikanicdh9278 10 місяців тому +1

      ilaahay hku sahlo

    • @anascali3012
      @anascali3012 10 місяців тому

      @@abdikanicdh9278 aamin 💖🙏

    • @anascali3012
      @anascali3012 9 місяців тому

      @@abdikanicdh9278 aamin mahad sanid

  • @ahzaabmaxamed3337
    @ahzaabmaxamed3337 3 місяці тому +1

    Insha'allah culays aad u tiro badan bn I haysta illaahay khayr hka dhigo

  • @ahmednkante9128
    @ahmednkante9128 Місяць тому +1

    Wakhtigu aad ayuu igu adag yahay noloshu aad ayan murugo dareemaya ilohow aduunka murudkiisa noo sahal
    16/9/2024❤

  • @Marwomaryan
    @Marwomaryan 3 місяці тому +2

    Baahidu waxba kaama qado✅️

  • @ZyruuqZulthan
    @ZyruuqZulthan 5 місяців тому +3

    wakhtiga iyo waayaha aya ihaya asxbtydi bn kaso haray fakar iyo wal wal bn la nolahay qofksta sidyda riyadisa alla haw rumeyo

  • @MuzamiladanMohamed
    @MuzamiladanMohamed Місяць тому +1

    Hestan waxy xnn bdnthy😢 wa marka igu horeyso aaan dageysanayo sbbto waxa jirto wil wllkey ay saxib yehin aya shalay dintaay 😢😢 wilks saxibo dhab ayey ahayen wey Isla cuntayn jiraayn weyna Isla socon jiraay wil wuu geriyoay 😢 hoyaday iyo Wlshay adi waxa xfda jogo oo wilkas wan wada naqanay wan uu woda oynaay wllhi wa qofka ugu horey geridisi na xanujisaay wllkey ila hada wuu fikirsanyhy 😢 inu alle qalbiga no qabojiyo inagu so duceyo wllyal😢 Alle ha naxaristo......

  • @jeeyxuseen1460
    @jeeyxuseen1460 8 місяців тому +2

    Awale zive waayo wlhi🎉

  • @iamabdirahaman3694
    @iamabdirahaman3694 2 місяці тому +2

    Yaa dhagaysanaya cawaale oo fanka ka fadhiistay

  • @MohamedBashir-et1pf
    @MohamedBashir-et1pf 3 місяці тому +1

    Ax😢😢😢 oo aad sxb wanagsan wll kuxasusta waydo ax aad ayan u oayay xaqiqdi qalbigana aad ayuu ijabanyahay ani unba is oga😭😭😭😭😭

  • @AbdiazizDaahir-r5e
    @AbdiazizDaahir-r5e 2 місяці тому +2

    Sxbkii igu qaali Baan 10sano is arag ahaana sxbkii igu horeye aan yesho alx lkn hada arageena dhow

  • @CabdlCabdl
    @CabdlCabdl 2 місяці тому +1

    Anigu sidhabah bey iga hatle hestan wlll idoceya😂😂😂😂😢😢😢😢

  • @siciidwirdaniproduction4572
    @siciidwirdaniproduction4572 7 місяців тому +2

    Naf ku waxan lama ilaawo😢

  • @ikrafitah8191
    @ikrafitah8191 2 місяці тому +2

    Mxuu wayuhu nakala fogeeyay dad goba 😢😢

  • @Tuuneey.yriseyy4545
    @Tuuneey.yriseyy4545 2 місяці тому +2

    2020 2021 2022 2023 xaaladeyda heestan ayaa cabireysa😢😢

  • @MutazYusuf
    @MutazYusuf 3 місяці тому +2

    Waxan kusuganahy niyad jab cidlo nolol bila hooya bila aaba cidhiidhi weye waxan kujira hayaankii tahriibka iso duceya walalayaal😢

  • @karamoige5268
    @karamoige5268 5 місяців тому +1

    What a amazing song.!
    Legend cawaale aadan
    Still listining 01/05/2024 Happy Lapor day.🎻❤️

