Sayid Maxamed cabdulle wuxuu yiri Wiil Wiil u waayey, isagoo ku tilmamay wiilkaas sultan m.ali shire, Hadda mWeyne axmed Islaan Wiil looma hayo soo ag istaaga.Guul iyo Gobonimo.
War asaga mallahan doorashada jubalaland war ninkaan dadkii mogdishoo oo masakiintii qooxitiga iyo kuwii dadka ayuu lacag ka helley doorashanoa uma socda qof iyo cod iyo doorasho dadban uma socdo war somoli halaga qabto hassan shekh dal iyo dad iibsadey.lacagahaas waa dhulkii dowlada oo la iibsadey oo laaluush lagu bixinayo.
Inaad Sidiinii hore arinta Jubaland ka Aamusnaataan baa idiin rooneeyd, 15 sano Mudo Xileedka Axmed iyo Ciro halooga dhigo miyaad la timid, oo Xasan iyo Farmaajo iyagana maad ku dartid in 15 Sano looga dhigo, war Sidaan Saxaafad ma ahee Ethiopia warkeedii aan idinku baraney ku noqda oo Soomaalida warkeeda iska daaya ..
Ahmed madobe ninkii hor istagi laha maba dhalan dadkan tiktok iyo UA-cam ka ooyaya Ahmed shaley jubaland marku imanaye waxpo many aheyn manta asaga aya ka diigte guri uu asaga diste ee uu rajiyeyste markan odey yalka iyo macaradka sido kale waxa arkaye duqan aan xabad ridhi kareynin reer tolkey cabdulow catarta daya cabsi cabsi adeer Axmed marka barorta yareya somaliyey😂😂😂
Waa in ogaadeenku xamse ka hor imaadaan Ahmedna taageeraan si kursiga xamse looga qaado anagii iska lahayna Dib naloogu soo celiyo. Somalia aan tusino insane wadanka ogaaden waxba ku lahayn Daaroodna waxa matala Harti iyo Mareexan.
anigu waan wax musuq lagu dhisey iney fashil ku soo dhamaanayaan xsan shiikh laaluushka uu baarlamanka ku wado iney sharci dara tahay uma arko lkn ahmed qalad ayey u arkaan
Its very sad somalis to talk of claninism knowing somalia Republic number one enemy was iseless clani chauvinism.cant somali community br united as one entity and settled in the land land they created peace fully .they dont know the world is going for blocks east African community sadacc European Union igad Africa unity.let us stop tbis claninism in our federal government.
Lkn in Hassan sh sanad sanad ogu daro markii labaad waa xalaal miyaa😂 Hada hadii madoobe isasoo dhiibo Hassan sh sanad lee ogu daraa siidii lafta gareen marka soo in doorasho iska qabsado ma dhaanto haba folxumaatee
😂😂😂😂😂 axmed madowe sheekadii siyaad bare iyo farmaajo ayuu la yimid ee haloo sheego jubaland awood qeybsi qabiil ayaa lagu dhisay ee ma ahan maamul goboleed axmed madowe leeyahay 😂
masha Allah
one love somali
Maanshaa Allaah caawa waxfiican ayaad ka hadasheen waana sida dhabta ah annagu reer jubbaland ahaan Xamar waxba nagama jiro taas hala,aamino by
Waa runta ee allow naga qabo sharkoda aaamin yaarabi ❤❤❤❤❤
Axmed madobe madaxweyne aan dicin 🎉🎉🎉🎉congratulations for relection
اللهم صل على محمد وعلى آل محمد
I like this guy run sheg wa ceeb sheg
Walahay qurbaha kuwa ugu doqonsan ayaaad aragteen , lama yabayo inaaad saaan dhahdaaan iska soo cayriya
Ahmed❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂mashlhaa kismaanyo ciidkaalah lagumaamini kaaro
Somalida waxaa ugu caqli xun hawiye
Mash Aaallaah ❤
🥺 🥺 🥺 *Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega.* Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa
( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
Ama isagoo caadi ah waaka shaashada ii saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho
Doqonimo iyo garasha xumo kaama aha lkn miyirkaagii iyo maankaagii waxaa qaatay qabyaalad
Sayid Maxamed cabdulle wuxuu yiri
Wiil Wiil u waayey, isagoo ku tilmamay wiilkaas sultan m.ali shire,
Hadda mWeyne axmed Islaan Wiil looma hayo soo ag istaaga.Guul iyo Gobonimo.
