Waa iska xaal adduun | Nabiiha Cabdi Ibraahim (Nalka)

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 19 вер 2024
  • Waa iska xaal adduun.
    Nabiiha Cabdi Ibraahim (Nalka)
    Erayadii: Cali Shiikh Jaamac
    Laxanka Axmed Cali Cigaal
    Wada hore u qaadday Khadra Daahir Cige

КОМЕНТАРІ • 109

  • @DeeqMaalMedia10
    @DeeqMaalMedia10 2 роки тому +23

    The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet muhammad❤❤❤❤

  • @firdhiye2351
    @firdhiye2351 2 роки тому +21

    Heestaan waxaa qaaday allaha u naxariisto fananadi waynayd khadra daahir ereyada shiikh ali laxan ki axmad ali igaal qisada heestaa saa ku maqlay waxay ahayd abwaanka heesta samryay inuu ku noolaan jiray qurbaha xaaska uu qabayna ahayd qof aad u qalafsan marwalbana isla saxan waxay tilmaamaysa laba qof isla nool midba midba qofka kale ku qalafsan yahay xumaantiisana ka shaqaynayo inuu wanaajiyo iskadaaye ereyada heestana waa sidaan:
    Hadaad adigu xaal aad
    Damacdaa xasilin yahayee
    Oo xaajo diid tahayee
    Tayduna xin dheeroo
    Xakab laga koraa jirinee
    Ku xereysan tahay waliyee
    Xaskul laga sameeyiyo
    Xadhig gaara loo heyn
    Halkaad xays ka daaqdana
    Hadaan xagal ka daac ahaye
    Xaq ma iigu leedahay
    Adigoo xigtii qubey
    Kadimada xawaada ahaa
    Xoox in aan ka waayaa
    Wayska xaal aduun
    Xidigaha haddii aad
    Meel kula xereetoo
    Xoogagu kugu sima ee
    Oo xogla eey danteyduna
    Xagal laga hayaamiyo
    Iga taalo xeeliga eey
    Xirgin lagaga qaadiyo
    Aan xaal aduun gabaye
    Halkaad xayska daaqdana
    Hadaan xagal ka daac ahay
    Ku celi hooriska
    Xumbo maaha aadmigu
    Iyo xoodh guraayee
    Taariikh xil weyniyo
    Haddii xaabaal galo
    Xusuus waa ka reebiyo
    Labaan xiiso kala helin
    Mid xanaanku weyn yahay
    Kan kalane xidhiidhkii
    Xaleef kula ordaayoo
    Xiriif iyo qas uun yahay
    Xero kuma heshiisee
    Uu xutubinta diidee
    Waxba xeerin waayee
    Cid ma kale xanteystaa
    Wayska xaal aduun

    • @abdullahifarah5619
      @abdullahifarah5619 2 роки тому

      Thanks sida nola wadagtay

    • @mohamednairobi8000
      @mohamednairobi8000 2 роки тому

      Ya salam dadki Fanka aya tahy

    • @hybehybe6034
      @hybehybe6034 2 роки тому

      Aad baad u taqan naxwaha
      Muq-disho waa mucjiso sida ay wax u turjumato .

    • @hybehybe6034
      @hybehybe6034 2 роки тому +2

      Not wife or abroad
      This song is extremely more than.
      It’s social issues, it’s political, it’s lot lot meaning full . Even its examples

    • @hybehybe6034
      @hybehybe6034 2 роки тому +1

      Not wife or abroad
      This song is extremely more than.
      It’s social issues, it’s political, it’s lot lot meaning full . Even its examples

  • @museweston1303
    @museweston1303 Рік тому +1

    Hees macaan laxan macaan waa erayadii cali sheekh iyo laxankii Cigaal

  • @ayanhussein5644
    @ayanhussein5644 2 роки тому +3

    Waa gabedh qurux badan oo nadiifa Waa hees intaanatay khadra daahir Allah ya a raxama 🥲

  • @somaliasomalibaleh7822
    @somaliasomalibaleh7822 2 роки тому +3

    ❤️❤️❤️❤️🙏🙏🙏🙏🙏💯💯💯💯💯💯 si fiican ayeey u keentay codkii mama khadra ahn 🙋‍♂️🙋‍♂️🙋‍♂️🙋‍♂️nabiha nalka halkada kasii wad. 🌹🌹🌹🌹🌹🌹👌👌👌

