Waxu Radinaya Dadki Laha Guryo Dukumintiyo Qaali si ay ula Waregan, Aabe iimaan Badan.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 29 вер 2024
  • #Raadin #ILINTIR #Dhul

КОМЕНТАРІ • 173

  • @ramaas5896
    @ramaas5896 2 роки тому +11

    Frst

  • @ficanfilsan7583
    @ficanfilsan7583 2 роки тому +50

    Allahu akbar dadkii fiicnaa weli wey noolyihin mashallh💗🥺

    • @xabiibomaxamed8910
      @xabiibomaxamed8910 2 роки тому +1

      wa sax weynolyahiin wali

    • @fadumahasan1080
      @fadumahasan1080 2 роки тому +2

      Maasha allha Tabarkalaah Somaliya dadkii qeerka badan oo weli noo nool waa qeer allha mahadiisa ee all qeerka haleshiy dadkii laha ee runa ah allha sahslo Magac waa lawad hesata ee qofakii saxad allh keno

    • @ksllal8824
      @ksllal8824 2 роки тому +1

      Maashaa Allaah weli dad iimaan leh ayaa nagu jiro. ALLOW IIMAAN NOO SIYAADI.🤲🤲🤲🙏🙏🙏

  • @amuuncadey4693
    @amuuncadey4693 2 роки тому

    Masha Allah

  • @munoqali826
    @munoqali826 2 роки тому +1

    Masha Allaah guul insha Allaah

  • @rodahassan929
    @rodahassan929 2 роки тому +26

    Masha Allah waa aabe xalaal cuna war intaan nafta layrinka qaadin dadka xoolohoda u celiya wax kaa racaya mala aan kafan ahayn .aduunyo laga dhaxlayo haku cadaab gelina. Gurigeen waa aakhiro kaa aan hagajino

    • @farhanabdihussein4838
      @farhanabdihussein4838 2 роки тому

      Mansha allh abaaaayo wad kumahadsan tahay

    • @sacdiyasiyaad7241
      @sacdiyasiyaad7241 2 роки тому

      Walalo Qayr alaah ku siiyo waa runta guriga Aqiro alaah noo sameeyo maxa yeelay beryahan danbe waxa badan xaranta oo la xalalaysto sida dhulka beenta laga sheego wadankena ku batay xoolihi Agoonta masakinta dhamaan waa la xaqiray ilaahay swt wax kasta waa arkaa kuwi Camal salax la yimada alaah naga dhigo Ameen ya rabi

  • @yusufmao475
    @yusufmao475 2 роки тому +12

    Waa jaanis muhiim ah
    #Saciido maxamad cabdi iyo ehelkeeda ciddii war ka heyso Fadlan u sheega in loo haayo #Dukuminti dhul.
    Waa mahadsantihiin

  • @rodahassan929
    @rodahassan929 2 роки тому +16

    Ilintir anigu waa jeclahay wana sugaa umada somaliyeed markay murugoonayan waa la murugooda markay farxaana waa lafarxa calamada love markan arko waxan ogadaa in farxad wiilkeenu soo wado. Allah haku xifdiyo aduunka farxad kunoolow aakhirana jannada adoon qabiil u eegin magalo u eegin waxatahay wiil umada somaliyeed u dhexeeya

  • @kamalkhaldoun5949
    @kamalkhaldoun5949 2 роки тому +7

    SHEEQA WAA DAADKII LA ARKI JIREY EE XALAL CUNKA AHAA KHAYR ALLE HAKUSIIYO IF IYO AKHIREBA BASH IYO BARWAAQO AMIIN YAA RABI 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @samiirosharafsamiiro9188
    @samiirosharafsamiiro9188 2 роки тому +13

    Wan kusamalay wllkey waxan rabaa in aad iii baahiso oo aad iii baafiso abahay ayaa iga maqan xge kala so xiriraa adiga tartaaa ayaan u imaaday xamar fadlan fariin ii reeb jadad aragto commanetigayga

    • @sashawwefans6394
      @sashawwefans6394 2 роки тому +1

      Walal alle haku soo dhoweeyo aabo mcn walal alle hakula garabgalo waadna heleysaa aabo insha allah

    • @sashawwefans6394
      @sashawwefans6394 2 роки тому

      @@umucabdalereehabarwaa3673 walaashey baa iga dhimatay kuma odhan aabahay baa iga maqan bay tidhi see u fahantay wll

