FILO PART 41

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 9 лют 2025
  • Home of Somali Music Channel, you find everything you look for in music, news, News, videos, shows, lyrics, music, television.
    Hadaad ka Mid Noqotid Macaamiisha Youtubkan Join Cilick Gareeya Oo Aad Shuruuda Buuxisid Waxaad Daawan Doontaa Filimo & Madadaalo Kuu Gaar Ah Membar Ka Noqo. Boqolka Qof Ugu Horeeya Waxey Heli Doonaan Abaal Marin. Mahadsanid.Tixraac Linkiga Hoose isticmaalka JOIN
    RIIX LINK: / @abukarmahdi

КОМЕНТАРІ • 821

  • @abdicasiismudug2086
    @abdicasiismudug2086 Рік тому +34

    Nin ugu jiliinka fcn filimka la xaqiri Karin waa maxamed amiin yaa igu raacsan

  • @FadimoLaki
    @FadimoLaki Рік тому +32

    ilahay hadin barakeyo dhamantiin kusaliya nabiga scw scw scw

  • @naciimadiomond3505
    @naciimadiomond3505 Рік тому +62

    Nin aan walal lahayn ayuu waraabuhu cunaya 😢😢😢
    Fariinta maanta
    Guulaysta team gurmad 👏👏👏👏

    • @souadelmi5470
      @souadelmi5470 Рік тому

      😢😢😢😢

    • @naciimadiomond3505
      @naciimadiomond3505 Рік тому

      ​@@souadelmi5470😢

    • @hodanhasan3318
      @hodanhasan3318 Рік тому

      waaa runta sido kale wll ma haysto😢😢

    • @naciimadiomond3505
      @naciimadiomond3505 Рік тому +2

      @@hodanhasan3318 hadaan walal lahayn soomali oo dhan aya walalahaya wllsheyey oon anigu kow ka hay i farax wllshey qliyey

    • @fartuncadey
      @fartuncadey Рік тому +1

      Haa wlhi Lkn Walaalo aan waxba isku qabaneyna wan arkay Alx walaalahey oo dhan aduunkan u jeclahy allaha ii dhaafo nafteydana wan uhuri karaa ❤❤

  • @khayr_jecel
    @khayr_jecel Рік тому +43

    Mansha Allaah, Abuker Mahdi iyo team gurmad gacantu idinma go do caafimaad ku waara. ❤❤❤❤❤.

  • @KhadijoAhmedmoge-kj9rv
    @KhadijoAhmedmoge-kj9rv Рік тому +10

    Ku sali xppkeyna muxamed❤❤❤scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @hassanaskar7996
    @hassanaskar7996 Рік тому +18

    Waa Runteed Lacagtu Noloshey Qurxisaa ❤❤❤

  • @Qalbixabxab12
    @Qalbixabxab12 Рік тому +76

    Aniga iyo hooyo si weyn ayaan usugeynay Mahadsanid Abti Abukar and dhamaan team gurmad❤️❤️saaid nii jeclnhy wlhi🥹❤️❤️

    • @caydaruscaydiid2458
      @caydaruscaydiid2458 Рік тому +2

      ADIYO HOOYO INTEE KA FIIRSANAYSIIN

    • @samraanAli8122
      @samraanAli8122 Рік тому +2

      Allah Ku Dhaafo anigana Allah idaaYo Noloshyda ❤😊🫀

    • @Qalbixabxab12
      @Qalbixabxab12 Рік тому

      @@caydaruscaydiid2458TV leee

    • @Qalbixabxab12
      @Qalbixabxab12 Рік тому +1

      @@samraanAli8122aamin yaa rabi dhamanteena xabibti❤

    • @RayaanAadan-zy4vd
      @RayaanAadan-zy4vd Рік тому +2

      alle haku dhafo mamoH lkin miyu dhamdey Qeybtii 42 wn wayeH😂

  • @sidiabukar302
    @sidiabukar302 Рік тому +10

    Amaana ale illaahow hana waalin
    Aj funny iyo cabsi Walle waa aad jishay .
    Team gurmad Mashaallah Hormar wacan.
    Mahadsanidin.

