Film ka Cusub Ee Sooraan iyo Jawaan 2014

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 10 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 95

  • @cabdinasir99
    @cabdinasir99 10 років тому +6

    Filmkan wuxu u qalmaa in kabadan 1000 like inta aha Gaajo-Jaahil Iyo Balaayo ayuun ba dislike gareynasa , baraarujint Jawaan iyo Sooraan Ka *dhex wadaan Ummada Reer somaliland iyo ummada afka somaliguba wa mid taariikh gal noqon doonta oo jiilba jiil ka dhaxli doono , film kanina wa mid ujheedo weyn xanbaarsan qof caqli fiican si yar u fahmaayo. masha allah

    • @Mo_Daud.2
      @Mo_Daud.2 8 місяців тому +2

      War manooshahay😢 9years

  • @shukrimaxamed5640
    @shukrimaxamed5640 7 місяців тому +3

    Yaarabi unarariiso🤲🤲🤲🤲

  • @user-hu9rp5qn8k
    @user-hu9rp5qn8k 6 місяців тому +1

    Abwaan soraan illahayow unaxariiso😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @cabdiwalicali2248
    @cabdiwalicali2248 5 років тому +2

    daacad iyo saxarla oo hees bulshada wax kaga tilmaamay qeybaheeda kala duwan ayaa yiri
    d; haduu yahay nin kibir badan oo wax uusan lahayn ku catamaya ama sheegta oo is xanaajiya sidaasna caqli iyo siyaasad u haysta deegaan laascanood u dir
    s; haduu yahay nin xoolaha dadka jecel oo sirdoon jecel taas oo sababtu tahay inuu qaato wax uusan lahan deegaan gaalkacayo u dir
    d; haduu yahay nin ganacsi jecel dadkiisana neceb deegaan hawiye u dir
    s; haduu yahay nin fulay ah oo baqa dadkiisana ku dhiirada ama xaasida dadka kalena iska dhaadhiciya deegaan gedo u dir
    d; haduu yajhay nin naag uu qabo ama jecelyahay ku siisanaya deegaan kismaayo u dir
    s; haduu yahay nin hadah badan oo colaadiya ehelkiisu waxay dhaleen deeegaan hargeysa u dir
    waa erayadii abwaan jawaan 5;09 date 16; 5;2019

    • @Mo_Daud.2
      @Mo_Daud.2 8 місяців тому +1

      Warsaxib manooshahay😂 anigu Xuliga ma aqoon UA-cam iyo internet wllhi😅

  • @cabdiwalicali2248
    @cabdiwalicali2248 5 років тому +2

    "Tuna upendo mkubwa, upendo, na upendo."
    d; Ikiwa yeye ni mtu mwenye kiburi, hawana uwezo wa kujieleza mwenyewe na hivyo kuwa na busara na heshima na mazingira ya maisha
    s; Ikiwa yeye ni mifugo yeye anapenda na anapenda kupenda kwa sababu anapaswa kuchukua kitu ambacho hawana dancer
    d; kama yeye ni mfanyabiashara na anadharau watu wake, nenda kwenye kambi
    s; kama yeye ni mfanyakazi mwenzake na akawatia watu wake gerezani jela, na kutuma wengine kwenye eneo la vita
    d; Ikiwa anatuma mwanamke au msichana, ampe Kismayo
    s; Ikiwa yeye ni mtu zaidi kuliko shujaa katika familia yake, wanapaswa kutuma ujumbe kwa Hargeisa
    Maneno ya mwandishi 5; 09 tarehe 16; 5, 2019

  • @nimoyusufabdillahi4868
    @nimoyusufabdillahi4868 2 місяці тому +1

    Riwayadan wlhi manta ayay tagantay😢

  • @baadijey142
    @baadijey142 8 років тому +2

    jaahil iyo gàajo iyo balaayo waxasodhan waxba kama joraan aqoon laaan na wa iftiin laaan eh midas lasocda asxaabey

  • @naciimomusse8331
    @naciimomusse8331 8 років тому +1

    waan jeclahah ruwaayadaha labadaan nin noolaada adeer

  • @Tube8Fei
    @Tube8Fei 10 років тому +2

    Koofur oo waa balaayo... Waqooyi Waa Jaahil Barina Waa Gaajo..