  • @somaliasomalibaleh7822
    @somaliasomalibaleh7822 2 роки тому +6

    ندي القلعه الصوماليه عليك يا ندي كل الحلاوه لك. هذه اغنية الفنانة الكبيرة الراحلة الله يرحمها. خدرة طاهر عيغي. صوت جميل وحلوة ومعها الجمال تسلمي 🙋‍♂️🙋‍♂️❤️❤️❤️❤️👌👌👌👌🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💯

    • @abusameeribrahim2847
      @abusameeribrahim2847 2 роки тому

      ااااااااي يا سول
      البينتي دي تشبه ندي القلعه
      صوت وجمال اسمها شنو يا سول عليك الله البتي دي😋

    • @somaliasomalibaleh7822
      @somaliasomalibaleh7822 2 роки тому

      @@abusameeribrahim2847 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙋‍♂️🙋‍♂️🙋‍♂️❤️🇵🇸

    • @somaliasomalibaleh7822
      @somaliasomalibaleh7822 2 роки тому

      ​@@abusameeribrahim2847 إسمها نبيه عبد إبراهيم (الصمبورة) أو المنورة🇸🇴🙋‍♂️🇩🇯🇵🇸

  • @najibwerar6117
    @najibwerar6117 2 роки тому +6

    waynakaa waynakaa jiib iyo musik cajiiba aar ree hargaysaw qalabka sidaa inooga hagaajiya duca helayaal astaan music muqdisho baa kow ah👏

    • @wiilkaReerCigalle
      @wiilkaReerCigalle 2 роки тому +3

      Halkaa waad ila aragtay Team kani waa dhamastiran yihiin

  • @xkadedkardhow3534
    @xkadedkardhow3534 2 роки тому +2

    Ooh yaaallah cajiib.music cajiib gaar ahaan gabdha way qiirootay.well done. Xasuus kooxda well done.casri .thanks. turbooyinka,nimankA TUMYA .CAJIIB,,CASRI.

  • @murtiiyosuugaan7556
    @murtiiyosuugaan7556 2 роки тому +2

    Music is amazing and vioce it is so great

  • @mohamedabdullahi3187
    @mohamedabdullahi3187 2 роки тому +4

    Sida Muusiga aay isula wadaan waa ashqaraar
    Codka Nabiiha waa wax kale .

  • @libanhajialidhere4419
    @libanhajialidhere4419 2 роки тому

    Masha Allah way heetay gabartani astaan music waan idinso hambalyaynayna heeso badan no so galiya Waliba gabartani codkedu caadi maaha
    Somali land way Naga barajeyn karta fananadni hore usoco Ayan lenahay nabiha nalka khadra dahir AHU Ayan maanta xasiustay wale

  • @abdifitahiman8165
    @abdifitahiman8165 2 роки тому +8

    Heestan qofka laxanka saaray mucjisoow ahaa qaabkay udhaceysa baan laheli karin allaha unaxarista maama khadra daahir
    Codka qaabkow udhacaya baa mucjisa ah

    • @galkacyo9045
      @galkacyo9045 2 роки тому +2

      Laxanka waxa ku farayarestay alfanan ahmed ali cigal ceymo

    • @abdulahikeno7092
      @abdulahikeno7092 2 роки тому

      Axmed ali cigaal caymo muxjjso laxamaytse bashaash mid ka mida xidigihii waabari buu ahaa alaha cimriga udheereeyo

    • @wiilkaReerCigalle
      @wiilkaReerCigalle 2 роки тому

      Somali Top 5 Laxamiiste - Axmed Cali Cigaal

    • @abdullahihersi1188
      @abdullahihersi1188 2 роки тому +3

      Waa Ninka ugu Laxamada badan Somalia Cigaal! Heestaan Laxanka ayaa Waxkale ka dhigay oo Heesaha kale oo dhan dhaafsiiyey!

  • @najibabdullahi5416
    @najibabdullahi5416 Рік тому

    Alle haw naxariisto aderkay cali shiikh jama liiban 😢

  • @abdishakurabdi5190
    @abdishakurabdi5190 2 роки тому

    Qiso run ah oo kudhacdey nin taajir ahaaa, sameeyuhu waa axmed shiikh, codkuna axmed cali cigaal

  • @qaadeyqaadey7855
    @qaadeyqaadey7855 2 роки тому +4

    Wooow astaan waan hambalyaynayna gabartan wa fanaanad heeso badan nooga so duuba codka musiga iyo vedeo gu intuba wa dhamaystiran yahay

  • @Qurunwareejiiye
    @Qurunwareejiiye 2 роки тому +5

    She nailed it on the head for real!!!!