  • @maryamaahmedkulane1370
    @maryamaahmedkulane1370 Рік тому +6

    Sharmake guul iyo goban nimo mahamed amiiin guuleyso ❤❤❤❤❤🎉 baxsan cadawga iska ilaali ❤❤❤🎉🎉 teem gurmad dhamaaantiin guul iyo hormar wacn ❤❤❤ walal abukar mahdi mahadsanit

  • @ilhanmursal7054
    @ilhanmursal7054 Рік тому +30

    Qofta uu ku koreso ee dawado filo team gurmad guulesta mrksto keep up team Abubkar we love you guys always ❤👑❤️🥰

  • @munashAmiin
    @munashAmiin Рік тому +10

    أللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد ❤❤❤❤❤❤❤سبحان الله و بحمده سبحان الله العظيم ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AishahersiDhabaney
    @AishahersiDhabaney Рік тому +15

    Maantoo dhan sugaayey anaana u horeya maanta😮🎉❤

  • @SIDAANIYOW899
    @SIDAANIYOW899 Рік тому +7

    Aduun wax kasta kafilo waa musalsalka kaliya ee aan somaalida kadaa wado ❤❤❤❤😍

  • @amalkaasim8167
    @amalkaasim8167 Рік тому +13

    Bil dhalate camal baan usugaye thnks abukar mahdi ❤

  • @vilzanaliahmed1328
    @vilzanaliahmed1328 Рік тому +10

    51Minut Ago I Watch Filo aduun wax kasta ka filo Waa Amazing Film 🎥 ❤❤❤❤❤

  • @fatmina.qalbiisaafi7003
    @fatmina.qalbiisaafi7003 Рік тому +24

    Masha allah ❤Masha allah this Somali family’s the did amazing and have strong all the best way it’s from Abukar Mahdi Masha allah keep going on and the one and only my blood 🩸 Somali people we loved 🥰 you so much keeping going on all 🎊 🎉😊

  • @HoodoqaniclraxmaansaladHoodoqa
    @HoodoqaniclraxmaansaladHoodoqa Рік тому +18

    Nabiga anku salino insha allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @FuAad1
    @FuAad1 Рік тому +11

    Waad naga farxi saan
    Waad naga fujisaan
    Team gurmad love u 💘

  • @OsmanMohamed-m7q
    @OsmanMohamed-m7q Рік тому +5

    Waan idin salaamay gurmad team waxaan si qaas u salaamayaa Actarka ugu jilid fiican shariif halaag oo jilitaankiis aan ku haysto

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel Рік тому +16

    Abukar mahdi best somali series films interests of the people's i can't wait prt 42 coming soon insha allah 👍❤💯💯😍⚽️😊

  • @nyg1162
    @nyg1162 Рік тому +166

    Sharmaaaaake his acting like a qofwalan is awsome❤😂.

    • @Amrii7672
      @Amrii7672 Рік тому +16

      Englishta candho candhada ka da wla😂😂

    • @hodanibrahin1569
      @hodanibrahin1569 Рік тому +7

      Haaheey walee xageeduu dhigay Alle sidaas kama dhigee 😂😂😂😂😮😅

    • @AshaAsha-ot4ds
      @AshaAsha-ot4ds Рік тому

      ​@@hodanibrahin1569q w was

    • @whoareyou3591
      @whoareyou3591 Рік тому +4

      His acting like a qofwaalan kulaha 😭😭💀💀

    • @IsmailibrahimM.k
      @IsmailibrahimM.k Рік тому

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @faluuzaabdullkadir8959
    @faluuzaabdullkadir8959 Рік тому +11