  • @xogaha_cilmiga
    @xogaha_cilmiga 3 місяці тому +2

    Hadii waayaha aduunka
    Wakhtigu uu kugu adkaado
    Oo aad saaxiip wanaagsan
    Walaal ku xasuusta weydo
    Ilayn wahabkiyo xanuunka
    Xarago wada lagama daalo
    Baahidu waxba kaama qaado
    Intaasi waa ixasuus
    23.7.24

  • @nuurabdilahi415
    @nuurabdilahi415 Місяць тому +1

    Waxaan ku suganahayy niyad jab,calool xumo waxaan la noolahayy cuqdad I.a Waxaan rajaynayaa inaan malin uun ka bixi doono halkan Waxaan u imaaday inaan kU nafiso heestany sacadu waa 11:20 pm hapenimo 09/09/2024 Hadii Alle Ii qorayy waxaa rajaynayaa nolol qurux badan aniga iYo inta ila midkaaba

  • @deeqgoergechannel9238
    @deeqgoergechannel9238 10 місяців тому +3

    Hadii wayaha aduunku
    Wakhtigu kugu adkaado
    Oo aad sxp wanagsan
    Wlalku xasuusta waaydo
    Anigaay ihaysata taasi manta alle hayga saaro

  • @mohamedabdale679
    @mohamedabdale679 4 місяці тому +1

    6 Sano nolal adag iyo kalinimo lkn wakhtiga adag dhamaadbuu leeyay waala noolanaya hadu alle qoro waliba sidan si ka quruxbadan🥹

  • @abdikanifarah7486
    @abdikanifarah7486 10 місяців тому +18

    Wakhti idin kala Fogeeyo
    Ilayn Wax Kastoo Yimaada
    Waxaad Tahay Ruux U nugul
    Qalbiga Way Kama Dhamaato
    Naf Kuu Wacan Lama Ilaawo
    Xaalada Aan Caawa Ku suganhy ayey Tilmaamysaa Heestani😧💔🙆‍♀️

  • @ZyruuqZulthan
    @ZyruuqZulthan 5 місяців тому +2

    wakhti haku baro dulqadka

  • @NuurSharif-c8m
    @NuurSharif-c8m 10 місяців тому +7

    Ruux walbo heestaan taabatay salaaman

  • @Hamdakhadar-p8j
    @Hamdakhadar-p8j 6 місяців тому +2

    Heestan xasuus ayay igu leedahay Waa dhagaystaa markasta waxan dareema cidilo waa xanuun markad reerkiina ka soo fogaato 😢

  • @InnocentDesertCreature-il9uj
    @InnocentDesertCreature-il9uj 3 місяці тому +2

    Qofkasto oo iga dambeeyo heestssn dhageysanoyo like 😢❤ alah riyadena no rumeyo😊❤

  • @CabdirashidDiiriye-lb1zj
    @CabdirashidDiiriye-lb1zj 8 місяців тому +2

    6 febrayo galb talado ah 20024 goor sheegtaduna tahay 18:04 minutes maqribnimo 💔😢😢😢

  • @cabdixakiinmaxamed1136
    @cabdixakiinmaxamed1136 8 місяців тому +2

    Wakhtigu idin kala fogeeyo
    Ilayn waxkastoo yimaada
    17 /02/2024

  • @mareyahaaaji564
    @mareyahaaaji564 10 місяців тому +4

    Waxaad moda ina u awale anigaa iso sameey allha qalbiga ii qabojiyo😢

  • @MohaCadde-dy3fz
    @MohaCadde-dy3fz 10 місяців тому +6

    Wlhi Heestan si qaas ah bay isaameysay 😢

  • @abdinaazir4157
    @abdinaazir4157 8 місяців тому

    Heestan wańka helay mel ayan kuso maqly wax kale wye wlhi❤❤awaale adan fanan an taagero

  • @SacadTayo-cs1sh
    @SacadTayo-cs1sh 10 місяців тому +2

    11/12 2023 /7;15 waa marki igu horeysto dhagyzo heeztan

  • @MohamedkherHussain
    @MohamedkherHussain 4 місяці тому +1

    No friends no family Cawa oo aah June 6th 2024 ayaaan dagesanayaa oo jogo manitoba Winnipeg

  • @akamadem3858
    @akamadem3858 10 місяців тому +9

    You'll never forget a person who's supported you once at early time.

