Ani arinta AJ run iyo been waxba kama dhihi karo lknse in Bambo Hal far goyso waa qadar Alle AUN Aabahay 1977 wuxuu ahaa Dhaqtar ciidan Magaalada burgeesod waxaa Kula kacday miino dhulka lagu aasay Nasiib wanaag far yarta bis Ayaana ka Go,day dafeeto kalane ma gaarin Marka haduu wiilkeeda yahay Alle qalbigiisa Burcad Hau mariyo haduusan ahayna Wiilkeeda dhabta ah Allh u sahlo Qof Hooyo noqday uun baa dareemi karo xanuunka ay la nooshahay wllhi
GAAJO AYA KA JIRTAY GURIGOODA IYO GOBOLKA BAY GUUD AHAAN, 1991_2, DII WA XILLIGI ADDUN WEYNAHA GOBOLKA BAY UGU YEERAY " GOUST CITY " AY MEYDADKU DAADSANAYEEN WADDOYINKA, BAY, BUR HAKABA ILAA DAFET AMA WANLA WEYN, CAGA BARAR NAFFAQA DARRA KENTAY AYA JIRTAY.
Masayrku waa cudur. AJ Allah family quruxbadan ayuu Allah siiyay. Dadkii foosha xumaa oo dhan ayaa daba dhigtay. Hussein Allah waydiiso xaas quruxbadan oo Raaliyo ah, caruur qurux badan oo akhlaaqi ka muuqato.
Walaal dadka oo dhan ayaa qurux badan Allah SWT ayaa Quraankiisa noogu sheegay inuu Allah noo sameeyay qaabka ugu quruxda badan midab kala duwanaashuhu qurux makeeno dhamaan waa Abuurkii Allah ee quruxda badnaa marka walaal taas lasoco InshaAllah
XASSAN FAREY, OO XILLIGAS UNUG 9 JIR AHA, WAXAY YIMADEEN BUR KAKABA, OO HEY'AD DADKA KU QUUDISO, QOYSKA U LA NOOL YAHAY OO IYAGUNA AABAHOD BOLISKA BAYDHABA KA MID AHA, AYA BUR HAKABA KU SOO CARARAY, XERADA AYEY WIILKI KU BARTEEN, AY SASABTEEN, HOOYADIS RUMAAD AAN WAXBA HEYSAN BAADIYA KALA SOO CARARTAY, HALKAAS KA RAACAY, QOYSKA REER MAGAALKA AH.
Mid saxda ka dhigeyso mamadan iney hubto inow yahay wilkeda waa xata in eysan tilmamin gacan kale iyo far qaldan hubal mamadan wilkan ayada dhashay ee illhey xaqa ha tuso casi walikan Aj la baxay
Yaa wye cadowga 😂 bilaadamiir ma thy hooyo ayaa cunugeeda ka maqan aj buuna tuhun so galay kaliyada hooyada ha qanciyo oo dns test ha u sameeyo yaa xoog ku qaadanayaa waa ninweeyne
xuseenow weydhacdaa anigu dadka doodaya midna ma aqaan laakiin waxaan goobjoog ka ahaa 1991dii wiil ashraafta cadcad ah ooy bumbo f1 ay halfar ka goysay inkastoo aanan xusuusan midig iyo bidix midey ahay hadana qaabka ay u dhacday waa la isoo weydiinkaraa cidii faahfaahinteeda ubaahan wiilkuna waa reerkismaayo dhalad ah deganaa xaafada shaqaalaha ana qax ayaan ku tegay qisaduna waa isla kismaayo halka ay ka dhacday
SUBXANALLAH WAR HEEDHE WAAD KU WAALATEY AJ EE ALAHII KU ABUURAY REERKAN UGA BAQ WIILKAN WAA AJ WALAALKII WAANA U EGYAHAY BEENTA UMADA KA DAA WAXBAAN BAAREY IYO WAXBAAN SOO OGAADEY BAAD KU HAYSAA XADGUDUBKA JOOJI FARTA KELIGEED SIDEE UGA GO ‘DAY BAD LEEDAHAY AWOODA RABI BAAD FARAHA LA GASHEY OO HADUU DOONO CIDI KELIYA KA SAARI KARA HARASSMENT BAAD KU SAMEYNAYSAA WAANA LAGUGU DACWEYN KARAA 🛑
War orad naga tag waagii hore waxaad sheegayso run ban moodi jiray ninkaan si gaar ah ayaad u atack garaynayso sowtaad lahayd maalin dhawayd qof ila dhashaa ii ekaan kara qof kale iima ekaan karo beenaale inaa tahaa maanta cadastay
Ruufiyaan xuseen jaamac ala ka baq iska daa ruufiyaanimada nin lagan ah baan kuu maleyn jirney ka fuq wiilka reer xamar ninkaan maa aha afka lagaa garaacaa sug
Wiil anigu andhalay ayaa bba bbano melkahelay kabacdi ciyaal kale lajireen geed ayuu kudhufta jirkiisa washiidmay ilmo kalena way kudhinteen Hadda mac quul gal ma aha infarkalii ay go do