    Wow ugu danbeen qeybtii 40 naad 😂thnkz abuukar mahdi hamplyo team 👏👍

  • @YasminMahad-km6mh
    @YasminMahad-km6mh Рік тому +8

    Qebta kale nola so dhaqsada thanks wllo 🥰🥰

  • @SaibanMohamed
    @SaibanMohamed Рік тому +6

    Wow ugu danbeen qeybtii 40 naad 😂
    thankz abuukar mahdi hamplyo team👏
    👍

  • @araksanabdilahiawale1674
    @araksanabdilahiawale1674 Рік тому +35

    Am so happy for kamil he took the good decision congratulation frere

  • @Ababiinajuusto
    @Ababiinajuusto Рік тому +1

    waa iga gadan yahay sami wallahi filim ssomaali sax ah kan ayaa kajiro oo aan ujeclaaday wallahi sami waa diyaar sanyahay hhhh juustio iga juustee kooxda dhan salaan sharaf hore usoco waa juusto jarmay

  • @unknownh7969
    @unknownh7969 Рік тому +41

    I am always soo happy to see the notifications for Filo and seeing this after work even better . Keep up the good work ❤

    • @haniabdima6559
      @haniabdima6559 Рік тому +2

      ❤❤❤❤❤❤❤doppo❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂

  • @mushtqmohamed
    @mushtqmohamed Рік тому +7

    Film kni film u dhafay🔥
    Thank you our director apti abukar mahdi❤

  • @Queen__fatma29
    @Queen__fatma29 Рік тому +5

    Aj familkiisa dhan wuu ilaaway lkn gaarigii loogu boodey muusan ilaawin gaarigaas haloogado suu usooxasuusto familkiisa😭💔😂😂😂

  • @janoinashiekh5121
    @janoinashiekh5121 Рік тому +27

    Mahadsanidin dhamaantiin abukar mahdi iyo team gurmad❤❤❤

  • @djamafathia-nc9cd
    @djamafathia-nc9cd Рік тому +13

    les meilleurs épisode sont a venir j adore merci❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @AyanlehHoussein-gb7iu
      @AyanlehHoussein-gb7iu Рік тому

      Oui exactement

    • @saidnimamiel
      @saidnimamiel Рік тому

      Chaque épisode de ce film est une découverte vraiment c est fantastique, extraordinaire...

  • @NasracayduruusKeenadiid
    @NasracayduruusKeenadiid Рік тому +4

    Thanks abti abukar maanta dhan baan sugaynay abalkaga Jano alle haka dhigo❤😊

  • @zackchris2795
    @zackchris2795 Рік тому +3

    @AbukarMahdi Nice video Bro keep it up 👏 your are big legend I am fans to you keep it up forever action 👍👍👍👌

  • @Shamnaz608
    @Shamnaz608 Рік тому +11

    MashaAllah Thank you wllkey Abubakar Mahdi ❤️

  • @hibokader-nq3em
    @hibokader-nq3em Рік тому +13

    the way he acting AJ 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂❤

  • @CayniCabdi-s3g
    @CayniCabdi-s3g Рік тому +13

    Miss u wallhi thanks wallkey Abukar mahdii ❤❤

  • @user-channel77
    @user-channel77 Рік тому +4

    Mahadsanidiin dhamaantiin abukar mahdi iyo team gurmad Allah haidin xafido

  • @finnadguunje2141
    @finnadguunje2141 Рік тому +12

    Waad mahadsantihiin saaxiiboyaal ballantii waa noo oofiseen.
    👊👊

  • @ayaanali8326
    @ayaanali8326 Рік тому +9

    Hada niyada ku hayay thank u abukar wll❤

  • @Cabdi_Abdullhi
    @Cabdi_Abdullhi Рік тому +2

    Waxan filim oo dafaay wlhi 🔥 xalay baa bilaway qeebta 1 hada dameeye 41 😂 adun wax kasta ka filo 💯👍