  • @alijama7018
    @alijama7018 Рік тому

    Erayadiu Abwaan Ali sheekh alah ha u naxariisto

  • @Kilwo19
    @Kilwo19 Рік тому +1

    Kooxdaan Muqdisho waa musjiso kuwa Hargeyso may saan cml u tumaan
    Gabadhaana hakeedii ay dhigtay walee

  • @MrLooyaan
    @MrLooyaan Рік тому

    الذكريات الجميله تبقي في قلوبنا مهما طال الزمن وهي جزء من الماضي والحاضر ،،،،الايرحمها ويغفرلها قطره طاهر

  • @abdihakimmohamed2561
    @abdihakimmohamed2561 2 роки тому +2

    Waaw fanku qaabkaas ayuu kusoo baxayaa fan waa fankii hore. Wax qudhin ah oo fan lagu sheego ayaa burburkii ka dib soo baxay. Aad baan ugu mahadcelibayaa qoladan fankii qaaliga ahaa ee soomaalidu lahayd dib usoo noolaysay. Waaw

  • @cabdimaxamed2106
    @cabdimaxamed2106 Рік тому

    Caadi ma ahan, tani waa Khadra Daahir oo yar❤

  • @mohamedfaysal5406
    @mohamedfaysal5406 2 роки тому +1

    Ereyo badan baa khaldan xagu bay tiri ereygu waaa xaskul weeeye

  • @hanadjelanixasan7638
    @hanadjelanixasan7638 2 роки тому +1

    The best song

  • @duaalesomalilander5452
    @duaalesomalilander5452 2 роки тому +1

    xasuustii AHUN Khadra Daahir Cige waa iska xaal Adduun

  • @wiilkaReerCigalle
    @wiilkaReerCigalle 2 роки тому +2

    kooxdani waa Ashqaraar iyo Mucjiso
    Anigu waanka yaabay Teamka Muqdisho Musicga u garaaca wlhi wlhi

  • @user-ny9li3ze4r
    @user-ny9li3ze4r 11 місяців тому

    Ax ax waayo waayo iyo 80naadkii ayaan xasuustay hargaysa

  • @cabdiraxmaanmuxumed1638
    @cabdiraxmaanmuxumed1638 4 місяці тому

    Xaaladuun

  • @caadilsheikhmussa-gw2jg
    @caadilsheikhmussa-gw2jg Рік тому

    A beautiful gentle women with a so nice voice❤❤❤❤❤

  • @SayidNour.Af-kano
    @SayidNour.Af-kano 2 роки тому

    Wow xasustii khadra dahir top top astaan

  • @nimcohaybebulaale8881
    @nimcohaybebulaale8881 2 роки тому

    Masha allah Nabiiha cabdi ❤️❤️❤️❤️❤️❤️😍😍😍😍😍😍

  • @taabityaresongs875
    @taabityaresongs875 2 роки тому

    Wowowow Nabiha in the house Laganed 🎻🎻🎻🎻🎻🎻🎻👈

  • @NourAhmed-17
    @NourAhmed-17 2 роки тому +1

    waaaw waaw waaaaw

  • @mhassan9288
    @mhassan9288 2 роки тому +3

    Xamar iyo Music faraha looga gubtay

  • @nnnnwowo9164
    @nnnnwowo9164 2 роки тому

    Halkeedii ayaad dhigtay ❤️

  • @abdirahmanafrah9751
    @abdirahmanafrah9751 2 роки тому +1

    Waaaw ax yaa fanaanad

  • @M.Cabdulle
    @M.Cabdulle 8 місяців тому

    Muqdishu waligeedba dhanka miyuusigga waa ku horreysay. Barakooba inta heestaan ka qayb qaatow.