  • @MaareeyeXaashi-dt1zc
    @MaareeyeXaashi-dt1zc 7 місяців тому +1

    Wlhi waan murugooday😢

  • @MawlidAyoub
    @MawlidAyoub 9 місяців тому +1

    Hestan wadhagesta ila Marhore walina waan jeclahay ❤🎉😊

  • @Tiktokarka
    @Tiktokarka 10 місяців тому +1

    Awaale aadan wllhi waaa fanaan daacad ah really ❤

  • @aliroblehabdourahman3727
    @aliroblehabdourahman3727 10 місяців тому +1

    Barak allah fig legend awaleh super song avance toi frère 🎉🎉🎉🎉

  • @BilanmohmedBilanmohmed
    @BilanmohmedBilanmohmed 6 місяців тому +1

    Dren wx jcl masexdo hdu wehelkisa waayo💔😭🥺

  • @BuruujMuuse
    @BuruujMuuse Місяць тому +1

    7.25.2024 maalin an kala tagnay one person halkaan waxan uga diraya salaan😅😅

  • @kaalmomedical5650
    @kaalmomedical5650 10 місяців тому +5

    Heestan iyadoo saacado yar ku jirta ayan dhagaystay , 2 bari ka dibna waxaan u socdaalayaa Canada waa maalmo abaalka iyo agjoogsigu macno wayn ii samaynayey

  • @aBduL-ReHeM
    @aBduL-ReHeM 6 місяців тому +1

    Bahiidu wax kaamaqaado💔💔

  • @zamil2024
    @zamil2024 10 місяців тому +3

    Love from awaaalE adon from 🇱🇰 srilank people❤ idont now meaning songs

  • @ABDIRAHMANMOHAMEDABDIRAHMANMOH
    @ABDIRAHMANMOHAMEDABDIRAHMANMOH 10 місяців тому +5

    HADII WAAYAHA ADUUNKA
    WAKHTIGU KUGU ADKAAGO😢

  • @MaxamedJimaalaamiin
    @MaxamedJimaalaamiin 4 місяці тому +1

    Cawaale waa fanaanka keliya aan taageero

  • @amishherbalchannel8419
    @amishherbalchannel8419 10 місяців тому +5

    Marka qaar aan waxaa is dhaha heesta ma adaa fananka u dhibay se iiga hadleso sorry sorry 😢😢😢

  • @CaliKhalif-s7b
    @CaliKhalif-s7b 10 місяців тому +1

    Legend mustikada cawale sxp wan ku wataa 🫡

  • @FatimaFarh-p5d
    @FatimaFarh-p5d Місяць тому +1

    Anigey ila hadlesa hesta🙂😑

  • @salfaraashSaalax
    @salfaraashSaalax 10 місяців тому +3

    Hadii wardi lagu Akhriyo ama waran Lala dul joogo Ilaan waanadu ma deeqdo ma waantooba ruux wax jecel waa xaalada aniga I heysata maanta 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @farxiyobashiir8060
    @farxiyobashiir8060 6 місяців тому +2

    Xiligan lajoogo oo ay sacadu tahay 9:28 tarikhdu ay tahy 27/3/2024waxan ku sugahay xalad xun niyad,caloolxumo so meshan waxan u imadey ina ku nafiso walina sideeda ahay 😢

    • @khalettjama7310
      @khalettjama7310 4 місяці тому

      Wllshei waxaan waa duni dhib kasta waad ka baxeysaa Allah wxa jeceshy haku rumeeyo