War waa walaalkii wuuna u egyahay Farta uu kufurayey way go ikartaa walaal wiilka malada kadaaya kitaaba laidinku dhaaran kuqanca DNA oo gaalo hayso oo been sheegi kara maxaad karabtaan somali jaahilnimo iyo mara kudhag madayso
Why should we care about a matter that has nothing to do with us, I think it is a family matter that we should not celebrate in public if it does not harm our society, our religion and our culture. Please my people let's take care our business
"Why should we care about a matter that has nothing to do with us" Because we are Muslim, we can't see an injustice and be silent about it. You are a woman, so just imagine you lose your son. And after many years, you somehow found him in a TikTok or UA-cam video. Wouldn't you want to determine if your "instinct " is correct? Ofc you would. That's exactly what that hooyo wants, she is a mother who lost her child when he was only 9 years old. And honestly, it's all AJ's fault, he made a big deal out of nothing. All the mother is asking is to do a DNA test. Why doesn't he want to do it? Wallahi It's so frustrating and we as a Somali community will never stop until we see justice prevail.
How do you know if that is her son 100%? Please get a life and don’t waste your time with something that isn’t your own make job to do peace with your 🙏
@@aminafarah1457 What…. It’s not about me. Oof.. whatever man, I’m not gonna waste my time arguing with you. But I’ll say one thing tho, may Allah swt never make you go through what that poor woman is going through rn. Also, show some empathy and compassion girl.
Ilahay qalbiga ha u qaboojiyo hooyo mcn ❤
Far iskadaay ee intay qaraxdo uu alle badbaadinaa maqadrkaa xakuntaan taas kareeba sheekada
Anagaa naqaano gabar far ay kagooysay Ee ilaahay ka baqa
AJ family iyo Omar barbar in xiriir Diimeed ka dhexeeyo suurtagal matahay oo arintu Caasinimo kaweyntahay
MashaAllah good job
Xuseen waa nin macqul hadalkisa waxuu muqdaa run inta badan wax run buu sheegaa
Ani arinta AJ run iyo been waxba kama dhihi karo lknse in Bambo Hal far goyso waa qadar Alle AUN Aabahay 1977 wuxuu ahaa Dhaqtar ciidan Magaalada burgeesod waxaa Kula kacday miino dhulka lagu aasay Nasiib wanaag far yarta bis Ayaana ka Go,day dafeeto kalane ma gaarin Marka haduu wiilkeeda yahay Alle qalbigiisa Burcad Hau mariyo haduusan ahayna Wiilkeeda dhabta ah Allh u sahlo Qof Hooyo noqday uun baa dareemi karo xanuunka ay la nooshahay wllhi
Dadka mayaqaanin qadarta rabi mudo sanad laga joogo waxaa dhacday walaalkey xaaskiisa iyo gabar uudhalay ayaa qarax lakacay xaaska iyo darawal bajaajle isla goobta ayey ku nafwaayen gabadha ayaa ilaahey ka badbaadiyay waxyar aan badney ayaa soo gaartay oo firito ah ilaahey umada xaqa hatusiyo wax walboo waa lagu mashquulay
Xisaabta Ku darso nimada bambada inee Ka dhacday meel U akteeda firir inee goosay inee goosey laga yaabo
Maahan walaalkii yaan lagu dagdagin god job hussein👌👌👌👌
Waa caasi Aj illahay haa soo hadeeyo
Waa caasi xun ee hooyada allah samir siiyo waana xaqiiq ayadaa dhashay
Ale waxa so socda bu ogaa ALLAHU AKBAR SOW YAAB MAHA WAX 30sano kahor dhacay in ay hada calaamadi aqoonsi unaqato
Ninkaan Aj la leeyahay Aakhiradiisi ayuu Aduunyo ku gatay
Aan u nocayna AJ, in waalid la caasiyo dhibaatada ka dhalan karta war uma haayo.