  • @wasiirwasiircawale4809
    @wasiirwasiircawale4809 2 роки тому

    Mashaa allaah fanaanad qaaliya

  • @onlysaygaddh4215
    @onlysaygaddh4215 2 роки тому

    Masha Allah axla fanaana

  • @deeqcabdi9559
    @deeqcabdi9559 Рік тому

    Masha Allah fananadani ad bay u cod macantahay walahi herso badan kaso duuba

  • @axmedhillaac3886
    @axmedhillaac3886 2 роки тому +1

    Music ga ay astaan tumayaan bal daya wow

  • @mohamednairobi8000
    @mohamednairobi8000 2 роки тому

    Masha Allah halkeeda ayay dhigtay runti wayska xaal aduun

  • @kalidabdifarah
    @kalidabdifarah Рік тому

    Caadi mahan way keentay 🎻👏

  • @Somabilbooks
    @Somabilbooks 2 роки тому +1

    axyaa axyaa axyaa walee waa iga so gaadheen caawa you mad may dayt

  • @shukrisharaf9771
    @shukrisharaf9771 2 роки тому

    masha'allah fanaanad dhameys ah.......

  • @somalia_media
    @somalia_media 2 роки тому +2

    Icqiyaasay astaan jira waxaan aad ula dhacay music yahanada oo si aad u xirfadeysan u garaacaya

  • @abdihakimmohamed2561
    @abdihakimmohamed2561 2 роки тому +1

    Wakhtiga soomaalidu ku jirtu ayey heestu ka hadlaysaa ee xiligan laakiin waxaan filayaa 80kii inay soo baxday hadaanay ka horayn.

  • @abdiraxmaancabdulahibarida2738
    @abdiraxmaancabdulahibarida2738 2 роки тому

    Masha Allah way beestay gabadhani

  • @Maxameddaanbuur
    @Maxameddaanbuur 8 місяців тому

    Xasuus haben talaada soo galayso 16 ,1 ,2024 waxaan joognaa bacaadweyn mudug puntilaand asxab badan maxamed daanbuur faysal hinre Ahmed gacmey iyo cali beeraley

  • @cirjiidh77
    @cirjiidh77 2 роки тому

    Khadro Daahir allaha u naxariisto.
    Gabadhaan waa fanaanad degan oo cod leh waxaan u mahad celinaa ASTAAN TV iyo fan ay soo nooleynayso
    💯💯💓

  • @ali09ify
    @ali09ify 2 роки тому +2

    Habraha so caan balaayo oo daaaleey Hanoo so aruuurina please be next heesaha hirgaley Hdaaa habrahaan idinka codsadeen oo lacag ku bixiyeen ma rabno. Under 21 rabnaaa with voice

    • @MohamedBarrrow-mh5gg
      @MohamedBarrrow-mh5gg 8 місяців тому

      Fankaanad aqoonin, gabadha intii la doono ayey keentay cookie khadra daahir, waana gabadh yar cod Macaan & quruxba leh, laakiin waxaan u maleynayaa in aad xaasid tahay. Dariiqa wanaagsan Allaha kuugu soo rido.

  • @ayanhussein5644
    @ayanhussein5644 2 роки тому

    Waa hees qiiro thaks walashay mcn 🥹

  • @aqoonqaate8109
    @aqoonqaate8109 2 роки тому

    Inta ay awooday way qaaday good job

  • @cazuuzwali2427
    @cazuuzwali2427 Рік тому

    Eesh calaaa, 👏

  • @abdinuurmaxamed8091
    @abdinuurmaxamed8091 2 роки тому +4

    Meeqo mar baad ku ceshatay anigo 5 baa sii maraaa

  • @mohameddugsiiye7929
    @mohameddugsiiye7929 2 роки тому

    Mashaa allaah
    Codka 100/100
    🥰🥰🥰😘👍👍👌

  • @Awlio1
    @Awlio1 2 роки тому +1

    💯

  • @cabdicaynab4877
    @cabdicaynab4877 2 роки тому

    Waa 100.1000

  • @medcabdilahi9390
    @medcabdilahi9390 Рік тому

    Haye

  • @abdibashe1369
    @abdibashe1369 2 роки тому +1

    Cadimaha waxameshaa kasocda Alleylehey dadkuhabon intaba aya mesha igamuqda cawa xasuusihoran galay

  • @abdihakimmohamed2561
    @abdihakimmohamed2561 2 роки тому +3

    Rag rag culus ayaa isla helay iyo inan cod mcn oo keentay heesta

  • @abdirahmanahmeddacaam2183
    @abdirahmanahmeddacaam2183 2 роки тому +1

    Waar niyow maxay tidhi
    Maasha allah sidaa u heesa dadyahow

  • @cabdirisaaqsiciid3188
    @cabdirisaaqsiciid3188 2 роки тому

    Ada iyo ada sas raba memo
    Qadro

  • @sidikshafi8275
    @sidikshafi8275 9 місяців тому

    Aar inantu codbay haysaaa😊

  • @zadaam_official3953
    @zadaam_official3953 2 роки тому +1

    First veiw and comment for you pin 📌 😉 😀

    • @cabdulqaadiraxmed9826
      @cabdulqaadiraxmed9826 2 роки тому

      Heestan kama habaabin halkeedi fanaanadu aad ayey u dadaashay anigana saamayn gooni ayeyba igu leedahay afkaadu mago,o

