DEG DEG Farmaajo oo sheegay in Lafta gareen Qoorqoor iyo Axmed Madoobe Dhabarka ka toogteen Markii…

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 лют 2025
  • DEGDEG, Farmaajo, Kareeb, Lafta Gareen, Qoorqoor, Axmed Madoobe, Siyaasadda Somalia, Wararka Cusub, Doorashada 2025, Somalia Today, Gobolada Somalia, Wararka Maanta, Somali Politics
    Doorasho, Qof Iyo Cod, Somalia, Dimuqraadiyadda, Doorashooyinka 2025, Cod Bixin, Shacabka, Mustaqbalka Somalia, Wararka Maanta, Geedi Socodka Doorashada, Siyaasadda Somalia, Dowlad Dhiska.

КОМЕНТАРІ • 64

  • @BashirSalah-v7w
    @BashirSalah-v7w 13 днів тому +10

    Farmaajo waa siyaasi wadani ah oo la shaqeynayey siyaasiyiin qabiili ah, wuxuu fahamsanaa danta beesha 6aad, waxan ku bedelnay siyaasi qabiili ah oo la shaqeynaya siyaasiyiin qabiili ah, beesha 6aadna u heysta dad walaaleheen ah oo inoo soo gurmaday, waana talada ciidamadii xoogga dalka lagu burburiyey oo meesha looga saaray

  • @MohamedAli-wo1rk
    @MohamedAli-wo1rk 13 днів тому +6

    FARMAAJO WUXUU AHAA NUUR ILAAH NOO SOO DIREY MARKII AAN MUDO DHEER RAFAAD KUSOO JIRNAY, KADIB MARKIILABO KALIYA UUWAX BADAN NOO QABTAY MEESHII AAN ORAN LAHAYN ALXAMDULILAAH, ALOOW ADAA MAHADLEH AYAAN BILOOWNAY QAYLO IYI WAA MAREEXAAN, MAXADOOW SOO BAX, MARKII AAN ALLE KU CAASIMEY NIMCADIISII AYUU XASAN XARAASHAAYE NOOGU BADALAY, FARMAAJO WUXUU AHAA HOGAAMIYE DAACAD AH, AQOON LEH, GARANAYA SHAQADIISA. HOGAAMIYE KU DAYASHO MUDAN.

  • @abdi258sh
    @abdi258sh 13 днів тому +7

    Allah Allah Allah farmaajo waxas ahay nin dhacad ah lkn waxas ka jogi way siyaasiyiin dan ley ah oo isticmalay qabyalad

  • @fadumaguled8413
    @fadumaguled8413 13 днів тому +4

    Farmaajo the best president of Somalia

  • @Abdirizak-z5f
    @Abdirizak-z5f 13 днів тому +4

    Xabiibul Malaayiin Farmaajo guuleysa,
    Kuwii qof iyo diiday maantana weydiidan yihiin. Lakiin adiga wada jirka ayaad ilaalineysaan guuleysa.

  • @seed3966
    @seed3966 13 днів тому +4

    Kalmadaha shisheeye inuu nafaaiideysto iyo dalku inuu kala tago waa hadal weyn qof wadaniya yaa fahmi karaa ✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅

  • @FatimaALI-su2db
    @FatimaALI-su2db 13 днів тому +3

    ASC, Abdullaahi Daacad ,Adiga iyo Bashiir waxaad ka mit tihiin Wariyayaasha Daacadka ah ee Alla ha idin Xafido Yaa Rabbi. Aniga waxaan la yaabanahay Dadka Komeentiga soo qoro ilaa hadda Ex Madaxweeyne Farmaajo oo ku dhegen!

  • @AmalMohamud-u7l
    @AmalMohamud-u7l 13 днів тому +2

    Maansha alaah guulayso waligaa mudane farmajo ❤❤❤❤❤

  • @mohamedabdullahisaid2457
    @mohamedabdullahisaid2457 13 днів тому +3

    Madaxwyne Farmaajo wuxuu ahaa wadani aamin ah eey ka go’need inuu dalkaan kala qobqoban isku haayo🇸🇴☝🏾

