Gabadhii 7 ciyaaala nin ay u dhashay ka maseertay ee Adkaysatay Soo taad Ceynaysay Hada miyaa gabdhuhu isku mid noqdeen oo ilmaha dartood . Aad ku ceysay naa wajiya badaney kaga tag
Alxamdulilaah abaayo macaan said Alxamdulilaah ilmaad ilaahay baad haysataa awlaad ayad haysataa cafimad kuwo aan intaba haysan aya jira, nin faa iido hadayn ha u isu jabin
Waxaa Dareemeyso oo Dhan Abaayo Macaan Wax ka Qeyr Badan Alle ha kuugu bedelo Aamiin yaa allaah, Gabadhaasna Sidoo kale insha alaah qeyr ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Illahey baa kula jira abaayo. Subxanallah, walxamdulillah, wa laa illaha ila Allah, wallahu Akbar, La xawla walaaquwata ilaa billah. Abaayo may Allah make it easy for you.
Abayo dhibaatadas ayaa ina hayso oo dunarka somaliyed la tacaalayaal ragiinii inay inagu ciyaaran ina duuban ina kufsadan ina furan ina silciyaan ina khiyaaman wax aysan u quruurin ma jirto dumarka somaliyed xita heer waxay gasran guban wallahi ilahow ino gargaar gabarkasta oo somaliyed dhiban la dulmiyey ilahow u hiili ilahow adoomahagu inay is dulmiyan ma ogolid 😢rabiyow ino hiili amiin ya rabi
Gabadh kasta iyo niin kasta oo guursada nolool wanaagsan iyo reer dhaqma ayuu raba hadii riyadaas ama rajadaas ay socon waydo wax micno ah calaacal iyo wax kuugu dhacay ood soo dhaaftay in aad ka hadasho ma samayso e waxaa ugu wanaagsan aad adna samayn karto gabadh kasta ama wiil kasta oo qoys ka burburay uu samayn kara waxaa weeye nolosha qof ku xumeeyay kuma dhamaato e hore u soco farxada naftada adiga ayaa gacanta ku haya iyo guusha naftadu gaadhi karto marka waxba qofkale oo ku jeclayn haka daba yuusun e dadaal oo hore u soco waxaad ogaata calool adayg in uu yahay illahay wehelki araga iyo quruxda ayaad leedahay gabadh yarna waad tahay Norge oo fursado badan leh haday tahay mid shaqo iyo mid wax barasho waad joogta e iska jooji raadka aad dib u raacayso abayo hore eeg
Nin jecelkeelaka bdn naftada ku birbureyso abaayo markaa ado ooyna ku arkaan kuraxaaxeysanan kufarxaan marka hore alle isku xira hadii daacad tihiin oo adiga dad dulminin alle waa kaga gargaara wlhi lkn oohin cibaado la aan caay dulmi inaa dhibka ka baxno waa sugeyna noloshaas murug lagu noolana aaqirana alla og
Ragan xagey aadan 😢 nina tagay leen maqalna Wlhi qalbiga ixanune canugtan 😢 dhibka dhan kafikirka mustaqbalka canuga su noqonaa Ina ka fakarto Lkn cilmi qayba Alle wanaga qariye 😢 gabdho jojiya waxas qof aan ku ronen ha u ronan 😢gabdho /hooyoyin sabirkan laydinkugu shekeyna wa waxba kama jiran 😢 mida kale habka unoshihin jacaylkina marke idin wacantahay dadka ha uso bandagina qarsada qarsada qarsada noloshina 😢
