Dhalinyarada Iyo Aqoonyahan Gobolka Awdal Oo Sheegay In Ay Xaq ULeeyihiin Gudoonka Golaha Wakiilada

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 130

  • @xaalidahir8268
    @xaalidahir8268 Рік тому +3

    Oké bye huwaan part 2 !!👋

  • @maxamuudjaamac1407
    @maxamuudjaamac1407 Рік тому +3

    Maxaad wax yeeli kartaan aamusa jamacadihiina iska dhigta dadkii hanjabai lahaa ma tihidiine

    • @salahthefruad9174
      @salahthefruad9174 Рік тому

      Adiga ma Hartibaa tahay kkkk
      Misgiinkii qaxootiga ahas.
      Adeer taada ka hadal.
      Walee Reer Awdal ma gaadhi kartid.
      Caana boidhaha u doino xeryaha qaxootiga.

  • @jamelidris2686
    @jamelidris2686 Рік тому +3

    Adeer fartoon baa la doortay heedhe joogiya Qaska Sida miyaad wax inagu barateen 😂

  • @user-sr86ui3xsuexi
    @user-sr86ui3xsuexi Рік тому

    Kursiga 1 aad ..madaxweynaha
    Kursiga 2 aad.. G. Guurtida.
    Kursiga 3 aad.. G. Parlamenka.
    Kursiga 4aad... G. Maxkamad sare.
    Kursiga 5aad...M. Ku xigeen

  • @khadrayurub6866
    @khadrayurub6866 Рік тому

    waxay yihiinba isaaqu lama yaqaan ma somaliba ma afrikanba ma garacbaa aaboba waa wax habro keeneen

  • @HawaHawaaden-hh7sg
    @HawaHawaaden-hh7sg 2 місяці тому

    Mahadsanid.❤❤

  • @user-sr86ui3xsuexi
    @user-sr86ui3xsuexi Рік тому +1

    Reer AWDALOW yaa idiin doortey ilaalinta midnimada somaliland?

  • @abdiqadiraden1335
    @abdiqadiraden1335 Рік тому +1

    Guul Reer Awdal Guul. GUUL

  • @allamanaare1264
    @allamanaare1264 Рік тому +2

    Dadkan horta xagay ku qarxi jireen qof waliba waa han jabayaa

    • @abdul4069
      @abdul4069 Рік тому

      Ma ila aragtay😂😂😂 talow ma dadka borama la dagan bay layn doonan.

  • @allaahbaaweynninkiaminaaaw1845

    Caqli yeesha waryaa matihidin kuwii yuuyuutamilahaaye kursigaasi waa Faratoon ale idin caafi subxaanallaah 🤔

  • @khadrayurub6866
    @khadrayurub6866 Рік тому

    reerbanii israaiil ilaahay baa nacay isaaqna waa yuhuud jinsigoodu bilaa abaala

  • @American_patriot110
    @American_patriot110 Рік тому +1

    Reer awdal waa lagu mashquulinaya oo waxaa la leeyahay xaqiina so dhacsada oo tabashadoodi hore baa lagu dhaafinaya 😂😂😂, isaaq xariifiin weye

  • @hodanh2669
    @hodanh2669 Рік тому +2

    Waar hanjabaada joojiya soomaalilan cod baa waxa lagu kala qataboo cod ku waata madaxwaynaabaad wabataane,.

    • @SakiOsman
      @SakiOsman Рік тому

      Soo Tan lagu yiri ma tartami kartan gudomiyaha guurtida baa sidaa ju yiri Cali xaamud

  • @mohamudmohamed6875
    @mohamudmohamed6875 Рік тому +2

    Reer awdal marka hore sidii ragaad u hadashaan hadhawna sida dumarkaa laydin kala shukaansadaa meel isu raaca sida ssc ama iska aamusa 😂😂😂

    • @dagansh5606
      @dagansh5606 Рік тому +1

      Reer ssc inbadan ayey kala lunsanaayeen waayahaa ka xumaa reer Awdal hadana wakhtiga ayaa hiiliyey reer Awdal way isku duuban yihiin Awdal waa mid imika.