  • @seed3966
    @seed3966 13 днів тому +3

    Asc xasan m talaabadii ugu horeysey buu fashilmay

  • @sahromahamud
    @sahromahamud 12 днів тому

    Subxaanallaah Illaaheey Hanoo Badbaadiyo wadanka 🇸🇴🙏

  • @muhumedosman6884
    @muhumedosman6884 13 днів тому +3

    Farmaajo wa bisilyahay libaax

  • @ahmedafrica7276
    @ahmedafrica7276 12 днів тому +1

    Farmaajo madaxwayne Lamida somalia masoo marin ilaa 1991kii
    Somaliland ayaan ka taageerayey wllhi
    Nin waddaniya Oo dalkiisa jecel weeyan
    Alle ha barakeeyo

  • @seed3966
    @seed3966 13 днів тому +2

    Asc xasan m talaabadii ugu horeysey buu fashilmay labadaas caqli kugala tage dalka in la isku hayo cadow dhexdayada soo gelin 😎 xasan m magaran karaa waa maya runtii ✅✅✅

  • @sahaladan6495
    @sahaladan6495 13 днів тому +2

    BAABA FARMAAJO GUUUUUUUUUUUUL GUUUUUUUUUUUUL

  • @SheikhbashiirXasan
    @SheikhbashiirXasan 13 днів тому +2

    Ninkaan waa muwaadin qabiir ah xasana waa ciyaal xaafadeed aanaa iri waa doqnimo labada nin ilaahay masimin

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 12 днів тому +1

    Xassanow talada dhexda dhig Qudbadan Qiimaha Badan Ka Faaideso Waxa Lagu Doortay keliya Waa Midnimada Umadda Somaliyed ina isku heeyso loojoojinmaayo kuusocon Meyso

  • @MohamedSheikhAbdi
    @MohamedSheikhAbdi 13 днів тому +2

    Xasanoow Wuu kaa yaryahay. Inkaar Alle kugu rid.

  • @AbdikadirMohammed-gy3qr
    @AbdikadirMohammed-gy3qr 13 днів тому +2

    Waa sax in la shirqooley farmaajo waagaas kuwa hadda xasan dhahàayo qof iyocod ku soco maxay damacsanyihiin

  • @mohamedabuu7804
    @mohamedabuu7804 12 днів тому

    Saxa waya ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mohamedsalah771
    @mohamedsalah771 13 днів тому +1

    Farmaajo waa wadani

  • @ishmaelmohamed1115
    @ishmaelmohamed1115 13 днів тому +2

    Allah ha unaxaristo maxamed siyaad bare laga haya dal ayaa katagay ee dad kama tagin tankalane Cadabta Allah ayaa kusocoto Somali ufirso War dad muslim sheganayo oo qawil isku dilayan hadane video soduwayan kufanayo laga yawabo uray ukasayi Allah ha cafiyo Somalia 🇸🇴 😢😢😢😢

  • @abshiribrahim1212
    @abshiribrahim1212 13 днів тому +1

    Waa idin salaamay, salaan ka dib, aad ayaan idiin ka mahad celinayaa shaqada wanaagsan ee aad bulshada u haysaan taas ka dib ha dhihina waxa doorashooyinka lugaha haysta mucaaradka ee waxa lugaha haysta dadka talada wadanka markaas loo dhiibo oo aan garanayn oo moodaya markii talada loo dhiibo in ay iyagu dadka iyo wadankaba leeyihiin ee iyagu talada isku koobaya laguna bixi mayo haddii aan la helin dad shaqadan aqoon u leh tanaasul dad isku wadna leh ogna in wadanka lala leeyahay ee aan guruub markaas talada haya aysan wadanka lahayn. Wax badan oo fiican ayaan sheegi lahaa laakiin maanta intaas ayaa idin ku Milan. Mahadsanidiin.

  • @sahrujainaali132
    @sahrujainaali132 13 днів тому +2

    MADAXWEYNE SHARAF LEH FARMAAJO ❤❤❤❤❤❤

  • @CabdifitaxGutaale
    @CabdifitaxGutaale 13 днів тому +1

    Dalkan taladisa farmajo haloga dambeyo fikirkisa wa Salim Wana wayo arag yaqano hogaminta umada somaliyed wa nin qab leh Wana siyasi dacada alle uga baqo waxa u qabanayo Hadi qof lo tanazulayo asaga halagu amino dalka iyo umada somaliyed wa shaqeso dacad ah allena latala Sarto asagana hogaminta lo dhibo wa huba dalkena Malin wu hagajinaya MD farmajo xafidullah

