DEG DEG: ABAABULKA AFGEMBI CULUS OO LAGA DAREEMAYO MUQDISHO & MD X/SHEEKH OO HALIS KU JIRA+XOG

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 2 лют 2025

КОМЕНТАРІ •

  • @ruqiyaabdille
    @ruqiyaabdille 9 годин тому +1

    Afgambi Allaha kurido Xasan Dhiiiqo iyo Xulufadiisa amiiin, MW Farmaajo iyo Xisbigiisi N&N Allaha nokeeno, Amiiin yaarabi 🤲

  • @AhmedDaahir-lf5fq
    @AhmedDaahir-lf5fq 9 годин тому

    MAASHAA ALLAAH.Xildh. CABDI X.CAWAALE. ALLE KA DAA KU ORAN MAHAYO. HADDAAN M. XASAN SHEIKH MAXAMUUD DALKA LAGA DHIGIN. WALLE SOOMAALIYA MEEL FOG BAA LAGA RAADINIYAA!!

    • @AhmedDaahir-lf5fq
      @AhmedDaahir-lf5fq 9 годин тому

      Xildh. CABDI XASAN CAWAALE.. XASAN SHEIKH MAXAMUUD WAA MADAXWEYNE KALIYAH. MEESHA UU MARAYO WAXAA MASUUL KA AH . LABADA AQAL.

    • @AhmedDaahir-lf5fq
      @AhmedDaahir-lf5fq 8 годин тому

      Xasan sheikh Maxamuud. NEEFKAAN ANNAA QALAYA, ANNAA HARRAGA KA BIXINAYAA, ANNAA KARRINAYA, ANNAA CUSBADA KU DARAYA.

  • @MohamedSalahdirshe
    @MohamedSalahdirshe 5 годин тому

    Xasan cadow imitation ayuu ku siiyey xasan sheekh

  • @aadanaxmadmaxmuud1957
    @aadanaxmadmaxmuud1957 6 годин тому

    CABDI IYO KUWAKALE OO XILDHIBAANNO ISKUSHEEGYADA LAALUUSH AYEY UGA QAATEEN BURBURINTA DASTUUR KUSHEEGGA FEDERAALKA!!! MAANTANA WAA MUCAARADAYAAN WAA TUUGO DUFKUBAXA!!!

  • @abdialisidow5211
    @abdialisidow5211 9 годин тому

    Loo joojin maayo

  • @MohamedSalahdirshe
    @MohamedSalahdirshe 5 годин тому

    Caasda qaate weyn ayaad tahay waa sida hadalkaaga iyo suaalahhga ka muuqata

  • @AhmedDaahir-lf5fq
    @AhmedDaahir-lf5fq 8 годин тому

    Adeer HARGEYSA(ISSAQ) HISHIIS IYO WALLAALNIMO WAA DIIDEEN.
    MAANTAY HADDAAN R. KOONFUR NAHAY WAX HISHIIS AH MA RABNO.WAAYO WAAN IDINKU DAWAKHNAY. HARGEYSA, BURCO, BERBERA . HALA HISHIIYAAN KHAATUMA!!!