    • @umucabdalereehabarwaa3673
      @umucabdalereehabarwaa3673 2 роки тому

      @@sashawwefans6394 ok wllo sooray allaah hakuusoodhaweeyo aabo sidagdag ah kuhel

    • @xaliimacali5595
      @xaliimacali5595 2 роки тому

      Allaha kuu sahlo wllo Facebook giisa ka eeg labarkiisa

  • @macerinaladida6997
    @macerinaladida6997 2 роки тому +1

    Màshààlàh.waa.qòf.ilahay.kà.bàqay.xaq.bilaďanďònèýñin

  • @nimaabdi5202
    @nimaabdi5202 2 роки тому +7

    Adeer Allaha ku xafido Allaha na ku barakeeyo , kurbo Aduun iyo tan aqiro na Allaha kaa qaado.
    Runtii Amaano qaali ah baad xafidey, Abdi Aziz abowe adigana Jazakallah qeyr may Allah protect you👏👏👏

  • @ashawooo
    @ashawooo 2 роки тому +5

    Mashallaha waa xala qute illahaya qeera badan ha ku siyo inta xuna illahaya ha ka xijabo waa dadki hore xa

  • @safiyohadad79
    @safiyohadad79 2 роки тому +1

    masha alahu waa xalaaal qudato adeerkan walee in ey dadka qaarkoid badalilaha ilahow nii xafid cabdicasiis adiga iyo xaraan madaraha kula jiro

  • @xamdicabdi4985
    @xamdicabdi4985 2 роки тому +1

    Masha alha cabdi casis alha ku dhawro lkn aniga yutubka ayan ka daa wada mana aqaan sida wax loga sher gareyo

  • @hawakarshe7904
    @hawakarshe7904 2 роки тому +1

    Dad yar baa xaaraanta Iska ilaaliya manshallah manshallah Allaha ku xafido.

  • @esmehanjed5787
    @esmehanjed5787 2 роки тому +1

    Wcs wr wb masha Allah Allha kula garab galo amanada insha Allha

  • @illintir
    @illintir  2 роки тому +33

    Fadlan share dhaha Mahadsanidiin 💖

    • @munoali6345
      @munoali6345 2 роки тому +1

      Kur allaah ha ka dhigo

    • @alixamari1031
      @alixamari1031 2 роки тому +1

      Manshallh wll hormar wacan inshallah mar walba

    • @dajiscompany547
      @dajiscompany547 2 роки тому +1

      mashallah sheikh omar guuraaye waa nin alla udhaliyay cadaaladda iyo iska ilaalinta xoolaha dadoow aniga iyo baan dhul kala iibsannay waqtigii itoobiyaanka dalka soo galaayeen 2006 meelahaas aniga safar dibad ayaan aaday waraaqihii waxaa noo xareeyay shekhan NOTAYO HASSAN ADDE dhulkii aniguu igu soo baxay waxa aan ugu tagay isaga shekh omar iyo ninka aa. dhulka kagatay si waraaqaha markay soo baxaan la iigu geeyo walaashay oo xamar dagan ninkii aan dhulka kagatay wuxuu damcay in waraaqahayga uu isga fujiyo dad xoolo kulahaa laakiin nasiib wanaag sheikh omar ayaa diiday in documentga qof kale gacanta ugalo alhamdulillah safarkii markaan safarki kasoolaabtay ayuu igu wareejiyay document gayga ninisagoo kale bulshada alaha kubadiyo isagana allaha xafido allaaahuma aamiin

    • @biid89officialchannel67
      @biid89officialchannel67 2 роки тому +1

      Sxb waxan kaa codsanayaa in aad kicisid dhamaan social media yaha inta isticmaasha kuwooda ugu caansan si ay cod koodo ugu hiiliyaa waalaalkeen cabdimaalik muuse coldoon intaas ayaan u awoodnaa

  • @biid89officialchannel67
    @biid89officialchannel67 2 роки тому +1

    Sxb waxan kaa codsanayaa in aad kicisid dhamaan social media yaha inta isticmaasha kuwooda ugu caansan si ay cod koodo ugu hiiliyaa waalaalkeen cabdimaalik muuse coldoon intaas ayaan u awoodnaa

  • @xaawoismacil6413
    @xaawoismacil6413 2 роки тому +1

    Masha alh walal lkn waxaa qaldamay magacyada aad sheegteen

  • @abdif1256
    @abdif1256 2 роки тому +3

    Asc boolis inta kaxaysatid dhulka waa la garan karaaye tag oo hadduu dhisanyahayna away qofkii gurigaan lahaa dheh, hadduusan dhisnaynna deriska yaa booskaan leh dheh.