    • @abdiazizgeedi8235
      @abdiazizgeedi8235 10 років тому +1

      Somaliland haday jahil yihiin nabad May jirten marka ogow sedexdaba inay isla socdan ma kala hadhan Somaliland waa dad cilmi iyo nabadba ka jirto dalkoda

    • @Tube8Fei
      @Tube8Fei 10 років тому

      Nabadu xageey heesatey Hal nin oo Ethopian baa ku taliye

    • @Dayr12
      @Dayr12 10 місяців тому

      9 sano kedib ma nooshihiin labadiinuba

  • @Sakariye-km6ry
    @Sakariye-km6ry Місяць тому

    Ilahay ha naxariisto sooraan

  • @calbilion2969
    @calbilion2969 10 років тому +4

    Somaliland is much better than kufurta maybe

  • @calbilion2969
    @calbilion2969 10 років тому

    Because these pple who are from Somaliland like peace and their own Region

  • @hamdaindhadeero6978
    @hamdaindhadeero6978 8 років тому +2

    hhhhhhhhhhhhhhh sooranka lashego maninkanba hhhhhhhhh waba funny

  • @Shukri20267
    @Shukri20267 6 місяців тому

    Balaayada S/land maanta taal waa Xisbiga wadani Jaahilka joogana waa Isimada iyo Ixtisaamka xag jirka ah

  • @Abdullahabsim
    @Abdullahabsim 3 місяці тому

    Waxa aan daawaday 2024 bishii may 18ka

  • @abucabdleiriir7271
    @abucabdleiriir7271 7 місяців тому

    Ilaahayow dib hanoo celin

  • @Galool
    @Galool 10 років тому +2

    Heesta,Waxbarashadda Waa Hees Aan Waligeed Gaboobayn Jiilba Jiil-dhaxlaayo.

  • @khadarhassan74
    @khadarhassan74 7 років тому

    waa seddexda cudur ee wadanka ku habsadey .JAHLI & BALAYO & GAAJO

  • @Shukri20267
    @Shukri20267 6 місяців тому

    Reer waqooyi waa maskaxda dadka Somalida

  • @abucabdleiriir7271
    @abucabdleiriir7271 7 місяців тому

    البلاء موكل بالمنطق
    Baladu afkay raacdaa

  • @cabdirashiidshire2654
    @cabdirashiidshire2654 8 років тому

    روعه

  • @jennyfromtheblock5564
    @jennyfromtheblock5564 8 років тому

    the girl is beautiful

  • @jirfe
    @jirfe 8 років тому

    Oo qabyaalad inagu reebay oo jahli belaayo iyo gaajo tan afraad maxaay ugu dari wayeen oo qabiil ah mise SHIRKII GARADAG BAA QABANAYA

  • @gacankahadaltv7687
    @gacankahadaltv7687 5 місяців тому +1

    Qeebta Jahliga qosol miiran 😂😂😂

  • @farxaanshabcan1299
    @farxaanshabcan1299 9 років тому +2

    wllhi waa run somaliland nabaadgaliyo aya ka jirta

  • @cabdishakurrashiid4826
    @cabdishakurrashiid4826 9 років тому

    Asc Waan idin salaamayaa dhaman wlllaha Dee Filmkani ma xuma wax xunna kama sheekaynayo ee CUQDADA ISKA SAARA DADKA ka soo Horjeedaw