GAAJO AYA KA JIRTAY GURIGOODA IYO GOBOLKA BAY GUUD AHAAN, 1991_2, DII WA XILLIGI ADDUN WEYNAHA GOBOLKA BAY UGU YEERAY " GOUST CITY " AY MEYDADKU DAADSANAYEEN WADDOYINKA, BAY, BUR HAKABA ILAA DAFET AMA WANLA WEYN, CAGA BARAR NAFFAQA DARRA KENTAY AYA JIRTAY.
BOMBADA GACANTO IDIL AYEY LA RUQQI LAHEYD.
Haa weey dhacdaaa wana illah baana intaas iyo inkabadan awooda sooma arag gaari miina inteey lakacday garigii baabi isay dadkii saarnaana ay bad badeen illah wuxuu qadaraayo ayaa badan
Masayrku waa cudur. AJ Allah family quruxbadan ayuu Allah siiyay. Dadkii foosha xumaa oo dhan ayaa daba dhigtay. Hussein Allah waydiiso xaas quruxbadan oo Raaliyo ah, caruur qurux badan oo akhlaaqi ka muuqato.
Walaal dadka oo dhan ayaa qurux badan Allah SWT ayaa Quraankiisa noogu sheegay inuu Allah noo sameeyay qaabka ugu quruxda badan midab kala duwanaashuhu qurux makeeno dhamaan waa Abuurkii Allah ee quruxda badnaa marka walaal taas lasoco InshaAllah
XASSAN FAREY, OO XILLIGAS UNUG 9 JIR AHA, WAXAY YIMADEEN BUR KAKABA, OO HEY'AD DADKA KU QUUDISO, QOYSKA U LA NOOL YAHAY OO IYAGUNA AABAHOD BOLISKA BAYDHABA KA MID AHA, AYA BUR HAKABA KU SOO CARARAY, XERADA AYEY WIILKI KU BARTEEN, AY SASABTEEN, HOOYADIS RUMAAD AAN WAXBA HEYSAN BAADIYA KALA SOO CARARTAY, HALKAAS KA RAACAY, QOYSKA REER MAGAALKA AH.
Mamada dhashay wa tan o yaysa way cadahay wale
Allah illahey cadilsana qof lee adiga kugu jufa ah aa illahey kaga hadal siyaa marka willkan 😢 xusen kahadal sinayo illahey xaqa ha tuso umadaan 😢
waa waaalid caasi ninkaasi
Hore ayaan u iri sidaan Hussein.i just said the something when i saw the comments.So true bro
😂 the something when I saw reer magaal sidaa Lagumo noqdo
Mid saxda ka dhigeyso mamadan iney hubto inow yahay wilkeda waa xata in eysan tilmamin gacan kale iyo far qaldan hubal mamadan wilkan ayada dhashay ee illhey xaqa ha tuso casi walikan Aj la baxay
Ninkan meesha ka hadlaya xaqa alaha ku tuso sida iimuqata shaqa laan ayaa haysa
Ok xusenow adigane waxaa ku heysataa aj sababta oo udifaacay c/laahi iftin aniwaaba iska yaabanaa ciyaarta iney meesha kasocoto maogeen
Qof sharaf leh baa tahey oo aan fiirsano please ka dhex bax diiqadaan
WEEY GOOYSAA HADII BUNBADU FIRIIRTO FIRIR YAR BAA GOOYN KARA
Pls ka bax diiqadaan
He is running from his Mom. No.doubt this man is fake.