  • @degan4
    @degan4 2 роки тому +4

    Ammanad qof kii lahaa Allah ha noo sahlo

  • @saylunsaeed668
    @saylunsaeed668 2 роки тому +4

    Ala maxaad dad badan guryo dadnool iyo kuwodhinty heystan ilahowbarake odegaa wuxuna mudan yahy kudayasho

  • @luulmohamed7472
    @luulmohamed7472 2 роки тому

    Arwa.laduqobay.cumar.gureye.washaqalihi.sos.ana.wankashqeyjiray

  • @AyanAhmed-mk5nv
    @AyanAhmed-mk5nv 2 роки тому +8

    Maasha Allaah
    Allaha idiin barakeeyo adiga iyo wadaadka iimaanka leh iimaankiisu Allaha u siyaadiyo
    Wax lagu daydo ayuu mudan yahay
    Allaha barakeeyo

  • @sashawwefans6394
    @sashawwefans6394 2 роки тому +4

    Hantiyadii muqdisho taala waan ka soo qaxnay kumana noqon aabahan waa aabo sharaf mudan

    • @qaliqurux2612
      @qaliqurux2612 2 роки тому +1

      waaa helaysan insha allah somali waa fahmen diinta hada alxmdullilah xaqa allaha nafahansiiyo

  • @JackCaddnan
    @JackCaddnan 2 роки тому +6

    Masha'allah

  • @khadarcabdilaahi9442
    @khadarcabdilaahi9442 2 роки тому +1

    Maashaa alaah xalaal cun qiima badan

  • @saimurmohamed2466
    @saimurmohamed2466 2 роки тому +1

    Masha allaha allaha ku kheyra

  • @fatimaosman339
    @fatimaosman339 2 роки тому +4

    Masha Allaah Adeer cumar guuraaye waa aqaaan 🥰🥰🥰🥰 Allaaha ku xafido

  • @aminahusein8399
    @aminahusein8399 2 роки тому +3

    Masha allaah well waxaa nool dad xalaalquurto sidii adeerkan

  • @safiyamohamed735
    @safiyamohamed735 2 роки тому +2

    ALXAMDULILLAH

  • @amiir4me
    @amiir4me 2 роки тому +2

    Mashallah Abdiaziz keep up the good job. God bless you!

  • @guavaabdoalinur16
    @guavaabdoalinur16 2 роки тому +6

    Mashallah great Abdiaziz continue with the same spirit!

  • @ahmedabdikadir290
    @ahmedabdikadir290 2 роки тому

    Mnsh alh wll mcn . Wxd oofisay shaqo ana caadi ahayn . runtii wey wal walsanyihiin.hada. ilahay haufududeeyo

  • @yusufosman8714
    @yusufosman8714 2 роки тому +2

    Masha Allah we need more like him.
    She will contact you very soon I share the video with her cousin.

  • @fhuddle2311
    @fhuddle2311 2 роки тому +2

    Waa ninkii ugu Horeeyey ee Dhul Baafinaya, waa nin wanaagsan
    Waa Taabsatay yaa lagu yiqiin

  • @zamiinay6312
    @zamiinay6312 2 роки тому +2

    Mashaallaah tabarakaAllaah Abb calaal qooto ah allaah kubarakeeyo👏👏👏😍😍😍

  • @husseinabukarhagi7365
    @husseinabukarhagi7365 Рік тому

    Dhulka canarikios sidii dikumintigii hore xaafa uu ku yaalo

  • @redgamer5017
    @redgamer5017 2 роки тому +1

    Masha.allaah.

  • @rahmohajiwarsame977
    @rahmohajiwarsame977 2 роки тому +3

    Wcs ilaahay subxaana watacaal ha cafido walaalkaas isaga awlaadiisaba Yaa rabi raxmaan

    • @abdirahmanmuseali9852
      @abdirahmanmuseali9852 2 роки тому

      AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN

  • @fatxifarahcabdule4017
    @fatxifarahcabdule4017 2 роки тому +2

    Mnsha allh wili waxaa aduunka ku nool dadkii ilahay jeclaa alx

  • @nasteexohusein4060
    @nasteexohusein4060 2 роки тому

    Horta edeer ajar alle hakaa siiyo lkn dhulka meeshuu ku yaalo inaa sheegto ma eheen maxaa yeelay wax walba oo baadi ah waa waxyaabo sira oo cadeeynaya qofkaas inuu leeyahay in lagu xujeeyo fiican lkn weeyba dhacday waxaa alle ka rajeeynaa hantidaas dadkii lahaa ineey heli doonaan

  • @aminahassan1173
    @aminahassan1173 2 роки тому +3

    Maasha allaah allaahummak finii bi xalaalika can xaraamika wa aqninii bi fadlika camman siwaak