  • @MukhtaarXuseen-p7x
    @MukhtaarXuseen-p7x 13 днів тому +1

    Mawaadin ayuu haa

  • @MaxamedNuurmacalin-xg3wt
    @MaxamedNuurmacalin-xg3wt 13 днів тому +1

    LI BAX. NIN GAMEY. NA OG. NIN. GALADNA. OG. SAB. RAA. SAD. KISA. HELA. MU DANE. M. C. M. FAR MAJO

  • @CabdimsxamudC.qadhabo
    @CabdimsxamudC.qadhabo 13 днів тому +1

    Xasan sheekh wuxuu aaminsanyahay inaan waxba laga qaadi karin maadaama uu xamar hawye ku awood badan yahay waana fikir khaldan

  • @xasandeeq1743
    @xasandeeq1743 13 днів тому +1

    Ha isku caanashubo x sh

  • @0markassim21
    @0markassim21 13 днів тому

    Walaalayaalow idinkoon qabiil hawiye ahaan uraaceyn xaqa sheega ninkaan oo aad arkeysaan iyo xasan wiilka shaatiga cad mustaqbal ayuu leeyahay kan kale maxuma ee qabyaaladu shaatiga kaa wasaqeyn dadaal horumar ayaan kuu rajeynaa

  • @abdiciro7610
    @abdiciro7610 13 днів тому +2

    ascww waar daacadaw sxb waad dadaalaysaaye halkaas kawad sxb maasha allaah

  • @HassankhaderHkhader
    @HassankhaderHkhader 13 днів тому +1

    Madaxwaynekasta ooxilkaqabtaba lugaha ayaaloogadhagayaa markaasxiligee ayaa horumarlagaarayaa waayaabe

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue 13 днів тому +1

    Xasan gurguurte wuxuu ku socdaa xamar ayaan joogaa oo a wood qabiil ayaan ku joogaa

  • @sahrujainaali132
    @sahrujainaali132 13 днів тому +1

    DALALKAAS WAA JABUUTI ETHOPIA IYO KENYA ALLOOW NAGA QABO

  • @sahrujainaali132
    @sahrujainaali132 13 днів тому +1

    XASAN SHIIQ WUXUU AAMIN SANYAHY INUU AMIIR KA YAHAY MUQDISHO WAA NIN ABAABULKA QABIILKA KU DHEEREEYO OO WAXAD TAAS KU TUSINEYSO DADAA QALADKIISA KU DIFAACO LKN FARMAAJO WAA NIN NABADEED OO REER MAGAAL AH

  • @IfaraaxAhmed
    @IfaraaxAhmed 6 днів тому

    ilahayoow sidii farmaajo loogu hishiiyay xasn shiiq loogu heshiyaa oo xilka kaqaad

  • @AamaCade6
    @AamaCade6 12 днів тому

    Farmaajo waa nin waayo araga guuuuuul

  • @libanibnelmi9210
    @libanibnelmi9210 13 днів тому +2

    Farmajo mar 2iyomar3 halagu Soo. Ce shoo

  • @mohamedHARAGO
    @mohamedHARAGO 12 днів тому

    Good morning

  • @CabdiwalicaliJigre
    @CabdiwalicaliJigre 11 днів тому

    Manshalah.xabibul.malayin.wukawenyahay.inu.kalaqad.qado.qaabil.maskaxdisu.iilahey.cimrikisa.hadeareyo

  • @SidiiqCabdi-n8u
    @SidiiqCabdi-n8u 7 днів тому +1

    Asc

  • @idrissanu
    @idrissanu 13 днів тому

    Guile haji Hassan cheikh mohamude félicitations marchallah jv cette chaluse lesse travaille président somaaliya

  • @ZACKTHEKING87
    @ZACKTHEKING87 13 днів тому +1

    Xaarmajo nagadaya adna xasan neceybka waku dhimanee

  • @maxamedcisicabdi8764
    @maxamedcisicabdi8764 13 днів тому

    MD farmaajo Hal degmo oo uu khawaarijda ka xoreeyey majirtaa

    • @mohamedabdullahisaid2457
      @mohamedabdullahisaid2457 13 днів тому

      Haa janaale,marko,awdheegle,bariire,sabiid iyo canoole, jilib marko iyo degaano badan shabeelaha hoose hoos yimaada

