Hub Uruursiga Muqdisho Mucaaradka ka wadaan iyo Xasan Sheekh is Baxareeyay

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 січ 2025

КОМЕНТАРІ • 21

  • @AamaCade6
    @AamaCade6 8 днів тому

    Shiiq shariif guul waxa laqabanaa banaanbax weyn oo looga soohorjeedo xasan shiiq maxamuud

  • @SalmaanCadde-p8q
    @SalmaanCadde-p8q 9 днів тому +1

    Xasan waa udhamaatay

  • @shaficimohamedomar-d6b
    @shaficimohamedomar-d6b 9 днів тому +2

    xasan xabaalo qote ha isdhagaaysto uun

  • @xamarey8143
    @xamarey8143 8 днів тому

    maraad noo sheegto qoladii u hanweyney ayaan kuu jawaabayaa ninkaan dani ayaa u yeerey oo soo lugooyey xasana dani iyo soomaali oo dhan ayuu u jawaabey hadii dal iyo dadba iga dambeeyaan waad arki doonyptaan wuuna sameeyey waxyar ayaa u harey intey ka soo galayaan masar iyo dowladaha la socda

  • @mariamsidi3263
    @mariamsidi3263 9 днів тому

    AQAS WAXAN BA M.W U AH HAWIYE UUUUUUFFFFF

  • @Dahabohasanahmed
    @Dahabohasanahmed 8 днів тому

    😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊

  • @CabdullahiOday
    @CabdullahiOday 2 дні тому

    Xasan..xigmada.ayaad.garaneen

  • @xamarey8143
    @xamarey8143 8 днів тому

    waxaan idin weydiinayaa xasan mzrkuu daalay isagoo duqoobey oo leh walaalheyga soomaaliyeedow aan is cafino aniga xukun ma rabo isaamzxa oon isasaamaxno anaga waxaan iri waagaas runtii wuu daala wuuna ku duqoobey lacagtii uu xukunkii hore aru7riyeyna hotel jaziiro ayey ku dhamaatey isaamaxa waa intii hore aan u qaatey ee isaga daaya waxii aan ahey xaq dad dhul dowladed uumdhistey isaga daaya raadiya waad heleysaan

  • @CabaasSalaad-y4v
    @CabaasSalaad-y4v 9 днів тому

    Xasan shiikh kursiga ha is kaga dagon wuu ku fashilmey

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj 9 днів тому +1

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢 xasan dalkii jar buu ka tuuray

  • @abdulahiabdi5020
    @abdulahiabdi5020 9 днів тому +1

    xasan dal xaraashe waxaa uhartay in bambo canuuni gacanta ku qabsado gaanjadana ka siibo.

  • @0markassim21
    @0markassim21 9 днів тому +3

    Walaalow muuse suudi qabiiliste inuu yahay waxaad ku garaneysaa madhihin xasanow walaalow dalkaan xageed kuwadaa somaliya dhibka ku habsadey ayay kamid tahay

    • @Hanifarahk
      @Hanifarahk 9 днів тому

      Dhibka soomaali haysta waa qabyaalad iyo qabiil siyaasiyiinta ugaarah

    • @AbdiRahiimMohamed-uc4be
      @AbdiRahiimMohamed-uc4be 9 днів тому +1

      XASAN SHEEKH WAXA UU WADAA LA JOOJIYAA BANAAN LA JIIFIYAA BANAAN SOOMAALI GOD BAAD KU RIDEY WAAD IIBSATEY WAX AAD REEBTEY MA JIRAAN HADAL KUUMA BANAANA EE HADIIBA AAD XISHOONI MABA XISHOONEYSID UMADA KA HOR LEEXO CAFISNA WEYDIISO

  • @Hanifarahk
    @Hanifarahk 9 днів тому

    Waxan qabaa sida waxu socdaan qiimayntayda marhadaan loodha mayn dorashada qof iyo codka ah teendhadii inaan laga baaqsaneyn md xasan waxan kula talinayaa yaan lakala tegin taladaan kusiina yaahi waataadi aad farmaajo siinjirty hanoolato soomaaliya wada jirta wadana heshiis ah

  • @Dahabohasanahmed
    @Dahabohasanahmed 8 днів тому

    Loo joojin maayo

  • @SalaadCadaawe-w3v
    @SalaadCadaawe-w3v 2 дні тому

    Xasan ow adiga hadda ka wars warkaagi hore iyo kan hadda

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj 9 днів тому

    Xasanow villada kasoo bax

  • @Dulmidiid-b7x
    @Dulmidiid-b7x 9 днів тому +1

    Xasanow maanta adigay xigmada kaadhamaatay adiga ubaa isasheegay famajo ma aheyn kii aad wax ka shegeysay adiga ayaa is sheegeysay xasanow waasimow nimadaada unbaad ka shegeyneysay eber baad tahay xasanow siin caano boore ka dhamaaday ayaad tahay ee umadda somaliyed ka horleexi foolxumadaad iyo lugahaaga yaryar

  • @Xassanguulliye
    @Xassanguulliye 9 днів тому

    Waxaa yelay sharci laga bakho majiro khabil ayaa kaweyin sharcigi dalka sabato ah madax weyne xasan ku khime hada mamulkisa uhayo