  • @boorowcade2636
    @boorowcade2636 Місяць тому

    REER OWADAL MEYDKA WAXBA MA DHANTIIN HADIIBA IMANKIINA XAQDARO LAGU HAYSTO MUDO UU U XIRAN YAHAY

  • @bayleyare8130
    @bayleyare8130 Рік тому +2

    Waad kibriteene Waa layen wasaaya

  • @engadam7274
    @engadam7274 Рік тому +1

    Waar cadi iska dhiga hooyadiin iyo xishoodkaba wasee...... gala dagalka dee who gives a fuck. 😂😂😂 walhi hadad tallbo qaadaan inan gumeed baan idinka dhigayaa. Anaga malin walba nalo hanjebayaa

  • @medmahdi2020
    @medmahdi2020 Рік тому

    Doorashada gudoomiyaha Wakiiladu maaha doorosho u taala shacabka Somaliland ee waxay u taala golaha dhexdiisa kii ay iyagu doortaana wuxuu noqon doona Gudoomiyaha Golaha ee dhalinyartan isa soo balansataay wax maqaami idiinkama banaana ka hadalkeeda. Cali xaamud taageeradiinu khasaare iyo fa'iido midootana uma hayso.

  • @MaxamedJama-hi6wg
    @MaxamedJama-hi6wg 2 місяці тому

    Waa runtin waan helna sinan dhaba hadii kale meeshan isaaq land bay noqon doonta

  • @mohamedadam3941
    @mohamedadam3941 Рік тому +1

    Waxaad awoowada samee cidna lama sasabayo

  • @umuahmadmohammed1368
    @umuahmadmohammed1368 Рік тому +2

    Subhanaallah, this chair is for Sool not awdal.

  • @salma86036
    @salma86036 Рік тому

    يا امة ضحكت من جهلها لامم😂😂
    awdal waa dalkii aqoonyahanka 😢

    • @ilhanhassan9813
      @ilhanhassan9813 Рік тому

      Aqoonyahana maahee ha waalin waxaasi waa waxaad ku ligayseen
      Aqoonyahan, daraawiish
      2 kalmadood oo beena ayay labadan reer run moodeen

  • @omarishirwa
    @omarishirwa Рік тому +1

    AWDAL BADDA GALA KIBIR AYAA IDIN HAYA WALAAHI SOMALIYA TAGA NINYOOW QAYLADIINA BADATEE BAXA BAXA QAATA CALANKII Aad jeclaydeen

    • @abdul4069
      @abdul4069 Рік тому

      😂😂😂 somalia haday tagaan maxay la tagayaan waa laankabe kkk ma kolbay waxay somaliland ku haystan xamar ka helayan

  • @hassanismail-mv9wy
    @hassanismail-mv9wy Рік тому

    Waad iimaan laadihiin taga adeer hadaanay somaliland idin cajabin, waanu garanaa ujeedadiina.

  • @mohamoudyassin9035
    @mohamoudyassin9035 Рік тому

    Hooyadiin u sheega
    Baxa oo ha soo noqonina.
    Reer awdal dadka ha ka xishoodan.
    Kaba shaagle.

  • @fatimahashim5596
    @fatimahashim5596 Рік тому

    WAA SHEEKO KALE OO WADANKA LAGUDUMINAYO MADAXWEYNOW KAKACA FADHIGA KURSIGANA FADHATOON UDHIIBA

  • @user-mk1ux6uu1p
    @user-mk1ux6uu1p Рік тому

    Waa hadhigii huwanta gudaha sland

  • @alinuromer5876
    @alinuromer5876 Рік тому

    Xildhiban Welba Xaq ayuu U leeyahay inuu Wax doorto lana Doorto. Somaliland.