Far ama mino miya far gon karta ama babo war dadku ma carurba kisku wa cad yahay herkasi ma usan dhalin Aj tasi way cadahay
Aj farta markii laweeydiiyey
Muxuu kujawaabay ciidan isceersansayey xabad iskutaaraayey igudhacdy
Mamada miskiinta ah waanka naxay walahi 😢😢 intanay dhiman waxay jeclaan lahayd inay Laabta galiso wiilkeedi hadana cimribay joogta halo dagalamo mamada xaqeeda
War yaabnaye ninkan yaa da Ada dadka soomalida ah daba dhigty ma wuxu ka hadly waayey
Adigu ku dharo in ay dhashay mamada radinaysa war adigu ha shaqaysan cadab subxan allah alla wax og
Adigu kudhaaro in aysan dhalin.
Sida la sheegay dad badan ayey jirtay far keliya anigu markii hore sidaas ayaan aaminsanaa inaaney far keliya jari Karin
Wu u egyahay wa walaalki dhaaf dacaayada xusain
Waa su'aal da wayn haduuba yahay wiilkeeda muxuu uga cararin hooyadii wax wayn weeye waase la ogaan( tramma )
inshallah, Aj win we love you and your family
War waxbaa ka qaldan
Waar nacasyohow ninka cadawga ku dhagan yahay maxaa ku daba dhigay ciil aad u qabto badanaa
Aj cadaw ma laheen laakiin asaga sameysanayo waa malaheyga. Simple inu mamada waxba iga maqan uu qanciyo. Wixii run ah Allaha so muujiyo
Yaa wye cadowga 😂 bilaadamiir ma thy hooyo ayaa cunugeeda ka maqan aj buuna tuhun so galay kaliyada hooyada ha qanciyo oo dns test ha u sameeyo yaa xoog ku qaadanayaa waa ninweeyne
Wuu utuuba raacayaa waa beenaale hadaladiisa is burinaya ninkaan
Walal cadow ku dhagan majirto balse ha is cadeeyo haduu run sheegaayo.
@@NaimaMohamedAli-k6kninkan qabiil layaqaan buu sheeganaya oo mj ladhaho mamaduna qabiil layaqaan bay sheeganaysa maxaa baraha bulshada loo waregaya maa labada qabiil isu tagaan somalia ayay labadu jogaan lkn dad fuyuus raadis ah ayaan arkaa dan aan cid kalahay wiilkana sumcadisa lagu dilayo maamadana niyada lagaga dilayo
xuseenow weydhacdaa anigu dadka doodaya midna ma aqaan laakiin waxaan goobjoog ka ahaa 1991dii wiil ashraafta cadcad ah ooy bumbo f1 ay halfar ka goysay inkastoo aanan xusuusan midig iyo bidix midey ahay hadana qaabka ay u dhacday waa la isoo weydiinkaraa cidii faahfaahinteeda ubaahan wiilkuna waa reerkismaayo dhalad ah deganaa xaafada shaqaalaha ana qax ayaan ku tegay qisaduna waa isla kismaayo halka ay ka dhacday
Adunyo niin jogo maxa argti kulabaan 😭😭😭
Aj iyo koda la socota kis iska wal ayay wadan e way cadahay in mamada oyaysa ay dhashay A j
Ninkan. Waxal
Cado u ah dadka. Cebihisa inu kashekeyo. Subxaanalah melxun. Ayaay irsaqdiikagashay dadka. Qaar. Marwalba. Dada. Ayuukudhaganyahay acudubilah war. Umad. Kafuq
SUBXANALLAH WAR HEEDHE WAAD KU WAALATEY AJ EE ALAHII KU ABUURAY REERKAN UGA BAQ WIILKAN WAA AJ WALAALKII WAANA U EGYAHAY BEENTA UMADA KA DAA WAXBAAN BAAREY IYO WAXBAAN SOO OGAADEY BAAD KU HAYSAA XADGUDUBKA JOOJI FARTA KELIGEED SIDEE UGA GO ‘DAY BAD LEEDAHAY AWOODA RABI BAAD FARAHA LA GASHEY OO HADUU DOONO CIDI KELIYA KA SAARI KARA HARASSMENT BAAD KU SAMEYNAYSAA WAANA LAGUGU DACWEYN KARAA 🛑
AJ aniga aqoon ayaan oleyahey
Xusen nin aqliga usaxiba hooyo wiilka allaha kuso hadiyeyo
Qarxiyaha Faraantiga ah kaligii far wey goysaa .