Somalida qof kasta is dhahdo somalinima ka daacada maalin unbuu dhiiqo gali axmad kismayo ma dhaafo wax ma qabto mesha ma siyaad barre ka yahay
Mashallaha Mashallaha
Lafta gareen wuu iska guranayaa😅😅😅😅
Madaxda somaliya soo martay xasan sh baa ugu liita, shahaadada uu haysto alla waxba kama tarin waa bahal cuqdadaysan
Afakaado falanqeeye, aan caadi,ahayn weeye , maashaa, allaah.
Waa sax ninku haduu wax qabto waa in loo daayo
Sayid axmad guul
Adheer abdille nimada iyo idacada kalasar
Ninka ugu fiican ilaaheey ha siiyo.
😅 Ahmed mideeya is forever 🇸🇴🫡
Axmad Madowe Waa Dig Tey Tar argigixiso Waxaana Loo Baahanyahay In Wadanka Laga Qabto
War asaga mallahan doorashada jubalaland war ninkaan dadkii mogdishoo oo masakiintii qooxitiga iyo kuwii dadka ayuu lacag ka helley doorashanoa uma socda qof iyo cod iyo doorasho dadban uma socdo war somoli halaga qabto hassan shekh dal iyo dad iibsadey.lacagahaas waa dhulkii dowlada oo la iibsadey oo laaluush lagu bixinayo.
Banadir iyo hirshabele iyo galmudug kofur galbet ayee ka dhace ee iska tager ahmed madobe saxib
❤❤❤❤❤
ASC. Abdiraxman. Afakaado. CADAALADA. IYO. XAQA. WUXUU. U. YAQANAA. WAA. SIDA. U. HADLAAYO. WUXUU. AAMINSAN. YAHAY IN. SPM. AY. DHUUQDO. KUSMAAYO.
Meeshu kala dambeeyn hadaaneey lahyn waa xira geel aayad kuwadaan adeer qabyaalad waxii somalia waalay soow kama weeynaataan
Xassan dhiiqo oo Ayax ah Waa Moryaan Madaxweyne Noqdey Walina Wuxuu ku Mashquul sanyahey Bur burinta Umada Somaliyeed Xassan diirato Waa in dalka Somaliya laga badbaadiyaa
Wax badan nidageyste lkn manta kadib bes wayo dinac ayad kararantihin
Maxamed subayr general election❤😂😂😂❤😂❤❤❤😂😂❤❤❤😂❤❤. Tolow mareexan ka qariyaa doorashda.
Danta jubaland waa sayid axmed sayid maxamed islaan
Hadalka runbaad kasheegteen halkiisaadna dhigteen siwaliba, aftahanimoleh ayaad ufalanqayseen.
Horay usocda.
Inaad Sidiinii hore arinta Jubaland ka Aamusnaataan baa idiin rooneeyd, 15 sano Mudo Xileedka Axmed iyo Ciro halooga dhigo miyaad la timid, oo Xasan iyo Farmaajo iyagana maad ku dartid in 15 Sano looga dhigo, war Sidaan Saxaafad ma ahee Ethiopia warkeedii aan idinku baraney ku noqda oo Soomaalida warkeeda iska daaya ..
Mr Baradho maanta sifiican baad u'abtirsatay laakiin markay arintu Puntland tahay waxaad tiraahdaa Xasan baa saxan. Kaalay Garoowe aan cudurka Puntland kaa daawey ee intuusan kugu xumaan.
