NIMCAAN HILAAC OO MADAXWEYNE XASAN SHEEKH FADHIGA UGA SOO KACAY OFFICIAL Clip MUSIC VIDEO 2024

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 22 жов 2024
  • SomaliSwiss Media Productions Somali Music, Culture, Entertainment, Fun, Language
    SomaliSwiss.net #Somali #heeso #somaliculture #somalientertainment #somalimusic
    #SOMALISWISS #HEESO #CUSUB bit.ly/SomaliSwiss

КОМЕНТАРІ • 95

  • @zammyali3047
    @zammyali3047 3 місяці тому +20

    Waa somali dhab ah nimcan hilaac waligaa hilaac ahoow boowe ❤️❤️🇸🇴🇸🇴

    • @farhiaismail1984
      @farhiaismail1984 3 місяці тому

      Nin kasta ha dide waxan Donaya nolol ka da weyn midan qabo dabar kuma xirnan karo qabil uma qob xirni somali dhan raba yiri heskan dhib kala kulmay ad lo coladiyay la xiray American waye iminka passport USA America isaga wato hargeisa kama degi karo wa la xira baxsad ka yahay gobolada Somaliland ka taliso calanka Somaliland muqdisho lagu ibiya suqa xamar weyne bakaro Mel walba lagu ibiya suran yahay mana xirno dadka ibiyo iyo kuwa ibsado dadka calanka ay lahayen qof ka wato xirayo miya fiyobi qabo gar ilah ledahay bulsho caburin sow ma aha

  • @Caliya7
    @Caliya7 3 місяці тому +15

    Waa qof xalaal lagu dhalay, lagu habay oo lagu koriyey labadii dhashay aduun iyo aaqiro farxad Allaah haku hasiiyo

  • @salahthefruad9174
    @salahthefruad9174 3 місяці тому +13

    Inaba caadi maaha.
    Maasha Allaah.
    Waa fanaaan dhab ah.

  • @Hawa-m5o
    @Hawa-m5o 3 місяці тому +5

    Nimcaan Hilaac Noolow hooyo vimrigaa hadheeraado cibaadona Allaha kuugu daro ,geesi geesi dhalay❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @fartunabukar9620
    @fartunabukar9620 3 місяці тому +12

    Hilaaca iftiinka somalida nimcaan nooloow 💯❤️🙏💪✅👍🥰🆗❤️💯

  • @nasimoshiikh3482
    @nasimoshiikh3482 3 місяці тому +2

    ❤❤❤🎉🎉😮somali guul

  • @XanaanXilkas-mu7yl
    @XanaanXilkas-mu7yl 3 місяці тому +3

    Allow dhiiga somali nimo oo nimcaan ku jiro somaliyo dhan gali 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @143-k1d
    @143-k1d 3 місяці тому +8

    Masha-allah Somalino Sharafteeda Qofkii Raba Inuu Arko Waa Taas Masha-allah, Soomaali Diid Dhulkaa Lala Jaray Walee

    • @oamaer
      @oamaer 3 місяці тому

      Amazing❤️ viva 🇸🇴

  • @AbdirizaqAhmed-px5lr
    @AbdirizaqAhmed-px5lr 3 місяці тому +9

    Ya axyaa wadani Alfanaan nimcaan hilaac❤❤❤

  • @farhiyomohamed9160
    @farhiyomohamed9160 3 місяці тому +3

    Masha allaah Nimcaan Hulaah illaheey haku xifdiyo Nin dhiig somaliyeed oo dhaba ku jiro waye Masha allaah ❤❤❤❤❤❤❤

  • @RaliyaDaoud
    @RaliyaDaoud 3 місяці тому +1

    Nimcaan hilaac maschalla ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @kamalhussein5603
    @kamalhussein5603 3 місяці тому +5

    Nimcaan hilaac waa hanti qaran Allah yaxfadka

  • @Sarta100
    @Sarta100 3 місяці тому +3

    Nimcaan af dahab guulayso cod halaasi boqorka codka viva noolow..dhiiga dhiiga ha dhaqaaqo midnimo guul.