  • @drbillemuuzexuur-2213
    @drbillemuuzexuur-2213 10 місяців тому +1

    Hees iyo badh weeye wllhi Awaale aadan fanaan soomaliyed

  • @XanseidirisaCabdi-rr2ix
    @XanseidirisaCabdi-rr2ix 10 місяців тому

    Fanan jira horuu soco
    ish calaa hees weyi xaqiiq
    anigaa ihaysata

  • @cabdurasaakAli9821
    @cabdurasaakAli9821 10 місяців тому +3

    Naf kuu wacan lama ilaawo😢

  • @hamsefaysal2365
    @hamsefaysal2365 10 місяців тому +1

    Apwanku Habenka zi fican ayu u fikiray wllhi wayo wuxu zameyey hees dareenka bila adanka toos u tabanysa
    Aniga shaqzi ahantyda heestan wxy ka hadlaysa wkhtiga an hada ku zuganahay wllhi 😢

  • @wizzaada7935
    @wizzaada7935 9 місяців тому +1

    29/9/2023💔😩😢
    Aniga ayey iga hadlaysaa heestaan😢😢😢

  • @malyuuncabdinaasir6261
    @malyuuncabdinaasir6261 10 місяців тому +2

    Walaahi heestan xala gabdh agtayda ku dhagysanysay waan ka helay lkin in mar hore la qaadan moodayay sow way cusubthy anoo Marka murugysan bay dhagysanysay waxad mooda inay aniga iga sheekaynayso allow culayska iga qaad

  • @MahadoRobleh-pl4jm
    @MahadoRobleh-pl4jm 10 місяців тому +2

    Warunta cawale adan

  • @CabdicasiisSiciid-e2j
    @CabdicasiisSiciid-e2j 9 місяців тому +2

    Adbay ismysay hestaan

  • @Haniqali-z9i
    @Haniqali-z9i 9 місяців тому +1

    Walal kuxasuusto waydo intaas baa igusocoto aniga walalhay aan dacad uahaa ayaa idhibay qalbigay igajabiyeen inaa ka go o ayaan goaan saday qalbigaygu mardanbe ma aqbalayo erayga walal marmar waxa is dhaha ma adaa qaldan maxay walalaha kuufahmi wayen 😢😢

  • @sahrocabdulaahi-t6c
    @sahrocabdulaahi-t6c 7 місяців тому +1

    Cawaale❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @SihaamBbe-bv8zj
    @SihaamBbe-bv8zj 8 місяців тому +1

    Waxa jiray wil an jeclay wilkasne ima usan jecleyn lkn ani waxa Modi jiray inu ijecel yahay reerkeyga aya ididay wilkas owaxa LA igu dari rabay wil abtigey dhalay kadibne waxan ushegay wilki an jeclay 😢kadib waxu igu yiri rerkaga igaso go ane Wan ugaso tagay rerkeyga wilki marki an Isla hadli jirnay Ben ayu ishegi jiray kadip wejigu ibadashay walidkeygana adunkey iga samren Wilkins wu iqawa malin ayu gacan iqaday kadip waxan dhahay ifur waxa iguso dhacday inanan mel danbe anan heysan o walidkeyga iga samren hdana gacan cadow kujira😢😭😭

    • @SADAAMOFFICIAL
      @SADAAMOFFICIAL  8 місяців тому +1

      Wll Way Ku Hagaagysa Noloshu Ee Niyada Khayr Usheeg 🤩

    • @SihaamBbe-bv8zj
      @SihaamBbe-bv8zj 8 місяців тому

      ​@@SADAAMOFFICIALI.a wll😢

  • @SaciimoCaaqil
    @SaciimoCaaqil 7 місяців тому +1

    ❤❤❤❤

  • @xarecadre9069
    @xarecadre9069 10 місяців тому

    Haben talado 11/12/2023
    Waxan ahay bukan jacayl wakhti ayaan ku jiraa adag

  • @abdishakur8539
    @abdishakur8539 10 місяців тому +1

    My favourite song awaale aadan best musician in the world ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ end of the year 2023😮

