GEEDI BAABOW,FEYLE AAROW

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 14

  • @batulamursal4069
    @batulamursal4069 2 роки тому +3

    Waa barnaamij mudan in la dhegeysto iyo taariikh mudan in la qoro, ustaadka waa in uu si aada ugu dadaalaa in dhallinyarada uu soo gaarsiiyo taariikhdeenna

  • @yasminmuse1787
    @yasminmuse1787 2 роки тому +1

    Thank you for teaching us our history.

  • @dahirdayib7558
    @dahirdayib7558 Рік тому +2

    Mahadsanid, waxaana jeclaystay inaa buug ka qoro.

  • @keencadaaniii2071
    @keencadaaniii2071 2 роки тому +1

    Adeer please tell us about Habbad ina Kamas and Wiilwaal

  • @adrienjoumei8925
    @adrienjoumei8925 Рік тому +2

    Abo waxan kuweydinaya sual xagee beytaala hantida balqis,wa xagee mesha Ayna dulmarin dadka shimbiriha iyo xayawanada

  • @mahadsojede5700
    @mahadsojede5700 2 роки тому +1

    Ad iyo ad ustad thank you

  • @ahmedmo2635
    @ahmedmo2635 2 роки тому +1

    Ustaad cabdi shucayb buug aad ka qortay taariikhda haduu jiro ii sheeg
    Hadii aanu jirina waan ku baryayaa ee ka qor ustaad

    • @abishuceyb7067
      @abishuceyb7067  2 роки тому +2

      Way jiraan buugag aan ka qoray

    • @adrienjoumei8925
      @adrienjoumei8925 Рік тому +1

      @@abishuceyb7067 ma inoo shegi kartaa macalin bugagta

    • @abishuceyb7067
      @abishuceyb7067  Рік тому +2

      Waxaad ka heli kartaa:-Dire dawa.Djibouti.Muqdisha.

    • @mohamedhamud9237
      @mohamedhamud9237 Рік тому +1

      @@abishuceyb7067 ustaad buugaagta magacyadooda ma inoo sheegi kartaa.

    • @abishuceyb7067
      @abishuceyb7067  Рік тому +2

      TAARIIKHDA ASALKA AH EE SOOMAALIDA...baa la yidhaahdaa buugaagta aan qoray.Qeyb 1aad.2aad.3aad.

  • @Mo77217
    @Mo77217 3 місяці тому

    Geedi Shaambow miyo aha Boqor Somali ah oor kaso Jeeda Qabilka Soomaaliyeed Reer Goleed/Jareer Weyne 💯