Walaashaada cun naa nabad gali🥺 naayaa ninka hadii la guursado ma guribaa la dumin rabay na dhaqannuucee ah baad leedahay? Hadaan guri dumis u socon lahaa sheekada o cusub gabadhas ma waceen sheeydaana ima sheegeen markaan cuslaado o sideeda ninka ilmo u dhalo bee ogaan laheed midoo doorto marku gatan wayana ayadaa furiinka dal ban laheed alx naagaha dhaqankaas leh maahi oo aaminsan ilmalle dhal ninka ha kula joogee gabadhaasna ayadaa ila fahmi weesay maahee sheekadaba ayada maaheen boqol marna wa ka hadlay e hadaa tahay nuuca hayi raacee orodo na dhaaf😡
Caku maalin walba naag ooy nayso hooyooyinkeenba kaligood bay na soo koriyeen yaga oo waxba haysan naag Yurub joogta nin daba ooyaysa naa basbaas is mariya faarax mijo baasto candhadiisa ka hadha ilaahay ku xidhma
DUMARKIINA MARKAAD QURBAHA IMAATIIN IDINKAA ILMAHA KU GUMEESTO ABAHOOD, ILMO QURBO LAGU KORIYO MAXAA KA SAOO BAXO, ILMAHA AFRICA LAGU KORIYO ABAHA WUU QIIMEEYAA
Nimanka dumarka ka oohiyoo Caalamo idinka iftay uu kow ka yahay nin aan aqaan, abaayo gabadh cadaado dhexda xiro inta kaa maqana Allaha ku siiyo inshallah waxaa kuu dabeyn noolal raaxo leh farxad Allaha kuu kaalmeeyo ❤❤😊
Dumarka somaaliyeed inteey nimanka lacagtoooda kula haraasiyaaan ooy iyagu ku duł shubaaan xoogoda iyo xoolahooda ku dhameyaaan hadane meelaha ku cabadaan please know your worth marka hore ama cabaadka danbe joojiyaaa
Gabar cadaado tan waa kabadbadis kistoo been aa kabuuxdo nin asia jiro siduu kuuduleysan karaa adoo yurub joogtid naag dheheyso ha ifurin maa jirto iyadoo ladhibaateynaayo
Nin naxariis maleh aabanimo na ma yaqaan ee hooyada lee caloosha ka hurta markuu cunuga aabahiisa arkeynin illaahow kuwaas maxaa calaf noogu dartey xaqeena allaha ka soo saaro aduun iyo aaqiraba naagta daacada ah ayaa mar walba laga dhaqaaqaa !!
Daraamadan iska daay walal adigaba masaajid ma tihide qof inad dulmiso iska daay hads rabto nolol fiican gabar galmudug maalin hore baad dulmiyeyse min kale bad arkaysaa nin kad guursato inta naag kula guursto naagti ku soo wacdo ku tiraa nin kaada i qabo war iska sug cidlan fadhiyaa markad leedahay ilahay awlad bow ku siiye maxaa nin iskugu waaleesa
Beenta iska daa haaku maarmarsiyon ilmaha yaar naa ninka jacasahaye naag ilmo ku maarmarsiiyoto waa laa yaaqana ninka ayay u watalate nin waa iga taagaye mana walano mana dabacararno hadan ka hadlo dhibka nin igo saamayay wax ma ihalaye uron naaysid walahe ilmahayga kursada mana ooge nin waxu yahaye naa ma jiirto lacakin ninka ayad jacasahaye ee roonta sahg
Kor aa la fiirinaa ma filin hindiyaa 😂😂 war cudur yaan la isku ridin naag kale oo la guursado waa wax caadi ah, bulshadu yaysan idin waalin adinkuna ha is waalinaa waa talada ugu wanaagsan ee la idin siin karo dumarooow
Insha ALAAH.intaan haduu RABI ku siiyeey inta kale wey imaaneysaa ALLE wehel ka dhigo waad arki waxa kuu dambeeya.
