@@salamkala14 run ahaantii taarikhda waxey sheekasa Muqdisho waxa dhisay inuu ahaa Darood…taarikhda waxey sheekasaa amir awoowkiis uu ka soojeeday waqooyi Somalia iyo Aqeel Ibn Abu Talib inuu aasaay Mogadishu. Qabiilka Somalia daga oo ka soo jeeda Aqil Ibn Abu Talib na waa Darood Ismail.
Su aal kaftan ah ma noqon karto maxaa yeelay waa su all qabiyaalad iyo sii kala fogayn umada somaliyeed u horseedaysa. Waxa meesha ka muuqata in aysan jirin dhaliyaro aqli fiican le oo tira guurku waa calaf guukaygu qabiil kuma xidhna gabadh somaliyeed mooye.
War Isaaq qabiil iyo qabyaalad jecelaa reerka! Yaab, clipki reer waqooyi ka yimaadaba waa qabiil iyo qolo hebel. Aduunkoodu waa intaas. Total narrow-minded and backward thinkers!!! Bariga, Koonfurta iyo Galbeeka Soomalida degtaa cid kale waxaas oo kale ka maqli meysid.
Mareexaan taariikh buu leeyahay gaar ah waa xidig muuqda ogaadeen asna taariiq buu leeyahay aan caadi ahayn lkn hawiye waa un hawiye taasna waxay keentay in mareexaan iyo ogaadeen midba gaar umuuqdo daarood walee waa rag
Hhhh hawiye was raga ajuuran boqortoyadoda leh waa muqdisho raga leh waana geesiyin
@@salamkala14 run ahaantii taarikhda waxey sheekasa Muqdisho waxa dhisay inuu ahaa Darood…taarikhda waxey sheekasaa amir awoowkiis uu ka soojeeday waqooyi Somalia iyo Aqeel Ibn Abu Talib inuu aasaay Mogadishu. Qabiilka Somalia daga oo ka soo jeeda Aqil Ibn Abu Talib na waa Darood Ismail.
😂😂😂😂@@falischika6221
@@falischika6221waa khuraafad somalida waa hal isir bentas naga daaya
😂😂wlhi dacad uqosly marexn dadka dhan rer diini bas ka yaqanan😂
Adeer guurka Soomaaliyeed dhexdiisa xuduud iyo qabiil ma leh ee diin iyo calaf weeye ee daanyeernimada joojiya
Ma asagaaba heli kara ogaden cagaha dheer eeuu sheegina wa inta ay dadka dheer yihin wa shin u dhalad dhicis maaha geesi taarikh leh ayagu ka dhasha
Ogden Aniga ahaan ano habar jecelo ah waayo waan is naqaana isku ood banu nahay
Thnks wllo qali ogaaden hadan nhy izaaq wa dadkeeni
Viva hawiye qabiilka soomali ugu wanagsan qalbi wanaaga xaga guurka hawiye u wata àbgaal iyo xawadle habar guide iyo murusade
Sade sade laandheere hibo loosiiyay hogaaminta
Ogaadeen iyo mareexaan
Aldaarood laandheerenimo 😉👏
Su aal kaftan ah ma noqon karto maxaa yeelay waa su all qabiyaalad iyo sii kala fogayn umada somaliyeed u horseedaysa. Waxa meesha ka muuqata in aysan jirin dhaliyaro aqli fiican le oo tira guurku waa calaf guukaygu qabiil kuma xidhna gabadh somaliyeed mooye.
Naag isaaqa ii raadiya anigana from xamar 🤣
Hawiye waad isku qaadee mareexaan iyo ogaadeen maxaad u kala qaaday
Isaaqs qofkii gumeesto ayee jecelyihiin kkkk
Inta mareexan tiri soo dhowaada gabdhaheenana waa ina arkaan
qolo qolo hadi la is ku guursanayo xafadayada uun paan kur sanaya sppto ah xafadan padiinaya 😁🦁💪🏻🙌☺️
HAWIYE IYO OGAADEN MIDKEE BADAN HORTA
Hawiye ayaa badan wayo hg kaliya 6 million
Abgal mursade ……..hawiye dhowr iyo toban ayey ukala baxan
@@macrobianson2g Hawiye darood buu lafacyahay Ogaadeen jifo kasii hoosaysa hg hadana hawiye lamagac siman
@@macrobianson2g Ogaadeen waxaa udhima ama leeg Hiraab . Hawiyana waa HIRAAB iyo KARANLE Inta kale waa xulafeysi. Xawaadle, gaaljecel, shiikhaal Dadkaas oo dhan maaha hawiye
@@user-sr86ui3xsuexi hhh wada dhalasho ayaa jira xulufeysi ma jiro hawiye ila iyo Ethiopia ayuu dagan yihiin
@@user-sr86ui3xsuexi aaway ilmo gargaarte Maxamed gorgaarte silcis gorgaarte wadalaan gorgaarte gugundhabe Hawiye iyo Xaskul Hawiye ajuuraan iyo kuwa kalo badan o anan xasuusan aaway
Hiraab iyo karanle kulahaa sheeko
Ajuuran ayaan boqortoyadii 800 oo sano ka talisay somalia
Nin kasta reerkiisa ha raadsado...ee baq baqda iska daaya..