  • @maxamedcisicabdi8764
    @maxamedcisicabdi8764 13 днів тому

    Madaxweynihi hore farmaajo waxuu sameey miisaaniyad bahjed cayda muxcaarada iyo dadka aragti duwan Aamaan bahjadleh mudo xileedkii dowladii oo dhamaatay ayuu dalbadey mudo kororsi 2 sano suurto galiweyday halsano ayuu khasaariyey oo isjiidjiida
    Dawlada hada joogta waxay haystaa wakhtibay haysataa salad iyo bar way ku qabankarta gobolka banaadir mmg galmudug, mmg hirshabeele, mmg koonfurgalbeed, gobalka gedo iyo mmg ka ssc khaatumo doorasho qof Iyo cod ah waa la galayaa

  • @shariifmohamed233
    @shariifmohamed233 13 днів тому

    Farmaajo wuxuu ahaa Beenaale Doorasho diyaarqe uma ahayn

  • @ZeinproaliFarah
    @ZeinproaliFarah 13 днів тому

    Farmajo waa majnuun alle naguma sooceliyo

    • @Muzamil9337
      @Muzamil9337 13 днів тому

      Xasan sheikh ( xabaalo Qote ama Qabri Qote) kawaran asagana Soo majnuun kale ma ahan?

    • @abdikadirhaji6852
      @abdikadirhaji6852 12 днів тому

      Lakin Majnuun Waxa Ah Midka Qabuuraha Qotay xassan Maxa Indhaha La isaga Tiraa Cashar fiican ayuu MD Farmaajo usheegay Umadda Siyaasiyinta

  • @majaajoosmajoojoos7578
    @majaajoosmajoojoos7578 13 днів тому

    Khudbad farmaajo horay ujeediyey waxaa kahoreeysa muxuu dalka iyo dadka uqabtay ee aan ku dhageysan karnaa asiga u sheeg

    • @AmalMohamud-u7l
      @AmalMohamud-u7l 13 днів тому

      Adiga oo kale ayaa xaqirayo wanaagiisa ilaa qabiil ayaa qabiga kaa madowbeyay😮

  • @baxsan698
    @baxsan698 13 днів тому

    Warkagu ma sugna farmajo markii u qonkisu dhamaday bu bilaabay dorasho Hassan sheikh na dorashada waxu bilabay marku xilkaqabtay
    farmajo matala sulin ee xilkiisa dhamaday waxad ka hadleysan waa nacnac adeeryal

    • @abdikadirhaji6852
      @abdikadirhaji6852 12 днів тому

      Qudbada Farmaajo Sifiican udhageeso Abaabul 4Sano Aan Soowadnay ka Shaqeenenay Miyaa Hada Shacabkii usheegi karnaa doorasho Dadban ma dhageesan Miyaa Isla Qudbada orod ku noqo Waxa la iidoortay oo la iidhaariyey Isku heynta umadda Somaliyed kadiba laga Hadli karaa Doorasho iyo sidee uqabsanaa xassan Sheikh Keliya Waxa loodortay loodhaariyey isku heynta Umadda Somaliyed Awood Uma leh Inuu Qasbo Mamul Goboleedyada inta orod kasoo dhaadhici Waa Fashilmay Aderka Xassan

  • @shariifmohamed233
    @shariifmohamed233 13 днів тому

    Dalxoreeye Xassan Sheekh Mohamud wuxuu ku guuleeustay Doorasho Qof iyo Cod

    • @AmalMohamud-u7l
      @AmalMohamud-u7l 13 днів тому

      Dal dumiya ...dhul boobe..alshabaab ....mooryaan.meyd qote...rer baadiye diyaadrad arag sii soco ilaa aa gadagaysit....shesheye kal kaal....Hassan xaasit umada alah ka qabto

  • @xasandeeq1743
    @xasandeeq1743 13 днів тому

    Hana xasusin dhaadhaankaan

    • @AmalMohamud-u7l
      @AmalMohamud-u7l 13 днів тому +1

      Qabiilasta yaasha waa ciishoodaan markay Arkaan libaaxa amusan ilaa waxay u barteen mooryaan qabriyada qodaayo ax yaa wadani mudane farmajo 😂

    • @moalimkooficadde2284
      @moalimkooficadde2284 12 днів тому

      Qof la ciilay cuqdad madaayo hadaad md farmaajo aragto wiligaa ciil iyo ciriiri Lee lu jiree