  • @zuhurabintmusa5133
    @zuhurabintmusa5133 Рік тому +5

    Anwar keep going I like Da way he z acting mashaalah.Bahsaan Nag nool IGA deh❤

  • @talisobushra9491
    @talisobushra9491 Рік тому +14

    Flim 7bilod socday ayan 4malin ku firsaday 😂😂 ala flimku macaana❤

    • @HodaniitaAbdy
      @HodaniitaAbdy Рік тому

      Ani 2 mlin kufiirsaday😂😂

    • @engmuuseofficial1519
      @engmuuseofficial1519 Рік тому

      1 hour ayaan Ku Daawaday😂😂😂😂aduun Waxkasta Ka filo Wllo😂😂😂😂😂Hadaa Managa Nalaga Iibiyaa

    • @XafsaDaahir-i9u
      @XafsaDaahir-i9u Рік тому

      1 malin iyo Hal haben

  • @Suuraomar143
    @Suuraomar143 Рік тому +18

    Thanks you team gurmaad❤❤❤

  • @QaliHabibo-pd5yf
    @QaliHabibo-pd5yf Рік тому +2

    Thanks my team And Abukar mahdi wlhi wambo sugi laahaa lkn gor isosar blz ♥️😌🥰

  • @Hiildumarchnel
    @Hiildumarchnel Рік тому +5

    masha allah hambalyo isodhaha UA-cam kuso birey isodhaweyaa oo calamada gadudan ii taabta❤❤

  • @ZamzamSalahibrahim
    @ZamzamSalahibrahim Рік тому +3

    Wallee nin aan walaal lahayn bu waraabuhu cunayaaa😢team gurmad serious film weyaan ilhey ha idiin xfdo

  • @SuhaibYahay
    @SuhaibYahay Рік тому +13

    Filo Ka filo adun WAXA kasta Ka filo❤❤

  • @dekamumin2717
    @dekamumin2717 Рік тому +13

    Romeo iyo amara waa ka helay😂😂

  • @ibrahimcateeye1139
    @ibrahimcateeye1139 Рік тому +2

    ❤masha allah❤ 1m maalin dhow🎉 insha allaah

  • @farhiyadhuhlowofficial2147
    @farhiyadhuhlowofficial2147 Рік тому +1

    Ala filimku wa dheereynaya inuu iga dhamaado kabaqaa xiiso ayuu leeyahyh mahadsanid director Abukar mahdi

  • @shukriabukar6728
    @shukriabukar6728 Рік тому +9

    Waaw waaba fiirinaayay wayba soo dhacday ❤❤❤😊

  • @halimanorwayhalimanorway8957
    @halimanorwayhalimanorway8957 Рік тому +2

    The only somali film an dawada ❤ much love team gurmad ❤

  • @hodanibrahin1569
    @hodanibrahin1569 Рік тому +8

    Salaam Alayakum Wowe masha Allaha thanks my dear team qofkii 361 1 minutes 🎉🎉🎉🎉😂😂

  • @SacdiyaAbdi-m2t
    @SacdiyaAbdi-m2t Рік тому +9

    Anaa uhoreeyo thanks Team gurmad😊❤

  • @MakoAhmed-b9x
    @MakoAhmed-b9x Рік тому

    Ma sha Allah maanta waxay rewaayadu maanta ahayd wax kale murugo waxa ahayd marku belay walaalkii sarma arke iyo siday Jiileen amara iyo Romio our best Somali Director abokor long live ❤🤲🤲🤲Allahuma amin all the actors men and women deserve the best world Somali awards 🏆🏆🏆and for our brother best world Somali Director Abokor VIP Ring and best expensive car ❤👍

  • @Nin.xaasle.wa.wllkey.
    @Nin.xaasle.wa.wllkey. Рік тому +7

    Wanba sugi waye maanta wad mahadasantihan team gurumad❤❤❤❤

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 Рік тому +3

    Well done Gurmad team. Amazing stories. Love you wonderful stories. 👏 ✔️

  • @AyanAli-gh2kp
    @AyanAli-gh2kp Рік тому +4

    Jah filimkeygi hadan dawanaya from nairobi team gurmad io abukar mahdi madsanidin sad waqtigina ino siisen ❤sharma qosol igu dilay kulaha gariga mad iga xadi rabtan😂😂

