Khudbadii Xasan Cali Kheyre iyo Soomaalida Minnesota oo si wada jir ah u xusay 1 Luulyo

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 29 чер 2024
  • Hadal-jeedintii Reysul wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo ka qeyb galay todobaadka xoriyadda isagoo ku sugan gobolka Minnesota
  • Розваги

КОМЕНТАРІ • 50

  • @khadarmuhamedchannel
    @khadarmuhamedchannel 3 дні тому +9

    Hambalyo soomali wayn khayre nin codkar ah aftahan ah umadana codkiisa sifiican udeeqsiinkara ❤wuxuu uqalmaa hogaamiyaha mustaqbalka guul baan kuu rajaynayaa khayre

  • @abdidiirye2332
    @abdidiirye2332 3 дні тому +9

    War waa Obamihii Somalia waa Hogaamiyaha ugu cod karsan Siyaasiinta Somalida. KHEYRE Hogaamiye soojiidan kara Bulshada asaga oo adeegsanaya aftahanimadiisa balaaqada dheer leh.

  • @Dagan9322
    @Dagan9322 3 дні тому +5

    Khayre nin qaaliya oo mustaqbal fican ka leh hogaaminta somaliya

  • @ZakiAadan-q3y
    @ZakiAadan-q3y 3 дні тому +3

    Khayre waa Raysul warihii Somalia somaray ugu fiicana inshalah hadanu nahay dhalinta somaliyed mel walba aay jogan waaanu rajeynaynaah inuu madaxweynah mustaqbalka inshalah

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 3 дні тому +3

    Absolutely right ✅️ 👏 👌 vivo ilhaan ❤❤❤

  • @bardacad
    @bardacad 3 дні тому +7

    ❤❤❤❤❤
    Khayre waa madaxweyne mustsqbal

    • @yasinmohamed1818
      @yasinmohamed1818 3 дні тому

      MJ mareekan fadlan odayga lacagtii doorashada soo socota ayuu ururinayaa ee $3 million u soo ururiya si uu tartanka u qurxiyo kolaba madaaxweyne ma noqonayee.

  • @rocky4066
    @rocky4066 3 дні тому +2

    Xasan Cali khaire waa codkar ku wanaagsan Inuu hogaamiyo dalka soomaaliya maamul dowladeedna yaqaana oo horey loo tijaabiyey waxan rajeeyneynaa Inuu noqdo madaxweynaha xiga xasan sheekh

  • @CountryCountdown
    @CountryCountdown 3 дні тому +2

    Masha Alaaaaaaah❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @osmaanibrahim7045
    @osmaanibrahim7045 3 дні тому +2

    Hassan ali kheyre waa nin geesi ah ala jeclaayaa markuu farmajo lashaqaynayay😢😢😢😢😢❤❤❤❤

  • @asadidd8505
    @asadidd8505 3 дні тому +2

    Taariikhda soomaaliyeed ma iloobi doonto Danbigii ay kagaleen umada soomaaliyeed ( Dhiibidii Qalbi-dhagax)
    Farmaajo & kheyre

  • @Mahamadabdiali
    @Mahamadabdiali 3 дні тому +1

    ❤❤❤❤

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 3 дні тому +1

    🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🎉🎉🎉🎉

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 3 дні тому

    Masha Allah barakumu Allah jamiican ❤❤❤❤❤

  • @abdillahiahmed6963
    @abdillahiahmed6963 3 дні тому

    Wan idin salamay dhaman bahda xogmaal media wan idin jeclahay runti sxbyal...

  • @hesamon3374
    @hesamon3374 Годину тому

    🇸🇴💙💙💙

  • @muktaryusuf257
    @muktaryusuf257 3 дні тому +5

    Raganimo

  • @user-ou8zr9ju6m
    @user-ou8zr9ju6m 2 дні тому

    Asc Khair, do you are honest to somalia
    country ?