  • @amiira9377
    @amiira9377 3 місяці тому +2

    Cay cay halaku Ilaabo Soomalinomada kaween walaalo Isjecel Allaah Hanagadhigo sheydanka halaaga adgato wallaalayaal magala harno Somali ayan nahay waxkasta Oo dhaca ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤

  • @SaidOmar-f9f
    @SaidOmar-f9f 3 місяці тому +2

    Mashaa allah wadani

  • @iftinxaajicabdi791
    @iftinxaajicabdi791 3 місяці тому +2

    🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 nimcaan wiil 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 yed❤gulesta❤❤❤❤abid frxad 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 yey❤❤❤

  • @sm.5191
    @sm.5191 3 місяці тому +3

    ❤🇸🇴♥️💪🏿Hanoolato❤nimcaan hilaac ila xuun kuma araagto iyo inti uurka kaa neceeb❤❤❤

  • @hodonshire3428
    @hodonshire3428 3 місяці тому +5

    Masha Allah Guul Somali for ever Nimcaan Geesi Wadani ah weeye ❤❤ happy Independence Day for all of Us all the way from USA 🇸🇴🇸🇴🇸🇴✊✊💪🫶❤️

    • @farhiaismail1984
      @farhiaismail1984 3 місяці тому

      Wilka wadani midnima umada somaliyed jecel waye xasus mudan yahay

  • @sahraali8379
    @sahraali8379 3 місяці тому +1

    Markaan is iraahdo somali waa u dhamaatay baan arkaan nimcaan saan soo naaxaa rajo baa i gasho.nooloow walaal and never give up.

  • @UmuAnas-u6k
    @UmuAnas-u6k 3 місяці тому +4

    Waaw madaxweynihii iyo masuuliyiintii ayaa fadhiga uga kacay mujaahid nimcaan hilac

  • @zeydahusni527
    @zeydahusni527 3 місяці тому +2

    He reminds me fanaaniitii hore that’s why sharf uleeyahey alah ya ezak ❤❤❤❤❤

  • @muhadbarre1821
    @muhadbarre1821 3 місяці тому +1

    ماشالله يابها الشباب وحفظكم الله من كل سؤء .

  • @muruudi4961
    @muruudi4961 3 місяці тому +1

    Nimcaan waa fanaan qaran

  • @fardosamumin9376
    @fardosamumin9376 3 місяці тому +14

    Why can't I stop crying?

    • @SagalMohaned
      @SagalMohaned 3 місяці тому

      @@fardosamumin9376 ILOVE MY MOTHER LAND

    • @bluerain3282
      @bluerain3282 3 місяці тому +2

      It’s shaytan 😂😂say acudubillahi 😭

    • @isdaji
      @isdaji 3 місяці тому

      ❤❤❤❤❤❤❤

    • @isdaji
      @isdaji 3 місяці тому +1

      I feel the same way ❤❤❤❤

  • @fowziaahmed522
    @fowziaahmed522 3 місяці тому +1

    ❤❤❤❤🎉Emotional

  • @ExmanarovaExmanarova
    @ExmanarovaExmanarova 3 місяці тому +6

    𝐖𝐨𝐨𝐅 𝐂𝐚𝐥𝐞𝐞𝐤 𝐇𝐞𝐬 𝐈𝐨 𝐁𝐚𝐝𝐡 𝐀𝐥𝐞𝐲 𝐥𝐞𝐡𝐞 𝐖𝐚𝐥𝐚𝐥𝐚 𝐡𝐞𝐥𝐚𝐲 𝐍𝐢𝐧𝐤𝐢 𝐡𝐢𝐛𝐚𝐝𝐚 𝐮𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐟𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐍𝐢𝐦𝐜𝐚𝐚𝐧 𝐡𝐢𝐥𝐚𝐚𝐜 🤴❤️🇸🇴

  • @SagalMohaned
    @SagalMohaned 3 місяці тому +2

    WALHY WAAN OOYAY REER XAMAROOW WIILKAA ❤❤ILAALIYA WAAD TAQAANAN CIDA IDIINSO AAS AASTAY ALSH AAD KU DHAMAATEEN😭😭😭

    • @siradm
      @siradm 3 місяці тому +2

      Taasi waa wax aan u dhalanay, khassab waaye, waa muwaadin, muwaadiniinta kale la siman, waliba asaga mudnaan gaar ah ayuu lee yahay, dabeecadda reer muqdisho ayaaba iska sidaas ah. Bannaanka ayuu salli dhiganayaa

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj 3 місяці тому

    Wadani qaaliya noolow geesi❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @C.qaadir-qu5gm
    @C.qaadir-qu5gm 3 місяці тому

    Nimcaan fanaan qaran waaye wllhi

  • @FardowsamohamedHanshi
    @FardowsamohamedHanshi 3 місяці тому

    ❤mansha allah nimcan wadani ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @RahmaElmiNadhi
    @RahmaElmiNadhi 3 місяці тому

    Nimcaan hilaac noolow ❤❤ intaynololijirto❤❤❤❤

  • @SalaadShiine-w4s
    @SalaadShiine-w4s 3 місяці тому +2

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @shukriali4796
    @shukriali4796 3 місяці тому

    Guul soomaaliya ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉

  • @adamjumale4871
    @adamjumale4871 3 місяці тому +3

    Somalia Guul 👍🎉👍👍🎉

  • @Sumadeena
    @Sumadeena 3 місяці тому

    You are not a singer but a hero and a living legend, we love you gobanimo Hilaacday baa tahay.