  • @khaalidabdalaziz6585
    @khaalidabdalaziz6585 2 роки тому +1

    Walaale waxaad hubisaa inuu iibsaday ninka ama naagta kuqoran dhulka dukuminti la 'aan

  • @maryanabdi7039
    @maryanabdi7039 2 роки тому +2

    Aabo cumar xafidalah xalaal miirato 💗💗💗

  • @haliimomuse6662
    @haliimomuse6662 2 роки тому +2

    Masha Allah waa aabo ilahay kacabsanaya ilahay Badal khayr qabo ilahay hasiyo

  • @sahroyusuf9130
    @sahroyusuf9130 2 роки тому +2

    Ilahey dadki saxda ulaha ha usahlo

  • @Daynuuja10
    @Daynuuja10 2 роки тому +2

    Dadki iimaanka lahaa wali way noolyihii waayo somalia dukumintika waa waxa ugu dhib badan oo la isku dagaalo

  • @amiirahaji5574
    @amiirahaji5574 2 роки тому +2

    Maashaa allah allow ınta wanaagsan badı

  • @shamsaabdulle5985
    @shamsaabdulle5985 2 роки тому +1

    Masha Allah waa Wadaad xalaal quudato ah oo Allah ka baqaaya. Allah xafido asaga iyo reer kiisa. Anagana dad nayaqaan aa na dhacay oo aan Allah ka baqeyn.

  • @sowdoxassan1859
    @sowdoxassan1859 Рік тому

    Masha Allah mahadsanid abe ayagana Allah u sahlo

  • @mohamudhilowle8650
    @mohamudhilowle8650 2 роки тому +1

    Masha Allah, waa aabo ku dayasho mudan. Zaminkaan waa adag tahay in xakha Islaamka dib loo celiyo oo waxaa batay xaaraan ku naaxayaasha aan aakhiro aqoonin.

  • @AbdiMoh797
    @AbdiMoh797 2 роки тому +2

    Masha allah

  • @Am_abdalla
    @Am_abdalla 2 роки тому +2

    Kuwa badan oo boosaas iyo guryo dad haysta ha ku daydeen aabahaa qaaliga ah

  • @maryanmohamed611
    @maryanmohamed611 2 роки тому +2

    Maasha alaah

  • @wiiloabdiqadir1929
    @wiiloabdiqadir1929 2 роки тому +2

    Mansha allah backgroundka ka hekelay

  • @abdifatahahmedqasin4235
    @abdifatahahmedqasin4235 2 роки тому +2

    Cabdisiis really jir oo joog we proud of you us asoomali 🇸🇴💪🏽

  • @roodacabdi6136
    @roodacabdi6136 2 роки тому

    Mooryaankii buu ahaa ilaahay ayuu u noqday

  • @ashaweheliye1319
    @ashaweheliye1319 2 роки тому +2

    Maasha Allah

  • @hudahuda5943
    @hudahuda5943 2 роки тому +2

    Mash allaah tabaarka alle ha uso dhaweeyo dadkii laha

  • @maryanmohameddirie2043
    @maryanmohameddirie2043 2 роки тому +2

    Mansha allah, illahow ku xafid, waa nin aamin ah.

  • @umuxafsa3391
    @umuxafsa3391 2 роки тому +2

    Mashaa allah

  • @kisroabdulahi7307
    @kisroabdulahi7307 2 роки тому

    Wla abizazii labarkaa nabar

  • @caashoali6380
    @caashoali6380 2 роки тому +2

    Masha Allah

  • @saladohasan5844
    @saladohasan5844 2 роки тому

    Guleeyso walaalo 👋🏾

  • @drfarxiyo8737
    @drfarxiyo8737 2 роки тому +2

    Maasha allah

  • @fartuunfarahfarah4729
    @fartuunfarahfarah4729 2 роки тому +2

    Masha alah waa nin wanaagsan

  • @ashaabdullahi4659
    @ashaabdullahi4659 2 роки тому

    Asc waxan Monday's inay dad ishelern Farhad idinka muuqata

  • @ilhanjama1028
    @ilhanjama1028 2 роки тому +1

    Masha allah waa ilahay mahadiisa hadii muqdisho dhul ku yaalo loo raadinaayo waa arin Wanaagsan oo ku dayasho mudan halka dad dhulkooda xoog looga heysto oo muqdisho ah.

  • @ramaas5896
    @ramaas5896 2 роки тому +7

    Mansha allh

  • @adoontiiallah678
    @adoontiiallah678 2 роки тому +2

    Mashallh ilaah iimaankiis ha u siyaadsho oo dadka kale oo xaaladahaan ku sugan ayagana Allah haku duwo asaga caml in ay sameeyaan inshallh.