Haye abayo mahadsanid❤
Gabar kasta hamigeedu waa nolol quruxbada hadiise aad lakulantid qof aan qiimahaga garanaynin waxaad ugu dulqaadataa qalad ilmaha uu aabahood kacararaayo adiga kuma soo celinkartid marka gabaray naftaada daryeel adiga number 1 ilmaha 2 wixii kasooharo waliga hadaal hajoogaan
Haubixin abayo qof adag ayatahay ❤❤❤horay usoco Queen.
nin Somali waqti haku dhumin
Gabadhii 7 ciyaaala nin ay u dhashay ka maseertay ee Adkaysatay Soo taad Ceynaysay Hada miyaa gabdhuhu isku mid noqdeen oo ilmaha dartood . Aad ku ceysay naa wajiya badaney kaga tag
Ninka inuu guuursado allaa u baneeyay walasheey taaas ma godob aan galaa 😂 7 tiriyee hadee 20 u heeso kii calaf isku leenahay wa aguursana😂
Alxamdulilaah abaayo macaan said Alxamdulilaah ilmaad ilaahay baad haysataa awlaad ayad haysataa cafimad kuwo aan intaba haysan aya jira, nin faa iido hadayn ha u isu jabin
Nayaa qadro abaayo mcn walashaa ayaan ahaye ee jooji shekada qalbi dhagax abaayo ilmahaga kudadal rabigaa inad ubariso alle hakugu qaado caruurtada ee jog yaan cadowgaa kugu wiirsan
Haye sharafeey❤
Qisada qaadraalaay sida aan udhageysanaayay sideed saacadood oo xili saq dhexe lagaaray Ayn ooyin joojin waayay markasa naxdin bilaaway iyo Ina qaracmo😢😢😢😢😢😢
Sry abaayo aniga ilaa hadaa ku qarwaa o ka baqaa😢
Insha Allah qeyr abaayo waa qeeree ❤
Waxaa Dareemeyso oo Dhan Abaayo Macaan Wax ka Qeyr Badan Alle ha kuugu bedelo Aamiin yaa allaah, Gabadhaasna Sidoo kale insha alaah qeyr ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Aamiin yaarabi🤲🏻❤️
الحمدالله قدر الله وما شاء فعل الحمد لله علي كل حال apyo dhib malahan waxani waa aduun qof kastana wuxu maraya wixii alle uu uqoro marki waa inaan raali kunoqona wixii illaahay noo qoray ooaan dhahnaa alx ooallaah swt keligiis usheegana dhibaatadeena waayo dhib io dheefba Allah ayaa bixiyo marki ilinteena waa inanan tusin qof bani aadam ah keliya Allah usheego laba rakco tuko oo illaahay barya bes
Illahey baa kula jira abaayo. Subxanallah, walxamdulillah, wa laa illaha ila Allah, wallahu Akbar, La xawla walaaquwata ilaa billah. Abaayo may Allah make it easy for you.
Haye abaaayo❤
Naftaada marna ha u duleynin qof aanan u qalmin , naag adag baa tahay hore u soco ilmahaaga korso du bor I Norge Allah kaliya ayaad u baahantahay.
Abayo dhibaatadas ayaa ina hayso oo dunarka somaliyed la tacaalayaal ragiinii inay inagu ciyaaran ina duuban ina kufsadan ina furan ina silciyaan ina khiyaaman wax aysan u quruurin ma jirto dumarka somaliyed xita heer waxay gasran guban wallahi ilahow ino gargaar gabarkasta oo somaliyed dhiban la dulmiyey ilahow u hiili ilahow adoomahagu inay is dulmiyan ma ogolid 😢rabiyow ino hiili amiin ya rabi
Amin y’a Rabb
Aamiin yaarabi❤🤲🏻
Aaamin yaa allh
Wll ilahay qalbiga haku qaboojiyo aamin yaa rabi kariim ilhay waxan ka baryay ninka gabadh ka oohiyo ilhay haka oohiyo idam alle 🤲🤲🤲🤲
Abayo macan inshaa allah maalmihii fiicaa Wey Kuu imaanayaan ❤❤❤❤
sorry sister 😢very painful
Gabar gabar kafiican majirto ❤
Hamido from tiktok 😅😅😅 gabarcadaado ❤❤❤ waa kuu saaray
Thanks abayo❤️🙌🙌
Habo waad kabaxaysaa hada illaahay talo saaratid insha allaah
Insha allh❤
Cunug laguugu in kiray ayaaba la korsadaa, wax weyn ma'ahan. Haduu ilmaha caafimad qabo waa alxamdulilah.