  • @doceysaneleewaaye0fficial906
    @doceysaneleewaaye0fficial906 Рік тому +3

    Filimkan wanku heysta iga so dahisen wlahi keep going❤

  • @QadroCali-n4q
    @QadroCali-n4q Рік тому +3

    Mahadsanid abakur mahdi❤ filimka haddu macan sii noqonaa 😂jah

  • @MarwaMarwiinaKassim
    @MarwaMarwiinaKassim Рік тому +26

    Am just waiting eagerly 😌 love ❤ you all 🎉🎉❤❤❤

  • @fortunemoalim5274
    @fortunemoalim5274 Рік тому +2

    Mohamed amiin, congratulations

  • @Suzanyyy
    @Suzanyyy Рік тому

    Sharmarke he say war tuuga iheshay bawurka iney iga dhacane raban😂😂😂fantastic work man

  • @garashoking9911
    @garashoking9911 Рік тому +5

    Part 42 wansugi layahay lasoo dhaqsado always I resbect u guys ❤❤❤❤

  • @sumayomaxamudmaxamed9868
    @sumayomaxamudmaxamed9868 Рік тому +2

    Yes mnta anigah u horeeyo❤❤San usugaye leeee🎉😂😂

  • @yousra52
    @yousra52 Рік тому +7

    Romeo qosol igu diley wllhi😂😂😂

  • @abdiwahab005abdi2
    @abdiwahab005abdi2 Рік тому +1

    Masha Allah brother abukar Hore usoco keep going

  • @Shamsayid
    @Shamsayid Рік тому +1

    M amin sharmake wuu hele congrts ❤🎉

  • @FaadumoDiiriye-zt9bn
    @FaadumoDiiriye-zt9bn Рік тому +4

    Waan idin Salman dhamaan gurmad ugu abukar mahdi❤ abti alla Haku xafido❤wlh flmka waa jiraaa

  • @foosxaashi-yd8ch
    @foosxaashi-yd8ch Рік тому +8

    So dhacyeey mahadsanod abukarow sida nogu dadaalayso ❤

  • @AwesCabdulhi
    @AwesCabdulhi 19 днів тому

    Wll c casiis mudug aniga kuku raacsan ninka ugu jiliinka badan waa mxm amiin

  • @sahrosiad4317
    @sahrosiad4317 Рік тому +1

    FILoO ABOUKaR MAHDI WAXKASTA KAFILO Malin tuu dono inuu soo daayo kafillo 😮😮😮😮😮

  • @mushtqmohamed
    @mushtqmohamed Рік тому +4

    mA qof walbo doorkizi u ka so paxay love u guys🔥❤

  • @mariahonest3007
    @mariahonest3007 Рік тому +2

    Anaa u horeeyo maanta ❤🫶🏻🙏

  • @faadumowarsame5067
    @faadumowarsame5067 Рік тому +2

    Mahadsanidin team gurmad bil dhalatay cml ayaan idin raadiya😂😅

  • @KhadarMuhammed-vc1bh
    @KhadarMuhammed-vc1bh Рік тому +2

    Wll igu la Sali Xabib keni Muxamed scw

  • @HoodoqaniclraxmaansaladHoodoqa

    Salada an ilaalino insha allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @RayaanRoze
    @RayaanRoze 11 місяців тому +1

    Filimka reer yurub umba jilayaba waa nalo didan yhay ba 😢😢 reer somalia😂

  • @aminakhadar581
    @aminakhadar581 Рік тому +28

    MashaAllah another level ❤️

  • @ruunsuule5456
    @ruunsuule5456 Рік тому +13

    What a nice part today👏 thanks all team Gurmad esp.Abukar Mahdi❤⚘❤ i feel sorry for Sharmarke😭 but he is acting well👏 like a mently person hayooy Shariif Halaag baxar ku jiraa🤔 rikaatooy eeyaa ku cunay🤣🇸🇴🇨🇦