  • @Nalkakoryeeri-fs1qr
    @Nalkakoryeeri-fs1qr 10 місяців тому +2

    Cajiib ❤ cawaale adaan ❤😢🫡

  • @axmedcali3002
    @axmedcali3002 6 місяців тому

    Wa heesdaraale

  • @yahyebarre6871
    @yahyebarre6871 11 днів тому +1

    Steress, Murugo, Fikir, war war iyo Oohin mel aay u socoto anad garanayn Hada Rabato si Dhaba Wax Ujecelow..! 3:39||hapeenom jimaca Aha 11/10/2024😢

  • @wllwanagsan
    @wllwanagsan 9 місяців тому +4

    18.10.2023 💔😢🤕😷

  • @CaliKhalif-s7b
    @CaliKhalif-s7b 9 місяців тому +1

    Legend cawale

  • @Q4D4R
    @Q4D4R 3 місяці тому +1

    I will get married when Arsenal become champions😢❤😊

  • @IsmailAbdimumin-r1h
    @IsmailAbdimumin-r1h 9 місяців тому

    Alx long time a,m back 😅😅❤❤❤❤❤❤❤
    Nolol qurxoona waan kunolahy

  • @NasroQadar
    @NasroQadar 8 місяців тому +2

    Fov song😢❤🎉

  • @Wiil______pubge
    @Wiil______pubge 9 місяців тому

    ❤❤Waw mcn hesta*

  • @mohametharawaati4230
    @mohametharawaati4230 9 місяців тому +1

    9/1/204
    Habeenimo goor sheegtuna waa 21:54 😢

  • @qaadirosaxane6826
    @qaadirosaxane6826 7 місяців тому +1

    4/3/2024 6:46pm waa Aroor isniina

  • @FarxiyaCabdi-m7n
    @FarxiyaCabdi-m7n 8 місяців тому +1

    Cawale❤❤❤❤

  • @khaalidmaxamedxasan-c9h
    @khaalidmaxamedxasan-c9h 10 місяців тому

    cawaale jadiid fanaan cod wanaagsan weeye , lakiin weedhaha abwaanka sameeyay isna masaafadayo wakhtigu waa durus kolba dhan uu jajeedha .good time song i liked.

  • @zaamhabat2646
    @zaamhabat2646 6 місяців тому

    Haben arbaco ay qamis sogaleyso 10bisha oo hadana iid eh aqiran waan Kala harne 🙂waxaan Abdi kuhayaba 💔

  • @NaimaAbdikadirAhmedNaima
    @NaimaAbdikadirAhmedNaima 8 місяців тому +1

    16/2/2024💔 malinwalbo sacadii walbo daqiqad walibo sakin walbo ilbiriqsiwlbo 😢😢😢 ilinta wey ikasocota 9 sano rumad wadaa noleden wax walbo islasomarten haduu isbadalo kawaran adan kama rain sow xanun mahan😢😢 xamilaa ahy dhigar ikudhacay ina isku dhantaa kabaqa alahayow carurteyda hanakalaqarin😢🤲🤲🤲isoducey asxabta balis 😢

  • @muunaaxmed8948
    @muunaaxmed8948 10 місяців тому +1

    daren wx jecel ma zexdo hadu wehelkisa wayo❤😢

  • @AbdiShakuur-l2w
    @AbdiShakuur-l2w 2 місяці тому +1

    2024 💔

  • @abdiwasac451ahmed2
    @abdiwasac451ahmed2 10 місяців тому +2

    Besti hees ❤❤

  • @qaliadanabdi1093
    @qaliadanabdi1093 9 місяців тому +1

    😢😢25/1/ 2024 😢10:42 habeno madaw lpy 😢

  • @caaishokoos-pl8qj
    @caaishokoos-pl8qj 5 місяців тому

    hees saaid ii taabatay 😢😢😢