  • @fadumo6292
    @fadumo6292 3 місяці тому

    ❤❤❤❤❤

  • @FartunYusuf-ll8tg
    @FartunYusuf-ll8tg 3 місяці тому

    Maansha Alaah 👍❤️❤️♥️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥️♥️♥️♥️♥️👑👑👑🎇🎇🎇🎇🎇🎇🎇🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @CabdicasiisMaxamed-x2o
    @CabdicasiisMaxamed-x2o 3 місяці тому

    Masha allaah nimcaan hilaac guuul guuul hanbalyo

  • @SafiyosheekhCabdi-iz5lm
    @SafiyosheekhCabdi-iz5lm 3 місяці тому +1

    Wa xadiiskii nabiga scw qofkii jeclado in fadhiga loga kaco wa xoow diyarsaday booskii ow nartaku kulahaay haleeys ilaasho

  • @farxiyofaarax-fl5mg
    @farxiyofaarax-fl5mg 3 місяці тому

    ❤❤❤❤❤❤😊😍

  • @mmh8047
    @mmh8047 3 місяці тому +2

    ❤❤Soomaliya 🇸🇴 HANOOLAATO ❤❤

  • @awiladen7814
    @awiladen7814 3 місяці тому

    Mansha Allah 🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @fatimafarah4162
    @fatimafarah4162 3 місяці тому

    Manshallah Manshallah somali Hanbalyo Hanbalyo Hanbalyo Hanbalyo Guul iyo gobonimo somali 0❤❤

  • @abdikarimtiifow4405
    @abdikarimtiifow4405 3 місяці тому

    wadani dhab ah nimcaan Somalia 🇸🇴

  • @Raeeerwaamo1
    @Raeeerwaamo1 3 місяці тому

    Wadani dhab ah anigana sidoo kale ayaan aamisanahay viva shanta soomaali great somali one day

  • @liibanfarah5982
    @liibanfarah5982 3 місяці тому +1

    Legend

  • @amiira9377
    @amiira9377 3 місяці тому

    Allaahu Agbar ❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @Akaficabdulahi
    @Akaficabdulahi 3 місяці тому

    Ninkan waa tagy

  • @MohamedSaid-tn1px
    @MohamedSaid-tn1px 3 місяці тому

    Nimcaan hilaac fanaan la cod ah Somali laha

  • @ijaaboosoble1320
    @ijaaboosoble1320 3 місяці тому

    Waaw waaw

  • @SaabiriinCabdalla-fk9yj
    @SaabiriinCabdalla-fk9yj 3 місяці тому

    Soomaaliya hanolato xaasidka allaha kaqabto

  • @حبيبهعمر-ع1ض
    @حبيبهعمر-ع1ض 3 місяці тому

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍🇸🇴🇸🇴❤🌹🌹🌹🌹🌹👌👌👌👌👌👌👌👌👌💙💙💙💙💙💙ووووووو روعه ماشاءالله تبارك الله يسعدك ويوفقك ويحفظك من كل شر يارب العالمين 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🌹❤❤❤❤❤

  • @rounhassanrounhassan4383
    @rounhassanrounhassan4383 3 місяці тому +3

    Rer jiboutina waxay ku leeching nimcaan hilaac nolow cadawgaguna ha jabo

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 3 місяці тому +1

    Anigo dul weyn iyo dowladanimo tis qadiyo darajo iyo lib heli karo degmo leygu kobiyo dabar kuma xirnan karo midnimada dalkeyga iyo waxan Donaya guul wada deqdo unko dadka u u siman yahay anigo dalxis iyo ashay dawafiyo dansha socod awodo dalban karo waxan rabo darbi leygu odiyo dabar kuma xirnan karo dibada ad ku Duceysan maye midnimada dalkena iyo waxan Donaya guul ❤❤❤❤

  • @FahadAbdo-h7c
    @FahadAbdo-h7c 3 місяці тому

    Laan gaab laan gaab dhalay

  • @AxmedMowliid-kw8rl
    @AxmedMowliid-kw8rl 3 місяці тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 3 місяці тому

    Saalax oo sixun ifiirinaya nimcaan ayaa ujeeda sidayda raysal wasaare kuxigeenku Dana kaluu xamar u joogaa

  • @qm689
    @qm689 3 місяці тому

    Masha Allah 🤩🤩🤩🤩🤩🤩💖💖💖💖💖💖✌️🤩🤩🤩🤩💖💖✌️✌️✌️✌️💖💖💖💖💖🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴✌️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @muqtarmadaxey
    @muqtarmadaxey 3 місяці тому +1

    WADANI SOMALI!!

