Gabadh cadaado,maalmahan comment baan bartay in aan qoro,waayo isku qiso ayaan nahay,happy kugu dareemaa,maasha Allah qof qalbi fiican baad u eegtahay,ta Routine ka noo bilow laakiin ciyaalka ka reeb fadlan ,ma fiicna in meelkasta laga barto,xitaa schoolka ay dhigan kari waayaan,intay ka weynaanayaan kadaa ,caruurnimadooda ha iska qaataan,laakiin Routine ka noo bilow,kadibna vitaminska aad cunto noo soo sheeg iyo waxyaabaha energy ka hesho❤❤❤❤
Diin iyo aqli nusqaan kama nihin waa waxa aan jirin waxaa meeqa nin baa gabar ka aqli badan jirtaa nabiga Scw wuu nooshegay in laga been abuuran doono hadey dumarku aqli yaryihiin Alle cibaadadiisa isku si nooguma waajib yeeleen ee dumaroow dumarka sirtoodada iyo dhagartooda in maah maah iyo quraanka kariimka laidinkugu shegay ilaa qof sirtiisa aan lagaari karin waa qof aqli badan hadana xadiis waxaa oo dhan beninaaya aad daliishataan waa nasiib xumo weeye
Ilmaha ha iska keenin abyo❤❤

Waa ku wadanaaa rootin noo bilaw gabar cadaado noo bilaw
Wax kastood tahay mashaa allaah naftaydaa iska kaa jecel fariid nimadaad from Hargeisa❤
Ilmaha iyo nin ku qaba ha ku ahadan howlaha ad meshan ka wadid
No ha iska keenin ciyaalka somali dad xanuunsan baa jirah lkn meel dheer ayagoo joogah aan la arkeen wajiyadooda waa ok
Ilmaha halkaan ha keenin walaaleey gacaliso
Habo ilahey dartes isoo jawaab
No ilmaha marnaba hayeelin hana samayn
Hal su aal ma hooyadeed buu la dhashay
❤❤❤please ilmahaga hasoo galin maya🎉🎉🎉❤❤❤.
Ilmaha ka da abayo
ASC WLSHEY ILMAHAAGA HA KEENIN PLZZX
Abayo nolosha allh kuqurxiyo ninbarjya ookunasato allh kugu bishareyo xabibti
Mya ha ku sodarin
Ilmahaga ha kenin abyo
Ilmaha ha iska keenin abaayo
asc gabar cadado hada habiabin ratika marka guriga diyarisid bilaw ilmaha ha soo galin social madia ha waan ku wataa ina adeer hora usoco
Isku dar ruutinka iyo sheekoyinka ilmaha wajigoda kareeb kaliya 😊😊❤
Haku soo darin abaayo il ayaa kaaga dhaceyso ilmaha isha wey ikala nugulyihiin isha
ilmahaada hakeenin Media
Dumarku 50 mahan Ayad sheegeysana majirto nayada qalbiga 50 kama tihid bini adanimadana 50 kama tihid waxas waa shekada alwahabiya. Nagow barta Diinta Islamka qofna marti ugama tihidin nayada . Horta inte ka kenteen waxas ?walba danbi waa gala iyadu uguma horeyso ❤❤❤❤ nolow abayo😊
Adigoon wahaabiya oran miyaadan jawaabi karin wllo ,qeybta iska dhigdhigta waxeysan aheyn ,wax akhriso si aduunka waxa jira aad u ogaatid ,dumar iyo rag isku mid maahan dbinac walba lkn cibaadada waa u simanahey ,orodoo xiiq hadee oo nin noqo 50 baan nahey anaguye diyada xageeda ,cago dhigo naageey nin maahide .
Gabar cadaado waa kusalaamey gabar quruxbadan ayaad tahay
Abyo teemow maxaa laga sheegay iga daba gey
No bbe
Kubilow