Hawiye waa qoomiyad weeye adeer isku lahjad maaha isku deegaana maaha
Isaaq makala garanayaan hawiye wax yar laangaab ayee moodaan
War doqon sanaa ogaden waa Ethiopia kulahaa
😂😂
War Garacdan Labada U Danbeeya Toos Bay Noogu Farxasheen Hadanu Nahay Mr 😂😂
😂😂😂
Hawiye maxay hal meel uga soo qaadaan? Makala yaqaanaan miyaa? lol Abgaal misa Murasade misa Baadicade may dhahaan.
Hawiye
Daaroodow subscribta kal noqda ..daarood ayuu kala qaybinayaaan kala noqda subscribta
Qabiil qabiil iyo qabiilayste ma fiicno.Soomaali waa hal reer,hal qoomiyad oo Muslim ah.Viva Islam Religion Allahu Akbar
Umaba aaanu saarinba 😉😁
keep going pro 💪
Marexaan
Naa ma walan tahay yaa hawiye guursada wax faruukh ah oo dad iska shegta moyee
Isaqow darodka is taqan ee i gursada isaqu inu dan beyo hawiye dhan bu isku qabtay dadrodkana u kala sar saray
HAWIYE WAXEEY MOODAAN HAL QABIIL. QALDAAMIINTAN MIYEE WALAN YIHIIN, DAROOD IYO HAWIYE AYAA ISKU BEEGAN,
Darood wuu idinka Tarikhda sareeya hawiyow mrka waa inaa laf kamida iyo hawiyee oodhan laay barbaar dhiiga xitaa lafyar baa idinka Tarikhda waayn runtii 😂😂🔥
Ethiopian 😂😂
Somalia waxaa ku dagaalamaya ogaadeen darood iyo ogaadeen kii La beeray waqtigii boqortooyingii ethiopia
I don't care tribe lam somali my self lam proud of it somali bas why qabil حسبي الله ونعم الوكيل
Gobta Ceel Ogden ka guursan laha ❤😊
❤❤
My dhiiga og
Iidrow .daarood hala qaybinina hooyadin wasa
Idibkaa adooma dhilaa idin dhashee
Mareexaan iyo Hawiye ?? Isaaq hawiye qabiil yar ayeyba u haystaan
Hawiye iyo waxam kaliyo cagdheerta maxa isu keenay
Wlhi oo billahi Ogaden baa idinka tarikh bdn oo idinka sareeya 😂😂💀
Ogaden 💯💯💯💯
Naag marexaan ah ii raadiya
My dhiigq og
Hawiye wuu ka wayn yahay Mareexaan iyo ogadeen axsan daarod dhaha kuwa şu 'aalaha dadka way dinayaa wax makala kala garanayaan🤣🤣🤣🤣
Wax ma garanyaan waa isaaq xanuusan
Kkkkkk yaab
War maxad daarood ukal qaybinaysa .oo hawiye mid oga dhigaysa ..idoor..adoomo daarood
Dee mareexan iyo Ogaden aa tiro ahan, tariq kan dhul badan hawiye sxp
Wow! Hello gabr ree diina❤nasab ree burco
Shaxda badal zxb
Wiil taaasaan been eheen reerdininimo
Daarood kala qaybin ayaad wadaan waryaa hawiye iyo darood maatidhaahdaan
War Isaaq qabiil iyo qabyaalad jecelaa reerka! Yaab, clipki reer waqooyi ka yimaadaba waa qabiil iyo qolo hebel. Aduunkoodu waa intaas. Total narrow-minded and backward thinkers!!! Bariga, Koonfurta iyo Galbeeka Soomalida degtaa cid kale waxaas oo kale ka maqli meysid.
Bal ma iyagaa heli kara ogadeen
Maraxan ban doran laha
majeerteen inay tiri yaa ila maqaly😂😂😂 wale elcalico nahay
muqdisho ayaa $10 million lagaaga soo diray uu muuse biixi dhahay walaala heyn hawiye, ma ogaadeen aaku siiye lacagraa? iskaba daa dadka hawiye ee qurba joogta lacag kuu soo diray, aqliga ilaah niiga qaad iidoor weligood daba dhalif ee ahaa yeen
😂😂wlhi dacad uqosly marexn dadka dhan rer diini bas ka yaqanan😂