  • @ameenhoussaine2695
    @ameenhoussaine2695 3 дні тому

    Min 8:35 is the main realistic word he mention

  • @iftinxaajicabdi791
    @iftinxaajicabdi791 3 дні тому

    🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 ❤❤❤❤🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 hanolato❤nbd❤wrtana❤rabi❤❤heynosodejiyo❤guul oo gulesta❤abid❤cadowga 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 allaha❤❤❤qabto❤hmblyo 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 kheyre❤🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 guul❤❤

  • @Mariam11509
    @Mariam11509 2 дні тому

    ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉

  • @hodannuur8962
    @hodannuur8962 2 дні тому

    Guul❤❤❤qeyre

  • @hodannuur8962
    @hodannuur8962 2 дні тому

    Viva qeyre❤nexst president

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 3 дні тому

    👏 ✌️ 👏 ✌️ 👏 ✌️ ❤❤❤❤

  • @siciidelmi5769
    @siciidelmi5769 3 дні тому

    Hanbolyo somali wlc. Mundane resilwasare

  • @hodanahmed1456
    @hodanahmed1456 3 дні тому

    Hambalyo Soomali oo dhan meelkasto ay joogto.

  • @aminasalad7410
    @aminasalad7410 3 дні тому +1

    Somali miskinsana ninki dowladi uu. Ka tirsana marki xilka laga qaday Rabay in u burburiyo dowlada e suqa xamar dhex oradayay ee qaylinayay

  • @ahmedosman7185
    @ahmedosman7185 3 дні тому +1

    Maxamed Cismaan Siyaasiinta danaysigooda looma aaneeyo qabiil iyo beelahay ka yimaadeen ee waa danayste nimo.Eeg kuwa Daarood ee Deni iyo Axmedmadobe aan rabin dawladnimo iyo Mustaqbal umadeed ee dantooda ka hadlaya

  • @hodandahir8111
    @hodandahir8111 3 дні тому

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @user-zk1nf1gi2u
    @user-zk1nf1gi2u 3 дні тому +1

    Xamse maxaa dhubay ban lahaa Shaw maha

  • @Ali-xs3km
    @Ali-xs3km 3 дні тому

    Ilhan Omar aya dhiniciisa ka muuqata..

  • @user-up8cf6ob4q
    @user-up8cf6ob4q 3 дні тому

    Asc Dr xasan Cali khayre iyo senatar ilhaan cumar iyo shacabka xalada kasoo qayb galay Dr xasan Ali waa nin mowadin ah oo aan aqoon cadifad qabil oo jacel in xakumadu xamar Soo dhaafto oo gobolada dalka gaareen siduu golahisiiy wasiirada garoowe u kenay oo wasiiradii fadaralka iyo wasiirada putlan iyo madaxweynahii putlan isagu kenay oo xisaab Calin iyo waxaad qabateen sheega uuna usoo boqday qardho iyo boqorka daarod boqor burhan boqor muuse Dr xasan waxuu u qalmaa madaxweyne soomali asc adaydii ka baxday gudoonka bartamaha xamar aan anagu ka mid ahaa dugsiga sare bartamaha xamar aan ka baxay anagu gudoonka waxaa ka mid ahaa dugsiga shiikh xasan barsame Dr xasan ka baxay dugsiga sare yuusuf al kowanayn iyo dugsiga macalin jaamac asc gudoonka bartamaha xamar ka baxay iyo dugsiyada xamar iyo gobolada gaar ahan waxan u salamayaa saalax maxamad xaashi gaani ciise claahi ciise crisaaq afey maxamad Cali daahir kaarshe sahro cilmi caaliya shariif calawi faadumo abokar oo aan dugsiga sare bartamaha xamar ka wada baxnay isku fasalna ahayn waxaa igu danbaysay xamar iyagoo jooga haday nool yahiin ilaah how naxaristo haday dhintena ilaah how naxaristo iyo ardaydii dugsiga sare bartamaha xamar iyo gudoonka xamar iyo gobolada iyo ardaydii ka baxday 5qaybood ee lamaha cilmiyada xamar oo aan ka mid ahaa ardaydii ka baxday iyo ardaydii India iyo Malaysia aanu ka qalin jabinay soomaali qabiil waa qaybi oo xukun ka gudub oo wax baro caruurtadana wax bar dalkagana si hufan ugu shaqay master Ahmad Cali jaamac@gmil*com tank you lov old soomaali and old world welcom fr