  • @Casriyah-jq8gu
    @Casriyah-jq8gu 3 місяці тому

    Ma'aha wax hada ugu horeeyo markey fanaanka heesayo madaxda hortooda marwalboo fanaanka u tago way u sare kacaan oy salaanta ka qaadaan xaga Soomaalida Ma'aha Aduunka intiisa kale wax wayn Ma'aha marka caadi iska dhig saaxiib.

  • @SaabiriinCabdalla-fk9yj
    @SaabiriinCabdalla-fk9yj 3 місяці тому

    Nicmaan hilaac wadani dhab ah farxad kuwaar aaqirana jano kuu rajeyey

    • @myasmamysumaya3382
      @myasmamysumaya3382 3 місяці тому

      But Hassan his not wadaniga dhabah🦴🦴🦴🦴🦴🦴👹👹👹👹👹👹👹🤲🤲🤲🤲🤲🤲💙🇸🇴💙

  • @SalaadShiine-w4s
    @SalaadShiine-w4s 3 місяці тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ 2:24

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj 3 місяці тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉 ooooof ooooooof

  • @SaidOmar-f9f
    @SaidOmar-f9f 3 місяці тому

    🇺🇳🇺🇳🇺🇳🇺🇳🇺🇳❤

  • @143-k1d
    @143-k1d 3 місяці тому +1

    Qowdhan Heestaan Markaan Maqlaan Wadnaha Aa Istaagaya Walee

    • @niyaaladem
      @niyaaladem 3 місяці тому

      Qowdhan kale oo caafimaad qaba ayaa sameeyey ee haku dayan inta xanuunsan

  • @cabdijaamac8489
    @cabdijaamac8489 3 місяці тому

    ALSHABAAB IYO SOOMAALILAND LABADUBA WAA CADAWGA JIRITAANKA UMMADDA SOOMAALIYEED.

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 3 місяці тому

    Karbash xalal ah xiliga kambeynka siyasiyintena besha hawiye qasab igu tager ka diday qadi jiray 😂😂😂😂

  • @HindiyaHussein
    @HindiyaHussein 3 місяці тому

    ❤️❤️❤️🌷🌷🌷💐💐⭐️⭐️⭐️⭐️👍👍👍👍

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 3 місяці тому

    Karbash xalal ah xiliga kambeynka siyasiyintena besha hawiye qasab igu tager ka diday qadi jiray

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 3 місяці тому

    Song anti Somaliland heskan lagu xiray heskan hargeisa ka tagi karin 😂😂😂😂😂brother nimcan hilac wadani waye isaq waye calanka blue raba lo cilay 😂😂😂

  • @IbrahimIndho-yj4bc
    @IbrahimIndho-yj4bc 3 місяці тому

    😅

  • @said1498ify
    @said1498ify 3 місяці тому

    Isaaqoow murtidiina murti aan ahayn Somali ma hayso. Wadaniyada aad ka sheekaynaysaan waa tii hoga inagu riday. Abwaan haykal mohamed Abdi midnimadani waa dhimatee ja inaga khasaarin midhaha.

    • @said1498ify
      @said1498ify 3 місяці тому

      ​@@xaajia2219Waxan aad ku raaxaysanayso yaa leh. Somalidiba waa isaaq iyo inyar oo lagu qurxiyay. No hard feeling.

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv 3 місяці тому +2

    Nimcaaan cod xume cunsuri 😂😂😂😂😂😂

    • @143-k1d
      @143-k1d 3 місяці тому +3

      dhilo cusuri ah adigaa ah iidoor wadooyinka lagu waso bastarad cuqdad dishay weliba

    • @mikelmikel3119
      @mikelmikel3119 3 місяці тому +1

      NIMCAAN WAA FANAAN QARAN EE STOP XAASID NIMADA

    • @siradm
      @siradm 3 місяці тому +1

      Yuu cunsuriyeeyay? Soo caddeey, Soomaali inta wanaagsan oo dhan baa kuu damaanad qaadaysa inuu ka xaal mariyo'e? Mise dagmo lagu koobo ayuu diiday?

    • @samsamaxmed5567
      @samsamaxmed5567 3 місяці тому +1

      Intaaz qofa gabadha kaga qayliisay. 😂😂😂 Subxaanlh

  • @SarahA1217
    @SarahA1217 3 місяці тому +2

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @fardosamumin9376
    @fardosamumin9376 3 місяці тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @SalaadShiine-w4s
    @SalaadShiine-w4s 3 місяці тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