  • @ازهارمحبةالقرآن
    @ازهارمحبةالقرآن 2 роки тому +2

    Masha Allah imanka Allah ku ziaydsho abe

  • @sahroali1967
    @sahroali1967 2 роки тому +2

    Masha allah adeerkan waa qof imaan leh hantida qofta leh alla ha so sahlo xoolaheeda wey ubaxantahaye

  • @fadumajelle4212
    @fadumajelle4212 2 роки тому +2

    Mashaaallah waa mumin aan xaqo naas rabin Somalida wax dhacdo ku daysada xisaabta danbaa daran

  • @dhereye3202
    @dhereye3202 2 роки тому +3

    Mansha allah allah hau soo dhawayo isaga wixii Muslim ah keep going pro c/casis really go forward 💪

  • @sahraahmed7390
    @sahraahmed7390 2 роки тому +2

    Maasha. allaha

  • @ima6291
    @ima6291 2 роки тому

    Sabab uu magacyada usheegaa tuugadii dadka labafayay beenta u sheegay sey idinku dhafayan

    • @degan4
      @degan4 2 роки тому

      Dhul baa la yiray EE guri la dhacay maaho

  • @ruqiyocabdullahiaxmed1058
    @ruqiyocabdullahiaxmed1058 2 роки тому

    Cabdi casiis narkaga siden ku hela qof aya naga maqan

  • @fatimaosman339
    @fatimaosman339 2 роки тому

    Lkn maaheen inuu dadka magacyadooda
    Sheegoo waayo dad aan laheen ayaa kuugu qabsan kara

  • @kamalkhaldoun5949
    @kamalkhaldoun5949 2 роки тому +2

    SCW SCW THEN KEEP GOING INSHALLAAH TACALLAA

  • @seynabnuur3020
    @seynabnuur3020 2 роки тому +14

    Masha allh Alle haku saacido waa Aabe ku dayasho mudan wanalaga helaa asigoo kale managu badna Allow nagu badi asigoo kale

  • @halimohmohamed420
    @halimohmohamed420 2 роки тому

    Hadii qof isu soo ekeysiido saciido see la yeelaa dadka iimaanka la.ayaa aduunka ku badane?

  • @wedsanmahamed176
    @wedsanmahamed176 2 роки тому +3

    Mansha allha

  • @dr.naimaomargaras4965
    @dr.naimaomargaras4965 2 роки тому +1

    Wali dadka wanaagsan waa joogaa

  • @shukrishiresiyad2623
    @shukrishiresiyad2623 2 роки тому +3

    Maasha allaah iimaanku waa shey qaaliya ilaahey qeyr fara badan ha siiyo

  • @anabapple3411
    @anabapple3411 2 роки тому +2

    Maashaa alaah ilaahay ha ku siiyo naxariis gaar ah

  • @Amaanmoalimhaashi7602
    @Amaanmoalimhaashi7602 2 роки тому +2

    Allha u sahlo dadkii lahaa dhulkaas adeerkayna allha xafido

  • @maryanhassan5007
    @maryanhassan5007 2 роки тому

    very nice

  • @ashamahamud5420
    @ashamahamud5420 2 роки тому +2

    Masha allaah waa xalaal qute

  • @shamsofarasle8198
    @shamsofarasle8198 2 роки тому

    Xalaal quudato hadaa maqasho waa adeerkan oo kale.!! Allow kubarakee adeer mcne

  • @ashaabdullahi4659
    @ashaabdullahi4659 2 роки тому

    Saac mazlka loo baafiyo waa la qariyaz magacii ama meesha

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 2 роки тому +2

    Allaha ka dejiyo culayska aad hayso

  • @zahraomar1385
    @zahraomar1385 2 роки тому +2

    Mashaalah

  • @lionofsouth2862
    @lionofsouth2862 2 роки тому

    ،❤️❤️👍🤲

  • @xalimaxirsi4345
    @xalimaxirsi4345 2 роки тому +1

    Manshallh Abe alle ha ku barakeeyo

  • @abdisharifmohamed9051
    @abdisharifmohamed9051 2 роки тому

    Thans

  • @munoali6345
    @munoali6345 2 роки тому +2

    Mashallah alxamdulilaah wallahu akbar

  • @amiir4me
    @amiir4me 2 роки тому

    Mashallah Abdiaziz keep up the good job. God bless you!

  • @iqramahmud4683
    @iqramahmud4683 2 роки тому +2

    Allahu akbar

  • @mulkicadey8472
    @mulkicadey8472 2 роки тому +2

    Mashaa allaah