  • @sihaamosman873
    @sihaamosman873 Рік тому +5

    yes 2 minute waxka yar kuso xadiray💃 Abti Abukar Mahdi shukran ☺️🤍❤️

  • @barlinhashi2254
    @barlinhashi2254 Рік тому +1

    ASC kooxda gurmad dhamaantiin abuukar Mahdi Habaryar thanks ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @FarxiyoClaahi-t5b
    @FarxiyoClaahi-t5b Рік тому +1

    Masha Allah tim gormad thanks romeos shedaana iqaady kulaha 😂

  • @nasromohamed6349
    @nasromohamed6349 Рік тому +5

    😂😂😂😂 Sharmarke waa jilay walahi

  • @mahamedaden1045
    @mahamedaden1045 Рік тому +4

    Baldoos wa the best actor walahi Mr wrong wu waalay 😂😂😂

  • @HAMZAAbdullahi-t6w
    @HAMZAAbdullahi-t6w Рік тому +3

    Asc
    Abukar mahdi is a great producer he really should be holy wood also AJ brilliant actor and Anwar he is acting amazing but sharif halag
    Hayeey baxarki aduunka aa ku sugaayo team gurmad I ❤you guys keep going

  • @isirsiciidgaaxnuug1894
    @isirsiciidgaaxnuug1894 Рік тому +2

    Aj qosolkuu iga dhameyay wlhi😂😂😂😂😂😂😂😂😊

  • @AsmaMahamed-b1j
    @AsmaMahamed-b1j Рік тому +18

    Mahadsanidin Team gurmad❤🎉

  • @aminaidris426
    @aminaidris426 Рік тому

    Hadii lagu soo fiirfiiriyo saan iigu soo sheeg

  • @aaminaxussen8345
    @aaminaxussen8345 Рік тому +1

    Wiiif jug first one today i am happy team gurmad keep going Abti abukar

  • @fatimaahmedsaid4555
    @fatimaahmedsaid4555 Рік тому +1

    First coment ani waye wooooooow am so happy today m.a ❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @saidnimamiel
    @saidnimamiel Рік тому +10

    Filo c est un film extraordinaire qui contient plein des portraits sur les surprises de la vie on dirait même qu il nous montre les étapes des changements dans la vie c est un extrait verdict qui nous montre la vie en Europe à Londre et celle de la Somalie . Je félicite toutes les acteurs de ce film, maman feynous, mahamed Amin, charmake ,ect..... Vraiment je remercie tout y compris le youtubeur Aboubaker mahdi❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @enjoyaenjoya2
    @enjoyaenjoya2 Рік тому +2

    sharmakee wala heelay abuukar mahdi mahadsanid hana dhihiin woo dhamaan rabaaa

  • @BashkamuxsinAli
    @BashkamuxsinAli Рік тому +1

    Baxsan I love ❣️ you ... Hadii afrika joogi laheed wanku guursani lahaa

  • @bilanali741
    @bilanali741 Рік тому

    Aniga iyo gabadheyda 3 years ayan si weyn uu sugeyna hore uu soco

  • @najmoguhaad6440
    @najmoguhaad6440 Рік тому +5

    Best filim dhinacyo badan taabanaaya

  • @NafarQalbi-Wayn_
    @NafarQalbi-Wayn_ Рік тому +14

    Yaaaay! Since started I haven’t really watched anything else lol I’m hooked after work I look forward to watching Filo , I wish we had everyday ❤️❤️ Keep going Team abukar mahdi 🙏 one side note , please consider less for the actors and actress to avoid touching and hugging as we are Muslims ,

  • @faisalmohamud3409
    @faisalmohamud3409 Рік тому +4

    Masha Allah

  • @indhoindhooFarah-kf4uv
    @indhoindhooFarah-kf4uv Рік тому

    Baryahan waan yar xanunsanayaaa iso duceeya in Allah I fududeeeyo aaaaamin yaa rabbi

  • @hafsaibrahimhassan
    @hafsaibrahimhassan Рік тому +1

    Waan idin salaamay team gurmad ilahay ha idin xiftiyo❤❤❤❤❤❤