Bal muxuu ka rabaa
Yaa kuudirsaday ninkaas hawlahiisa ka bax
Majeteen waa dad madmadow oo gagaaban oo faanbadan uma eka
Majeertaan ka qurux badan ninku ma isaagaa qurux leh
Aj mamada dhashay wa tan u didanyahay wayo maxu u diday in dhiga lo kala qado
Fariir waaye siday sheegtay
Maamada aad kahadlayso xaqeeda isaga xaqmaleeh miyaa umadi oodhan AJ ayay kahadlayan war allah halaga baqo wax jira cidna ma oga iskaga uun baa cadayn kara waxa dhalay.
Waad qaldantahey mawaxaad ayidesa hadalki moryaanka calsow mase sigooniya ayaad ugudiidantahay inu yahay nin majeerten?
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw
Huseen Masayrka iyo quriwaaga jooji 😹😹😹😹😹😹😹😹😹😹 ninkaani waa hor u markiisa ma u quri weydey saxiib 😂😂😂
Maxaa la masayri caasi waalidiinka haduu is hubo muu ogolado DNA waa hadii aan la dhalin nin is huba ayaa is cadeye
Horumarka ma in naag cadaan ah tiktok lala yimaado baa u taqaan😂😂
Waa maaya dhaawaca ama fiiridhe baa so Gandhi laaha
Anigu talo ahaan waxaan dhihilaha wiilkani inuu dhiiga umaro waayo sheekhadu way soo dhamaan hooyadaas
War ilahaay ka cabso oo beenta dadka ka daa, labadaan nin anagaa isku meel joogna, oo walaalkiis isku college aadnay, waana labo nin oo walaalo ah.
Dadkii waxay noqdeen qiila waqaala yarkaan xuseen ladhoho maalmahaan wuu kasoodaray. Waa danbi in qof private life kiisa lasoo faago isagoo raali ka ahayn hadana laga been sheego.
Firirka banbada armoo ka gooye hee?
AJ alle haso hadayo aduunka akharedi u xuunat hooyadis dhashay siida dafaro caruru ciidal dhaqay hadun kaqab xoogan dhalan yare yaaha kuwaray
DNA maxaa loogu kala bixi waayey. Waa yaab.
Maasha Allaha
War orad naga tag waagii hore waxaad sheegayso run ban moodi jiray ninkaan si gaar ah ayaad u atack garaynayso sowtaad lahayd maalin dhawayd qof ila dhashaa ii ekaan kara qof kale iima ekaan karo beenaale inaa tahaa maanta cadastay
ninkaan aj Caasi waalidka ah kuwa difaacayo waa kuwa Soomalida ah ee is qarinaayo oo Diinteena Wanaagsan ka baxay oo gaalada ay qaladay
Asc war sugan kantey masha aiah
Asc.sxb.ustadow.nin.sharaf.lathaye.haku.barin.dadka.ka.hela.cabaha.dadkale..isku.day.inad.laxidhidhi.ninkan.o.wareyso.kadabna.samaha.ka.taali.