  • @ibruadan7763
    @ibruadan7763 Рік тому +1

    Waar naga aamusa waxna xaq uma lihidine.. Wallaahi waad kibirteen, shaqo ayaa u baahan tihiin

    • @Wacays-b8l
      @Wacays-b8l Рік тому

      Waar xolayahow isaqa dadka hakudirin waxad tahay isku ekaysiiyee

    • @ilhanhassan9813
      @ilhanhassan9813 Рік тому

      Ibnu adam
      Ma yaabtay amaantii iyo ixtiraamkii ayaa uga daray waana digasho waxay ogyihiin in laascaanood dagaal ka socdo
      Waa sheekadii riyaha iyo naaguhuba diifta ayay isku eryadaan waxaad samaysaan ayaa la sugayaa ha sii faanina adeer soo diyaar garooba

    • @ilhanhassan9813
      @ilhanhassan9813 Рік тому

      Qolqoljoog
      Waxba ma dirayo walaalo laakiin wanaagii ayaa uga daray maanta soomaaliland in loo dhaarto uma baahna iyadoo dagaal inagu socdo
      Baalyo doon weeyaan reer awdal way kibreen laakiin wxay ka helaan ayey lleeyihiin
      Iyaga iyo dhulbahante barigii siyaad bare xasuuqa iyagaa isaaq u gaystay waana laga cafiyay haday sidaa u hadlaan
      Nabaradii ayay nagu soo fadhayaan

  • @Miicaadyare
    @Miicaadyare Рік тому

    Adeer anagoo Ciisa ah iyaa shalay udaynay Cali Xaamud inuu Noqdo shirgudoonka sadexaad markaa adeer waalida meel la fadhiista Ciyaalkiinani.

  • @ibnubacays8063
    @ibnubacays8063 Рік тому

    Reer awdal baroortu orgiga ka wayn wlhi kursigan sool ba laga leyahy 13 xildhiban iyo madax wayne ku cigen bad haysatan wad kibraysane xaqiina alleh haydin tuso

  • @khadrayurub6866
    @khadrayurub6866 Рік тому

    somalilandtana samaroon baa uqardhaasa sidoodi 18oo ayay saylac dawarsan samaroon ooadal empire ilbixiyay

  • @cartancartan8452
    @cartancartan8452 Рік тому

    Ilmaderyaal xaq bad uleedihin from hargeisa
    Beesha dhexe an kaso jeedo waa tuug ee ka tashda

  • @mustafemaxamed6877
    @mustafemaxamed6877 Рік тому

    magac uun buu yahay kursigaasi ee waxba uma tari maayo gobolka

  • @yuusufmaxamed7742
    @yuusufmaxamed7742 Рік тому

    Waar. Wey. Kibrewn. Samaroon. Car. How. Soo. Dhowaadeen. Kursiga. Gobolka. SOOL. Booska. Reer. Darwiish. Ayaa. Iska. Leh. Prof. Yaasiun. Faratoon

  • @odayjama1829
    @odayjama1829 Рік тому

    Muuse yuusan sidii hore inii gelin oo halmaalin 800 qalan hadalkiina gaabsada

  • @salahthefruad9174
    @salahthefruad9174 Рік тому

    Faratoon iyo nacnac looma baahna.
    Reer Awdalbaa xaq u le kkk
    Dhulka iyo Badaba idinkaale.
    .

  • @MohamedSherbi
    @MohamedSherbi 8 місяців тому

    WAA GO AAN LAGA MIDAYSAN YAHAY AWDAL AHAAN

  • @Gobsame
    @Gobsame Рік тому

    Kursigan dhulbahante ayaa iska leh xikmad yeesha

  • @nimcohirsi2878
    @nimcohirsi2878 Рік тому

    Wax aydaan xaqulahayn,huuno madkuxiiqi caga dhigta Heedho Sooley baa leh🤣

  • @omarishirwa
    @omarishirwa Рік тому

    CARUUR LACAG SSC U QAYBAYSY WAA LA IDIN KARBAASHAYAA DHAMAATIIN WIXII ALSHABAABA

  • @khadrayurub6866
    @khadrayurub6866 Рік тому

    muuse cidii hunguriga xabeebta ka toogatay waa samaroon siciid tiisaan galine

  • @MohamedBile-l6t
    @MohamedBile-l6t Рік тому

    Dastuurka awoda kowaad waxa leh G wakilada madax waynaha Casili Kara ansixinkara iyaga oo G guurtida u bahnayn lakin waa la khalday

  • @abdul4069
    @abdul4069 Рік тому

    Reer awdal kursiga dhulbahante waxay moodayan inay sidii tukamida isaaq ee borama kuyaalay ay biliqaysan karaaan 😂😂😂 walay idinka tahay,waxbadso waxbeel baydhasha.