  • @MohammedHussein-qn2fp
    @MohammedHussein-qn2fp 2 дні тому

    Give you a chance to favor your f****** tired don't sleep

  • @Engayub
    @Engayub 9 годин тому

    Mr khayre waa nin codkar ah
    Oo murursade ah😂
    Hadii cod iyo qof naqoto asagaa dooranayaa😂

  • @AhmedCareef
    @AhmedCareef 2 дні тому

    Ninku hadal yaqaansanaa.

  • @Hajidulmidiid
    @Hajidulmidiid 3 дні тому

    Khayre wuu uga darayaa Ilhan cumar taageero badan ayey kuluminaysaa waayo maahan khayre qof khayr qaba waa cbb iyo reee uus xabaal.

  • @user-hx2ng3it5x
    @user-hx2ng3it5x 3 дні тому

    Maxaan cunaa maxaan cabnaa maxaanu dhuunta marinaa 😂😂😂😂😂😂😂🎉🎉

  • @musesaid5732
    @musesaid5732 3 дні тому

    salaanta islaanka kulahaa, waa "Islam" not Islaan" habar
    miyaa uu ka hadlayaa loool,

  • @Abdifitah1988
    @Abdifitah1988 День тому

    Dad xur ah ayaanu is moodnaa kulina waa qaxooti waab kuwa gudaha amisoon yaab khaxooti dad ahesto amisoon aanu iska bixino waraas ayaanu xur nahay yaanu been isku shegin waxaanu arak naa Qaxooti noqde raisu wasare iyo Qaxooti bood boodayo

  • @MohammedHussein-qn2fp
    @MohammedHussein-qn2fp 2 дні тому

    😊😅😮😢🎉😂❤ kkkkkkkkkk hhhhh

  • @user-ew2zf6pm8o
    @user-ew2zf6pm8o 3 дні тому

    Tuuugii walba weysoo dhoweynayaan dadkan xabxabka ah

  • @user-dv7cs4iq5q
    @user-dv7cs4iq5q 3 дні тому

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @MohammedHussein-qn2fp
    @MohammedHussein-qn2fp 2 дні тому

    Kjkkkk hhhhhhhh

  • @yasinmohamed1818
    @yasinmohamed1818 3 дні тому

    MJ mareekan fadlan odayga lacagtii doorashada soo socota ayuu ururinayaa ee $3 million u soo ururiya si uu tartanka u qurxiyo kolaba madaaxweyne ma noqonayee.

    • @Sucudi862
      @Sucudi862 3 дні тому

      Madaxtanimada ma adaa haayo 😂😂😂 cunsuri caqli xumo ku darsatay

  • @mohamedosman6000
    @mohamedosman6000 3 дні тому

    Kheyre aad baad ugu degdegtey wakhtigi ad Farmajo ka so horjeedsatey, arinta ma garawsatey? ogaw hawiye iyo isaaq wuxunbey dumiyan

    • @ahmedosman7185
      @ahmedosman7185 3 дні тому

      Maxamed Cismaan miyaanad arag kuwa Daarood ee leh Deni iyo Axmed Madoobe aan rabin dowladnimo reeraha Soomaaliyeed ha caayin siyaasiga xumi Soomaalida hadaan nahay waa inagu badan yihiin

  • @MohammedHussein-qn2fp
    @MohammedHussein-qn2fp 2 дні тому

    Leave me alone

  • @naeemayusuf6464
    @naeemayusuf6464 2 дні тому

    Bal beenta la isugu sheekeynaayo eega Islam

  • @ibnamir6718
    @ibnamir6718 3 дні тому

    I just do not like this guy
    He seems very fake