Maansha Allaah. Illaahay ha xafido walaalkeena runta noo sheegay. Waxaanu nahay Dad Soomaaliyeed oo ah awooda ugu xooga badan Geeska Afrika. Waa in aynu dhulkeena dhisanaa oo aynu ka difaacnaa cadowga ku soo duulay. Illaahay awooda umada Soomaaliyeed habmideeyo.
@@MubYuskitaabka alle isagaa ugu qaalisan in lagu camal falana waa waajib ee hadii lagugu shubay erayo yaryar oo nin xariiqday kitaabka alle waxba kaga guri mayside naftaada uun naar ka badbaadi
Dadka Soomaaliyeed waxay awood ku leeyihiin USA, Canada, Yurub iyo Afrika. Waa in awoodaas loogu hago in danaha umada Soomaaliyeed u adeegto. Waa in danta Umada Soomaaliyeed loo adeego.
adiga laftaadu waxan laga sheekeyey afka uunbaad ka leedahee ficilkaaga kama muuqdo cabdicasiisow waxa tusaale kugu filan magacaaga waxad ku dabaqdey isla kuwo aad ka shekeyneyso markasad u qortey sidooda😂
Masha allah Aqoon yahan guuleed dafac alle ha dhowree waa nin badan baadhay oo wax badan daraaseeyey oo aqoon badan ku duugan tahay ❤😊
Masha Allah wax bulshada anfacaya baad usoo gubiseen Hore u Socda wll
Ninkan waa in uu Soomaali oo dhan hogaamiyo.
Waa Soomaaliga ugu wanaagsan dadkeena
Illaahay ha xafido.
Biriyaaankana noo sheeeg sheekh ilmo XALAAL ILMO XALAAAL DHALAY
Maansha Allaah.
Illaahay ha xafido walaalkeena runta noo sheegay.
Waxaanu nahay Dad Soomaaliyeed oo ah awooda ugu xooga badan Geeska Afrika.
Waa in aynu dhulkeena dhisanaa oo aynu ka difaacnaa cadowga ku soo duulay.
Illaahay awooda umada Soomaaliyeed habmideeyo.
waxaan ka daawanaaa xamar
aad uga helay qaabka uu u sharaxaad usameeyay
thanks
bulshada somalida aad ugu baahantahay cinwaaanadaan oo kale
Maashaa Allah
Waligay ma arag macalinkanoo kale Guuleed ahmed jama 👏👏.
Aabaha kacdoonka aqoonta
high productive debate.
Mahadsanidiin,gar ahaan mudane Guuleed
Qoraal in aan u baddelo ayaan ku fekerayaa. Waa fadhi muhiim ah.
Maasha allah waa barnaamij qiimo badan
Waa barnaamij qiimo leh.
UMADENA XANUUNKA HAAYO AYUU NOO SHEEGAY IYO IN AAN HURDADA KAKACNO. DHALINYARADA WAA IN AY XAQIIQDA BAADHAN OO DHAQAN GALIYAN .JAZAKALLAHU KHEYR.
Guleed baro qur aan ka iyo xaadis rasuulkaa kaaga khayr roon aduun iyo aakhiroba e quraafaadkan aad soo qaybtay iskadaa
Quraaan, waa buug xun oo gaboobay af carabi ku qoran , wax aqoon ah kuma taalo.
@MubYus ma hadalkii alle ayaad leedahay buugxun hadii diintaadii aad shilinsiisatay akhiro naarta un baad ku waari.
@@MubYuskitaabka alle isagaa ugu qaalisan in lagu camal falana waa waajib ee hadii lagugu shubay erayo yaryar oo nin xariiqday kitaabka alle waxba kaga guri mayside naftaada uun naar ka badbaadi
Dadka Soomaaliyeed waxay awood ku leeyihiin USA, Canada, Yurub iyo Afrika.
Waa in awoodaas loogu hago in danaha umada Soomaaliyeed u adeegto.
Waa in danta Umada Soomaaliyeed loo adeego.
Aziz dahir sxbow xagee baan kaala soo xariiraa ?
Walaal, halkan, waad iga helaysaa:
aaziztahir2@gmail.com
Codkan meega labaad samaynaayo miyaadan wariye soo dhagaysan jiiqdiisa?
M.a barnamishka nuucaan ah soobadi lpx
Soo badiya barnaamijyada noocan ah
Dalka marakaykanka waa la gumaystay aduunka ayuu ugu dhaqaale awood ugu badan yahay.
QOFKI WAX GARAD AH OO WADANI AH WAA INUU CHANALKAN KU TIXNAADO WAXAANE CODSANEYNA IN BARNAAMIJYADAN OO KALE IN NOOLASO BADIYO WALIBA QEYBO KALA DUWAN SIDA WAXBARASHADA DASTUURKA DHAQANKA DHAQAALAHA IYO DADKA USHAQEEYA GUMEYSTAHA IYO IWM INSHA ALLAH
Meeshu sanqar badanaa!
Waxqabadka la rabo in somali loo qaban karo waa in la badala hab fakarka qofka somaliga ah
adiga laftaadu waxan laga sheekeyey afka uunbaad ka leedahee ficilkaaga kama muuqdo cabdicasiisow waxa tusaale kugu filan magacaaga waxad ku dabaqdey isla kuwo aad ka shekeyneyso markasad u qortey sidooda😂
Gumaysagu Awaawgaa wax uu baray sida dharka loo xidho.
doofaar kolaba daahir inuu noqdo lagama filaayn
Lakin adigu sidaad gumaysigu u dhaqmo ayaad aaminsan tahay
Raadkii Gumaysiga waxa uu kuu sameeyay Dawlad iyo nidaam aad yeelato , Berigii hore cawaan is cunya ayaad ahayd.
Gaalka Gumaysiga wada hortii, maxaad ahayd ? waad Qaawanayd Jaahilna waad ahayd.
Mubyus, doodu ma ahan gaal iyo islaam waa gumeysi iyo xornimo inaad gaaltahay waa shaqsiyadaada ee maxad noogu sheegaysa