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan9813 Рік тому

    Waa laguu soo shubtay dhirtaa cagaaran la hoos fadhiyo maayo ha iska kala ridina barwaaqada

  • @RadwaanAhmadAli
    @RadwaanAhmadAli Рік тому

    Siilkii hooyadin baad leedihi maaye faqash from faqash waa in laxasuuqa hadhigii siyad bare 😮😮😮😮😮

  • @omarishirwa
    @omarishirwa Рік тому

    kibirka waa lagu kufaa bal AWDALEEY CIVIL WAR AYAA KA DHIGAYNAA SOMALI LAND WAXAN LA IDINKA SASABAAYO GARANMAYNO WALAAHI CIVIL WARKAA AYAAD Rabtaan

  • @abdillahiosman1770
    @abdillahiosman1770 Рік тому

    Muxuu uga dhigayaa waxaan jirin meeshu waa doorasho maxaa keenay ma gaydaan

  • @saedhaid
    @saedhaid Рік тому

    Imika 12xildhibaan ayaad keen sateen golahaba e maxaad gaar ugu sheeganaysaa?
    Jilib ka mid ah isaaq (garxajis) ayaa 25xildhibaan cod ku keenay golaha, hadana gaar uma sheegan karaan. Waayo waxani dee waa cod.

  • @aminafgh2127
    @aminafgh2127 Рік тому

    reer shiiq isxaaq maxay belo dhex joogaan cadkayga iyo walaalkayba aan cuno caqli meesha ku haysaan

  • @ijoxasan9132
    @ijoxasan9132 Рік тому

    tashada mooyee yaac yaa idiin baahan walaahi somaliland idinkaa ku wax la

  • @hassanabib3766
    @hassanabib3766 Рік тому

    Waxaad tarasay ayaa yar nabadu adaa ku macaashay qarankan loobaqi mayor wixii aad kutashataa waa wax kuudaran Amiga nabad ku macaash

  • @khadrayurub6866
    @khadrayurub6866 Рік тому

    markaa dhulkeenu biyo iyo buuro dahaba ayaynu ka shaqaysnaynaa

  • @Abokor-Aw-Ali
    @Abokor-Aw-Ali Рік тому

    Waa la idinka dhex hadalayaa WADANI

  • @momoabdo6991
    @momoabdo6991 Рік тому

    Waar reer Awal maxa ka caadhaysiyay waar so dhigta oo ku qanca codkiina

  • @cawilhalaqabtoaadan3766
    @cawilhalaqabtoaadan3766 Рік тому

    LAMA SIINAYO AWDAL WLAHI LAYDIN BUUFIN

  • @abdirazaaqahmed2813
    @abdirazaaqahmed2813 Рік тому

    Cali xaamudkasi wuu waayay kursigiisa midkaloo refer awdalaa imanaya kursigiisa sadexaad isguna shacab buu kudanbaynayaa aniga taa iga qora maanta idina waxba masamyn kartaan 😅

  • @saladtakar5630
    @saladtakar5630 Рік тому

    Samaroon sow ma ogid inaan laan gaabtihiin😅😅😅

  • @RadwaanAhmadAli
    @RadwaanAhmadAli Рік тому

    Hadhigii siyad bare baa beelaha darafka wali ka kuuxaya

  • @NuuraCumar-zo8vd
    @NuuraCumar-zo8vd 8 місяців тому

    Kursigooda madone. Dad. Goni gosada. Marooning. Dadkayaga. Soomaaliyeede. Baanlamidoobaynaa. Diarnamadoono. Qabiil. Marooning. Xaraantii. Dhulbahanatetuury. Miyaadudodaysa. Lafcad. Bad. Toobin kuhysa. Hordadakatoos.

  • @Dophill260
    @Dophill260 Рік тому

    Huushtii inay ka badbadiyaan ayey bilaabeen.