Inad ka hadashan wan sugayay kolpa Pege kiina fiirinayay
Walee Abdirahman baan kuracsanahay wana runtii kasmanyo axmed madowe ka hor amaan malahen runban leyskushegin kuwa xamar qaraxyada kasifenla gobalada lanabadeyey maxey lugaha u hayan somali waxa dhibta meel nabad ah waryaa hassan sheq iyo xulufadii kafogada Awowgey axmed socod wanag wiliba anigu waxan dhihi laha wiligii joog intuu malkamodka kaga imanayo hassan sheqow hadad wax qabad la an ad kuburineyso qof marxuum hamza buriya 😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊
Ahmed madobe ninkii hor istagi laha maba dhalan dadkan tiktok iyo UA-cam ka ooyaya Ahmed shaley jubaland marku imanaye waxpo many aheyn manta asaga aya ka diigte guri uu asaga diste ee uu rajiyeyste markan odey yalka iyo macaradka sido kale waxa arkaye duqan aan xabad ridhi kareynin reer tolkey cabdulow catarta daya cabsi cabsi adeer Axmed marka barorta yareya somaliyey😂😂😂
Kisamayo lama wadaha laha sid xamara oo samiray kisamay haka samara hasna Iyo xolfsid
Jubaland waa dawlad madaxbanaan waxaan iska leh dds cabdi ileey next presudent hhhhhhhh
Wa runti axmed kismayo dhalu ka dhigay halo dayo ogadeno
Waa in ogaadeenku xamse ka hor imaadaan Ahmedna taageeraan si kursiga xamse looga qaado anagii iska lahayna Dib naloogu soo celiyo. Somalia aan tusino insane wadanka ogaaden waxba ku lahayn Daaroodna waxa matala Harti iyo Mareexan.
Maxaa caawa kaga eg habeen hore maahmaah carbeed, waa sheekadii farmaajo qasaaro bey ku danbeeyn villo kaaraan
Hasna
Caqli ogaadeen. AXMED MADOOBE waa dictator raba inuu halkaa fadhiyo ilaa uu kursiga ka dhimanayo.
Ok
kuwa qaatey sida ahmed isma dooran karaan hadii ay is dooran karaan sida ahmed ayey ka bixi lahaayeen
Asc
Axmad meeshan boqr bu ka dhigtay
Sheekada Odayaasga Ogaadeen oo sheekada u rogay qabiil oo keenay Daarood ayaan nahay kaakiin Ogaadeen godkii uu u qoday Saciid Dani wuu ku dhacay oo loo ur siiyey Raysalwasaare Xamsa yaa abuuray nacaybka Xamsa waa Majeerteen oo weligoodba ahaa cudurka dalka Soomaaliyeed oo aad wada og tihiin dowladii hore jalle Maxamed Siyaad Bare ee bur burtay jabgado ku abuuray waa Majeerteen oo ka dan beeyey in uu ka cararo Soomaaliya. Marka OGAADEEN waa halkii mar ay ka moqdeen dalka Soomaaliyeed Raysalwasaare Xamsa uu noqday Raysalwasaare waa kan uu idinku abuuray in aad Ogaadeen nacdaan wiilkiina Xamsa. Marka Saciid Dani oo weligiis ku ahaa dowladii imaato mucaarad ayaa adinkana idinku darsaday jaalle Ogaadeen isku xishooda Jubaland haka dhigina dhul ay qaadato Kenya.
Waxan umalena Ahmed iyo hamza mucaradka ayee u ben gurayan hadii ahmed kuso labto madasha ben guur lodagsye mucaradka
Mooryaan tageereysan axmed
anigu waan wax musuq lagu dhisey iney fashil ku soo dhamaanayaan xsan shiikh laaluushka uu baarlamanka ku wado iney sharci dara tahay uma arko lkn ahmed qalad ayey u arkaan
Kkkkkkkkkkk walahi wa Runta ovakado
Ahmed modoowe warkiisa waa adiga dubo ee daangeesto.