Sorry abayo allaha kudhibdhamo inshallah wadka bixi dontaa
Dib ha u egiin waxikuso maray qashinka kudar qalbinuray horay usoco
I am very sorry xabiibti ❤❤❤
Gabadh kasta iyo niin kasta oo guursada nolool wanaagsan iyo reer dhaqma ayuu raba hadii riyadaas ama rajadaas ay socon waydo wax micno ah calaacal iyo wax kuugu dhacay ood soo dhaaftay in aad ka hadasho ma samayso e waxaa ugu wanaagsan aad adna samayn karto gabadh kasta ama wiil kasta oo qoys ka burburay uu samayn kara waxaa weeye nolosha qof ku xumeeyay kuma dhamaato e hore u soco farxada naftada adiga ayaa gacanta ku haya iyo guusha naftadu gaadhi karto marka waxba qofkale oo ku jeclayn haka daba yuusun e dadaal oo hore u soco waxaad ogaata calool adayg in uu yahay illahay wehelki araga iyo quruxda ayaad leedahay gabadh yarna waad tahay Norge oo fursado badan leh haday tahay mid shaqo iyo mid wax barasho waad joogta e iska jooji raadka aad dib u raacayso abayo hore eeg
Abayo aad bad umahadsanthy walhy runtad kahadashy cawa wax kasta oo kugu dhacay inaad kashekayso oo aad calol yawgi hadba lagugu kakiciyo waxa karoon inagon gabdhaha walalahena kudiganayn dhexda xiro malintina wixii aad qabsankarto qabso habeenkina ciilka iska bixi oo barkinta ku oy sas wax dhama malahan
Nin jecelkeelaka bdn naftada ku birbureyso abaayo markaa ado ooyna ku arkaan kuraxaaxeysanan kufarxaan marka hore alle isku xira hadii daacad tihiin oo adiga dad dulminin alle waa kaga gargaara wlhi lkn oohin cibaado la aan caay dulmi inaa dhibka ka baxno waa sugeyna noloshaas murug lagu noolana aaqirana alla og
Sorry 😢😢 abaayo
Allow
Noo
Gurmo
Ilaahow
Na garab
Istaag
Gabdhihi
Waa go'een
Allow
Noo gargaar
Mar walba
Legend kaas iska daaa noloshaada raaco wll
Sorry sister abaayo
😢 sorry abayo
Inshallah Abayo waad ka baxaysaa nina dhibka lama dhalan
Gbr cadaado qaliyey xbbti sorry marki hore gabadha yarta ban ka naxsana lkn hda xasuusti xumeyd marka gashy adiga baan kula si murogdy , wlh wxn daremaaya ina gbr karti badn thy lkn nolosha hal mar qob moos udhigty, horay usoco abyo gabadhas yarta ahna alah caafiyo ❤
Thanks abayo wa laga baxa insha allh🙌❤️
Gabar cadaado walaal qaaliyeey waa kusalaamey
Ragan xagey aadan 😢 nina tagay leen maqalna Wlhi qalbiga ixanune canugtan 😢 dhibka dhan kafikirka mustaqbalka canuga su noqonaa Ina ka fakarto Lkn cilmi qayba Alle wanaga qariye 😢 gabdho jojiya waxas qof aan ku ronen ha u ronan 😢gabdho /hooyoyin sabirkan laydinkugu shekeyna wa waxba kama jiran 😢 mida kale habka unoshihin jacaylkina marke idin wacantahay dadka ha uso bandagina qarsada qarsada qarsada noloshina 😢
Sorry abyo😢
Thanks❤️ abayo❤️😘
True
abayo iillahy culuska haka qaado
Abaayo waxba kama xumanaya ee ha calool xumaan hora looyidhi silic ku noo 30 huursata dhaanta weliga qof how ogolaan inuu ku abuse🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