  • @abdirahmanahmeddacaam2183
    @abdirahmanahmeddacaam2183 2 роки тому +4

    Imisa jeer ayaad kusoo ceshatay adigoo uga dhawaanaya codkii dahabiga ahaa mama khadra?

  • @timocadecade9781
    @timocadecade9781 2 роки тому +1

    Caadi maahab

  • @mowlidabdullahi3916
    @mowlidabdullahi3916 2 роки тому +1

    Cajiiib axyaa hees iyo bar
    codka daganaanta farshaxanka iyo faraha gacmaha isfahansan ee muusiga
    dareenka iyo jawiga intaasbaa kukulansan

  • @Said-e3y
    @Said-e3y 8 місяців тому

    Gabadhan ereyada iyo degaanta halkeeday dhigtay

  • @Somabilbooks
    @Somabilbooks 2 роки тому +1

    heestan waxaa waxaa qaaday khadra daahir waryaa sidaa u ogaada ciyaalka dambe

  • @ismailyassin1281
    @ismailyassin1281 2 роки тому

    Kadimada xawaada xoox inaan ka waayaa ayaa sax ah,halkaa ku noqo

  • @KISTATV
    @KISTATV 2 роки тому

    Weynakaa haddaba

  • @ashaabdillahi3536
    @ashaabdillahi3536 Рік тому

    Qadaad weyn

  • @kunghope9846
    @kunghope9846 2 роки тому

    Heesta mxy ledahay

  • @anisali2266
    @anisali2266 2 роки тому +1

    Fanka sharaftiisu waa lafe ku hees

  • @abdifitahiman8165
    @abdifitahiman8165 2 роки тому +1

    Heestaan waa adagtahay gabadhan inay ku dagdagin baa fiicneed

    • @abdulahikeno7092
      @abdulahikeno7092 Рік тому +2

      Hal xabo may khaldin ka wrn bal adigu ka soo hel hal xaraf ay baal martay wlhi daganaan iyo cod baa ilaahay siiyay

  • @ahmed.bakool
    @ahmed.bakool 2 роки тому

    Miraha Mar Haddayba Jabiso Heestu Iga Dhimatay.

    • @abdihakimmohamed2561
      @abdihakimmohamed2561 2 роки тому +1

      Khaladka yar waa loo dulqaadanaya sida kale waa 100%.

    • @abdulahikeno7092
      @abdulahikeno7092 2 роки тому +2

      Hal meela ma khaldin gabadhaan daganaan iyo cod bay meel dhigatay waxaaba dhihi karaa heesta wayna keentay hadaysan halkeedii dhaafin

  • @jamalwarsame5587
    @jamalwarsame5587 2 роки тому

    Dhaka xunto, waxy ka dhinteen ooy kufsadaan he'es kasta midhaheeda iyo musiga dhisidiisa.

  • @ashaabdillahi3536
    @ashaabdillahi3536 2 роки тому

    Made in somaliland 🤍💚❤

    • @wiilkaReerCigalle
      @wiilkaReerCigalle 2 роки тому +1

      Hees Laxan kamasoo harto - Axmed Cali Cigaal Seedi waa beer loolz

    • @ashaabdillahi3536
      @ashaabdillahi3536 Рік тому +2

      @@wiilkaReerCigalle qadaad laxanka aad sheegeyso midho u sameysta bilaa xigmad baa tihiin 🤍💚❤👑made in somaliland

    • @wiilkaReerCigalle
      @wiilkaReerCigalle Рік тому

      @@ashaabdillahi3536 Haye xbbi 🤣🤣

    • @ashaabdillahi3536
      @ashaabdillahi3536 Рік тому

      @@wiilkaReerCigalle raali noqo indr

  • @QUEEN-SOY-SOY
    @QUEEN-SOY-SOY 2 роки тому

    Inuu ilahey kuu naxariisto ii naxariiso walal subscribe ii saar thanks🙏