  • @hassanabdiomar6983
    @hassanabdiomar6983 Рік тому +1

    Kkkk, these people starting to sounds like are scratch cd. Minefields cabdi risaaq left behind.

    • @ilhanhassan9813
      @ilhanhassan9813 Рік тому

      Hassan Abdiomar
      That's true, we will see this movie.

  • @AbdiPianoChannel
    @AbdiPianoChannel Рік тому

    Waa maxay hanjabaadani

  • @nashou22
    @nashou22 Рік тому

    Sheeko canteen ayaa bilaamatay😂😂😂

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 Рік тому

    isaaqna waxan leyahay hada si walaba binu adamka u wanajisan wa kuwii uun iska daya inaad meel walba tidhahdan reerkanow how doqonimo idin tahay dalkan idinka uun baa dacad u ah weliba qaarkiin ka sii socodan marka hada la is walo idinkaba u tartama kusiga inagu beelo kuma qaybsano yaan la idinku socodsiin beelo aya loo xidhay adarafyada leh waxasi dumuradiyada lama yaqnao waxa laga yaaqan wa laga badan yahay wa laga helay

  • @saladtakar5630
    @saladtakar5630 Рік тому

    Samaroon
    Waxay uga soo hartay baaq kaliya😂😂

  • @xafsacabdiraxman753
    @xafsacabdiraxman753 Рік тому

    Taga. Bal. Waxaad. Tihiin. Ma. Jirto

  • @cabdisalaanridwaan3592
    @cabdisalaanridwaan3592 Рік тому

    Aar reer awdalow ayar fadhiya xaq uma lihidine

  • @farahyuusuf3209
    @farahyuusuf3209 Рік тому

    Cirka soo taabta waxaad doontaan yeela qoryo soo qaata

  • @cawilhalaqabtoaadan3766
    @cawilhalaqabtoaadan3766 Рік тому

    WELIGEED KU FADHIISAN MAYSAAN

  • @MrQalay2005
    @MrQalay2005 Рік тому

    Reee awdaloow dhulbahante haysku dhererina waayo waa rag awood leh oo laga haybaysto idinkuna maxaabiisbaa tihiin.

  • @maxamedcabdillahi5279
    @maxamedcabdillahi5279 Рік тому

    War hadanu nahay garxasnahay wanu tagersanahay cali xamuud jibriil

  • @cawilhalaqabtoaadan3766
    @cawilhalaqabtoaadan3766 Рік тому

    FARATOON BAA ISKA LEH

  • @artist_marwa01
    @artist_marwa01 Рік тому

    Nin la soo kiraystay oo lacag doona baa an nacay

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan9813 Рік тому

    Alla maxay kibreen isaaq doqoniimadooda ayaa la arkay
    Kursigan waxa leh shulbahante
    Laakiin waxaad Rabtaan inaad isku dhufataan harti iyo shulbahante madaxwayne ku xigeenka ayaad adeer haysataan ee ka xishooda harti

  • @Dulmar143
    @Dulmar143 Рік тому

    U sheega gunta guntu dhashay waa habar awal cida wax.idin diidane

  • @Muxsin-11
    @Muxsin-11 Рік тому

    Way adkaatay waa halkii tooshka siyasade😅

  • @khadrayurub6866
    @khadrayurub6866 Рік тому

    kuwa soo qoraya muusaa wax dilay iyo 8oo qof habeen may jirin

  • @dsf9824
    @dsf9824 Рік тому

    Waar waxba masamayn
    Kartaan
    Kursi ayaad ka hadlaysaane
    isaaqu sida adhiga
    Ayay idiin qalaan
    4 cisho ayaad bood boodaan
    Xoogbaanu la idinku haystaa