  • @warsamaosman5550
    @warsamaosman5550 10 років тому

    yaabkii baa ii dhamaaday,waryadheheen wacdaraa meesha ka dhacay

  • @cabdidaahi4214
    @cabdidaahi4214 4 роки тому

    caadi maaha ruwaayadaan 3 million in the same to me too bro you tube maleedahay

  • @IbrahimIndho-yj4bc
    @IbrahimIndho-yj4bc 8 місяців тому

    0:46 0:47

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 7 місяців тому

    SJORTS

  • @mustafeadan6924
    @mustafeadan6924 8 місяців тому

    Tolow gabadhaa balaayo ma nooshahay

  • @arguteyahye6322
    @arguteyahye6322 7 років тому

    gaajo jahli balaayo allaan ka magangalnay lkn abwaan sooraan iyo juwaan wey ku khaldan yihiin iney wadan khaas ah caayaan so we so sorry waxaan orantkarnaa odayaasha maradaa kadhacday

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 7 місяців тому

    LIKE

  • @naimachannel925
    @naimachannel925 8 років тому

    waaw khatar

  • @mojamaawesome2205
    @mojamaawesome2205 8 років тому

    Nice intertainment wllhi

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 7 місяців тому

    SHARE

  • @banaje888
    @banaje888 10 років тому

    Balaayo waa minwayntii Jahli gaajana waa minyadadiisa kkkk

  • @abdirakwakaahadalku1583
    @abdirakwakaahadalku1583 10 років тому +1

    Hhhhhh sheekadan midkiina muu fahmin lkn sheekada waxaa laga wadaa somalia balaayo waa dagaalka ka socda jahligu waa aqoon darada ay ku fahmi laayihiin inay dagaalka joojiyaan oy dowlad dhistaan cml gaajaduna waad aragtaanba inta camp ee itoobiya iyo kenya ka buuxa sooran iyo jawaana waa somaliland cml hhhhhh by qoslaaaye

    • @Dayr12
      @Dayr12 10 місяців тому

      9 sano kedib ma nooshahy 😢

  • @qosolxikmad4466
    @qosolxikmad4466 10 років тому

    Kkkkkk belaaayo soconaysa anigaa arkay

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 7 місяців тому

    LIVE

  • @abdillahihassandjilal8867
    @abdillahihassandjilal8867 10 років тому

    that is the a good think and peaceful talk

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 7 місяців тому

    SHORTS

  • @calicabdiadan437
    @calicabdiadan437 8 років тому

    Asc

  • @sheikhharun7310
    @sheikhharun7310 8 місяців тому

    🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @Musatafe-gb5un
    @Musatafe-gb5un 10 місяців тому

    As

  • @mahadmaxamed7393
    @mahadmaxamed7393 8 років тому

    kkkkkk waa riwaayad meelo badan taabanaysa

  • @CabdicasiisCabdifatax
    @CabdicasiisCabdifatax 3 місяці тому +1

    BaLaayo 😂😂

  • @mariaahmed4554
    @mariaahmed4554 8 років тому

    ish calaa rubaayad

  • @zamzamhassan2268
    @zamzamhassan2268 8 років тому

    qosol

  • @chinekuriya5029
    @chinekuriya5029 8 років тому

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk khatar wlhi

  • @cismaanshawaali4423
    @cismaanshawaali4423 8 років тому

    cajiib intertainmeny

  • @proffosortonuri539
    @proffosortonuri539 8 років тому

    WAA QISO ZAXA

  • @beertiil
    @beertiil 8 років тому

    ilays

  • @umumaaida5214
    @umumaaida5214 8 років тому

    gaajo kamaan helin

  • @beertiil
    @beertiil 8 років тому

    h

  • @haykalyare9577
    @haykalyare9577 8 місяців тому

    Heeso

  • @ikranitaahmed4534
    @ikranitaahmed4534 10 років тому

    Hugh

  • @shabanmuuse6348
    @shabanmuuse6348 9 років тому

    Cimcada dhulkena taala dhulkenu ma haysto dee waaba run balaayo jahli iyo gaajotoona ma taal waa alle mahadii wixi ka xun yaa u baahan marka hore somaliland ha noola to