❤❤❤❤ thanks❤️
Mid walba waxey
Usoo fariisatey burburinta guryihii
Duul ehel naar ah oo sheeganaya la taliyaal
Qeer Ilaah ha ku gu badalo
Adoo xanuunkaas la dareemayo maxaa gabar walashaa gurigeeda u dumin rabtay😮
Walaashaada cun naa nabad gali🥺 naayaa ninka hadii la guursado ma guribaa la dumin rabay na dhaqannuucee ah baad leedahay? Hadaan guri dumis u socon lahaa sheekada o cusub gabadhas ma waceen sheeydaana ima sheegeen markaan cuslaado o sideeda ninka ilmo u dhalo bee ogaan laheed midoo doorto marku gatan wayana ayadaa furiinka dal ban laheed alx naagaha dhaqankaas leh maahi oo aaminsan ilmalle dhal ninka ha kula joogee gabadhaasna ayadaa ila fahmi weesay maahee sheekadaba ayada maaheen boqol marna wa ka hadlay e hadaa tahay nuuca hayi raacee orodo na dhaaf😡
Caku maalin walba naag ooy nayso hooyooyinkeenba kaligood bay na soo koriyeen yaga oo waxba haysan naag Yurub joogta nin daba ooyaysa naa basbaas is mariya faarax mijo baasto candhadiisa ka hadha ilaahay ku xidhma
Waaba kuu sheegeen gabdhaha iney ilmaha dartood u sameeyaan ee nin dan ka leheen.
Hooyo Single Mom ah aya iso korisay ilhayaw hooyo single mom ah dambigooda dhaaf 😢
Hadad rer burbukisa saas unecebtahay so adigi nin caruurleh tafaha kudhagay
Walaalo Wan kuladamqanayaa oo Wan oyayaa sorry mcnto wadkabexeysaa hooyo adag Ayaa tahay
Thanks abaayo mahadsanid❤
abayo hafurin cadow gaga firsanaya awyna farxayan
Amus abayo
Haye abayo❤❤❤❤
Markaan arko gabdho lasilcinaayo
Ajaanibta in aan guursado ayaan ku fakara 😢
Dumaroow badankiina idinkaa dhib badan ragi hor cararaaya ugu dambeen saanaa ucalaa caleesaan hada gabar cadaada hadey mid dhaqanaaya hesho bari iyadaa dhibeyso war dumarkaan meel looraaca malaha
Nin hoyaded surka ka qabtay maxa agdhigay ayada qaldaned
Naago waa weyn oo nin nacaye u ooynayo bisinka waa nooga yurub joogo oo Shaqo iyo nolol fiicaan hesto iyo waliba caawimada oo hadne u ooynayo nin kibirey oo ka tagaye Subxanallah ilahow aqli iyo imaan iyo sabar na sii waa ka yaabey bal kawran kuwa somalia joogo oo an heysanin waxa cawimada ah oo hadne nool 🤔
🤲🤲🤲🤲
DUMARKIINA MARKAAD QURBAHA IMAATIIN IDINKAA ILMAHA KU GUMEESTO ABAHOOD, ILMO QURBO LAGU KORIYO MAXAA KA SAOO BAXO, ILMAHA AFRICA LAGU KORIYO ABAHA WUU QIIMEEYAA
Abyo nolosha waa imtixaan waa inaa samirka badinaa
Abaayo taxi maku noqonkartaa Norway 🇳🇴
Gabdhan yuutubatrad ahed waan aqan mar hore yutup lahed nerobi wan ku aqan lawadoda nolol adag ugu so samaraty ayda wadaty ninka sory walhi
Abayo you need to go see a doctor. Depressionka is not easy
Maashallah adigoo ku anficidoonaa ha u shalaynin, markuu cunugaas meel ka soo baxo markaas ayaa arkidoontaa. Latuuraa la tuugaa.
Guri cidla ma joogtid ilmahaaga kuu jooga.Mar hadii adi iyo ilmuhu caafimaad qabtaan wax kasta wuu imanayaa.