Axmed madoobe ayaad garsiiseene sidey tahay uguma hadlin
Malaha xeer Og ayaad u fiiriseen😅😅😅
Saydka ciyarta halagadayo
Its very sad somalis to talk of claninism knowing somalia Republic number one enemy was iseless clani chauvinism.cant somali community br united as one entity and settled in the land land they created peace fully .they dont know the world is going for blocks east African community sadacc European Union igad Africa unity.let us stop tbis claninism in our federal government.
WAA LABADII COMEDIAN-KA AHAA
Waa sharci darro weeyaan ahmed wuxuu samaynayo
Kiir
Lkn in Hassan sh sanad sanad ogu daro markii labaad waa xalaal miyaa😂
Hada hadii madoobe isasoo dhiibo Hassan sh sanad lee ogu daraa siidii lafta gareen marka soo in doorasho iska qabsado ma dhaanto haba folxumaatee
Cadaaalada aad axmad mumin ugu aqoonsateen anakoo awalba hawiye ahayn maxaa naga sugeysaan wax badan waa caytami doontaan daanta galbeed fre speech waaye
Juabamalan🤍💙💚🦁🦁🦁
😂😂😂😂😂 axmed madowe sheekadii siyaad bare iyo farmaajo ayuu la yimid ee haloo sheego jubaland awood qeybsi qabiil ayaa lagu dhisay ee ma ahan maamul goboleed axmed madowe leeyahay 😂
Ahmad Ma Doobe Inuu Soo Labanahayo Waa Hubaa Waa Libaax Waa Nin Rag Ah Ahmad Ma Doobe In Laageero Ayuu Mudan Yahay
😅😅😅😅
OGAADEENKU WAA JAAHILIIN hadba meesha aan ujeedino ayay aadaan. Waxana Santorini Baan kashaqaynaynay sidaan Xamze iyo ogaden is ugu dhufan lahayn.
Sidu waa sidii kkkkkkkkk
sidii oromadii ayaad ooda soo jabsateen ogaaden qaatir ayaa leydinka taaganyahay soomaliya
Axmed Kismayo Xoog miyu kuhaystaa
Kkkkk maxad kaqabani
Daroodow waxaa tageertaan o balaayo mujahid ah u aqoonsataan ninkii nin hawiya ah maalin isqabsadaan kkk asagoo waliba itopian kaashamaayo vva hawiya suber bower walahi itopian laado aadi karin
Boowe walakala shakiyey nin walbo albabkii hasooxidho sheekadu wey ka tagtay daarood iyo hawiye waxey mareysaa laflaf jifijifi jilib jilib hoose shidaalka xita xaafadaha noga qoda waxa qadayo xaafada laga wayo shidaal seeweeye😂😂😂😂😂
Jubbaland ahmed madoobe maleh
Hadi nin aan Ogaden ahayn u 2 teram fadhin laha wa ooyi lahayden hadana nin 13 sano fadhiya ayad u sacbineysan qabyaladistayaal
Hhhh
Caqli ogaadeen ayaa ka timideen
Madoobe kismaayo Shan km aan Ka bixi Karin oo kismaayo la dagay
inuu awoodi waayey maahan inuu iska saaro lkn inaan xamar looga imaan ayuu isugu wareejiyey maadama ay wada shaqayn jireen uuna garanayo sida loola macaamilo
@@abdurahmanmohamed1293. Waa loogu iman😂 mar aan fogayn 😊
Qabiiil ayaad sidaas ugu difacaysaa. Mesha hoyadiin ma leh kiniyan iyo itopia ayaa mesha idinku haya lkn mar aan fogayn waa laga eryi
Hadaa ma hooyadiin baa leh. U tali meeshaad xukunto. Shaley baa u sabcineyseen markuu farmaajo mucaarad yey asd ugu faraxsanahay iney xaq daradii isku dilaan.
Asc