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 Рік тому

    imanka la idinka qaad umadii gaajo noqatay kursi qudha isku haystan isaaq ayana khaladka leh laba rer oo min 100kun gadhin bay meel walaba u dhiibayan haday manta kula tartami lahayen iskuma qabsden reer awdal imanka ladahiin u udaya odayga meesha dhulbahnte oo maqan baa aragten markasa is walaysan war dhulbahnte meel uma socodo waan imanya madaxwyane ku xigenkana wa iyaga marka danbe beelaha direedna fadhiista horta awdalay yuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuskan ma itoobiya ka soo barteen iila dhowan baad itoobiya ka soo guurten gaaladi wax ka qortay boorame way sheegtay inaydan qabiilada boorame degan wlaahay inaydan ku jirin runti horta boorame gooma timaden saylaca isaaqa laha oo ka soo iibsaday galadi deganayde xagee ku qornayden berigi hore iska daya iman laanta mumin seed yaanu idin walin walidiisana iska dayaa yaanu imanka idinka qaadin kursi

  • @Faria-mw4je
    @Faria-mw4je Рік тому

    Isaaq waxey u sameyen Dir
    Si gadabursiga et u babiyan

  • @cartancartan8452
    @cartancartan8452 Рік тому

    Wax dir la yirahdaa ma jiro muse af qloocba keeny

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan9813 Рік тому

    Waxba ma wada lihin adeer you are minority has Wright, and majority are leaders
    Niic looma baahna waxaad isla haysid soo daa adoon qaylqaylin oon isku sawirin geed hoostii

  • @cawilhalaqabtoaadan3766
    @cawilhalaqabtoaadan3766 Рік тому

    WAXBA MA SAMAYN KARTAAN

  • @hoodohoodo9532
    @hoodohoodo9532 Рік тому

    Ha biq leyso wa halkii ninkii ee😄🤣😂😛

  • @khadrayurub6866
    @khadrayurub6866 Рік тому

    isaaq
    waa tanag madhan waxba ha baryina

  • @cawilhalaqabtoaadan3766
    @cawilhalaqabtoaadan3766 Рік тому

    INAAD AWDAL KA YAACI

  • @saladtakar5630
    @saladtakar5630 Рік тому

    Godibiirsay
    Kkkkkkkk😂😂😂😂

  • @Faria-mw4je
    @Faria-mw4je Рік тому

    Dhuso
    Sidini un ba ogolandontin

  • @khadrayurub6866
    @khadrayurub6866 Рік тому

    baabkana samaroonow iska roga isaaq waa asaasaq miidhan

  • @saladtakar5630
    @saladtakar5630 Рік тому

    War xishooda
    Ma saakiin yahow😂😂😂

    • @dagansh5606
      @dagansh5606 Рік тому

      Masaakiin ma magaalada cagaaranbaa ah ee mutacalimiinta ahwalee way shidan yihiin

  • @artist_marwa01
    @artist_marwa01 Рік тому

    Adeer get waa ad u leedihiin mansab kasta e marxaladda dadku marayo ha loo furo yeesho haddii kale huwantii gudaha ayuun baa ad afkooda ku hadkaysaan e GALA sharaabka qaytii 2sad bilaaba

  • @kaamil1717
    @kaamil1717 Рік тому

    Wadani aya dabada ka riixaya.

  • @ismahanabdi5646
    @ismahanabdi5646 Рік тому

    Hooodhodho 😅

  • @mohamoudegeh5056
    @mohamoudegeh5056 Рік тому

    Waar baroortu orgiga ka weyn. Belo ma jirtee Cali Xamud kursiga ku xigeenka horta ha iska casilo, gudoomihana ha u tartamo. laakin marka laga helo ha buuqina.

  • @kamalyasin5008
    @kamalyasin5008 2 місяці тому

    War waxan yaa ka qabta dadka

  • @gedefletv6049
    @gedefletv6049 Рік тому

    Reer awdal bustaha iska roga

  • @abdillahiosman1770
    @abdillahiosman1770 Рік тому

    Dadku xumaanta maxay ku falayaan

  • @abdillahiosman1770
    @abdillahiosman1770 Рік тому

    Dadka maxaa ka siya

  • @RadwaanAhmadAli
    @RadwaanAhmadAli Рік тому

    Maxaa lagu waashey beesha dhex aar hooyadin wase tashada carsameyeya wax walahay insidii laascanod qoxonti noqondootan reero dhilo hadhigii siyad bare iyadooo la tirtiro mooye soomali land madageyso