Way fiicnan lahayd dumarka Soomaaliyeed inay ka fakaraan nimanka aad guursataan mayahay qof uqalmo inuu aabo noqdo hadii aadse iska dhashaan kaligiin asagoo ninkii udiyaarsanayn inuu masuuliyada aabo nimo. Waad udiyaargaroowdaan adinkon murgin
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Gormee qeybta 3daxad maqleenaa
Hoyo walbo manta nolol ku nool ilmaheeda daraadood ha la qabo ama hala furee allah dhibka naga dulqaado
I'm sorry habbty
Cajiib 😢😢
Adiga waa soo cayeshey dawaadii depression a lagugu bilaabey waa ka muuqata 😂😂
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Waxaas iska ilow xppt nin haduu kirifkirif keeno ilma ka fakarlayne banaanka ka Mar. Ilmaha hadaad haysan kartid qaado haduu isku dhajiyana uga tag
Nimanka dumarka ka oohiyoo Caalamo idinka iftay uu kow ka yahay nin aan aqaan, abaayo gabadh cadaado dhexda xiro inta kaa maqana Allaha ku siiyo inshallah waxaa kuu dabeyn noolal raaxo leh farxad Allaha kuu kaalmeeyo ❤❤😊
😢😢😢
Dumarka somaaliyeed inteey nimanka lacagtoooda kula haraasiyaaan ooy iyagu ku duł shubaaan xoogoda iyo xoolahooda ku dhameyaaan hadane meelaha ku cabadaan please know your worth marka hore ama cabaadka danbe joojiyaaa
Maxa kudabadjigay walasha oo ilmaheda usamreysa sotad Ninki kafushay oo lagarebi wayay asago kacararaya
Gabar kasta dhib ku jirta alle haka saaro i.a
Sorry 😢😢😢😢
Gabdhow nin xun aabo caruur unoqon maaye ka carara oo caruurtina korsada 😢
Gabar cadaado tan waa kabadbadis kistoo been aa kabuuxdo nin asia jiro siduu kuuduleysan karaa adoo yurub joogtid naag dheheyso ha ifurin maa jirto iyadoo ladhibaateynaayo
Haa we jirtaa hadee adi ku qabsan👍🏽 aqbal dad kaa duwanaa dunida joogee👍🏽👍🏽
Abaayo waa iskumid nimanka
Niin xuun weheel malaha ee huno
Danhaga ka raco
Gabdhow nin yuu kuu gumaysan ilmo darteed waayo maba celin kartid
Nin naxariis maleh aabanimo na ma yaqaan ee hooyada lee caloosha ka hurta markuu cunuga aabahiisa arkeynin illaahow kuwaas maxaa calaf noogu dartey xaqeena allaha ka soo saaro aduun iyo aaqiraba naagta daacada ah ayaa mar walba laga dhaqaaqaa !!
Saax
Daraamadan iska daay walal adigaba masaajid ma tihide qof inad dulmiso iska daay hads rabto nolol fiican gabar galmudug maalin hore baad dulmiyeyse min kale bad arkaysaa nin kad guursato inta naag kula guursto naagti ku soo wacdo ku tiraa nin kaada i qabo war iska sug cidlan fadhiyaa markad leedahay ilahay awlad bow ku siiye maxaa nin iskugu waaleesa
Beenta iska daa haaku maarmarsiyon ilmaha yaar naa ninka jacasahaye naag ilmo ku maarmarsiiyoto waa laa yaaqana ninka ayay u watalate nin waa iga taagaye mana walano mana dabacararno hadan ka hadlo dhibka nin igo saamayay wax ma ihalaye uron naaysid walahe ilmahayga kursada mana ooge nin waxu yahaye naa ma jiirto lacakin ninka ayad jacasahaye ee roonta sahg
Kor aa la fiirinaa ma filin hindiyaa 😂😂 war cudur yaan la isku ridin naag kale oo la guursado waa wax caadi ah, bulshadu yaysan idin waalin adinkuna ha is waalinaa waa talada ugu wanaagsan ee la idin siin karo dumarooow
Mahelin miyaa qof kula taliya
Niin xuun weheel malaha ee huno
Danhaga ka Raco