haddii taqaa bam gac meedka waxa kujira firir ,haddii mid ka mid ah firirka uu far ama dheg, kaa haleelo wuu jarayaa .haddii uu hoostada ka qarxo shabaq ayuu kadhigayaa
Ruufiyaan xuseen jaamac ala ka baq iska daa ruufiyaanimada nin lagan ah baan kuu maleyn jirney ka fuq wiilka reer xamar ninkaan maa aha afka lagaa garaacaa sug
Adiga naftadu sidii nin xaqiiq u og in ay is dhaleen baa u hadlaysa ee ku ogaatay
Farta firir ayaa ka jari karo
Good job Hussain
Wiil aan aqaan ayay bombovkagoysay gacanta oo dhan shanta farood
Hadii Aad iska deyso Dadka Aad daba galka ku heyso maxaa kugu dhacaya Ina Abti
Waxay lamid tajay ciidamada DF oo duleedka Muqdishu AS ku qarxiyeen kadibna dameer intay laba jilib kasoo jareen kuna sheegay qaraxa inay ugu go'een
Habarta wax kama maqna ee balan beey ku socotaa
Wiil anigu andhalay ayaa bba bbano melkahelay kabacdi ciyaal kale lajireen geed ayuu kudhufta jirkiisa washiidmay ilmo kalena way kudhinteen
Hadda mac quul gal ma aha infarkalii ay go do
Ee Sadio’s inability to gehele ah baa tiri anaa hooyadii raacay oo digfer baa looga jaray asagu wuxuu yiri xabad baa iga dhacday
Anaga aragna walal dad ay far Kali koysay
War waa walaalkii wuuna u egyahay
Farta uu kufurayey way go ikartaa walaal wiilka malada kadaaya kitaaba laidinku dhaaran kuqanca DNA oo gaalo hayso oo been sheegi kara maxaad karabtaan somali jaahilnimo iyo mara kudhag madayso
Why should we care about a matter that has nothing to do with us, I think it is a family matter that we should not celebrate in public if it does not harm our society, our religion and our culture. Please my people let's take care our business
"Why should we care about a matter that has nothing to do with us"
Because we are Muslim, we can't see an injustice and be silent about it. You are a woman, so just imagine you lose your son. And after many years, you somehow found him in a TikTok or UA-cam video. Wouldn't you want to determine if your "instinct " is correct? Ofc you would. That's exactly what that hooyo wants, she is a mother who lost her child when he was only 9 years old. And honestly, it's all AJ's fault, he made a big deal out of nothing. All the mother is asking is to do a DNA test. Why doesn't he want to do it? Wallahi It's so frustrating and we as a Somali community will never stop until we see justice prevail.
How do you know if that is her son 100%? Please get a life and don’t waste your time with something that isn’t your own make job to do peace with your 🙏
@@aminafarah1457 What…. It’s not about me. Oof.. whatever man, I’m not gonna waste my time arguing with you. But I’ll say one thing tho, may Allah swt never make you go through what that poor woman is going through rn. Also, show some empathy and compassion girl.
Ugaas haa wey goon kartaa haduu alle qadaro dad ka haku orang far kaliya bam ma goon karo
Bobbada firiirkiida ayaa jari karita
War wey godaa aniga Ina abtigay baa wey daloolisay cala cashay
Subxanallah allow hadeyruntahay xaqa eykuledahay sobirbiri adigaboqor ah Amiin yarabi
Afka dabashay kaqarso waryaah😊
.haa.wey.jari.kartaa.dad.badan.oo.suulka.ama.far.kagoay.ayaa.buuxa.laakiin.xaqiiqada.alle.ayaa og.ee.yaan lagu danbaabin
Wan runta😢😢😢hooyo 😢😢😢
Burashadleey weeye sida la sheegay ka har wiilka
maxaa kudaba dhigay adiga oo kaquseeyo nin wayn baa tehee kaleexo wiilka
Hooyadaas miskiinta ah oo 100% ninkaan caasiga e aj la baxay ayaa nasteexo qof kasto oo Muslim ah u sameeyo waajib waaye adiga hadaa Muslim tahay
Huseen beenloow ayaa tahay umada ka fariiso anagaa hayna kuwo hafar xabad iyo miinaba kajareen
Ruufiyaanka media Ayaan tahay adaa xaaraan ah
casisi qil malaha
War malawadaa markaste ilahey ayaa wax og
Muxuu soohelikaraa dadku yurub labo iyo amerika labo magac ayaa lagu joogaa
Adiga maxaa ku daba dhigay reerka
Ineey toos ugu wada dhicin malagayabo o uu wax kaso gareen
Maya
Maxaa kaa quseeya adi shaqo yeelo
Bonbo farama gooso
Wayaa ilam ah oo adigaa maxaa kagalay