  • @craxmaan.xasan4073
    @craxmaan.xasan4073 7 років тому

    zaki. xaski

  • @marwoaait8969
    @marwoaait8969 8 років тому

    asc wl
    hye

  • @munaabdirashid5626
    @munaabdirashid5626 7 років тому +1

    kkkkkkk

  • @cadedeeq
    @cadedeeq 9 років тому

    sargao

  • @user-tx9tl6zn5o
    @user-tx9tl6zn5o 6 місяців тому

    😂😂😂

  • @cabdiwalicali2248
    @cabdiwalicali2248 5 років тому

    buyer with a spoon
    and song in the community
    q; I am waiting for the transfer
    we put people from popularity
    h; who sent the document and wrote it to you?
    and assistant Islamic communities
    q; The one you expect is a bank
    h; He is a man three days before and the third night
    in front of an apartment in a cigarette
    locked
    q; who works with female circumcision
    who is Jesus' cousin
    h; It also works on this policy
    q; Anyone who hates family will work with me
    h; It's a long story
    q; It's a long story
    It's the author's words

  • @marwoaait8969
    @marwoaait8969 8 років тому

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @jamawali
    @jamawali 10 років тому +1

    great masakax wacaan baa ka danbaysaay alow somaliland daa

  • @calisomali8637
    @calisomali8637 10 років тому

    kkkkkkkkkkkk balayo walan waye kuwaan

  • @hawaabdilahi2381
    @hawaabdilahi2381 8 років тому

    kkkkkk

  • @naciimomusse8331
    @naciimomusse8331 8 років тому

    hhhhhhhhkkkkkkkkk

  • @faysalcali3052
    @faysalcali3052 6 років тому

    kkkkk

  • @shukriaxmed3018
    @shukriaxmed3018 4 роки тому

    Kkkkkkkkk

  • @jirfe
    @jirfe 8 років тому

    been badanaa dhulkeena qabyaalad baa fadhida

    • @sakariyeabdi9046
      @sakariyeabdi9046 7 місяців тому

      Qabyaalada sow jahligu ma keeno 😂😂 adoo kale ayaa hada jahli ku hayaa maxaad ninka ku caayaysaa 😂 wixii hada laga hadlayey weeyan jaahilnimo

  • @safiaden4048
    @safiaden4048 9 років тому

    hawlahoodi bay bilaben iyo sarbeeb iyo qashin dagaal bay iclaaminayaan kuwani jahli iyo qashinba waa ayaga

  • @cabdiwalicali2248
    @cabdiwalicali2248 5 років тому

    "Tuna upendo mkubwa, upendo, na upendo."
    d; Ikiwa yeye ni mtu mwenye kiburi, hawana uwezo wa kujieleza mwenyewe na hivyo kuwa na busara na heshima na mazingira ya maisha
    s; Ikiwa yeye ni mifugo yeye anapenda na anapenda kupenda kwa sababu anapaswa kuchukua kitu ambacho hawana dancer
    d; Ikiwa yeye ni mfanyabiashara na anachukia watu wake, tuma hawk
    s; kama yeye ni mfanyakazi mwenzake na akawatia watu wake gerezani jela, na kutuma wengine kwenye eneo la vita
    d; Ikiwa anatuma mwanamke au msichana, ampe Kismayo
    s; Ikiwa yeye ni mtu zaidi kuliko shujaa katika familia yake, wanapaswa kutuma ujumbe kwa Hargeisa
    Maneno ya mwandishi 5; 09 tarehe 16; 5, 2019

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 7 місяців тому

    SHARE

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 7 місяців тому

    LIVE

  • @abdulahimashaalahhassan4017
    @abdulahimashaalahhassan4017 7 років тому

    kkkkkk

  • @arahmanmomtaaz5173
    @arahmanmomtaaz5173 7 років тому

    kkkkk

  • @abdulahimashaalahhassan4017
    @abdulahimashaalahhassan4017 7 років тому

    kkkkkk